QISO NIN DHALINYARO GANACSADE AAN LA KULMAY - Business Success story

  Рет қаралды 9,323

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

10 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Qisasa nin dhalinyaro ah oo Dalka dibadiisa wax kusoo bartay ( Master Degree ) caqabad na shaqo uu raadinayay kala kulmay kadib Ganacsi guul uu ka gaadhay samaystay.

Пікірлер: 84
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 10 ай бұрын
waxa aad loogu baahan yahay farsamada Gacanta (laydhka, qasabadaha, AC-ga iwm)
@kunaguero7313
@kunaguero7313 10 ай бұрын
Video editing iyo Graphic design ❤
@user-zf4yv3qt7r
@user-zf4yv3qt7r 10 ай бұрын
Farsamada gacanta aad ayey ugu yartahay hargaysa
@hawayusuf739
@hawayusuf739 10 ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo
@Faz-O
@Faz-O 10 ай бұрын
Manshallah sxb keep going❤
@AhmedMohamed-xx4zw
@AhmedMohamed-xx4zw 9 ай бұрын
Barashada beeraha casriga ah ee greenhouse
@AMDijitalka
@AMDijitalka 9 ай бұрын
Asc Masha Allah good work bro.
@yasinyusuf3098
@yasinyusuf3098 10 ай бұрын
Fikradaha ganacsiga ad Ayan ujeclahy hore usoco wll
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 10 ай бұрын
Mahadsanid
@aminabilow8803
@aminabilow8803 10 ай бұрын
Thank you ❤❤😊
@mohamedabdi4293
@mohamedabdi4293 10 ай бұрын
Thank you ❤
@MohamedOmar-ix2py
@MohamedOmar-ix2py 10 ай бұрын
You mentioned the guy started a service business, why don't you give us more details of the types of services he was offering? Keep up the good work
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
For privacy reasons and respect for persons who shared his personal story with me. Thanks for the feedback.
@farhanabdi3289
@farhanabdi3289 10 ай бұрын
Sakariyow waan ku salamaay . Hamigayga ugu wayn waa inaan ganacsi bilaabo lkn caqabada ugu wayni waa halkeen wax ka bilaaba bar bilow tusaale ahaan guri marka la dhisayo waxa laga bilaaba seeska hoose ( sagxada ) ka dib jaajurkii baa la is dul saara ilaa saqafka . Process kaas buu maraa. Markaa wl business halkeen ka bilaaba ayaa ah caqabada ugu wayn ee haysata. Markaa Ustaad waxaanu kaa codsanaynaa talo ku haboon ee aad na siin lahaud
@NaimaMuhammad-kn3lq
@NaimaMuhammad-kn3lq 10 ай бұрын
Fikrada ganacsigu talo siin kuma😂timaado ganacsiga la shegayaba aslan ka yimaado fikrad qofki fikrada la yimaado ficilna u badalo ayaa ah real ganacsadaha guuleesta ee fikir adiga ficilna raaci
@motech2022
@motech2022 10 ай бұрын
@@NaimaMuhammad-kn3lq waa lagu dhaqaaqaa uun wax walba iyagaa iskeenayaa markaad mudo ku jirto waxaad xiisaynayso biloow uun
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 10 ай бұрын
Legend sakariye
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Dhalinyaro xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan❤❤❤ hala kaco xili hore hana laga hawl galo wax uun
@muscabdaahir4131
@muscabdaahir4131 10 ай бұрын
Graphic design and video editing
@amiinzack1
@amiinzack1 10 ай бұрын
Accounting and finance
@user-mb5gm5qi3p
@user-mb5gm5qi3p 10 ай бұрын
Beeraha
@REDONEOTHMAN-rk8xn
@REDONEOTHMAN-rk8xn 10 ай бұрын
Dropshipping 100%
@Aadyagro
@Aadyagro 10 ай бұрын
Sakariyoow wll course ka hadlaya beeraha ama agribusiness ka sida shinida ,xoolaha ,beeraha, iyo digaaga Course waxsoosaarka dalka ka hadlaya
@saalaxy
@saalaxy 10 ай бұрын
Salaan gobeed odey Zak
@Horkac3322
@Horkac3322 10 ай бұрын
Waa ku salaamay masuul waxaan rabay machine ina xog ka waydiiyo si aan Turkiga ugu so iibsadau
@makemoneyibra3080
@makemoneyibra3080 10 ай бұрын
❤❤❤waxaa ku weydiinaa Fursadaha laga heli karo wadanka looga shaqeysan karo Online
@user-mf4lr4ep6w
@user-mf4lr4ep6w 10 ай бұрын
ustaad xagaan kaala so xidhiidhaa waxan rabaa giriin hawska inaad iga caawisee
@muxyadiinmaxamed2794
@muxyadiinmaxamed2794 9 ай бұрын
Waxaad kasoo hadashaa artificial intelligence and machine learning skills and data science, iyo xirfadaha gacanta sida laydhka,nijaarada ,qasabadaha iyo wixii lamid ah mahadsanid ustaad in fara badan
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 10 ай бұрын
Qaababka fikrado ganacsi loo heli lahaa gaar ahaan kuwa dalka kamaqan iyo xirfadaha muhiimka ah
@hoygamusalsalada7217
@hoygamusalsalada7217 10 ай бұрын
Odoo Odoo waa software accounting ah
@gobanimo100
@gobanimo100 10 ай бұрын
Beeraha, beeruhu waa horumarka dad iyo dalba. Dal aan la soo bixin wuxuu cunayo caydh kama fogaado. Mahadsanid
@REDONEOTHMAN-rk8xn
@REDONEOTHMAN-rk8xn 10 ай бұрын
Drop shipping noo zoo samee
@gnor1148
@gnor1148 10 ай бұрын
Farsamadda macmacaanadda Kusoodar
@user-rv9oj9bx1f
@user-rv9oj9bx1f 10 ай бұрын
Beereha
@sir__cmc
@sir__cmc 10 ай бұрын
MOTIONGRAPHICS
@GalolPro
@GalolPro 10 ай бұрын
Caafimaadka ayaa aad Muhim uga ah dhammanba Deegaanada Somalida, ustad ku baraaruji Dadkeena Ruxii awooda inay caafimadka bartaan Xataa 6Months of Nursing!
@REDONEOTHMAN-rk8xn
@REDONEOTHMAN-rk8xn 10 ай бұрын
Dropshiping Ustaad
@libanmohamedfarah1834
@libanmohamedfarah1834 9 ай бұрын
Mashaalah sxb Zakariye, waxan ahay dadka ad barnamij yadaada ku xiiren xogaha yar oon haysto ayan raba in an furo timo jaare runti anu aqoon uma laahi laakin dad aqoon u leeh an raba Ina shaqaysiyo fakiir ka ku xiigana Wa street Food Inshaalah. Wan ku Salamaya
@11naa44
@11naa44 10 ай бұрын
Wll business accounting
@abdinoradam3399
@abdinoradam3399 10 ай бұрын
Digital marketing
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 10 ай бұрын
Thanks ustaad please fikradaha ganacsi 1k ilaa 5k udhaxeeya noosoo diyaari
@abdirahmanceenaanshe338
@abdirahmanceenaanshe338 10 ай бұрын
Data analysist Noo raadi wll
@GulaidMohammed
@GulaidMohammed 10 ай бұрын
Asc, ustaad. Ustaad, waxaad noo soo gudbisaa *jaamacaddo bilaash ah, siiba barahasha luuqadda Ingiriisida. English litrucuture. Macaa haddii aad jaamacaddo bilaaash ah, hesho waxay doonto ha noqotee, noo soo gubdi. Codsigayaa ii tixgali! Muddo badana waan kugu xidhnaa! Mahadsanid.❤
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 10 ай бұрын
*How to develop business strategies*
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 10 ай бұрын
Wll cours of IT no raadi mhdsanid❤🎉
@REDONEOTHMAN-rk8xn
@REDONEOTHMAN-rk8xn 10 ай бұрын
Macalin Dropshipping
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 10 ай бұрын
Saaxiib codkaaga ma hoosaa mise anaa mooda
@shuaibabdirahman4653
@shuaibabdirahman4653 10 ай бұрын
Waxaan aad uxiiseynayaa inaad si balaadhan ugaso hadasho Amazon FBA. Thanks Zaki
@umuxasan1227
@umuxasan1227 9 ай бұрын
Waxa ubahanay courses financial acouting ,financial manegment
@user-rv9oj9bx1f
@user-rv9oj9bx1f 10 ай бұрын
Asc Walal wax ku rajeena kheer barwaaqo waxa tahaye qof jcl hormarka dadkale gaarana waxa ka codsani lahaa in aad ka soo diyiriso courses beeraha waxa muhiim u tahaye Dhalinta so gareeso iyo shaqalaanta baahsan Waad mahadsan thy hormarka lala jecshahye Alaha ku furo wada guusha iyo Barahaha
@said-dd1wb
@said-dd1wb 10 ай бұрын
Degital marketing
@amb2524
@amb2524 10 ай бұрын
Xirfadaha gacanta laga qabto aan computer eheen wadankana wax tar u leh
@basharyare1157
@basharyare1157 10 ай бұрын
Ustaad Fadlan waxa noo raadisa meelaha laga barto warshadaha
@user-vv5dc7cr3c
@user-vv5dc7cr3c 9 ай бұрын
Asc ustad sakariye jamacadaha wadanka mid ka mid ah dhigta marka sidee 500 dollar ku bilaabi karaa chicken ka.
@EngMohamedBaarsheed.
@EngMohamedBaarsheed. 9 ай бұрын
Dropshiping
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Guushu dadaal ayay rabtaa, dadaalkuna dulqaad ayuu rabaa
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 10 ай бұрын
Bussiness courses wll kaasa aqoon daro ka haysataa
@user-jl1cr2qk6g
@user-jl1cr2qk6g 9 ай бұрын
Waxan ra'yi ahan odhan laha waxa aad logu bahan yahay manufactured goods ka wax yabaha la xidhidha ha ahaato cunto la wershadeyo ama alaabo kalebee
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 9 ай бұрын
Wll cyper security so raadi ayado free ah
@ayanamin9855
@ayanamin9855 9 ай бұрын
jumlad ganacsi sidaan dibada uga keeni lahaa badeeco
@drahmedabdikadir7707
@drahmedabdikadir7707 9 ай бұрын
freind please to find this article 1: how way netive english 2: web to learn skills 3:
@user-sports482
@user-sports482 10 ай бұрын
Graviph
@yaxyecali1623
@yaxyecali1623 10 ай бұрын
Asc wlo waxan jeclaan lahaa maka online laga shaqeyto si ugu fuduus ee looga bixi karo ma jiraan bank aan kala bixi karo waa online dhibka ugu badan naga heyta
@user-jy7yg4mb4r
@user-jy7yg4mb4r 9 ай бұрын
Dropshoping
@user-bk1lu6bo4k
@user-bk1lu6bo4k 10 ай бұрын
Gannacsiga
@aliawad9607
@aliawad9607 10 ай бұрын
Scw walaal waxaan rabaa inaanfuro school farmo gacan oo lacaga laana qalabka looga baahan yahay in lagu furo ma ii soo qiimayn kartaa insha alah
@maahirabdiqaadir5005
@maahirabdiqaadir5005 10 ай бұрын
Drops shipping io digital marketin ino radi shp
@CasharadaNolasheena
@CasharadaNolasheena 10 ай бұрын
Course ku sabsan beeraha
@user-msn77
@user-msn77 10 ай бұрын
Cryptocarance ❤
@bilemama6331
@bilemama6331 10 ай бұрын
Course affiliate marketing free ah
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
USTAADOW waxaan aan ka codsaneyaa in aad noo soo raadisi course beeraha ah uu lagu hadleyo Ayaan u bahagnahay noosooraadi Ustaadow ma jiraan miyaa macalimeen soomaaliyeed oo bixinaya course beeraha af soomaali ka baxeyso ma jiraan miya Waan raadiyey waan soo waayey Noo soo raadi USTAADOW zakariye Allah ha ku xifdiyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 9 ай бұрын
Hussein walal Koorasyo Beeraha ku saabsan oo duuban Soomaali ah ma arag waa jiraan kuwo Haayadaha iyo NGO marar u qabtaan beeralayda balse Kooras modules iyo nidaam leh oo si academic ah loo diyaariyay ma arag waana fursad loo baahanyahay in adna Agronomist aqoon Beeraha u leh uga faa’ideeyaan dadka.
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 10 ай бұрын
Please course business noo samee
@toldekkedolt3726
@toldekkedolt3726 10 ай бұрын
Cilmiga beeraha
@osmanahmed5265
@osmanahmed5265 10 ай бұрын
IT noo raadi gudoomiye mahad sanid muddo badan ayaan ku xiranahy bartaada mahad sanid
@Farahabdihussein
@Farahabdihussein 10 ай бұрын
Report writting skill noo soo raadi
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 10 ай бұрын
Sida ganacsi loobi laabo ganacsi
@hamzaga47
@hamzaga47 10 ай бұрын
digital marketing
@salahsharif9190
@salahsharif9190 10 ай бұрын
Shukran bro,waxan jeclanlaha inad no radisid mid digagaga khuseysa
@hashimhalyey4273
@hashimhalyey4273 10 ай бұрын
Sakaruyo course photography innoo soo baar waad mahadsan
@mahadkarimi2358
@mahadkarimi2358 10 ай бұрын
Data analyst
@khadarcaamir3810
@khadarcaamir3810 10 ай бұрын
1 business cominicational skill 2 construction
@osmanahmed5265
@osmanahmed5265 10 ай бұрын
Sales and marketing baan kaa rabaaa saaxiibow waligay waxba kaama codsan hadaad qoraakayga aragto hay dhaafin iyadoo bilaash ah ii raadi mahad sanid gudoomiye
@cabdifitax2642
@cabdifitax2642 10 ай бұрын
Digital marketing
Qiso cajiib ah o ku sabsan ganacsiga | Mahdi miad
14:10
Mahdi Miad
Рет қаралды 3,1 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
Entrepreneurship - Hal'abuur Ganacsi | Qeybta 2aad
11:35
Skilful Academy
Рет қаралды 5 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 92 М.
Qaabka ugu fudud oo Kambala ganacsi looga sameyo
11:16
Shamis Daqarre
Рет қаралды 9 М.
5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
JACEYL MALOO WAASHA PART 1 #higsino.1 #supercarab
9:52
HIGSI NO.1
Рет қаралды 12 М.
Ganacsade caan ah oo loo doortay ganacsadaha sannadka ee Mareykanka
17:57