Qiso cusub oo cajiba fadliga aqrinta Quran

  Рет қаралды 22,172

Filsan cafifa

Filsan cafifa

2 жыл бұрын

#dagdag Qisas#filsancafifa faidada quranka laga faiido lasoco ku faaiid melkasto joogto badal naftaada ku noolow nolol farxad le hadaa soo boqato #filsancafifa waxad ku shaliyi donta maxan mar hore ubaran wayay

Пікірлер: 111
@khadiijomohamed3330
@khadiijomohamed3330 2 жыл бұрын
Iso duceeya wallahey muslimiinta ah waxan dareemaya culeeys wayo manta wax walba an u bahanahay maheysti hadi ey ahan lahed talefan dhar waxan ahay hooyo ciilan gabdho wallahey an mar talefan kaqata an qisoyinka digriga ka dhageysta marwalba waxan isku dhiiri galiya malin un in kabixi doono insha allah sas ey tahayna mararka qaar wan iska ciishooda wan iska ooya mararka qaar samirka xita wu iga tagaa wlhi qoralkan intan qorayay ilinta ma ceshan kari insha allah jus cama an lasima allah ha ii nuriyo xowqala iyo istaqfaar wan aqrista intaas mar hore an bilabay lkn ciil an dareema fara badan cadaw badan Ayan leyahay allah swt ha iga sara marsiyo wanila qeybsan doona guusheyda insha allaah😪
@khadiijomohamed3330
@khadiijomohamed3330 2 жыл бұрын
Iso duceeya wallahey muslimiinta ah waxan dareemaya culeeys wayo manta wax walba an u bahanahay maheysti hadi ey ahan lahed talefan dhar waxan ahay hooyo ciilan gabdho wallahey an mar talefan kaqata an qisoyinka digriga ka dhageysta marwalba waxan isku dhiiri galiya malin un in kabixi doono insha allah sas ey tahayna mararka qaar wan iska ciishooda wan iska ooya hada qoraal Kan an qoraayo ilinta ma cishan kari wlhi manta wixii kadabeyso abayo filsan hadal kaga wan qatay nolosheydana allaah swt ha ii qurxiyo kuwa cadawga igu ahna alkah ha iga sara mariyo riyadeydana allaah ha ii rumeeyo natiijada waa nila qeybsan doona insha allah hadi nafta igu jirto😪😭
@wacdiiyowaano9973
@wacdiiyowaano9973 2 жыл бұрын
m.a
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Abaayo filsan aniga markaa bilaabay xoowqalada wax boorsooyin wato gurigayga ka guuray riyo ku arkay ma ogi waxay ahaayee waana nin iyo naag kadib markay guuriyeen ayay bakeeri ugu soo tuurtay ana bakeeri kale ku tuuray ilaahay aayatul kursi qalbigayga ku soo riday waan aqriyay riyadii kadib armaajada dharka ayay bakeeri ku jibisay kadib aayatulkursigii aan kor u qaaday dad badan ayaa dhintay kadib naagtii hoosta ka galay aayatulkursi ku aqriyay ayadoo gagabayso oo naf ah ayaa hurdadii ka kacay mana cabsan Axamdulilaah thanks wallaalo filsan Ilaahay haku barakeeyo dadka idil inay aqristaan waaye walaahi i am happy walaalahay
@mariyaomar5071
@mariyaomar5071 2 жыл бұрын
Mnsha alh abyo waa xasad maybe ilaaahy haka hayo abyo muddo intee le,eg ayaad wadey malin wlba ma aqrisaa
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
@@mariyaomar5071 mudo yar ilaa 5 maalmood markaa aan waxaas arkaayo
@neeha12
@neeha12 2 жыл бұрын
Masha allaah abayo allah ayaa wixi xumaa gurigada kasaaray koleey waa Jin marhadaba ayatul kursi ku dishay
@luulcabdulahi4673
@luulcabdulahi4673 2 жыл бұрын
اللهم صلي على نبينا محمد
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 2 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najwahussain642
@najwahussain642 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 2 жыл бұрын
ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin ALLAAH huma amiin insha ALLAAH amiin
@aichamerane7153
@aichamerane7153 2 жыл бұрын
Mashallah tabarak Allah😍😍
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Salallahu ceylahi wasalam😍😍
@safiyaadan9906
@safiyaadan9906 2 жыл бұрын
Masha allh
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
amiin amiin amiin yaa rabi
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 2 жыл бұрын
Wcs wr wbr aamiin aamiin in sha Allah jazakalahu qer
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Wcs abyo Rabi hano kaxafido aduun iyo akhiro aamiin 🤲❤🥰
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🤲♥️
@maxamedyonis8476
@maxamedyonis8476 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi waslam
@munaali271
@munaali271 2 жыл бұрын
Masha allaah
@hudamuy6676
@hudamuy6676 2 жыл бұрын
masha allh culays walba allh ayaa fududeya alhu akbar
@safiyoxusein4076
@safiyoxusein4076 2 жыл бұрын
Axlaa qisas
@abshirmohamud124
@abshirmohamud124 11 ай бұрын
Ilsan cafiifa
@kowsarbarre531
@kowsarbarre531 2 жыл бұрын
Asc walalahay qali ah iso duceya wn xanunasanahe
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 2 жыл бұрын
Qali🥰🥰😍😍maanshalah allow usiiyaadi illahay Filzan abaalkaga janohagadhiho
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 2 жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وعلي ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ا للهم بارك على محمد وعلي ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@habonmuse9150
@habonmuse9150 2 жыл бұрын
Aaamin yarabi
@deeqoabukar1606
@deeqoabukar1606 2 жыл бұрын
Mash Allah
@umumubashir653
@umumubashir653 2 жыл бұрын
Wcs aamiin yaa rabi ❤️❤️❤️
@cusmaanxuseen4617
@cusmaanxuseen4617 2 жыл бұрын
masha Allah Allah kudaayo xabibtii walhi waxaadtahay qof mar waliba waxa wanaagsan soo gudbisa Allah kusiyaadiyo cilmigaada iyo xigmadaada
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Allah u siyadiyo
@farxiinamahamoud2347
@farxiinamahamoud2347 2 жыл бұрын
Masha Allaah Tabaaraka Allaah
@nimcoxassan7799
@nimcoxassan7799 2 жыл бұрын
waal'isooduce'daynbalayguleeyahay
@dosa8896
@dosa8896 2 жыл бұрын
الله يحفظك أختي 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
@maryanabdi2223
@maryanabdi2223 2 жыл бұрын
شکرا حبیبتی
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 2 жыл бұрын
Aaaamiin yaarabi aaaamiin yaarabi aaaamiin yaarabi aaaamiin 🤲
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@sacdiyomuxudiin8956
@sacdiyomuxudiin8956 2 жыл бұрын
a s c xabiibti wankuu xiisaa intaad iga maqantahay illahey janada hanagu kulmiyo انى احبك فى اللله
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 2 жыл бұрын
I’m new subscriber
@naciimaxuseen3029
@naciimaxuseen3029 2 жыл бұрын
Mash Allah ameen yaarabi
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
Ameen yaa allhaaaaaaaaaaaa
@umuaamiin1314
@umuaamiin1314 2 жыл бұрын
Masha alaah xabiibti
@marwo2807
@marwo2807 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@asiyahassan7670
@asiyahassan7670 2 жыл бұрын
Shugran walaasheen jazaakalaahu qeyran
@sacdianur4528
@sacdianur4528 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo adina xabiibti
@faadumocabdiqadir1288
@faadumocabdiqadir1288 2 жыл бұрын
masha alah axlaa qisa alah ku xifdiyo
@thetwitterchanel4183
@thetwitterchanel4183 2 жыл бұрын
manasha allh
@ayanadam9073
@ayanadam9073 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah qeyr abayo
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Aamiin aamiinamiin
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
Masha Allah❤👍
@abdirahmanabdullahi5433
@abdirahmanabdullahi5433 2 жыл бұрын
Ma.sh
@fardowsomohamed910
@fardowsomohamed910 2 жыл бұрын
Masha allah habo shukran
@sadiasalad8812
@sadiasalad8812 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakalaah
@munamohamoud9620
@munamohamoud9620 2 жыл бұрын
Maasha allah jaskalaahu abayo allah ha ku barakeeyo
@habonmuse9150
@habonmuse9150 2 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalaah
@fadumomohamed5133
@fadumomohamed5133 2 жыл бұрын
Abaayo.adigana.alaha.kusiiyo.wanaag.abadan.aduyn.aaqiro
@sahrohassan6832
@sahrohassan6832 2 жыл бұрын
mansha allaah
@hoodoyusuf2798
@hoodoyusuf2798 2 жыл бұрын
Mansh Allah wllo qali alle Haku barakeeyo
@shamsolaki4074
@shamsolaki4074 2 жыл бұрын
Tabiyow.amuurahayga ii sahal.adaa awoodleh
@maryanabdi2223
@maryanabdi2223 2 жыл бұрын
جزاک اللہ خیرا
@aminasomalia3792
@aminasomalia3792 2 жыл бұрын
Mashallh ❤️❤️❤️
@maryamamaxamed7095
@maryamamaxamed7095 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo Allah ahku barakaayo xabibti
@umuadna6837
@umuadna6837 2 жыл бұрын
Wcs xbbti jizaakalah allaha ku barakeyo wlshey
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 2 жыл бұрын
Asc ikhwaanii wa aqwaatii jumco mubaarag
@fadumoegal3246
@fadumoegal3246 2 жыл бұрын
Alla filsan jecliyaa hadalkaaga
@ubaxxasan2416
@ubaxxasan2416 2 жыл бұрын
شكرا حبيبتي جزاك الله خيرا 🌹❤⚘
@hoganhulk9794
@hoganhulk9794 2 жыл бұрын
Asc foldable cafiifa waanku jeclahayillahay haku jeclaado insha allah
@aminoali3039
@aminoali3039 2 жыл бұрын
Mash alh abaayo
@mohammedmd2322
@mohammedmd2322 2 жыл бұрын
Abayo talefonka lambarkiisa iisodir adigoo raali ah
@luulcabdulahi4673
@luulcabdulahi4673 2 жыл бұрын
Asc wllaheyga reer ahlu digri waxan idanka codsanaya in aad iso duceysan muraad ayan leyahay waliba musafir ayan ahay
@ifrahkamil178
@ifrahkamil178 2 жыл бұрын
Manshallha
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 2 жыл бұрын
Asc ikhwaani wa aqwaatii allaah dartiis iigu soo Duceeya in allaah i caafiyo ilmaha iyo xaaska kala tagney in allaah soohadeeyo igu soo duceeya markasto dukataan
@sadiaamin6391
@sadiaamin6391 2 жыл бұрын
allaah ha caafiyo allaahna hakusoo hadeyo
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 2 жыл бұрын
@@sadiaamin6391 in qalbigeeda in allaah iijilciyo iigu sooduceey in allaah iisoocelsho
@sadiaamin6391
@sadiaamin6391 2 жыл бұрын
@@ahmedgaboow7309 inshallah wllky allaah haku celsho hadii uu kheyr kugu jiro
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 2 жыл бұрын
@@sadiaamin6391 haddoo kheyr iigu jiro sax
@umamuctazem162
@umamuctazem162 2 жыл бұрын
Aboowe illahey hku sooceliyo qurbaha dhib ayaa yaalo🥲
@saharaabdille4892
@saharaabdille4892 2 жыл бұрын
MashaAllah
@Sumayocabdulahiyuusuf
@Sumayocabdulahiyuusuf 2 жыл бұрын
masha allah walashen allaha ku xifdiyo
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Wcs
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 2 жыл бұрын
Asc xbti ma caafimaad qabtiin waa lagu waayey ee allaha idin xifdo
@fardowsaaden7417
@fardowsaaden7417 2 жыл бұрын
ASC abaayo qaali qolka lambarkisa Maad isin kartaa mahadsanid
@ayaannuura2457
@ayaannuura2457 2 жыл бұрын
Wlo labaarkaagn rabaha
@ubaxali2985
@ubaxali2985 2 жыл бұрын
Mashallah sis, allow towfiiqda nawafaji yaa rabb 🙏🙏
@kimmy860
@kimmy860 2 жыл бұрын
Asc
@kimmy860
@kimmy860 2 жыл бұрын
Aabay macn
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 2 жыл бұрын
Asc ikhwaanii iisoo duceeya markasto dukataan in allaah i caafiyo
@abshirmohamud124
@abshirmohamud124 11 ай бұрын
Asc
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Abyo filsan lanbarkaga raby side kuhelikara
@nimcoali9702
@nimcoali9702 2 жыл бұрын
Habayar xagee ka helaa anaa talo u bahan
@riyaanhusen5626
@riyaanhusen5626 2 жыл бұрын
Asc maama filsan numbarkakan raba si aan kula soo xariiro
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 2 жыл бұрын
Asc hawaryarey dhikriga aad ayu igayaradhey maxad igula talin lehed
@aminoali3039
@aminoali3039 2 жыл бұрын
Asc abaayo karenka miska dhaftay
@halimaahmed1844
@halimaahmed1844 Жыл бұрын
Asc abaayo cream kaaga rabaa xagaan kaalasoo xiriira
@umuahmed4812
@umuahmed4812 2 жыл бұрын
Abaayo jesakalaa kher
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 2 жыл бұрын
Filsan abayo wnku rabay ee inte kala so xiriira
@safiyoxusein4076
@safiyoxusein4076 2 жыл бұрын
Abaayo macaan alaah hakuxifdiyo
@xaragodumar8614
@xaragodumar8614 2 жыл бұрын
habo mcn intee lagala soxariiraa bal hadaa iska turto what.s uppka ani aya rabo mardhow inan kula sowadago arin hado iheysato
@suheylaahmed9008
@suheylaahmed9008 2 жыл бұрын
Abayo codkada ma shera gareynkara
@nimcoxassan7799
@nimcoxassan7799 2 жыл бұрын
maxaan'kuducaystaa
@reyhanreyhan1970
@reyhanreyhan1970 2 жыл бұрын
Abayo qisoyinka no soobadi
@diamand75
@diamand75 2 жыл бұрын
Asc abyo inkula so xariro rabe inte kala so xariira
@umakheyrbeauty5444
@umakheyrbeauty5444 2 жыл бұрын
Masha allaah
@ubaxxasan2416
@ubaxxasan2416 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤💯🧡
@safiyoxusein4076
@safiyoxusein4076 2 жыл бұрын
Masha allaah
Axlaa Qisas 👉🏽 Somali qebti 1
33:20
Filsan cafifa
Рет қаралды 100 М.
SIDEN KUNOQDA AHLUDIGRI?
11:44
Filsan cafifa
Рет қаралды 34 М.
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
فضل لا حول ولا قوة الا بالله - Fadliga laa xawla walaa quwta
3:32
دعوة الخبيب ببريدة Dawah AlKhubaib
Рет қаралды 32 М.
Qisas ka/ fadliga Hawqala
10:31
Filsan cafifa
Рет қаралды 33 М.
Qiso cajiiba yey ku dhafin
8:36
Filsan cafifa
Рет қаралды 22 М.
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 45 М.
Qiso cusub fadliga suratul baqra
8:22
Filsan cafifa
Рет қаралды 17 М.