Allah u naxariistu abwaan Hadraawi. Jano fardowsana Allah u geeyo, kitaabkiisa midigta Allah ka siiyo. aamiin yaa Rabull caalamiin.
@mahamedbilal19322 жыл бұрын
Alleh ha xafido manta wa aqonti iyo aqliki somali lahayd aya tagay hadrawi qamuski somali o dhan aya hoyday from DJIBOUTI TACSI AYAN U diraya umada S LAND IYO SOMALI ODHAN NAXARITI JANO AMIN
@iftinxaajicabdi7912 жыл бұрын
Allaha diin wada naxariisto janno fardowsa al aclaa allaha idinku kulmiyo yaaa rabbii aamiin aamiin aamiin baba hadraawixasuus soomaaliyeed
@ashasangbe94492 жыл бұрын
Maasha Allah qof Fiican eheed Ilaahey haunaxriisyto 2badaba🤲🏿
@sheekhcabdilaahisheekhcabd89172 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين
@zeinabhassan65172 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto asaga iyoxaaskiisa kuwiijanadakukulmoxowlkajanadailaahay hakawaraabiyo aamii aamiin
@maxamedaxmed63742 жыл бұрын
Alle Ha u Naxariisto Abwaanka MacaliNka Weyna Ee Somaliyeed Maxamed ibraHm waraame Hadraawi Booskiisina Hwynoo Buuxiyo AamiiiN
@filsanmaxamed43762 жыл бұрын
allah ha idiin naxariisto janatu fardawsa alle haydinku kulmiyo aameen Aameen ya rabi
@hamdiwarsame18622 жыл бұрын
ilaah ha unaxariisto
@danabguuled54912 жыл бұрын
aamiin , illahay ha u dambii dhaafo Illahay ha Ka dhigo inta Nebigu doorto
@fouziajibril32942 жыл бұрын
Inaa illaahi wa inaa ilaahu raajicuun Inaa illaah wa inaa illaahu raajicuun Alle ha u naxariisto ( libareerigii ummadda afka somaaliga ku hadasha)) Alle kitaabkiisa gacanta midig ha ka saaro, janatal fardoowsa aclaa ha ku irsaaqo , alle ha u fududeeyo su, aalaha qabriga allena ha u waasiciyo Qabriga anagana gadaashii alle nama fidneeyo amiin aamiin yaa rabi🤲🤲
@sayidwarsame20442 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Allah unaxariisto
@shuenhassan94892 жыл бұрын
Alle hunaxariisto marxuumka Qabriga Alle hunuuro aamiin aamiin yaa Rabi yaa 🤣🤲🤲🤲
@maryanmuse1652 жыл бұрын
Inalilahiwainailayhi Rajicuun ilahy haunaxaristo marxuumka i.a iyo xaskisa i.a janada fardowsa alaha kubishareeyo Iyo marxumada walashisah walahi waimtixan o nalatusayo wall iyo adunyo inesan qabriga kulagaleen
@berdilacshe60462 жыл бұрын
Masha alhaaa laba janatal fardowso alhaa ka warabiyo
@ya37462 жыл бұрын
Alle ha unaxariiste Abwaan hadraawi Lakiin sheeg magaladu Ku dhashay BUUHODLE. waa maxey gobol magaciis sheegtey
@safiya09862 жыл бұрын
Dhamaanteen ilaahay baynu u noqaynaa illaahay ha u naxariisto labadoodaba labadii jano ku kulma rabi haka yeelo 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@mohamedosman57532 жыл бұрын
Allah haw naxariisto abwaan hadre
@alfanankeenadiid20912 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxiisto abwaanka
@abdibotan47402 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@deeqoahmed78782 жыл бұрын
Alaaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi dhamantod
@aaminajamac41552 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun Ilaahay waxan uga baryayaa in ilaahay ka waraabiyo janatul farduusa Kulu nafsi daaqatul mowt
@858729ax2 жыл бұрын
Inaa lilllaahi wa inaa lilllaahi raajicuun
@cawilcabdiyareofficial2 жыл бұрын
Alleha unaxariisto abwaan hadraawi qabri gana alle haw waasiciyo. Aaaaaa miiiiin
@qali71592 жыл бұрын
Illahaya ha unxriisto amiin ayaallaah illahaya haku naxristo
@ahmedabdillahi44392 жыл бұрын
ALLE HAW NAXARIISTO OO HA U NUURO XABAASHA
@jamilaisaackabdullahi60572 жыл бұрын
Alaha unaxaristo jana fardoowso baan ilahay uweydinay
@zahrakiin33852 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso Qabrikis u waa sici
@nastheamohamed95282 жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto marxuumkaas khabriga ilaaheey ha nuuriyo
@beydanegal60922 жыл бұрын
Inaalilaahi. Wa inaa ilaaahi raakucuun. Alaha. Unaxariisto janadiisa. Ala Ha. Kucsuumo
@berdilacshe60462 жыл бұрын
Ihey ha unaxariistu
@ifrahjama6302 жыл бұрын
Inaalilaahu waa inaalilaahu raajucuun illaahay how naxariisto qabriiga how nuuro ki taabkobkiisa midigta how dhiibo aamiin aamiin yaa Allah soomaaliyo dhan samir iyo iimaan hanaga siiyo
@hassanaden18652 жыл бұрын
Ilahiyooo janada kawarabii isha alaH
@hassanaden18652 жыл бұрын
Aaaaaamiiiiin
@aaminaabdi12252 жыл бұрын
Ilaahaya hawo naraxiisto
@samiiracabdi40452 жыл бұрын
Ilaahay hau naxaaristo abwaan hadraawi
@naemamohamed29412 жыл бұрын
Allaha ha naxriisto abwaan maxamed ibhaam warsame
@858729ax2 жыл бұрын
Alllow unaxariiiso
@nadiiromaxamed91942 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@marianhaji12102 жыл бұрын
Allha u naxariito abaanka janatufardowsa allaha geeyo
Beenta jooji shan biliod bay kala dambeeyeen wax uu hadraawi ka ogaana ma jirin. Waayo isaga ayaa miyirkiisu maqnaa tacsi uu soo gudbiyayna ma jirin kuwaa qoraana ilaahay baanay ka cabsanayaana may jirin lkn in sida ay u daryeelaysay cidi u dqryeelayn waa la arkayey.
@maryamadirie87222 жыл бұрын
War been haka sheekin Hadraawi marabin soomaali kala og eeda iyo burburkeeda kalatageeda haku been abuuran marxuumka soomaaliyeed samir iyo iimaan baan Rabi waydiisanaye isagana Janatul Fardawsa baan Rabi u waydiinaye
kzbin.info/www/bejne/n5CuanWEoqaFf80 naxariisto Jano Allah siyo dhamantood
@madashawanaga65772 жыл бұрын
suuganta uun kamu qayb qadan hadrawi ee wuu galay dagalka oo xabduu qaday sidu afkiisa ka shegay tariikhdiisa ha dhantanina rabo janadiisa ha ku cauumee