No video

Daawo Waraysi xiisa gaar ah Xambaarsan Abwaan Hadraawi, Waayo Waayo.

  Рет қаралды 242,514

Hufane TV

Hufane TV

Күн бұрын

Пікірлер: 224
@mukhtarmohamud8633
@mukhtarmohamud8633 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ nimco samriye way godlisayna abwaan hadraawi walahayna, abwaanka waraysi taariikhdiisa lahaa weeye kaasi
@naemaj4616
@naemaj4616 3 ай бұрын
Suleekha (Eedo Safiya) waa deriskayga Illahay adeer Siciid na ha u naxariisto ee sannad ka hor buu dhintay iyagoo sidii isku jecel ❤ Waa reer aad u wacan MashaAllah
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 ай бұрын
Maka caajiso warsiyada hadraawi alle godka haw nuuro wlhy waan qoslay
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Dadka qiimaha leh ee somali kujira ayuu yahay hadrawi illahay cafimad hasiiyo like saar 2020
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@user-js7xb2lr4d
@user-js7xb2lr4d 3 ай бұрын
❤❤😅i
@ClraxmaanMaxamuud-jr1bj
@ClraxmaanMaxamuud-jr1bj 5 ай бұрын
Cajiij cajiib cajiib!!!!❤❤❤❤ Maxamed ibraahim warsame (hadraawi)
@ahmeddahiryaasin8558
@ahmeddahiryaasin8558 Жыл бұрын
Abwam Hadrawi wuxu ahaa Mucjiso Alle Haa Unaxaris to Aamiin Aamiin yarabi
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso jannatul fardowso allah geeyo amiin yaa rabbi 😥😥😥he was good person and cultures and religion and kind I love him
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Waraysi dhaxal gala oo taarikhada galay bu noqday. Abwaan Mahamed ibrahin warsame hadraawi iyo boqordi saxaafada ee nimco samriye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo Abwaan mufakar Ikhtiraace nololeed Proffesor Mohamed I W Hadraawi.🤲
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 жыл бұрын
abwaan Hadrawi allah U naxariisto wuxu ahaa Aabihi fanka iyo xigmada
@ethiopia9011
@ethiopia9011 Жыл бұрын
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un (‏ إنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ‏)
@garboodebaydhabo3648
@garboodebaydhabo3648 4 жыл бұрын
Waayo badan xusuusihii xadrawe abwaan Qaali Ku ah ummada somaliyeed meel kastoo ay Ku noolyihiin
@aididfamily236
@aididfamily236 2 жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto marxuunka Hadraawi Fardowsa Alle hakugu Casuumo
@abdishakurabdilahi3147
@abdishakurabdilahi3147 2 жыл бұрын
Allah qabriga hakuu nuuro, Allah janooyinkiisa Hakugu casuumo. Waxaad soomali galisey Dacab Aan inta Dunidu jirto duugoobayn. Dadka somaliyeedna Abaal waxaan ka codsanayaa in aad Hadraawi ugu Abaal Gudaan Duco maanta wuu inaga hooseyaaye.
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 2 жыл бұрын
Allah Naxariistii Jano Haka Waraabiyo.🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Amin kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
One of the most famous philosophers in the world Midkamida abwaanada aduunka somey loguna jecel yahay gabayadiisa somalidana Ka ah abwaanka kowaad maxamed ibraahim warsame Hadraawi Labada daroodba guleyso Aamiiiiiiiiiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxatiisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@abdiraxmansudaysi8087
@abdiraxmansudaysi8087 4 жыл бұрын
Ilaahow cimri dheer iyo caafimaad ku sii yaa rabi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Tariikhdiisi oo sxbkii ka shekaynayo ayaan dhawan so galinaya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@xamsemaxamed3166
@xamsemaxamed3166 2 жыл бұрын
Ilahay haku naxriisto mqanta ayaaa la caasay 19/8/2022 3:30 galabnimo ilahay hkaa dhigo marti la jecel yahay
@naemaj4616
@naemaj4616 3 ай бұрын
Allahuma Aamiin
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 2 жыл бұрын
August 19, 2022 Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥 Faataxada u mar ado raali ah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sxb . Gabagan aya lo tiriyay marku dhinty. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@abdallamohamed9505
@abdallamohamed9505 2 жыл бұрын
أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ [الأحزاب:59
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@khaalidxasan1030
@khaalidxasan1030 4 жыл бұрын
Hadraawi garan maayo abwaan aan la simo alle cafimaad haku siiyo 18/4/2020 wajaale
@omerhaaji2137
@omerhaaji2137 4 жыл бұрын
Mohammed Ibrahim warsame siciid "hadraawi" alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 3 жыл бұрын
Greatest of all time Hadraawi ❤
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 2 жыл бұрын
Ilaahayow qabriga u waasici suaalahana u fudude abwaan hadraawi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@Cabdisalaanfaaraxqaarey
@Cabdisalaanfaaraxqaarey 5 ай бұрын
الله يرحمه راحمين هدراوي امين يارب
@karimallin
@karimallin 2 жыл бұрын
Mashallah. Waraysi qiime badan. Allah ha u naxariisto abwaanka. Nimcona waa la tabayaa kaalinteedii weriyenimo.
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Mashallah warisi qima leha hadrawi Allah haku dayo cafimad iyo cimri deer 🤲🤲🤲 iyo Nimco samriye 😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷💯💯💯💯
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 5 жыл бұрын
Greatest for all time abwan hadrawi
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 3 жыл бұрын
Masha allah abwanka somaliyed Rahman ku cafimad ha siyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto amin. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@Cabdicasis-tk1rt
@Cabdicasis-tk1rt 7 күн бұрын
Ilahay ha u naxariiso yaa rabi abwaan hadraawi😢
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
macalinka Nolosha Iyo jacaylkaba abu Hadraawi Alle Ha ku caafiyo 👏👏
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto macalinka noloshavayu aha. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 4 жыл бұрын
Mid ka mida Faylasoofyadii Dunida soo Maray!
@MohamedSalah-gm8wd
@MohamedSalah-gm8wd 29 күн бұрын
Alllaha unaxariisto abwanka qiimaha badnaaa
@ahmedAli-ci2gy
@ahmedAli-ci2gy 4 жыл бұрын
Greatest one 🥰 aabihii somalida😍
@horseedmedia2736
@horseedmedia2736 3 жыл бұрын
BOQORKIII JACAYLKOOW HADRAAWOOW 2021🙏💓💓
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@mohamednor5484
@mohamednor5484 4 жыл бұрын
The greatest Somalis philosopher Abwaan maxamed ibrahim warsame[ hadraawi].
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 4 жыл бұрын
abwaan maxamed warsame ibraahin hadraawi macalinka nolosha iyo wariyad qiimo badan leh nimco samriye
@mohamedsiciid1327
@mohamedsiciid1327 2 жыл бұрын
Ilaahy haw naxariisto abwaan hadraawi hadii aad daawaynayso dhimashadiisa u duceee keliya maanta wuuu inaga hooseeya
@fahimadiamond8473
@fahimadiamond8473 2 жыл бұрын
Abwankena☹️ alle cimriga haku barakeyo😢🤲
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto fahima. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@faarahmuurtiile6663
@faarahmuurtiile6663 2 жыл бұрын
NINKA LOO HAN WEYNYEE, DADKU HAYBIYAANOW, GACALIYE HADRAAWOW JANADII USII HOYO. SAMIR IYO IIMAAN DHAMAAN QOYS, EHEL IYO UMADDA SOOMAALIYEED.
@hamzekaise1359
@hamzekaise1359 5 жыл бұрын
Maansha Allah Abwaan qaaliya Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi .
@saciidhersi1811
@saciidhersi1811 2 жыл бұрын
Alla ha naariisto Hadraawi. Adiguna waxad aad ugu quruxbadantahyba asturnaanta hagoogtaa shalmadaa. Soon jeclaan lahaa iny sidaa oo kale ahaadaan hablaheenna wariyayaasha iyo kuwa heesaaba sidaa gabdhaha Soodaantu yihiin waayo codkaa muhiim .
@mohamedjamac9852
@mohamedjamac9852 4 жыл бұрын
Allah ha cafiyo abwaan hadarawi
@mjahmed3809
@mjahmed3809 4 жыл бұрын
Ameen ya Rabbi
@asmachanel5744
@asmachanel5744 3 жыл бұрын
Amen Yaa alah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@abadirxasanabadirxasan4759
@abadirxasanabadirxasan4759 2 жыл бұрын
2022 Yaa dawan doona like hayLa dhaafin
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 28 күн бұрын
Allaha unaxaristo abwaan hadraawi
@yahyegavaneh9033
@yahyegavaneh9033 2 жыл бұрын
Wa habeenki jimce ee horeyay e u motan yahy alle ku naxariisto
@rashkaabukar7300
@rashkaabukar7300 2 жыл бұрын
Ilahay cafimaad ha taama hasiiyo abwaan maxamed ibrahim warsame siciid # hadraawi lagama xiiso go ayo waraysiyadisa iyo waxyabaha u ka hadlo alla yabarik
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa kacabso Wllo , oo cawrada qarso , ceeb weeye in cawrada lamuujiyo , geeri ayaa dambaysee allaah halaga cabsado , oo halaga xishoodo .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Wllhi nimco samriye ayaa ahayd qofka kaliyee hibada u lahaa wariyanimda iyo wareysiga kdib burburkii somaliya nimco samriye mooye walley ka tahay waa wda bar banaan , bal eeg siduu hadrawi ugu frxsnyhy
@mohamedAli-wt6gf
@mohamedAli-wt6gf 2 жыл бұрын
Allow ku caafi poqorkii murtida iyo jaceylka from ismiir turk 26/1/2022
@abdurehmaniidle11
@abdurehmaniidle11 3 жыл бұрын
Hadraawi mid kamid ah Dadka aan nasiibka u yeelanay dunidaan. 1/feb/2021
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Allow u naxariisto abwaan qaaliya 😢🤲
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Amin amin amin. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 Жыл бұрын
Inti wakhti uu sii motanyay dawanaysa u duceya alle ha u naxariso
@user-fl5rw3jl1k
@user-fl5rw3jl1k Ай бұрын
Wow wow wow wow I like the story
@suleekhacismaan2528
@suleekhacismaan2528 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto hadraawi
@naemaj4616
@naemaj4616 3 ай бұрын
Illahayow kuu naxariiso adeero Hadrawi!!
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 3 ай бұрын
Garab banaanaaday.suugaanta.somaaliyeed.taariikhdaa.xusi.hadraawi.gaariye.ilaahow.unaxariiso Quuluubtayuu.ku.waarayaa.hadraawi
@mubarakcayngalabokor7953
@mubarakcayngalabokor7953 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto janadii fardawsa hageeyo abwaan hadraawi aamiin
@guuleedxuseen5014
@guuleedxuseen5014 2 жыл бұрын
Maansha aalah nimco samriye aale cafimaad taam ah hasiiyo nimco aale habarakeeyo meeshay joogtaba
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Halyeegi Mar somaaray somalida ilahay haw naxaristo deebigisana ha dhaafo amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin hadraawi faylasofki.ugu weyna mar soo maray somaaliyed qarniigi 20 ina somaaray
@bayleolad9953
@bayleolad9953 3 ай бұрын
Ilaahay ha naxariisto abwan hadraawi Ina walanwal aamiin
@ahmedalihassan2487
@ahmedalihassan2487 2 жыл бұрын
Still listening the best in literature Hadraawi ❤️❤️❤️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto.. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@MahamethAhmeth33
@MahamethAhmeth33 6 ай бұрын
Nimco samriye ❤❤❤
@burcolyrics5206
@burcolyrics5206 4 жыл бұрын
2020 4 14 we love hadro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@engmohamoud5232
@engmohamoud5232 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maanta ayuu geeriyooday 18.08.2022
@ismailnageeye7836
@ismailnageeye7836 3 жыл бұрын
2020♥️ abwaan hadraawi cimri dheer iyo caafimaad🙏🏼
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
Me 2022
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Ilaaahoow cimriga ubarakee❤❤🤲
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 2 жыл бұрын
Alle haku naxriisto abwane janatul firdowsa alle ka barinaya
@rufaimohamud8556
@rufaimohamud8556 2 жыл бұрын
Allah yarxama abwaanka
@abdikadirarab4992
@abdikadirarab4992 2 жыл бұрын
alle ha xafido wiilka aan abtiga u ahay hadraawi lagend
@abdilahimohamed5335
@abdilahimohamed5335 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto hadrawi
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allah Ha Naxiisto Maxamed Ibrahim Hadraawe
@zeinababdi8330
@zeinababdi8330 2 жыл бұрын
Allah haa uu naxaristo amin yaa rabi 🤲🏼
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Amiin amin zainab alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
m a abwaan hadraawi waaaa qiso iyo waaaayo aragnimo duuulaysa nimco samriye runtii waan iska kaaaa jeclahy weliba ilaahy dartiiii
@JibriilSacad
@JibriilSacad Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan hadraawi aabe somaaliyeed😢❤
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Allow ku naxariiso muxuu qiiroday
@hassanhusein5886
@hassanhusein5886 2 жыл бұрын
Rabi naxaristi jano haka waraabiyo hadraawi
@user-lb5if9eg7y
@user-lb5if9eg7y 5 ай бұрын
Allah ha u naxriiso hadraawi
@safiyoahmed391
@safiyoahmed391 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto hadraawi
@YoonismaxamevAbuukar
@YoonismaxamevAbuukar Жыл бұрын
Allah u naxriiso Nin qaaliya bu ahayo hdraawi
@yasinhassan8200
@yasinhassan8200 6 жыл бұрын
Aloow caafimaad kusii hadraawi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@garwaanaarka5152
@garwaanaarka5152 4 жыл бұрын
Abwaan iga.dheh👍
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi alle hakuu naxariisto
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 2 жыл бұрын
Masha Allah hadrawi
@xamdacabdiraxman2071
@xamdacabdiraxman2071 4 жыл бұрын
2021 yaa daawan doono
@hamsemahdi8811
@hamsemahdi8811 3 жыл бұрын
Lamaba galine 😂😂 maxanu dawana 3months ago weeyan commentigagu imikana aan taganahay a 2bilod aya ka hadhay
@fatimaabdilahi1160
@fatimaabdilahi1160 3 жыл бұрын
✋xaadir 2021♥️
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 2 жыл бұрын
Me
@mhdinero9658
@mhdinero9658 6 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi waa taariikh nool ilaahay habarakeeyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@ClraxmaanMaxamuud-jr1bj
@ClraxmaanMaxamuud-jr1bj 5 ай бұрын
Allow u naxariiso
@mustafemuhumed2426
@mustafemuhumed2426 4 жыл бұрын
Best poet in all time legand
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 2 жыл бұрын
رحمه الله تعالى
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@dekahashi5278
@dekahashi5278 4 жыл бұрын
Nimco Smriye❤
@hoodoahmed8694
@hoodoahmed8694 5 жыл бұрын
allow caafimad tama iyo cibaado IYO cimridheer
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 жыл бұрын
Allah ya rahma. Ilahoow u naxariiso adoonkaaga
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
Amin amin sxb alle ha u naxariisto. kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 Жыл бұрын
Allow Qabriga unuuri. Siduu noogu hagar baxay Allow u wanaaji. Marti lajecl yah Allow kayeel? Hadraawi
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@shamisahmed3333
@shamisahmed3333 6 ай бұрын
Allé haunaxariisto
@ikraannuur2339
@ikraannuur2339 11 ай бұрын
Abwaan kaygiina rabi naxariis waasaca hasiiyo😢
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto
@hanitaabdirahmn
@hanitaabdirahmn 2 жыл бұрын
ilahy how naxariisto😥😥😥😭😭😭😭😭
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyoh😢🤲
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Hada wuu roon yahay ilahay ha u siyaadiyo walaal
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 3 жыл бұрын
@@imaammaxamed7845 amiiiin walal
@nasiib157
@nasiib157 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fJmvioemo9ySbpI
@user-ll9sk6ld7n
@user-ll9sk6ld7n Жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan hadraawi
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,3 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 854 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 647 М.
Xusuus Reeb - Abwaan Hadraawi - Ducaale  - S3E07
1:15:11
Xusuusreeb
Рет қаралды 12 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 302 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН