@@zamzamxasanmohamed7466 wll ani ma ahi asad ee lkn sawirkiisa ayaa ii saaran
@SUHAYBJOKEF2021pk2 жыл бұрын
@@shuaip_mohed wll ceyda kadaa inanta😉
@GAANI.2 жыл бұрын
Cumeer Siduu Kaga Taxadaro Marwalba Waaa Extra friendly Care aadna Wuu ku jecelyahay✌️ GUULEYSO CUMEER🙏
@nuurahassan94702 жыл бұрын
Cumeer wuu ka naxariis badan yahay
@ridwanmohamud51342 жыл бұрын
Libaax raganimada wax kabyaqaan weyee Waxaan kula baranay video ay wada duubayeen asad cayda iyo cumeer then cumeer uu asad ku odhanayo cayda aan khiyaano oo waxaas ku samee then uu cumeer yidhi waa sxbkay waxaasna ma awoodo balse cayda markuu ku dhahay cumeer aan waxaas ku samayno cayda horey uu ka sameeyey.
@Dramaeditings2 жыл бұрын
@@ridwanmohamud5134 exactly, Omeir aad buu u dabecad fiicanahay
@Dhoolacadaay2 жыл бұрын
Nabi Muxammad ﷺ waa kan ugu kheyrka badan inta uu abuuray Alle asaga ayaana ugu fadli badan Ilaahay ayaa ku amaanay Quraankiisa Qof shafeeco asaga ayaa ugu horeeyo qof laga shafeeco aqbalana asaga ayaa ugu horeeyo . Caayda ey ugeeysanayaan gaalada waxba kama dhibeeyso Ilaahay ayaa sharifay Waxaan Alle weydiisaneynaa inuu nugu dilo maxabadiisa .
@mmerji68572 жыл бұрын
MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable❤🎉
@Big_Man143202 жыл бұрын
aydo dadku wada mashquul sanyihiin Hadana waxaa jira qof wanagsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya Qof kasto aa tahay Allah dartii ayan ku jecelahay❤😍😀
@xuseenboy82392 жыл бұрын
Sidoo kale wll✌
@muqtaaribraahin26112 жыл бұрын
Ok sidkle
@deeqabilan21182 жыл бұрын
Sidoo kle rashka
@aragsancali34952 жыл бұрын
Sdkle wll
@jamilaabdullahi94812 жыл бұрын
ME too 👨
@ayannour30622 жыл бұрын
Taas waxay cadaynaysaa in uu hijaabku qurux yahay ❤
iftiinka nolosha waa hooyo mcn alle neh waxa ka barya hooyo walbo inuu janatul fardowso abalkeeda allah ka dhigo Hooyo mcn dar teeda like iigu saar reer asad hagio salaan sharaf ayaan idin leeyahay ❤️🙏
Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤ like saar
@hodaabdi54962 жыл бұрын
👍👍👍
@kOKOBULLE-tis52 жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝🕋
@kartickcade68532 жыл бұрын
Fast subanahena mumamed (scw) like usar
@13AMC2 жыл бұрын
Waan aamin sanahay quruxda Amiira lkn sawir ay wadato Qamaar midab leh soo qaado next time u will win Asad
@yacquupjohn97232 жыл бұрын
Ha dhafin saliga nabiga ado arkaya zcw zcw zcw 🥰🖤🖤
@nimohassan18222 жыл бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥ ❤
@mmerji68572 жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣❤
@duceysane72482 жыл бұрын
Amira waa qurux badan tahay.
@nafisaabdullahi84622 жыл бұрын
Amiro waa quruxley eh sawirka leh qaldan 😂😂
@ayaan8502 жыл бұрын
Woow masha allah asal dhalad waa gabadh qurux badan midakale xijaabku waa gabadha quruxdeeda markaa qiimaha uu xijaabku leeyahay ayaan halkaa ka dhadhansanayna masha allah xijaabka halagu dadaalo 🙏❤❤
@badramohamed54102 жыл бұрын
Asad wuxu u guuleestay saddaxda kale waa isku color dharka marka gabadha kale way ka dubnay saas ee idhaha daadka u soo jiidatay saas ila tahay Hada ka bacdi colorka dharka kala ilali amaa isku color ka dhig👏👏 guul wacan bro👏👏👏👏👏👏
I can't wait part 2 kana ba xiso badan leh sawirada sonadasha marka kale sawirana kala dhicin la Imada adi iyo ceyda. 20 k likes wahesata😍
@Amish1302 жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena maxamed scw scw scw 😭❤️ like sara please nabigeena
@shugrishacni97332 жыл бұрын
Hambaliyo fadil gabadh quruxbadanba la imatey 😘
@anisaahmedabdallah7582 жыл бұрын
I choose No.2 amiira😎🥰👑♥️cidna kaama qurux badna sis
@ashley70732 жыл бұрын
Asal dhalad aa ushidan ❤
@sadiqgalayax20672 жыл бұрын
xijaabka lee waayo
@ashley70732 жыл бұрын
@@sadiqgalayax2067 asal dhalad naag qurux kugarto maleh wax social media kujiro 😂
@mustefaarab74812 жыл бұрын
Asad hajiyo marka xigta sida cuntada lo kariyo ragu haku tartamo gabdhuhuna ha dhadhamiya. Wayo way adagtahay nin cunto macan karin kara please waa codsi tageero number one i live america
@amaraali87992 жыл бұрын
Amiira nabar xaq drn alaha uga dhigo wayo All iyada ka qurux bdn wlhi
@fowsiyoabdi40932 жыл бұрын
Waynu sii soconayna mamo ilaa iyo 2milyan ina mariya sasay sax ku tahay asad xajiyo ❤️❤️❤️❤️🙏🤲🤲🤲🇬🇶
@ladiifoahmed56122 жыл бұрын
Hamplyo 1.1m subscribers another 1month 100k OMG! go forward #team27♥️👏
@Jamaalkinboy Жыл бұрын
Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌.
@siazon77012 жыл бұрын
Gabadha 4ee faadil wato waxay u egtahay Indonesian 🤗🤗🤗
@nadaaayaan54862 жыл бұрын
Malee jeedaaaa wuw😅🤣🤣2 sacadod yaala cawa marka dawanyo shit dadka hore inaa ahaa jeclahy commts ma jecli wee love you dadkena