WILKEYGA DHALASHADIISA SI QURUX BADAN UDHACAY/ HAPPY BIRTHDAY HOOYO MACAN🥹

  Рет қаралды 763,781

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 2 500
@amiraqurux
@amiraqurux 9 ай бұрын
Idinka idhahay video ga 30mnt ka dhiga 😂 Waakaas hee ma idin xumeeyi 😂 thnk you guys ❤️❤️❤️
@BilanQaldane
@BilanQaldane 9 ай бұрын
Strong mom❤
@rahoom-123
@rahoom-123 9 ай бұрын
My codsigeni wa fulisay amira❤😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 9 ай бұрын
Mansha allah waxan leenahay baby asiim happy birthday habo macan ilahay haku barakeeyo alle hasiiyo cimri dheer cafimaad baarina alle haka dhigo iyo midad ku dagto insha allah 🎉🎉❤
@sahroabdi9889
@sahroabdi9889 9 ай бұрын
Mashallah hooyo waajibkeeda gudutay noolow abaayo ❤
@Fardowsoqurux-i5m
@Fardowsoqurux-i5m 9 ай бұрын
My Happy birthday to you ppe Asim Happy birthday to you ppe Asim 🎉❤😊
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 ай бұрын
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@ElisaSouad
@ElisaSouad 3 ай бұрын
Hi koko buule
@ElisaSouad
@ElisaSouad 3 ай бұрын
@nimcocabdi6076
@nimcocabdi6076 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@IfraxMaxamed-pd6ne
@IfraxMaxamed-pd6ne Ай бұрын
W22
@Bellahadid27
@Bellahadid27 9 ай бұрын
Jah amirdena cwda sida dharka iskula so heshy qatar taraxda sida uso xirty kaba sidarned jah wana washyy anyway asiiim happy birthday our baby boy😭🤸‍♀️
@IfraxMaxamed-pd6ne
@IfraxMaxamed-pd6ne 2 ай бұрын
Hfdff😂
@MaxamedCabdiqadir-k5u
@MaxamedCabdiqadir-k5u 29 күн бұрын
Lloosla😢
@AbdiWahab-hd8sc
@AbdiWahab-hd8sc 2 ай бұрын
Machallah baby queux aimait papy birthday🎉🎉🎂🎂🍨🥰🍠
@mariaafrah7344
@mariaafrah7344 9 ай бұрын
Ayy kuwan ayaga farxada sameeya wiil la aan xaflada manurayso team 27 io asxbta kle washiden xaflada happy birthday hbo 🎉🎉❤
@Intisaar1213
@Intisaar1213 9 ай бұрын
Gabar walbo hooyo ah ilmaheda korsatay walibo si wangsan oo jecel io farxad siisay halkan ka salama alle haidinla si koriyo inta idin dhiman oo boos walbo midi ubixiso alle haidin kadhigo❤
@hananXasan
@hananXasan 9 ай бұрын
Alx waliga waxa likuma sina
@Intisaar1213
@Intisaar1213 9 ай бұрын
@@hananXasan guleyso qurux bdaney
@hananXasan
@hananXasan 9 ай бұрын
@@Intisaar1213 amiin abayo
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 9 ай бұрын
Wow Masha allah Happy birthday baby Asim waxa ku dhashay Hooyo ilahey kaga dhigay Mida Dumar o dhan ugu Boqoradsan 👸ugu Quruxda badan 🥰ugu Naxariista badan ❤ aqlaq wacan,ixtiram wanagsan leh wa iska sidaan ❤️‍🔥🙏 Amiira Hooyo karti badan🤱 ilahey Ha idin siiyo cimri dheer iyo cafimad badan ad sanado badan sidan iyo si kasii quruxan ad iskala dabal dagtan again HBD baby Asim Kor o Kaalin gal 🎂 🎉❤ The next vedio is celebration 700k🎉
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 9 ай бұрын
Amiira qurux abyo mcn ma aqaano waxan ku dhoho waxa tahy hoyada aduunka ugu wanagsn uguna adag runtii waxa tahy. Qof ku dayasho mudan Sidi qurux bdn aad wiilkaga u korisey waxan rajeyna inta kuu dhiman inuu illahy kula garab galo l.a wax dhib ah ma arkeysid waxa thy qof duco waliid heesta ma aqaano dareenkeyga waxaan ku cabiro 😭Azim cade habo mcn Happy birthday to you 🎂 koro kalin gal cade Allah haka dhigo kii hoyadii Mel kaso sara l.a ❤🤲
@CabduqaadirCabdulaahi-v7t
@CabduqaadirCabdulaahi-v7t 9 ай бұрын
Marba haday team 27 xaflada joogaan wey shidan tahay Asim dhalasho wacan hbo🎉😊❤
@AlsiAhmed
@AlsiAhmed 9 ай бұрын
AMiira quruxeyyyy Abaayo waa farxay wayo dheh laba farxad isku tagtay oo isku xigaa HANBALYO 700k🎉🎉masha allah 😊 dabaldaga gaganaa videoga 20mnt ka dhig
@Aamina-o8j
@Aamina-o8j 3 ай бұрын
Masha Allah Hawo🎉🎉
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢
@HaaNyaHaaNya-r8d
@HaaNyaHaaNya-r8d 9 ай бұрын
Scw
@deeqoali8919
@deeqoali8919 9 ай бұрын
Scw ♥️
@FatimoHassanMuhamed
@FatimoHassanMuhamed 9 ай бұрын
Scw thanks abyo ❤❤
@sadiyohassan6278
@sadiyohassan6278 9 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalim 😍 ♥️ ❤️ 😍
@abdikadirhared4
@abdikadirhared4 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد 😢❤
@Prinsess-q5j
@Prinsess-q5j 9 ай бұрын
29:45 30ka daqiiqo aaba nagu sii yarade adna wax kle aa shegosaaa 😂videoga xiga giftiyada ado furayo noga dhig☺️
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 9 ай бұрын
MashaAllah 🥰 qoyska keliyaa oo.somaliya ee qoyskii طيور الجنة reer miqdad Naga barejeyey🎉
@nasradheel5266
@nasradheel5266 9 ай бұрын
ماشاء الله، بيبي أسييييييم العمر كله اللهم اطل عمره واجعل بارا لوالديه🎉🎉🎉🎉🎉❤
@MaftuhMaftuh-ul6ub
@MaftuhMaftuh-ul6ub 9 ай бұрын
Happy birthday baby asiim waxa nasiib ku heshay hoyada hoyoyinka ugu wanagsan uguna quruxda badan uguna akhlaaqda wanagsan uguna farxada badan uguna aqliga badan waxan illahay idinka baryaa in uu ilahay cimri dher iyo cibaado suuban iyo càfimad idin siiyo❤ adna asiimow habo illahay ha ku dhowro illahay ha kaa dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaco amiin amin amin farxadiinu waa farxadeen amira🎉🧨🎂🔪🍽️♥️💋💕🥰
@CadeBagare2024
@CadeBagare2024 6 ай бұрын
Amiiiiin❤❤
@Maxamedcabdikariiniiman
@Maxamedcabdikariiniiman 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Maxamedcabdikariiniiman
@Maxamedcabdikariiniiman 2 ай бұрын
15:33 15:34 ,,,,,,,
@simansulub5317
@simansulub5317 9 ай бұрын
Xaley sidan usugayey iyo xiisaha aan uqabaey xaflada asiim wllhi amiira wano hagar baxadaey aqwan thanks asiim hambalyo habaryar soobar baar wiikena ❤❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 9 ай бұрын
ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ
@xamdajaamacmaxamed2839
@xamdajaamacmaxamed2839 9 ай бұрын
Wllshy horta waaku salaamey 😊waaku jeclahy wllshy alle hku dhawre 😊hal tala ku siina wll qaali 😊wll caruurta ku barbaariya diinteena macn 😊😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 ай бұрын
vidogan xalay baan daawaday ama fiirsaday lkn hada waxan u soo galay inaan eego inay Amira 700k ku dhacday markaan arkay waan farxay masha Allah hambalyo Xbbti ❤❤❤ saaka xataa dhowr jeer baan eegay waxan islahaa caawa ayay gaashi doontaa waan aamini laahay team Amiira is not easy ❤❤❤ muuqaalka caawa muxu noqon doonaa tolow gift yadii oo la furayo ayan sugayay markii hore balse dabaal daga 700k na wuu noqon karaa labaas video ba saaid ban u rabaa inaan arko😢
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
Strong mom Amira inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️❤️ Baby Asmi dhalasho wacn 🎂🎈🎉
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
Amiira gabdhaha dhan mey kugu daydaan. Fadlan gabdho calaacalka iyo oohinta iska daaya ninkii idin xumeeyaa waxaad kaga aarsatiin inaa is horumarisiin ubadkiinana korsatiin. Viva naagnimo down daciifnimo
@shugriali1439
@shugriali1439 9 ай бұрын
Video ga marku dhamaday Lee ogaday inu 30 minutes ahaa, maba dareemin sidaa ugu raaxeystay Lee, Thank u Amiira Baby Asim Habo mcn Happy birthday, sanado badan oo cfmd iyo cibaado suban Ah Allah haku siiyo, Hoyadiis kii baari u noqda Allah hakaa dhigo Habo. Sidokle asxapta xaflada jogeen amazing ayay wada ahayeen, IMK iyo Cumeer big fan iyo saxaf kumasii jiraan, wiilka sida ay ula ciyarayeen mash Allah
@HamdiQueen-yk7iu
@HamdiQueen-yk7iu 19 күн бұрын
❤❤🎉🎉 walhi carruuta weeisekaciyryeen ayganhe xaflad baaloodigayey🎉🎉🎉happy barty today azim
@AbdiSalan-p8k
@AbdiSalan-p8k 2 ай бұрын
Splaying oven wanimathilaha lakini had a ayan arkey isowa numbat key I wayss😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@hindaali1709
@hindaali1709 9 ай бұрын
IMK & amiira wax baa jira dharka isku ekaysiisten kadibana hadyadii isagaa hir siyay 😂😂😂😂 waan isla jeclahay Ilaahay amarki
@Zapriiiina
@Zapriiiina 9 ай бұрын
Amiira io ceyda ayaga xtA waaisku egyihiin
@aishoabdullahiaden274
@aishoabdullahiaden274 9 ай бұрын
Wlhi Zi qalpiyanà baa kula farxay apyo illahay kaga dhigo mid ku ancafa aqiro Io aduun waa hupaa Ina dhip Io dheef izla zoo marteen adiga io baby asim 😢 Waa wadnahagii oo soconaya waa dhiigagii zhalay pay ahayd markuu dhazhay mazha Allah mantana waa nin weyn oo adiga meel kasta kula aadi karah allaha ku daayo apyo farxada cwa aan daremayo aniga wxa modaa Ina hooyadiz ahay 😢 Hampalyo hampaylo hpo Azim ❤😭🎉 Katidada inta ku zo gaarty amiiroy abyo karti padaney guulayzo wxaa hupaa inaa strong Mom aa thy gabdhow amiira dhiiri galin idinku Filan ❤🎉💝👏
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 9 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@MaryanYuusuf-oe6iz
@MaryanYuusuf-oe6iz 8 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤😊😊😊 waaw waan ka heli runti
@sumeyashariff3605
@sumeyashariff3605 9 ай бұрын
MashaAllah ❤happy birthday our sweet handsome boy🎉🥳👏
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 9 ай бұрын
Masha Allah Asim happy birthday ❤🎉 amiiro wx tahay boqorad karti leh wx garabkaga joogo hooyo iyo walal iyo kuwo dhibla'aan kula dhashay wxn kuleyahay adiga nasiib leh hormar wacan❤❤
@faizahhassan3862
@faizahhassan3862 9 ай бұрын
Amira hambalyo hbbt kun jeer lkn waxan ku oranlaha wllo asiim intuu yar yahay bar inuu dadka lashekaysto haduu waynado way adagtahay inaad wax barto haka mashuuqlin wll ilahayna haydin xifdiyo❤🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoAhmed-ig5id
@FaadumoAhmed-ig5id 6 ай бұрын
Waxaa waa baarta oo
@zamzamabdirahman1262
@zamzamabdirahman1262 9 ай бұрын
Happy birthday baby Asim sanado badan jir edo maba dareemin inuu vedioga 30daqiiqo ahaa kawrn quruxda xafladaa ku ilawnay Amiira qurux strong and hardworker women👏
@munamaxamed637
@munamaxamed637 9 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يديم فرحتكم ❤🤲
@FatimaZahra-h2w
@FatimaZahra-h2w 2 ай бұрын
manshalah hooyo macaan happy birthday hooyo macaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
Strong mom BABY ASIM HAPPY BIRTHDAY 🎂 ❤inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan❤️
@naimadaud
@naimadaud 9 ай бұрын
Happy birthday to Asim I wish you had a good time and amina you are the best mom in the world ❤❤❤🎂🎂🎂🎂
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 9 ай бұрын
Amazing event 👌💯👌🏆 Sweat Heart so happy for you Amiira cadey Qalanjo ku dayasho Manta wlhi I really cried 😢with happiness gaar ahaan in aad u Nasiib badantahay oo hooyo mcn❤❤❤ garabkagaa jogto iyo Babay ga xafladiisaa waa nimco illahay alhamdulilah as well as family Qurux badan iyo asxab aad ku jecel manshallah allaha ku siiyadiyo🤲🤲💕 Babay Asim waxan leeyahay hooyo mcn noqo kii dintisaa, waliidkiis iyo dadkiisaa anfaca 🤲🤲🎉🎉🎊🎊🎊🌹❤❤❤❤️❤️
@AzmaladanElmi
@AzmaladanElmi 9 ай бұрын
Masha’Allah happy birthday Asiim yare wll Amiira wiilka Tv ga kadaaya oo la sheekeysta si uu afka ubarto adna gabadh da’a yar oo karti bdn ayaad thy ee guuleyso asxaabtaadana sidaa ugu dhexjir ✌🏼
@ciidleabdullahi5677
@ciidleabdullahi5677 9 ай бұрын
Hanbalyo 700k❤
@sheekomacaan3334
@sheekomacaan3334 9 ай бұрын
Gabdha iyo wilsha gabdha suuro badan wilasha ciyaar bis ay raban 😂❤ happy 🎉 asim
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 9 ай бұрын
Hambalyo Ayaan leeyahay wiilka abtiga u ahay cimr dheer iyo caafimaad tamaam ah u rajeynaa ilaah hakaga dhigo mid baari ah oo ku anfaco ❤❤❤
@maryanmahamuud5307
@maryanmahamuud5307 9 ай бұрын
You are so strong mother Masha Allah keep going abyo Adiga iyo wiilkaga farxad warto intan Ka badn idin rajeyna happy birthday Asim yare ❤🎉🎉
@fatximahamed5478
@fatximahamed5478 9 ай бұрын
Hamalyo dhalasho wacan asiim yare❤❤
@KimLiana-zf3pz
@KimLiana-zf3pz 9 ай бұрын
Amiira hanbalyo 700k 🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊
@sadiyoali286
@sadiyoali286 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 markin hooyad amiiro arkay waxn so xasuusta marke dhafay oo dhaday hooyadeya rabaa safarkina kabaqady masha Allan aduunku waa tilka ayaan abayo farxad xad kunoolow intaa noshahy
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 9 ай бұрын
Wlhi been mahan maalmuhu kala duwan manatana waa taasa dad beeraty meelna iska sooo saarty ,kiii xumeeyay baa ciil qabo caawa oo maseeer iyo shalayto meel la jiiifo
@dheemaney7670
@dheemaney7670 9 ай бұрын
@@Juusto-o4bHaa wlhi😢
@khadramowliid2536
@khadramowliid2536 9 ай бұрын
Dhalasho wacan eedo asim hooyo wanaag iyo karti badan baa ku dhashay alle ha iaukiin daayo maansha allaah hanbalyo hanbalyo eedo asim🎉🎉
@samiiracrisaaq7232
@samiiracrisaaq7232 9 ай бұрын
Happy birthday baby asim, hooyo karti badan ayaa kudhashay ilaahy hakudaayo habo mcn❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 9 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis happy birthday asim congratulations for700k maschallah keep going sister qali
@ayoushaabdilaahi2207
@ayoushaabdilaahi2207 9 ай бұрын
Happy birthday baby Asim hbo🎉🎉alle guul waarta hakula kulan siiyo yaa rabb wx ku dhibana alle kuma tuso ❤hablaha wlshood Amira qrx farxad iyo guul waara adiga wlshy 😊💯🤲
@hothokhadar-bz6mf
@hothokhadar-bz6mf 9 ай бұрын
Masha allaah baby asim jir oo jog sanado badan alle ha isku kiin dhereyo cafimadka iyo cimriga Amiira iyo asim hambalyo ayaan idin leyahay il iyo cawriba la aada walshay an dar alle halka ka jecladay 🎉farxad wartaan idiin rajeynayaa 🎉🎉
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 9 ай бұрын
Masha Asiim cade happy birthday🎂🎉🎊❤️habo Adiga iyo hoyadaa waxaa idin rajenayaa sanado badan oo farxad wada joga insha.allah Markale Hambalyo Hambalyo Asiim yare soo bar baar cade weynaaw❤️🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🍩💝🥰👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@amenadam7369
@amenadam7369 9 ай бұрын
I enjoyed this video best video ever aan bogada ka daawado marna dareen emotional 😭 xambaarsan heesta hooyo marna farxad siiba marka dhalinta shidanayan all in all Congratulations 👏🎉 King Azim Hooyo wngsn ❤️ baa ku dhashey sanado badan farxad kuwada jooga cimri dheeri io cibaado suuban io caafimad 😢❤️🙏
@IfraahAbiib
@IfraahAbiib 6 ай бұрын
Masha alah hapy birthday waaw❤❤
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 9 ай бұрын
Baby Asim happy birthday habo macaan 🎉🎊❤️🎁🎈🎂 30mnt Kuma caajisin wlhi m.a xaflad ka qurux badan tan ma daawan abid m.a m.a baby Asim noqo midkii d.d.d anfaco ❤❤❤❤
@farxiyomaxamuu8896
@farxiyomaxamuu8896 9 ай бұрын
Happy birthday 🎂 Asiim 🎉Allah wuxuu kuu dooray Hooyadii ugu wnagsan Aduunka 😊🎉🎉🎉🎉🎉
@naimoabdiweli6821
@naimoabdiweli6821 9 ай бұрын
Manshallah amiira Alle haku dhowro wilkaga 🥰❤️HBO Asim sanado intaan kaa bdan kurajeyna 🥰 happy birthday to you 🎉
@MaryanMoha-u7r
@MaryanMoha-u7r 9 ай бұрын
Congratulations 700k💖🦁 Walashey mcn ❤
@abdinasirsharifhussein7370
@abdinasirsharifhussein7370 9 ай бұрын
Maashaa Allaah Farxadina Allaah idin siyadiyo Sidas iskugu duubnada waligiina❤❤❤🎉🎉 Happy Birthday Baby Asiim
@SadoLala-qp1tq
@SadoLala-qp1tq 9 ай бұрын
Joyeux anniversaire pour ton fils Asim❤ from djibouti
@abdishugri750
@abdishugri750 9 ай бұрын
mansha allaah
@اممحمدعبدالرحمن-ف2خ
@اممحمدعبدالرحمن-ف2خ 9 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن الصين سنه حلوه الله يديك الصحه والعافيه عمر طويل ان شاء الله اصيل الله يحفظك❤❤❤❤
@FatumaMohamedAli-ll4jt
@FatumaMohamedAli-ll4jt 9 ай бұрын
Happy birthday habo Asim 🤴❤️
@osmanaliobsiiye156
@osmanaliobsiiye156 Ай бұрын
Aziim. Masha. Allah❤❤❤❤❤💕💕🥰
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
MY birthday Soo dhawoow bada WELDOOOOOOWN badanbadan Runtii Akhiroooy iyo duniba EhEEyE
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 9 ай бұрын
Masha allaah happy birthday to you baby boy ASIM habo mcn SANADO BADAN JIR O JOOG CAFIMAD IYO FARXAD KUN NOOLOW ❤❤❤🎉
@Mfhmin131
@Mfhmin131 9 ай бұрын
Omg amazing 🎉 asiim happy birthday ❤ si inaba caadi ahayn ayaad ugu dhigatay xaflada mash Allah
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 9 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉happy birthday sweetheart happy birthday 🎂 happy birthday 🥳 happy happy birthday to baby azim and amirax Qurux Masha allah nice and beautiful family sweetheart ❤❤❤
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 5 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah hambalyo cimridheer iyo caafimad habao soo barbaar🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sudeyzyareofficial3497
@sudeyzyareofficial3497 9 ай бұрын
Best mom ilahay hakuxafido wilka ❤❤❤❤
@cookingwithzeinab8073
@cookingwithzeinab8073 9 ай бұрын
Happy Birthday baby boy, You are amazing mother. Mashallah keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 9 ай бұрын
allha is one ☝️ 😢❤
@niema-ayanabintorobleh4504
@niema-ayanabintorobleh4504 9 ай бұрын
WOW Mashalah bébé Asim soo barbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@barwaaqocabdifataax9184
@barwaaqocabdifataax9184 9 ай бұрын
Han plyo 700k amiira qurux m.a adi iyo wiilkaaga
@MohaHasan-c3f
@MohaHasan-c3f 9 ай бұрын
Dhalasho wcn asiimyare🎉🎉❤❤
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 9 ай бұрын
Happy birthday to you my son May Allah make us reach next year 🎉❤insha Allah next video giftiyada😂🎉❤
@SaynabCabdilaahi-t5o
@SaynabCabdilaahi-t5o 9 ай бұрын
Masha Allah Happy birthday to Asim ❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fatimanuur1911
@fatimanuur1911 9 ай бұрын
I like how respects Asad❤
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 9 ай бұрын
HBD Baby Aziim Hooyo yaro fariid ah karti badan baa ku dhashay Ebbe waxaan kaga baryaya Ciiltire ina Unoqto inshlh Abyo adina nasiib aad leedahy Bec Hooyo walaalo Io asxaab Nafta ku huraya misena garabkda haysta Finlly Hnblyo 700K iyo dhalshada Curadkada!🥳🎉🤱❤️💪
@AhmedElmi-d8g
@AhmedElmi-d8g 9 ай бұрын
Hanbalyo amiira 700 intaain kabadan waa uqalanta🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Muntaha-dk6yh
@Muntaha-dk6yh 9 ай бұрын
Asiim.habi.baate.habo❤❤❤❤
@SacdiyaDayax
@SacdiyaDayax 9 ай бұрын
Masha Allah happy birthday ❤
@Fardowsoqurux-i5m
@Fardowsoqurux-i5m 9 ай бұрын
Happy birthday to you ppe Asim 🎉🎉🎉 sanataan iyo sanato babad aan ku rajiin doonaa Happy birthday to you ppe Asim ❤🎉😊
@munaahmed5637
@munaahmed5637 9 ай бұрын
Happy birthday asim Hambalayo amira qurux 700k Wad uqalanta inta inka bdn xbbti❤
@Rahmachannel-q5g
@Rahmachannel-q5g 9 ай бұрын
Amira qurux ❤congratulations700k 🎉
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 9 ай бұрын
MashaAllah baby asim hapy birthday ❤❤❤❤❤❤
@fartuunmoha9814
@fartuunmoha9814 9 ай бұрын
Masha allah 🎉happy birthday bbe Asiiiim🎉❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah🤩Happy birthday asim 🎉👏💝🙌👌
@mounamohamedgueddi5430
@mounamohamedgueddi5430 9 ай бұрын
Mashalah habarya sanadka sanadkisa Cafamad ku gadh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MaftuhMaftuh-ul6ub
@MaftuhMaftuh-ul6ub 9 ай бұрын
Amiira hanbalyo 7000k waad xidhay❤🎉
@Saden06
@Saden06 9 ай бұрын
MashAllah!!!! Allah indhaha dadka hakaaxijawo. Quraan issaar.
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 9 ай бұрын
Masha alah happy birthday habo🎉🎉❤
@dajiyeibnuomar4053
@dajiyeibnuomar4053 2 ай бұрын
sharmuuto 😂
@masturmohamud6229
@masturmohamud6229 9 ай бұрын
Mansha Allah happy birthday baby azim 🎉❤
@BahjaYusuf-l8g
@BahjaYusuf-l8g 9 ай бұрын
Hambalyo amiira 700k iyo dhalashadawilkaga
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 7 ай бұрын
Wow. Mashaallah
@AishaAhmedAishaAhmed-o2y
@AishaAhmedAishaAhmed-o2y 9 ай бұрын
Masha Allah Happy birthday bbe azim❤❤
@DeeqaDahab
@DeeqaDahab 9 ай бұрын
Happy birthday🎂🥳 Edo Baby Asiim
@jibriilupdy2160
@jibriilupdy2160 9 ай бұрын
Masha Allah happy birthday asiim abti❤🎉
@husniaftah2707
@husniaftah2707 9 ай бұрын
Congratulations to u amiira finally she has reached 700k I’m so happy fr u dear
@Hafsiina622
@Hafsiina622 9 ай бұрын
Happy birthday asim🎉
@Thebeginningofprosperity
@Thebeginningofprosperity 9 ай бұрын
Happy birthday Asim inshallahh many more to come👑👑
XAFLADA SI QURUX BADAN IIGU DHACDAY IYO HADIYADO QAALI AH…?
19:13
ASIM OO DADKA KA YAABSADAY MAANTA SIDAAN MA FILEENIN
9:13
Amira Qurux
Рет қаралды 134 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 19 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
PRANK SUNDUS OO AANKA OYSIYAY MAFILANEENIN SIDAAN SORRY SIS😭
18:03