Aniga waxan ahay qofka labad jah wareer waan so maray hada waan ogahay wadada lo marayo gusha lakin disciplinka aa igu yar lakin waan dadaalaya insha allah. Thank you so much for this video, you are an inspiration for us all wallahi allahumma barik abaayo❤️
@Shacni.13 күн бұрын
Ani wan isku warer sanahay 😢 weli wax guul ah oo la taaban karo ma gaarin lkn alx wan dadaalaya soo duceeya hablo qaliyal❤ Hamda mahadsanid sister
@aaminoomar-hj4ze10 күн бұрын
Allah Kula garab galo mcnto 🎉❤
@RoodaAbdiHassan6510 күн бұрын
Allaha kuu fududeyo abayo
@HodandahirYusuf13 күн бұрын
Abyo mhd snid 23 ban jira hamina ma lahen Lkn isxasusinta 3 bilod e ugu horeso malinka bilabesay ban kula bilabay hal skill wan barty sida waji dhaqa lugo dhaqa iyo foneye shala so af jaray tan labad cilanka asne wan fahmay Blse wali ma dhamen workout home wan bilabay isla malinkas Alx mhd snid Blse hal codsi cabsi bdn ba iheso Waxba bilabay ina jaro cabsida wana wada hosheda edbintanaftana wan wada sakay ani xanunsan ban cilanka aday moring wan wada 57 kg bana ahy hdna cafimad ban raba Alx walasgey dhiriyay mhd snid wlhi wax yar ba iga qaldan ayadana manta bilaba 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻ilahey ajar ha ka siyo 🤲
@sharafohassan901613 күн бұрын
Masha allaah abaayo macaanto allaah ha ku amaansado xamdiyeey aniga waxaan bilaay quraanka iyo fasiir iyo is caateeys insha allaah guul ayaan rajeenayaa dhamaanteen allaah ha nala garab galo
@QueencasiisaMARIYA13 күн бұрын
Anigu xafada inaan ka shaqeeyo oo waliadkay dhanciyo iyo yaan la oran gabadh baa ujoogta gurigooduna waawasakh baan nolo shaydaba iyo cimrigygaba ku waayi gaadhay 😂hada waxaan jira 24 sano 2022 bishii 8 baan go,aan qatay ila hadanaftaydaan udadala iyo danahayga 3 qaybood baay noloshaydu hada u qabsantahy 1:cibadada ilhy 2:naftayda inaan jecel lado maskaxdaydana ilashado 3: inaan udadaalo saan uguulesan lahaa wax barasho shaqo waliadkay inaan ilaaliyo alxamdulilaah xogana cibadadaan Sara iyo duco❤🎉😢😊
@AnabiAli-sx1qj13 күн бұрын
Mahadsanis wallashey hamda , waxbadan ba kabartay side nafta lo controle iyo hormar losameyo lkn waxan rabay ina kulasohiriro , sideba kulasoxirira wll mcn , adba uma xadsantahy sida hadiyo jeer no dirigalisid , guul badanba kurajenaya iyo meel kasisareysa mesha tagantahay imika ❤❤❤
@mandeqsomalia957812 күн бұрын
Mashala ilahay ha ku barakeyo macanto wad na diri gilisay❤❤❤❤❤
@xaliimoraage23027 күн бұрын
Asc hno waad mahasantahay Wlhi waxan ka dhanka dhaqalaha mudo wada 2 ka faa iiday kalsonida nafta melkastana waan kasheega oo marka laydhaho yaa role model ku ah waxan dhaa gabadh hamda la dho lkn wali kuma so gaadhin ee wn ku daba socda inshallah alle haynagu kuleyo himiloyinka posiveka ah❤❤❤
@browngwal316613 күн бұрын
Xaqiiq dariiqa yaaa iga lunsan Halkaad soo martayban dhex rafanayaaa waan hafanayaaa waan cabsanaa ma aqaani sababta ma aqaani shakhsiyadayda saxda ah ma aqaani meel aan kaga bilaaabo ma aqaani wax aan sameeyo lkn mahadsanid wllo markaan ku dhagaysanaayo waxaan dareemaa xasilooni mahadsanid mar labaad iyo mar sadexaadba guulayso wllo mcn
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp13 күн бұрын
Raali galinta rabigaaga number one kadhig wll waad guulaysan inzha allah
@maryamhassan809312 күн бұрын
Mashaalaah xamdi xubi dadkoo dhan ayaa ku jecel ❤❤❤❤
@miss.hindiyo13 күн бұрын
Alxamdulillaah waxaan maraayaan meel aan ku qanacsanahay ilaahey ayaa ii fududeeyay inaan nafteyda ka adkaado aakhiradeydana aad ogo fikiro mana jecli waqti yar xitaa inuu iga dayacmo aad ayaan ugu faraxsanahay qofka cusub ee noqdo mar walbo waan farxaa markaa arko dhibaatadii aan kasoo gudbay iyo sidaan u bartay waxa danta iigu jirto xakameynta naftana adiga ayaan kaa bartay abaayo mahadsanid❤ horumar wacan xamdaay xbbti
Masha Allah abay mcn si dankubartay waxyalofarbadan aya iskakebatalen laki Waxa yalo kamid ah aya mesha shaley laki somaraty ayan mant taganahy lakin mant wankadwsod
@NaimaAbdi-q3o12 күн бұрын
wxs dhan wa iska dayey anigu wa daaly wx wlba waqtigooda aye saxmaYaan😊
@IfraxIfka-u7n7 күн бұрын
Hanbalyo ina adeer kor alaha kuyelo 🎉
@KifaaxMusdhaf12 күн бұрын
Karti badan xamdaay horay usoco abyo Dar Alaa kuu jeclee❤️
@HamdiadanIssack12 күн бұрын
Waa sax mcnto2
@dahaboosman122813 күн бұрын
Mansha Allah 😍 alxamduillah
@Dagan7713 күн бұрын
Sanadkaan waxan goansadey self developement ina sameyo nafteyda marka hore aan barto sida nafta Lagu barto nafta Waxaa ka bartaa hamda hussein kabasho aad bey wax iga caawisay Hamadaay adna aad ban ku jeclahy dhiirigalintada runtii shidaal bey iitahy guuleyso xabiibti
@naeemaabdulkhadir294613 күн бұрын
Masha allah keep going sister anigane insha allah xifdinta guranka allah haifududeyo
@SucaadMaxamed-w4j13 күн бұрын
2da qodob ee u horeeyaan ahy waan jiho wareersanhy oo meelaan wax ka bilaabo ma aqaan 2 disabling malihi noloshydu waa guri hagaajin iyo awlaad korin hadanan isdhaho maanta wax samee 2cisho markaan wado waxbaan igasoo dhex gala wayna iga kla daadataa 😢😂
2 qofk wadad guusha kutaagan baan ahay Allah hay gu guuleyo🎉
@Umumaryamchanel-z6o12 күн бұрын
Dec intii dambe ilaa shalay waankaa hadhay habo hamda quruxeey Lkn video laga bilaabo hadhimaayo Intii horena waanka daba tagayaa❤ Anaa warkuu hayee isug ❤😂
@SafaGolley-u1k13 күн бұрын
ala xamday waa kusalamay qafka labaad aan ahay xalay nabarisaay xappt👏
@nuriyamahamed17745 күн бұрын
Barigiihore wan cabsan jiray marka aaan waxbilaabo mudo dhawayd ayaaan bilaabay in aan iska joojoyo cabsida hada wax baa iqabsoomay waxna way iidhiman yihii meel ayaan kula marayaaye inappropriate maria wll
@Fardowso-m9k13 күн бұрын
Mnsha allah
@muharoble123413 күн бұрын
hamdiyey halki ad shaly tagnayd ayan manta taganahay wali wan dadalya
😂😂😂😂😂😂 bisinka deenta wax ficn ma ah ani leylka alle ha iifududeyo ls quraan xifdin sunooyinka iyo xirfda aan jecalaa inaa barto iyo tiktok iska yareeye isticmaalkiis
@ShukriShukrishino12 күн бұрын
@ ilh hakuu saqiro qaali
@nasteexoabdi169813 күн бұрын
Qlbiyey wadadii aad kasoo tagtaey baad nagu ilawdaye naga soo gaar😂