AAD AYAAN UGA XUMAHAY BAHDILKA LAGU SAMEEYAY MAAMADA.

  Рет қаралды 9,430

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

#FankaCasriga #HeesahaViral #FilimadaSomali #BarnaamijyadaMadadaalada #TikTokSomalia #InfluencersSomali #CiyaarahaDhaqanka #KartoonadaSomali #FashionSomali #XafladahaMuusiga #XorriyaddaGanacsiga (Free Market Growth)
#KobacaDhaqaalaha (Economic Growth)
#HorumarkaTiknoolijida (Technology Advancement)
#AdeegyadaLacagahaDijitalka (Digital Financial Services)
#HorumarkaWaxbarashada (Education Development)
#XasilloonidaAmniga (Security Stability)
#DibUdhykaDalka (Nation Rebuilding)
#MaamulWanaagga (Good Governance)
#DhaqahalahaBuluugga (Blue Economy - Marine Resources)
#HorumarkaCaafimayada (Healthcare Development)
#SuuqyadaCaalamiga (Global Market Integration)
#AIRevolution #KacaankaAI
#Blockchain #Blockchain
#RenewableEnergy #TamartaLaCusboonaysiinKaro
#EcommerceGrowth #KobacaE -Ganacsiga
#SpaceExploration #SahamintaCirka
#CyberSecurity #AmnigaCyberka
#SmartCities #MagaalooyinCasriAh
#SomaliMusic #SomaliDance #SomaliComedy #SomaliSkits #SomaliCulture #SomaliTraditions #SomaliNews #CurrentAffairsSomalia #SomaliCooking #SomaliRecipes #SomaliVlogs #SomaliLifestyle #SomaliMovies #SomaliTVShows #SomaliFootball #SomaliSports #IslamicTeachings #SomaliAwareness
#Metaverse #Metaverse
#QuantumComputing #XisaabintaQuantum
#5GTechnology #Tiknoolijida5G
#Biotech #TiknoolijidaBayolojiga
#RemoteWork #ShaqoFogaanArag
#AutonomousVehicles #GawaaridaIswada
#SustainableTech #TiknoolijidaWaara
#QurxintaGuryaha #NaqshadGuri #DumarkaQuruxda #QurxintaGuriga #MiisaaniyadQurxin #DhaqaaleMacquul #HomeDecorSoomaali #FikradoGuri #QurxintaGuryahaSoomaali #InteriorDesignSoomaali #NaqshadGuri #QuruxBadan #RaaxoGuri #GurigaRaaxo #FikradoQurxin #SoomaaliQurxin #DumarkaSoomaali #QurxintaMiisaaniyad #HomeDesignSoomaali #RoutineQurxinta #FikradoNaqshad #QurxintaDumarkaSoomaali #MiisaaniyadQurxinta #DecorIdeas #Gurigaaga #GurigaQuruxda #FikradoRaaxo #QurxinSoomaali #DecorSoomaali #InteriorDecorSoomaali
my social media accounts: facebook / hamdadesginer.no ------------ -------------------------------------------------- --- instgram :www.instagram.... ---------------------------- ------------------------------------ snapchat:www.snapchat.c... -------------------------- -------------------------------------- hamdi_warsame?_t=8sj7AT88R8A&_r=1

Пікірлер: 129
@Fad-p4i
@Fad-p4i 7 күн бұрын
Masha alah waruntaa mcney dumarka Somaliyed wa masakin ragenuna waxay raban inay madaxa Naga garacan alaha cafiyo abahas😢
@NastehoFarah-p4d
@NastehoFarah-p4d 4 күн бұрын
Xamdiyay shukran xabibti dadka somalidu wa indho ku garadyo qaladkana dumarka Aya lasara ragu maqaldaman
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 7 күн бұрын
Abayo masha'allah caqliga Allah kuu barakeeyo, dad badan aan arkay maamadi eeba caay ugu dareen naxariis malaha dad badan oo soomaaliya
@Shadeahamod
@Shadeahamod 7 күн бұрын
Masha Allah walshy walahy wayabana dadka duli Lajeclaa gabdhaha waxay leyihiin kujir dhib 😢wakaxumahay dadka waxay iskuraceen dulmigas
@mariamabdullah2126
@mariamabdullah2126 7 күн бұрын
MashaAllah xamdi caqliga iyo garashada Allaha kuu barakeeyo. dumarka somali inta badan waa dameer dhaan raacday. si critical ah uma fikiraan. well done ina adeertay.
@ZuwanozimanZuwanoziman
@ZuwanozimanZuwanoziman 7 күн бұрын
Really walahi dhiirigalisadayda habo mcnto aad io aad ayaad umahadsantahy sida aad gabdhaha ugarabtagantahy gabar kasta oo somaliyeed kartidaas ilahy hasiiyoo waadna ku saxan tahy fikirkaaga ilhy aqliga io reerkaba hakuu barakeeyo aamiiin yaa 🎉❤❤❤
@umurayann5457
@umurayann5457 7 күн бұрын
Hamdiyeey dhaqanka ugu adag oon leenhay waxaa kamid ah in gabdhaha caruurta lagu gumeysto hadana ninka haduu xumaado waa u samir haduu wax kufsado aamus yaanlasheegin haduu ilmihiisa dayaco meeqaa ilmahooda dayacdo asaga ma’horeeye waa dhaqan dhankasta ka xun war gabar ayuu ninkeeda dhahay waanku nacay ee gurigeyga hadaad ku so laabato waanku bireenaa xanaaquu u dhahay ee gabadha hala celiyo 4oday ayaa isu tagtay waalaceliye wuu bireeyay gabadhii meeshee gabadha hoyadeed ooyneesay dhanaca wiilkii wax bireeyay ayaa quraan lasaaray wuu waashay ayeey bilaabeen marka nin somaliyeed qaladba mayeesho dhaqankeema lakiin maxkamad aan eex laheen ayaa lawada tagi doonaa oo ger xaq ah ayaa laqaadi doonaa maalin aan maanta aheyn
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 7 күн бұрын
Mahadsanid sheekada aan nala wadaagtay... meesha ilmaha duqsi quraan laga geeynaayo... waa in lagu dayaa in iskoolka loogu dhigo maado aqlaaqda ah in ay xushmeeyaan dumarka/ dadka oo dhan... waalidkana iskoolo Seeraale ah loo furo oo lagu baro ... in ay is xushmeeyaan... jiilasha soo socda si loo bad-baadiyo
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 7 күн бұрын
Wlhi anba wn arky gabdho intii laceliyay olahaa abo ninka hygucelinin wuu iqalayaa markii laceliyayna qalay oojarjarry
@aishamawlid
@aishamawlid 7 күн бұрын
Run badan ❤wllahi naagaha comments kucaynaya mamadaan waxii kadhex dhacay may ogaayeen somalidu dameeri dhaan raacday aabuhu haduu ilmaha masuliyadooda qaadi waayo asaguna nolosha kadhacay hooyaduna rafaad badan martay so dadka nolosha sodhex martay Lama dhexgalo waxkastaa sodhexmari Kara haday maamada isdagaaleen uuficanyahay asagu dad iyo ehel buleyahay ilmuu leyahay mabadayacmeen so nice waad iihadashay xamdi dagan❤
@Dagan484
@Dagan484 7 күн бұрын
Alaylehe pointed kaas waad ka hadashaay adoon qiiro jabaananyn wallo ❤
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 7 күн бұрын
yaaaxubb mahadsanid haweenkan iyagaa halkas isdhigay mid walba waxay rabtaa duli in ay kunolato alow hano jabin kuwas thank you honey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FADUMODUALEH-i8q
@FADUMODUALEH-i8q 7 күн бұрын
MashAllah fariid xamda Habo waa runta anaga Canada joogna oo Sharigo waa sidaa wa a in caruurta la bad bad Iyo weeye
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 5 күн бұрын
hodan gabdhaha caqliga leh oo dhan baa garab taagaan thanks hamdiyeeey
@IkraanAbdishakuur-e4s
@IkraanAbdishakuur-e4s 7 күн бұрын
Aabo yaasha somaliyeed intii dayacday ubadkoda Allah u naxariisto bi aadan dhan oy dunida usoo sobabeen ayay hadana ka oohinayaan
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 7 күн бұрын
Asc hamdi maasha allaah caqliga iyo garashada allaha kuu barakeeyo wlley nimankan wey waalan yihiin qiiro japanka xaqdara iyo iney dulmi isugu hiiliyaan waa caadadod odeygan sarqaanka ah nabsi uu galay ayaa laga gooynayaa
@maariana7291
@maariana7291 7 күн бұрын
Xamdiyeey maamo hodn mowduceda intu socday waxan radinaye qof igu ra'yi ah waana waayay kuli eed iyo canaan iyo caay bay mamada isugu daraayen , balse adaan ka arkay qof igu fikir ah waliba maamada abayo qaabke u hadleyso qofki u fiirsado wuxu dareemi kara iney jiraan xanuun iyo ciil iyo xad gudub aad udaran uu asaga ku sameyay inay gocaneyso wa qof qalbiga gubanayaayo magaciisa hdey maqasho xata , wey ila saxantahy maamada mida kle cafintu ma xoog baa soomaalay waxina waa xoog iyo qasab ku cafi dulmi badnidiina, tan kle hal mid ayan isdhihi kara maamo hodan way ku qaldanan kartaa wana markey guursaneysay waxe tiri maxlal ayaan uguursady wayna shegty ina ku qaldaneyd arintas iyada ayaaba laga haaya waxasa ba ku qaldana balse isaga waxba lagamahayo .
@yuuuuga1
@yuuuuga1 7 күн бұрын
@@maariana7291 Xaqiiq waa laso cilaay abyo
@munamohamedali8643
@munamohamedali8643 7 күн бұрын
Hoyadaan qalada eeygashay ma lahan , lkn aniga waxa la yabay hooyo 15 caruur ah dhashay 13 korisay jamacado ka saaraty maxa lagu haysta abahn dad somalahan maxaa laga rabaa waxey aheed ineey Thnks dhahaan hoyadaan madamo uu asiga masuliyadiis dayacay somalida hoyada baaa sabar beey dhahaan
@hamdisrobloxchannelyay5222
@hamdisrobloxchannelyay5222 7 күн бұрын
Mashaallah great minds think alike sister waan ujeednaa faarixing ineey darbiyada madaxa kugaracayaan I really respect mama hodan raga somalidu wayisdifacaan waxeeyna nagadhadhicinayaan cabtooy hayso daryeeel usameey haday dumar ahanlaheed saa umabaqbQeeyeen
@Sahan12341
@Sahan12341 3 күн бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽bravo Xamdi isku fikkrad ayaanahay 👍👍
@saaraapdi2729
@saaraapdi2729 7 күн бұрын
My first one coment wku salamay hamda quruxey dhiga kugu jeclahy❤❤
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 7 күн бұрын
Mansha allah tabaraka raxmaan xamdi caqliga iyo kartida alle haku barakeeyo
@MumtazAhmed-o5r
@MumtazAhmed-o5r 3 күн бұрын
Mnshallah tabaraka raxman ❤
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow 6 күн бұрын
Masha allah hamdaay hadalka halkuu lahaay aad dhigtay saan kaaga bartay abaayo😘JANUARY wey dhamaatay 3 GOALS aan lahaa 2ba kamida meel fiican imaraysa alhamdulilaah KOW waa caanimo ama social inaan bilaabo Tiktok baan hal bil kaga noqday am storyteller (Black Gold) igu qoran ama KZbin shalaan bilaabay KAN LABAAD waa misaan ridis si dhib lahayn oo easy ah bishaan 2kg ku ridey muscle na waan dhistay halkaasey ani wax imaaraan bishaan wax badanaa iga qabsoomay walle
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 7 күн бұрын
Masha Allah tabaraka you are saying the true
@IstahilAdan-vz2nd
@IstahilAdan-vz2nd 7 күн бұрын
Fariid batahay hamday raga ayaga iskuhilinaya marku mid ayaga kamida nolasha kadaco qiro jaban iskuridayan meqa dumara ragodi xumeyey may ukacan cadalad mawadan dumar hadan nahay an istagerno markasa ragu saxiga kenayane
@MumtazAhmed-o5r
@MumtazAhmed-o5r 3 күн бұрын
Alaha alligator iyo kartida ku barakeeyo❤
@MumtazAhmed-o5r
@MumtazAhmed-o5r 3 күн бұрын
Alaha caqliga iyo kartida ku barakeeyo❤
@FathumoMohameth
@FathumoMohameth 7 күн бұрын
Wllhi qaali isku fikir ayaa nahay sheekada bilowgeeda markn arkey Ayaan ba sii sheegay khaldku inuu isagu l3eyhy lkn dadku waa indho Ku garaadle waxey arkaan ayy xugmiyaan lkn hadaan ahaan lahayn sheekada dad dhinac walba ka fiiriya khaldka cida le waan garan lahayn mideeda kale majiro wax bilaa sabab ku imaadey markaa quruxeey waan dhageystey dad badan oo falcelin kasoo bixiyay laakin dhamaan wey icajabin waayen sida ay ooga soo bixiyeen oo dhamantod meel dheerna wax mayna ka fiirin kaliya hadalkisi ayy ku koobmen mrkaa waxaan sheekadan ka dhihi lahaa walhi hooyadey ayyaa usheegayba oo ku dhahy dadku waxbey sheegayn wixiina fiiro dheer Kama haystaan mrkaa adiga ayaa noqdey qofkii ila dareemay waxaan dareemayy asaguna waa aabo soomaliyed ilaahy danbigisa hore ha dhaafo noloshisana mid caadiya ha ooga dhigo mrkaa ina adeerey runtii fieldigad dooratey aad ayaa ugu soo baxeysaa ms loyar xamda intaad noqon Ayaan runtii kuusii qirey dadka yar ee meel dheer wax ka fiiriya ayaad ku jirtaaaa keep going quruxeeey never give up waxaad ii caddeysey runtii dadka dhamaan hadey isku wada dhinac noqdaan oo ay isku wada fikir noqdaan hadaad adigu ka duwanthy marnaba haku raacin taaseyna farxadu kuugu jirtaa any way ilaahay haku barakeeyo quruxeey
@muunaqaali1085
@muunaqaali1085 7 күн бұрын
Aqiiq wlhi qofka marki is badali waaya laga dhaqaajiyaa
@MumtazAhmed-o5r
@MumtazAhmed-o5r 3 күн бұрын
Alaha caqliga iyo kartida ku bara keeyo❤
@nimasahal8599
@nimasahal8599 7 күн бұрын
MASHALLAA SAX QALAD BAA LAGU HAYSTAA
@EsmahanIsmail
@EsmahanIsmail 6 күн бұрын
Mchllh hbryar ale caqliga wanagsan iyo codkarnimadaa ale hKu siyadsho inta wax ma garatada ale haso hadeeyo❤❤❤❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 7 күн бұрын
Jah hdlkaaga sidaaa umaxadruu igu socday alaha kubarakeyo gacalo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 күн бұрын
Mansha Allah 15 carur hoyada dhashay easy mahan ilahay ha u gargaro wax ma dayici karto 😍
@fowsiahashi
@fowsiahashi 7 күн бұрын
Xamdi byo odayga nabsi baa hayaha hodan wa karti badan
@starspeaker809
@starspeaker809 7 күн бұрын
Sax Walaahi mansha Allah odeyga isagaa nolosha iska riday naagaha naasaha comentiyada ku garaacaya ayaan la yaabay
@libinabdiwahab2698
@libinabdiwahab2698 7 күн бұрын
yes that true ❤
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 7 күн бұрын
Mashallaha Haa
@safacarab2116
@safacarab2116 6 күн бұрын
Xamdi Allah ha Ku xafido dadkane xaqa Allah ha tuso
@Asmaaaaaaaaaaaaaaaa3
@Asmaaaaaaaaaaaaaaaa3 6 күн бұрын
I agree with you 💯 ❤
@hoodorayaan7338
@hoodorayaan7338 7 күн бұрын
Allah caqliga hakuu barakeeyo xamdiyeey qlpi ❤
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 6 күн бұрын
Xaqiiq wllhi taas😭
@faisaahmed6061
@faisaahmed6061 7 күн бұрын
Waan run taas aad kahadashay
@ramlaismail7516
@ramlaismail7516 6 күн бұрын
Waa hooyo adag hodan oo waliba fariidnimo iyo dumarnimo u dheertay
@CabdiKarin-v4l
@CabdiKarin-v4l 7 күн бұрын
Walahi waa su.aasha comantiga igu qorey waanba yaabey gabdhani ninka ma dhilin ilmihiisa bay u taalaaa in ay keer gareyan lkn Sawir ayada masuul kama saarna
@halimahassan9704
@halimahassan9704 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤ well say I believe hodan had a hard life and he was a selfish man wouldn’t divorce her so she can be with the one she loves 😢
@Xalimo421
@Xalimo421 7 күн бұрын
Runtaad sheegtay👏🏾👍🏾Runta iyo xaqa Ilaaha nagu jecel.Ilaahey ha caafiyo koleey wa Nin dhibaateysan'e'
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 4 күн бұрын
Jah tan mrkaan arko waan isdhiibaa❤
@CanabShirwac-j9r
@CanabShirwac-j9r 7 күн бұрын
Nin walba oo gabar maskiina oo daacad ah dayaca, dhibaateeya,ka oohiya,dulmiya, aflagaadeeya Ilaahay dayacaan oo kale ha u damaysiiyo.
@Indhouron-o9z
@Indhouron-o9z 7 күн бұрын
Ala kijecliya xamdiyey ❤ruumi channel oeheyd gabar an jecla sidey uhadashey ima cajabin
@khadraali8373
@khadraali8373 7 күн бұрын
Fariid intayar oo aan tirsado baadkujidhaa matihid kuwa uxadreeya xaasidkoda oo nin Somaliyeda gar iyo gardaraba isuhiiliya dumarkana iskudira tiiduliga xajinweydana isugutaga say aamusiyaan denbiilana ugadhigaan Hamdiyey noolow
@CutiyaAli-q6h
@CutiyaAli-q6h 6 күн бұрын
Waa run xamdiyey raga somliyeed yga qayral masuulina mRkase dumarka xganayan
@MyGoalisJannah
@MyGoalisJannah 6 күн бұрын
Mashallh Mashallh ❤❤❤
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 7 күн бұрын
Hamdiyey hodan dambi malaha ciilkii iyo calolxumadii 35sano kabadan ayey dulmigaas u adkeysatay dadkan cawaanta ah ee waxmagaratada ah qiiro japanka waa lagu yaqaan
@SalmoSanag
@SalmoSanag 6 күн бұрын
Wlhi raga soomaliyeed waaka yaabe wr maxaa qaladka iskugu raacdaan uf xamdiyey rabi caqligaaga hakuu siyaadiyo nagahan nimanka udaba dhaqaayow Edeb yeesha
@feis9082
@feis9082 6 күн бұрын
wan idin jeclahay nimanyahow sida waxa aan bartay si aan idiin baro mahadsanid
@FathumoMohameth
@FathumoMohameth 7 күн бұрын
Ayyy jah qaali loyar waad uqalantaa runtii
@Liveloughlove35
@Liveloughlove35 7 күн бұрын
Dhacdadaan waxaan kabaran karna handadaada nimanka soomali😊
@ilhanalii3872
@ilhanalii3872 6 күн бұрын
Maamo hodan waa wuu bahdilay oo wuuu dhibay waana qof adag lkin Somali hadan nhy dumarka in madaxa loga istaago umban rali kanahy lkin raga iney carodan xita marabno in ladhibo iska daaye hadana odayga waxbo kumey sameynin nolashisa umbey kabaxde hamda xaqiiqada laga wareg sanayo aya kahadashay kusoco
@mariamahet864
@mariamahet864 6 күн бұрын
Hbbti kula filir ban ahay aniga Odaygan nabsi hore usoo galay aya laga jaraya.khamrina wuu u udheeryhy isag nolosh ka dhacay Lkn caruurti si walba abhaood ha uxumada wa inay abahood hagajiyan baya ahayd lkn hodan fanbi kuma lahan nin ka weyn nacday wey soo tuurtay Imisa naag la cumeyay meelaha ma qeyliya oo ilmahoodinlaga qatay cidna uka doodi Raga wey isku doodaaan
@TasniimDaaniya
@TasniimDaaniya 7 күн бұрын
Wlh runta ka hadashay manta abooyin badan o ilmahoda yacayen aya buuxo 😢
@AsiaGeedi
@AsiaGeedi 6 күн бұрын
Talo walalnimo xamdiyy abyo waxaa tahay gbr aad u wanaagsan anaga dumar ahaana wax bdan na bartay siba aniga waxbdan ayaa ibartay . Taladu waxay tahay abyo falaqayta dadka armay danbi kugu noqotaa oo mlinta akhiro laguwaydiyaa sabbto ah mabanana . Dhiriglintena iyo routine iyo acoustic iyo koriimada aroorta
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 7 күн бұрын
Iney iska furto ama eey bananka dhigto waa caadi lkn waxaa ila xun ilmaha in leysku adeegsado si kasto ninka isugu xumaada lkn caruurta waa in aabahod eey xariiriyan xitaa xumaanta idin dhexmarta ilmaha looguma sheekeeyo mida kle maamada waxey ku sameyn rabtay kuba sameysay oo waaba eey aarsatee marki shalay la wacay ee la yiri censer baa ku dhacay wlhi sidey uhadashay kibir baa ku jiray midna ogaada cafiska ayaa marwalba fcn ani se maamada waxaaba igala daran ilmaha waa weyn ow dhalay baar adeegooda😢
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 7 күн бұрын
Gabdhiisa oo hadleeysaa arkay oo leh aabe soo guri sokuma haysan soo adi imadiidin hada walashiis ayaa laku ogaa
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 7 күн бұрын
Odayka hada nabsi ayaa meel shaas dhigay
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 6 күн бұрын
Nabsi iyo wuxuu galay anaga ma ogin ninkaas iyo naagtaas wixi so dhex maray alle un baa og qof walba wuxuu rabo ayow inoo sheegay lkn waxa cad ayaa ah aabo xanuunsan misana bananka qabow jiifa ilmahiisa oo dad waa weyn ah qaarkod ilmo dhaleen in eey aabahod dayaceen wlhi xitaa gabadha weyn ee faadumo la dhahaayo ow dhalay manta ayan tiktok ku arkaayay magaca ninki ahmed ahaa bey wadatay oo magaca aabaheyd wey ka tagtay marka wax bdn baa ka qaldan se alle ban u deynay
@farxiyamalin
@farxiyamalin 7 күн бұрын
Labo shay ayaan wadaa alxamdulillaah ❤
@SamiraSaeed-r6l
@SamiraSaeed-r6l 5 күн бұрын
Xarago ku nolow❤❤❤
@aminasaid7006
@aminasaid7006 7 күн бұрын
Aniga hodan wN dageer sanahay naag nool waaye
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 7 күн бұрын
Naagahaan sabiisja weeyn ee qoyantaa ee dabadhaashaleeynaya nimanka waan layaabaa sifiican ayaad uga hadashay
@laylaabdu2616
@laylaabdu2616 7 күн бұрын
100% ❤❤❤
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 6 күн бұрын
Ninka hadlaya baab ciil iga haya wlhi waa kuwa dumarka gumaysta oo shaqada guriga aminsan inay gabar loo gu talo galay
@JuweeriyaOsman
@JuweeriyaOsman 6 күн бұрын
Waaaw mashalh xamda libaxo❤❤❤❤❤😂
@HibomahamudHibomahamud
@HibomahamudHibomahamud 7 күн бұрын
Xamdi wad idaweysay❤❤❤❤
@sulekam1806
@sulekam1806 7 күн бұрын
Subxanalah hodan haday banaan ka u saarto xaqay u leedahay🎉🎉
@BadsSulayman
@BadsSulayman 7 күн бұрын
Wlh waa runta xamdiyeey 💯
@Shadeahamod
@Shadeahamod 7 күн бұрын
Walahy mamadan waa ugaraby wayo afkisu kayiri khamrigan cabaa
@fadumafarahahmed1031
@fadumafarahahmed1031 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habiboali4146
@habiboali4146 7 күн бұрын
Mansha allha wan runata abayo
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 6 күн бұрын
Daahirka xitaa wuu ku raacsan yahy khaladka odayga maamo hodan ayuu ka soo horjeda lkn wlhi way iska celisay
@IndhaHodan
@IndhaHodan 6 күн бұрын
❤❤❤❤
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 7 күн бұрын
Dulayste akhiro iyo aduuunba halaagbaa udanbeya lkn abahan nabsibaa kamuqda
@ZeinabIbrahim-j7i
@ZeinabIbrahim-j7i 6 күн бұрын
Naa naag noolbaadtahy inder qalpi
@anisaadam4383
@anisaadam4383 6 күн бұрын
✅️✅️✅️❤❤❤
@ShukriShukrishino
@ShukriShukrishino 7 күн бұрын
Ilmo aabohood anfici waayay wllhi kuma anfacayaan
@IndhoosAhmed
@IndhoosAhmed 7 күн бұрын
Gabar ayaa ii sheekeysay umulisa ayay aheyd wxay tiri isbitaal ayaa gabar fool ah noogu timid hadib nikeedii oo taqsiinta afka da daadaneyso ayaa yimid wxn ku dhahnay gabadhaan fool waayee wx yar udhiman wx la siiyo ukeen oo caag biya maanga ah usoo gad wuu diiday jaadkiisa iscunaaayaa kadib dhaqaatiirtii ayaa caawiyeeen familkeeda loo wcay 2 sano kadib ayadoo uur labaad uleh ninkii biyaha inuu ugado udiiday utimaaday isbitaalkii wxay dhahday waan yaaabnay
@fardowsa4389
@fardowsa4389 7 күн бұрын
Ilaahay ka baq aabahaa saas ma rabtaa
@Fartun-z1g
@Fartun-z1g 3 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤😂
@WacanFarah
@WacanFarah 7 күн бұрын
Xamdiyey abyo way jiraaan kuwa badan lkn noloshaaba sidaa ah wixii lasobandhigaan aragnaa anaguna markaa ilahy dadka xaqa hatuso
@IfahAwad
@IfahAwad 6 күн бұрын
Dumarku meel dheer wax kma arkn raguna arxan maleh😢
@almaleon.m
@almaleon.m 6 күн бұрын
Hodan star danbi maleh odaygu isaga nolosha kudhacay oday cabtooy ahay
@CutiyaAli-q6h
@CutiyaAli-q6h 6 күн бұрын
Xamdi arg ilahy ilka hay fariid waasidas isbedlku waa qaali
@NimoAbdi-il4um
@NimoAbdi-il4um 6 күн бұрын
Waa khalaad inaay mamadan la keeno meeshan may ahayn, somalidu ruunta iskumasheegto ninkaani isaaga ayaa isbiiyey raguna marka horee naagta waxyeel oo nin baad tahay sidee isku leeyahin ayeey jar Ka dhacaan that is a fact. Markey dayacayan ragu xaskoda iyo caruurtida la ma yidha Ka daa oo khalaadkisa lama tuuso marka danbena gabadha ayaa dambiiga lasara, ma khamrilee ayeey guriga kuhaysan lahayd😢😢😢😢😢
@QALAM24
@QALAM24 6 күн бұрын
KZbin channel kan waxa lagu baranaya luqada carabiga fadlan naso booqo
@SihaamCabdisamad-q7w
@SihaamCabdisamad-q7w 7 күн бұрын
Habo wanku salamy waxan kamidahay gabdhaha kugu xiran intan sonolaa imaso marin sanad iga bararug badan sandakan wa ilahay mahadii adii an adiga kumartay shekadan kor wanka arkay lakiin waniska jojiyay inaan waxaan dani igujirin waqti kulumiyo hadaa iguhareysaa sicaqliyeysana wad aga hadashay lakiin dadka qaar kumafahmayaan waxan ahay 18 waqtigeeda uxisabsan yahay ilahay kasokow adiin dhiranaan ka helaa isbadal qurux badana wan rajeeynaa
@fatxiya8881
@fatxiya8881 6 күн бұрын
Hamda miro jono hamda caqiley jecliya hadalk go.anak leh
@fali2695
@fali2695 7 күн бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤
@JuwyriyaMuumin
@JuwyriyaMuumin 7 күн бұрын
Waan kula qaba xamdiyey waa nabsigii uu galay oo so daycay caruurtiisii uu ciily ayuu hadana uu jacayl siin waayay xaaskiisii iyo awlaadiisii
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 7 күн бұрын
Hooyandan somalie waay saxantay😅😅😅😅😅😅😅😅
@LaylaAxmed-y6h
@LaylaAxmed-y6h 7 күн бұрын
Asc hooyo seetahay
@malinabdi2315
@malinabdi2315 7 күн бұрын
Oo hadii dad kala tagey leysku qabanaa maa Maxamed Hani loo qabto? Waata waalatee oo silacaas ku jirtee. Xamdi wllhi qof idaweeyaba adaa kaa arkey. Naago qooqan ayaaba madaxa igu dhiftey ciil aan jiq ahaaa😂😂😂😂
@asmamuuse1373
@asmamuuse1373 7 күн бұрын
Dulayste wax garabsisa qoyan hadi laka tago miya laysjijdnya qofkan wax isku kinkentay 3 waydhabtay waxan arka hooyo gulaystay oo ubadkedi korstay
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 6 күн бұрын
Waxaan ku jiraa dadka maamo hodan taagersan
ROUTINKA MANTA. NADAFAD IYO QURXIN
9:07
Hamda Home Decor
Рет қаралды 4,8 М.
MAXAA NOO QABSOMAAY BISHAAN?
17:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 5 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
dibato  aad u  xun kudcaty abahs ilaahay  ugargar
23:31
xanaan Noor
Рет қаралды 152
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 142 М.
HOYADA SOMALIYED AYADA NOLASHEDA KU AH (CADAW )
16:49
Hamda Home Decor
Рет қаралды 33 М.
QOFKA AAD RABTO SIDEE KU NOQO KARTAA
18:31
Hamda Home Decor
Рет қаралды 6 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН