Qofku muxuu ASHCARI ku noqdaa?(Sadex Qaybood) =Sh Xassaan

  Рет қаралды 25,986

Qalaafe Media

Qalaafe Media

3 жыл бұрын

Пікірлер: 61
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Qalaafe Media goos gooskan aad ayaa ugu mahadsantahay, faido iyo aqoon balaaran ayaa laga faaidayaa, Baraka Allahu fiykum dhamaantiin
@samatarsaid5755
@samatarsaid5755 3 жыл бұрын
ماشاء الله كلام نفيس قيم، فجزا الله شيخنا العلامة خير الجزاء و أحسن إليه. و بارك الله في الناشر أيضا و أثابه على نشره للخير.
@abdiaziiznour1749
@abdiaziiznour1749 3 жыл бұрын
آمين
@Aj-4278
@Aj-4278 Жыл бұрын
P pppppppp
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah, Ilaahay hakaa abaal mariyo Anagana hanugu anfaco
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 2 жыл бұрын
allaha ku barakeeyo cimrigaaga allaha dheereeyo waliba si dhaaco leh...
@aadanshiimoy2435
@aadanshiimoy2435 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@jamacmaxamed5905
@jamacmaxamed5905 3 жыл бұрын
maashaa allah
@ibraahimgacmadheere9242
@ibraahimgacmadheere9242 3 жыл бұрын
M.allh waa mas.ala aad umuhiim ah
@xamsecali7927
@xamsecali7927 3 жыл бұрын
Alle khayr hasiiyo sheekha wallee waa nin wax akhriyey qayrkiina ka badiyey
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 3 жыл бұрын
Jazakalah aqii Shiiq Allaha noo xifdyo
@abdiaziizshoblemohamed8743
@abdiaziizshoblemohamed8743 3 жыл бұрын
Allow ku xifdi sheeq xasaan.
@samowade1300
@samowade1300 3 жыл бұрын
Waa su'aalee sheekhu waxa uu yiri hadda ka hor ashaaciro waa gaalo , haddana waxa uu yiri imaamu nawawi waa ashaaciro, Hadaba ma gaalbaa sheekha aktiisa mise xukunkaa ma qabto imaamu nawawi , inleyga jaahil baxsho waan jeclaan lahaa .
@zaki6726
@zaki6726 3 жыл бұрын
Wll imaamu nawawi iyo ibnu xajar al casqalaani ashaacirada liiskooda ayay ku darsadaan oo wey sheegtaan balse iyaga kama mid ahan mas’alooyin yar un bey iska waafaqsan yihiin sida ta’wiilka sifaadka alle iyo masaa’il kale waana Khalad Ka dhacay culumadaas allaha haka dhaafo gaalnimana laguma xukmin karo waa ijtihaad ama dadaal ey sameeyeen culumada oo idilna waa isku waafaqsanyihiin ineysan ashaacirada Ka tirsaneyn waa garatey ayaan umaleynayaa
@zaki6726
@zaki6726 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pIbMmJeLbNOIbs0 الشيخ ذ. عثمان الخميس سئل عن الأمام النووي هل هو من الأشاعرة
@zaki6726
@zaki6726 3 жыл бұрын
@Darucilmi channel Alxamdulilah ilaah baa iwaafajiyey daalibul cilmi un baan iska nahay Alaha noo fududeeyo cilmiga barashadiisa
@samowade1300
@samowade1300 3 жыл бұрын
@@zaki6726 waxa aad leedahay imaamu nawawi ashaaciro kama tirsana , sheekh una waxa uu leeyahay waa ashcari , oo waxa laga helay sedexdi qodob ee u khaaska ama ugaarka ahaa ashaacirada oo firqooyinka kale uga soocneed oo qofki laga helo waa shcari la oranayo , marka waxa aanan fahmin ma codka sheekha ayaad na dhageysan mise anaa faham xumo iheysaa.
@samowade1300
@samowade1300 3 жыл бұрын
@@zaki6726 waa fahmay hadalka sheekh cuthmaan al khamiis , hadalka sheekh xassaan iyo sh khamis dhinac uma WADA socdaan ee waa uu iskhilaafsanyahay , sheekh kamiis waxa uu leeyahay nawawi iyo ibnu xajar ma ahan ashaaciro asagoo sheegay in ay masaa'Isha qaar ku waafaqeen hadana lama oran karo ashaaciro ee waa ahlu sunnah . Sheekh xassaana waxa uu imaamu nawawi ka yiri waa shcari , oo waxa laga helay sedexdi qodob ee u gaarka ahaa ashaacirada . Marka LABADA hadal is doonan maayaan ee waa ay iskhilaafsanyihiin .
@user-tu3mc6fz9i
@user-tu3mc6fz9i 3 жыл бұрын
Sheikha wxan ka codsaneyna ka arday ahan inu kitaab noga qoro العلوالله سبحان الله وتعالى
@jibagale30magan46
@jibagale30magan46 3 жыл бұрын
كتاب العلو الا العزيز الغفار. pdf. waad helin ku qor net-ka
@al-irshaadmedia7098
@al-irshaadmedia7098 3 жыл бұрын
imaam Bukhaari Kitaabkiisa Towxiidka ee Labada Mujallad ah Kiisa Udambeeya oo dhan Wuxuu Kaga Hadlayaa Sarreynta Alle Xissan wa Daatan
@cabdulqadirahmed9635
@cabdulqadirahmed9635 Жыл бұрын
Laatud rikhul absaaru wahwa yudrikul absaaru wah alladiiful alkhabiiru
@cabdiikaysemahamed9679
@cabdiikaysemahamed9679 2 жыл бұрын
Sheekh murja ada noo sheeg waa qoladee
@abdideckhersi5392
@abdideckhersi5392 3 жыл бұрын
Sheikhu ma fahansana faniga uu rabo in u ka hadlo e caqiidada Ahlusuna Al ashacira waxa fiican in u wax daraaseeyo inta uusan wax ka sheegin warkisuna Waa is baranbarey
@muslimomacalinmaxamuud1405
@muslimomacalinmaxamuud1405 3 жыл бұрын
Ashcari maxa waye walalow
@mohazat5009
@mohazat5009 7 ай бұрын
Xaqa marka lagu sheego iska qaado Ahlu sunnaha soo raac
@ahmedmuseisse9974
@ahmedmuseisse9974 3 жыл бұрын
Saddexdaaa masalo waxuu asagu ka qabo maanlawaydiiyo
@drsbisharochannel7084
@drsbisharochannel7084 3 жыл бұрын
Igu soobiir SUBSCRIBE waa xagiina asxaabey
@faridfarid6561
@faridfarid6561 3 жыл бұрын
WAA IDAA SA ALAKA CIBAADII CANNII, FA INNII QARIIB.....
@xaazim8663
@xaazim8663 Жыл бұрын
Ashaaciro waxaan raba inaan ogaado hadey gaalo yihiin
@FLORIDAHO
@FLORIDAHO 3 жыл бұрын
Nin sheikh ah oo aan fahmanynin aragta oo adunyadan mahan aragta oo la aminsan yahay lee. Dodan wa doda oo mulxidinta oo kale oo didha yaan Allah subhanu wa tacala. Iney aa isku dayo inan fahmo siddo qafku uu arkayo ilahay jala jalalu waa baxar weyn oo wilba qofki oo aminsan ilahay waa khalaqa oo kale waxyabo aa ka qaladsan. Ilahay musliminta wey arki donan lakin bila keyf, sawabto ah gees ama kor iyo hos wa wax oo ku sabsan qafka la aburay. Ilahay ha cafiyo dadkan oo iska hadlayan laaking fahm aa hesanin
@xidaarxashi9262
@xidaarxashi9262 3 жыл бұрын
Qolooyinkaa horto soo ma rumaysna in la isa soo saarayo qiyaamada oo la is xisaabinayo, sheekh intaaas aya kifaaaya ah, malaayin ayaa rumaysneen qaacidadaas oo mushirikiin iyo mulxidiin iyo nasaaro iyo kuwa badan. Marka wixi kalo yaryar wa ijitihaad halagala xisaabtamo axsaabta DAFIRAYA ASAASKA DIINTA IYO IIMAANKA
@cabdiikaysemahamed9679
@cabdiikaysemahamed9679 2 жыл бұрын
Xasaan waa nin cilmi nadan
@wallkawayn5363
@wallkawayn5363 3 жыл бұрын
ashcari mx waye aqaayre👀
@unknownsourceofficial6215
@unknownsourceofficial6215 Жыл бұрын
Waa culimda islaamka
@user-jj3xr5fx2c
@user-jj3xr5fx2c 2 жыл бұрын
Wahaabiyana hal astan wana جلوس الله وقعوده على العرش
@abdirizaqmohamed7436
@abdirizaqmohamed7436 Жыл бұрын
Waad buktaa Allah haku caafiyo wllka muslimka ahaw
@mohazat5009
@mohazat5009 9 ай бұрын
Beenale aya tahay walahi marnaba ahlu sunnuhu ma dhihin waxaas oo kale lkn waxa ay idhaahdeen in ilahay Swt uu carshigiisa ka saramaray sii isaga (allah) uu qalanta
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 жыл бұрын
imaamu nabawi ma Gaalba hada ileen ashcariga shuruudahaas laga helo waa gaal ayuu yiri shiekh xassaane🙄
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 2 жыл бұрын
xasan ashcari ayuu u duceynayaabee. lkn salaf wa weyn oo gaaleeyaa jira salafku wa isku qilaafeen gaalaysiinta ashaaciro
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 3 жыл бұрын
Allah caqli yaraa laakiinse waxaa kaa caqli yar ku waan cawaamta ah ee kuu nacamleenaya الله كريم. عاملك الله بعدله ياحكم باعدل ياالله
@samatarsaid5755
@samatarsaid5755 3 жыл бұрын
Nawawi way udhamaatay hhhh
@graadhobire5535
@graadhobire5535 3 жыл бұрын
Sheeq sunigii ayaaba isku dhagan maalin kasta qaar la leeyahay waa gaalo ashcar axmadi iyo shiici tabarba ma anaagaba u hayna.
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Sheekhan anigu matageersani lakiin; waa xariif warka cadayn yaqaana.😂😂🤣
@user-mg6yc5fr8q
@user-mg6yc5fr8q 11 күн бұрын
Waxan leeyahay oo aan ogahay in imaamu nawawi ashacari aha,ibnu xajarna ashacari ahaa, culumada muslimiinta oo cilmigooda ilaahaay barakeeyey wa ashaaciro alx, inan ashacri ahay wan ku faanaa, culumo ima ahan ibnu taymiyah,ina abdi wahab, ibnu baaz, cuthaymiin, iyo xasaan .
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 3 жыл бұрын
Ashaaciro waa gaalo imaamu nawawina waa ashaaaaaaaaciro.... hhhhhhh Marka aad adigu isu jawaabayso ood isburineyso waa iska sidaan!!! 🤪😜🤪😜
@faridfarid6561
@faridfarid6561 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣waa siddaas ninkaan
@habraactv3799
@habraactv3799 3 жыл бұрын
Waxaad kala fahantaa qofka iyo jamacada " waxa aad jamaaco ku takfiirida markaa afraada lagu takfiirin karun
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 3 жыл бұрын
ليس كمثله شيء وهو السميع البصير Waan Ka Xumahay Jahligaaga darteeda inaad isla barbardhigeyso khaaliga iyo makhluuqi uu abuuray..... ولم يكن له كفوء احد
@mohamedabdinur4709
@mohamedabdinur4709 Жыл бұрын
Waa beentaa ma qabaan
@mohamedabdinur4709
@mohamedabdinur4709 Жыл бұрын
Ilaahay ka cabso xasaanow waxaas Ashaaciro maqabto
@abdiasiis6505
@abdiasiis6505 10 ай бұрын
Ahlusuna wal jamaaca beentakadaa h waxaa kugu filanوالله خلقكم وما تعملوا ن
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 2 жыл бұрын
Qaa in ayaa tahay dad ka daa been ta Shaydaan yahahow
@abdullahiahmed3004
@abdullahiahmed3004 2 жыл бұрын
Doqon xuun
Towxiidka ku dhag Shirkiga iyo Wadaadxume iska ilaali Sh Xassaan
23:22
Hot Ball ASMR #asmr #asmrsounds #satisfying #relaxing #satisfyingvideo
00:19
Oddly Satisfying
Рет қаралды 22 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Imaam Nawawi Salafi Miyuu Ahaa Misa Ashcari? || Sh. Xassaan
14:19
Daarul Xadiith
Рет қаралды 14 М.
Wahaabiyaddu Maxay Ku Khaldantahay?
25:16
Haatuf Online
Рет қаралды 13 М.
sheekh axmed yare || ashaaciro ya weeye? maxey na ku khilaafsan yihiin
19:36
Kheyr Faafiye Media
Рет қаралды 3,6 М.
Taariikhda Imaamu Bukhaari | Allifaha Saxiixul Bukhaari | Sheekh Saalax
34:26
Ashaaciro ma gaalaa mise waa muslimiin
17:19
Qalaafe Media
Рет қаралды 94 М.
CILMIGA FALSAFADA(PHILOSOPHY) WAA MAXAY IYO SAMATALIS HEILLE
23:15
somali media of minnesota
Рет қаралды 39 М.
Hot Ball ASMR #asmr #asmrsounds #satisfying #relaxing #satisfyingvideo
00:19
Oddly Satisfying
Рет қаралды 22 МЛН