QOLKA JIIFKA KA DHIGO QOL BOQORTOOYO | sidaan hadaa u hagajiso nasiina ku daremeysa

  Рет қаралды 15,363

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 83
@halimadalel5689
@halimadalel5689 3 жыл бұрын
Jiifka hadi lagu sameye noo soo sheg halka lagu same sameeye
@abdulnassersheekhhassan1317
@abdulnassersheekhhassan1317 3 жыл бұрын
بارك الله فيك دكتورة
@ismahanabdirahman1536
@ismahanabdirahman1536 3 жыл бұрын
Masha allh abyo qolka caruurta noso gali
@jihaan8318
@jihaan8318 3 жыл бұрын
Daaha grey ku qurxanaa ama white but the way beautiful waaye abaayo 👍👍❤️
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Sxbe isku dooq maa nahy maogi 😁 waxad soo galiso dhan waan ka helaa❤❤ masha llah abyo allah ku barakeyo
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 3 жыл бұрын
Mashaa allah Dr idil
@aasiyaanafarax6973
@aasiyaanafarax6973 3 жыл бұрын
Masha allaaah ustaaad waad ku mahad san tahay taladada iyo dadaalka
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Masha alah cadi ma aha somaliaya nabada alaha usooceliyo
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 жыл бұрын
Maaasha Allah Rabbi hanoo kaa xafido abaayo jazaakalaaah xapipti
@sahrahassan3103
@sahrahassan3103 3 жыл бұрын
Abayo allaha ku barakeyo macanto ku daren hurdo raaxo badan iiga faidee plz meesha lagaga sameyay waa run alabta wadankenaa tayo badan
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Wcs walal idil masha allah qurux yaro dagan waye hurdaba iqabatay marka dawaday go iyo bustah wan kahelay xagee kaso ibisay
@umalkharahmed7597
@umalkharahmed7597 3 жыл бұрын
Msha llah allah haku barakeyo
@sumeyrahassan7649
@sumeyrahassan7649 3 жыл бұрын
My role model masha Allah😍😍😍😍
@bulsho1697
@bulsho1697 3 жыл бұрын
Masha Allah xbbti keep going
@umusafwaansom6424
@umusafwaansom6424 3 жыл бұрын
Masha allah, Dr idil aad umahdsan thy qaali
@xamdiaxmedeey9937
@xamdiaxmedeey9937 2 жыл бұрын
masha allah abayo
@abuibrahim2921
@abuibrahim2921 3 жыл бұрын
Masha allh drs
@muniiramuhamed1855
@muniiramuhamed1855 3 жыл бұрын
Masha Alaah wx yr oona kuqurxinayo qulkaga shukran abyo idil
@shukriabdiaziz6440
@shukriabdiaziz6440 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shukricumar4476
@shukricumar4476 3 жыл бұрын
Goa sarirta xgee ka soo gaday
@princessamina9363
@princessamina9363 3 жыл бұрын
Jiifkeyga gray waye fav color
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Wow! 😲 I liked wlhi loved 💕
@fatimamukhtar4779
@fatimamukhtar4779 3 жыл бұрын
Abyo mhdsanid noso badi insha allh❤️
@haliimasadiaaabkow7533
@haliimasadiaaabkow7533 3 жыл бұрын
masha allah abyo
@rahmaisak4240
@rahmaisak4240 3 жыл бұрын
Barakallaah fii baytik Idil Qaali
@fatimahooda5507
@fatimahooda5507 3 жыл бұрын
Mashallaaah queen eid Mubarak
@user-sl4wm9zz3q
@user-sl4wm9zz3q 3 жыл бұрын
wlhi qurux ka dhigty masha Allah
@haboonabdullahi6155
@haboonabdullahi6155 3 жыл бұрын
Masha allah
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 3 жыл бұрын
Masha alah 😍😍😍😍😍😍😍.
@leylaladan946
@leylaladan946 3 жыл бұрын
Masha.allaah
@maryamomaxmed6375
@maryamomaxmed6375 3 жыл бұрын
My role model🥰😘😍
@sowdaali8728
@sowdaali8728 3 жыл бұрын
Thnk you abyo waan sugaaye wlahi
@AaminaQaali
@AaminaQaali 3 жыл бұрын
Masha allah walashey
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 жыл бұрын
Masha allh
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Masha allah abayo idil gacanta aqli gurigaga dhamaan ilaah haku barakeeyo, wlhi ilaah dartiis kujeclhy mcnto
@nazkhadar6352
@nazkhadar6352 3 жыл бұрын
Mash allah❤️❤️❤️
@adoontialle2528
@adoontialle2528 2 жыл бұрын
Saxibey cadi matihid saxan sad u isticmashay masha allh kudayasho mudantahay Thanks
@cookingmemo3189
@cookingmemo3189 3 жыл бұрын
Mnsha allh abaayo idiley mrkd jiifka io fadhiga nosoo galisid aad ayaan ujclhay sidad noogu dhiiri glisid dlkedna allbahan ookle in aan kaheli krto mhdsanid qaaliyey vedioa noocan ookle ah nosoo badi meelha aaalabhan lga heli krna qofka aan muqdsho joogin hdad nooso glin krtid noosoo gli qaali guuleyso waligaa
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 3 жыл бұрын
Masha alh wa qurux
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@user-rt4jq7jx1v
@user-rt4jq7jx1v 3 жыл бұрын
ما شاء الله اختي الغالي حلو كثير😍👭❤️🇸🇴👍👌
@xabiibadeeqa4258
@xabiibadeeqa4258 3 жыл бұрын
Mnshalah drs idil alaha kuxafodo
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 3 жыл бұрын
Wlh aad baan oga helaa qaabka aad wax u sharaxdo iyo kalarada reer magaal laad isticmasho
@asmaali4391
@asmaali4391 3 жыл бұрын
MashaaAllh
@missikraam661
@missikraam661 3 жыл бұрын
Meesha lagu smeeyay nala wadaag abaayo
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 3 жыл бұрын
M.a drs 😘
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 3 жыл бұрын
Hore usoco mcntoo
@hamdiabdi6097
@hamdiabdi6097 3 жыл бұрын
Mansha'allh inaba cadi maha dookhagu
@laylalife7209
@laylalife7209 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo 😍❤️
@abdullahisabriye8361
@abdullahisabriye8361 3 жыл бұрын
Masha Allah sariirta Mar walbo planket inuu ku firaashnaado wexey qeyb katahay istareexa jiifka
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 3 жыл бұрын
Asc abaayo kwrn xld seetahey Maasha Allah
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya subscareb iisaar ado raaliya wll aduunkaan isku caawin karaa wll mahadsanid
@simraansaid760
@simraansaid760 3 жыл бұрын
Abaayo wn kutageeraa wnkahely baasaadada aniga wn jclhy dadka noloshoda simple ay thy aniga wn jclhy noloshaas oklle thnks
@hafsamohamed7226
@hafsamohamed7226 3 жыл бұрын
drs plz intee kasogdy sariirta isgek
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 3 жыл бұрын
Drs jikada noso geli qaab ad u ratibtid
@xasanmaxamedabuukar9902
@xasanmaxamedabuukar9902 3 жыл бұрын
Asc wrx wb doctoreyso idil maxamuud waxaan kamid ahay dadka ku xiran channel kaaga KZbin runti barnaamijyada aad so bandhigto aad ayan udaawada waana ka heley marka doctoreyso waxa jira su aalo badan oo kadhix guuxaya maskaxdey kuna saabsan caafimaadka marka waxaan rabey inaan su.aal kuweydiiyo waxaan jeclahay si qaas ah inaan kugu waydiiyo marka meel qaas ah oo laga helo ma jirta adigo raali ah jwb wacan
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Ramadan karem Wnku cusbahy wxan sameya qisoyinka afsomali iso booqo Nd Support wllo 1k igarsiya ramadanka insha allh thanks 🙏🏽❤️
@abdirashidnur863
@abdirashidnur863 3 жыл бұрын
Dee haaye walaal, iskaabulo meeshan war uma yaal, family lee la hadloysaa😪
@ramlaosman9428
@ramlaosman9428 3 жыл бұрын
Mahadsnid drs🥰😘😘
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Wll qaaliya subscareb iisaar ado raaliya wll aduunkaan isku caawin karaa wll mahadsanid
@amiraosman5350
@amiraosman5350 Жыл бұрын
Daaqada maxaa ugu beegtay sariirta
@lulshine5296
@lulshine5296 2 жыл бұрын
Birta dheereee sasey kuso baxa daaha cadey
@samiiranuur6341
@samiiranuur6341 2 жыл бұрын
Idil abayo yaa kuu sameyay alaabtan wn ubaahnahay
@nadarcali2379
@nadarcali2379 3 жыл бұрын
Abyo xagee kasoo gaday sariirta wadankii majoogo lkn waan u soo socdaa bacdal ramadaan fadlan ii soo jawaab ama qofkii yaqaanah
@ramlahassan3956
@ramlahassan3956 3 жыл бұрын
Sariiirta intee lagu sameyey
@zamzambillow1290
@zamzambillow1290 3 жыл бұрын
Xage kunoshe xabbti
@fardowsacali
@fardowsacali 3 жыл бұрын
Muqdisho ayey jogtaa
@hamdacifow1397
@hamdacifow1397 3 жыл бұрын
Abaayo inte ka so gaday goa sariirta
@munocali5531
@munocali5531 3 жыл бұрын
Abyo adoo rali ah noga faidey alapta mesha aad kaso ibsatay
@fartuunxaashi4051
@fartuunxaashi4051 3 жыл бұрын
Abayao aniga aqaano
@aishaahmed2411
@aishaahmed2411 3 жыл бұрын
@@fartuunxaashi4051 waxage abayo
@burhanibrahimovic1495
@burhanibrahimovic1495 3 жыл бұрын
Naago waxa jira qolka jiifka Qol Jiko ka dhiga Channelka idil queen Ka baro Haweenka Waxa U khaaska Ah🙏✌
@aishaahmed2411
@aishaahmed2411 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣👌👌
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
Oo xagee ku nool yihiin 🤔🤔
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄see looga dhigaa
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 3 жыл бұрын
Alaabta sanadkaan dhaxdiis 3 Mar baa badashay wllkey aduunkaan waa laga tagaa sadaqada bdn danbiga qafiifisaa diintana maba qabto sharxaada bdn
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 3 жыл бұрын
Abaayo wadanke jigtaa
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Mogdisho
@bilkheyrshome9375
@bilkheyrshome9375 3 жыл бұрын
Abyo go a sariira iyo dufeedka ma iswatan hadey iswatan xge kaso gaday
@sucaadsiman3884
@sucaadsiman3884 3 жыл бұрын
Sarirta xage kaso gaday abyo
@shukricadeey6307
@shukricadeey6307 3 жыл бұрын
Abaayo sariirta xagee kasoo gadatay
@naimayuusuf6695
@naimayuusuf6695 3 жыл бұрын
Abyo qolka jiifkaa igu Yare sariirtaa yar original ka xageenka Heli karaa
@qamarali6968
@qamarali6968 3 жыл бұрын
Abayo dabaq maa dagan tahay
QARASH BADAN ADOON GALIN QOLKA FADHIGA QURXISO
10:33
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 44 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 59 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 88 МЛН
SIDA UGUFUDUD AAD QOLKA JIIFKA KU HAGAAJI KARTID
9:26
Sahro Leysaaney official channel
Рет қаралды 1,6 М.
QOLKA JIFKA IYO ALAAB SOMALIA LAGU SAMEEYE | QOL BOQORTOOYO
6:23
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 7 М.
Guriga aroska sidan uqurheye u decor gareye kabaro sida loqurxeyo guriga
6:46
HAGAAJINTA QOLKA JIIFKA SARIIR ROMANTIC AH RED & WHITE
18:37
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 303 М.
AROOS OO KALE U HAGAAJI QOLKA JIIFKA | Qurxinta jiifka
10:35
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 22 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН