Qolka xabsiga waxaa la ii geeyay nin hal il leh oo dilaa ah si uu nafta iiga qaado. Wiilkii Turkiga.

  Рет қаралды 4,717

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

HUBAAL MEDIA GROUP

Пікірлер: 16
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Walee Wiil Soomaaliyeed hada kadib lugahiisa meeshii dhigaayo waa ogaanaa tusaale ayaa noqotay xaflad oo kale ayaa lugaha leesku korsaartaa Maxkamad ayaa joogaa dil ayaa laguu geeystay lugahana waa iskosaaraneey macquul ma ahan nin xaragoonaayo ayaa sidaa sameeyo waxaa ka sheekeeyso waad heeysaa.
@Lovly1113
@Lovly1113 Жыл бұрын
Mararka qaar waa idiinku fcthy in saas naliigalo sababtoo ah wadankiina aa dumiseen marka wadamada islameed haniigala ilaashado balo dhibadanee xaqa aa wadankiina ka gasheen niigala gudaa wadankiina waa dayacdeen
@tcaynab
@tcaynab Жыл бұрын
حسبناالله ونعم Waxaan maqlijiray reer bo,ow yaa kuleh wadankeena nadeeqe waxa haleenayo allaah hanaga qabto
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣😅😆😆😃😃😀🤩🤩🤩kkkkkkk mami mahad wada iga qosol sis 💖♥ ♥ 🤣
@qadanadan4599
@qadanadan4599 Жыл бұрын
Waa madnuuc in lugaha aad is kor saarato anoo Meel dawlada Leedahay fadhiya
@sadkmohamed826
@sadkmohamed826 Жыл бұрын
Lacagta waxaa ku qoran oo ku dhegan calanka wadanka turkiga,; Calankana waa qaranka astanta wadanka qanuunka wadankana qofkii calanka ku xad gudba waala ganaxa, teeda kale meel ay jogaan rag kaa waaweyn in aad lugaha is korsaarato ma ahan, waa ixtiraam
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Calan ka sokow lacag aad jeexdid waa danbi wadamada inta badan USA waa ganaax lacageed iyo xadhig ilaa 6bilood
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
War lacag aad jeexdo waa danbi wadan kasta joog. Hassan bilo xadhiga lagugu xukumin nasiib leedahay Soomaalinimo lagaaga qaleeyey danbigaas.
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Ala maxaa cashir loo dhigay caktii joksan weyde marbaa ceb lakulantaa aan maqlijiray waa tanoo kale 😆 🤣 😂
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 Жыл бұрын
Maxaad ku qosli turky dalkaaga somalia imisa khalad bay ka sameyan maalintii yaa la hadla in lala hadlo iskadaa ee waa la. Sharfaa haday khalad galaan wiil lacag jeex jeexay oo khalad sameeyey lkn maxkamad la geyey la cafiyay in sidaa loo sii garaaco waxad ugu faraxsan tahay waa damiir la. Aan ta ku haysa weliba aanad lahayn dal laysku haleeyo walhi wiil ingiriisa ama americana haduu jeex jeexo lacagta kuma dhacaan xata korkiisa inay taabtaan xataa sucuudi adna walalka kula dhashay baad ku qoslaysa alle duli ku bad kolay wad dulaysan tahaye inshallaah adna hakugu dhacdo sidan
@abdifatahmahathussein4253
@abdifatahmahathussein4253 Жыл бұрын
war kan ma ki lacagta jeexaybaa maxa loo xumiwayey akhlaaqda u saxmi lahayde
@yasminali74
@yasminali74 Жыл бұрын
mustafa kemal atatürk
@sadkmohamed826
@sadkmohamed826 Жыл бұрын
Cashar ayay kuu tahay midan, markale adigaa sameyneynin. Wadan walba sharcigiisa adigaa ilaalin doontid. Meesha somalia miyaad mooday
@candiqanicabdiqani7006
@candiqanicabdiqani7006 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@nur_ahmed
@nur_ahmed Жыл бұрын
😂
@maxamedliibaan3546
@maxamedliibaan3546 Жыл бұрын
😂😂😂
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 80 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 59 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 20 МЛН
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 75
20:49
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 289 М.
Cantara Bin Shadaad: Gabyaa iyo Geesi Adoon-nimo Ka Guuleystay!
17:27
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 2 М.