QOOTO QOOTO LONDON PART 13

  Рет қаралды 295,092

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

6 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 432
@salmaibraahim9470
@salmaibraahim9470 6 жыл бұрын
Hadaa nabigeena muxamed scw jeceshay like isaar
@inaxuseen9501
@inaxuseen9501 6 жыл бұрын
Salma Ibraahim scw nebiga like haku raadsan
@nafisaali4109
@nafisaali4109 6 жыл бұрын
Salma Ibraahim Nabiga Scw Miyad like ku Radsane marka iyo melahan cml
@saqircaddeeseyga7299
@saqircaddeeseyga7299 6 жыл бұрын
Salma Ibraahim scw scw scw
@user-ol1oi3gt4o
@user-ol1oi3gt4o 6 жыл бұрын
scw
@Viral_videos822
@Viral_videos822 6 жыл бұрын
Salma Ibraahim like ta yeey kula fogaan yarta nebiga meel aan munaasib ku ahayn haku soo qorin teeda kle nebiga like laguma raadso 😕
@zucaadclaahi3125
@zucaadclaahi3125 6 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waxan ugu jeclahy nasteexo indho iyo fadumiina noolada inta tagerta fadumina iyo nazteexo indho liketa igu qabta zxpyaal
@siidomarwaasuge6677
@siidomarwaasuge6677 6 жыл бұрын
Inta fanaanada hobolada waabari maama feynuus taageerto like isaara
@fariidofaraxsan9845
@fariidofaraxsan9845 6 жыл бұрын
Inta hoyo Macan ay dhashay like Sara Noh madax tuugsiga iska ahay bal wax u garta hoyo
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 6 жыл бұрын
Fariido Faraxsan hal dislike waa isaga baahantahay
@calansidacabdi5334
@calansidacabdi5334 6 жыл бұрын
Ibrahim Ali kkkk hhhh haa xabadoo
@badriadahir6305
@badriadahir6305 6 жыл бұрын
Fariido Faraxsan
@zahara1759
@zahara1759 6 жыл бұрын
Fariido Faraxsan 0
@naajadmostafe4459
@naajadmostafe4459 6 жыл бұрын
Fariido Faraxsan eryfadfdr
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
War hayaay oo anaa u horreya caawa ah war bal intay bini aadamnimadu ku danbaysay wllalow Like ta xun hayla dhaafina #QootoFamily
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Waar hayaay qofkii 50aad waar bal suulka yar dhag kaga siiya somali maxamed
@xamdixasan553
@xamdixasan553 6 жыл бұрын
nastexo indho faadumina romeo iyo muunyo aa ruwayada kala socodsiyo inta ilaqabto bahadhi suulka ahayd ee like ta ladhahayay ilasoogara
@aqligal8923
@aqligal8923 6 жыл бұрын
Ar hayaay mxa like du gu arkay aan dhadhaminee like tu bal nasaara
@caishacuud9403
@caishacuud9403 6 жыл бұрын
Qooto qoto.cadi mahan. Fadumiin ilhaan iyo nastttexan ugu jclhahy yaa igu tageero like israa siyaan u ogdo dadkaan isku xiisaha nahay
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 6 жыл бұрын
Inta mid nimda somaliya jecel like iisara pls
@fadxibashiir8698
@fadxibashiir8698 6 жыл бұрын
Ar ninaa inta of nimanka xasid nimadoda oo raga Ila neceb like isaraa
@husseinmohamed1607
@husseinmohamed1607 6 жыл бұрын
Wartan nacnacy qasarinayso masakinta ma sisan kkk war Somali like ha i sarina hada sartana wa Ku ducen iska tuuji
@aaminacartan7747
@aaminacartan7747 6 жыл бұрын
Waaw qofkii 48 mansha Allah cwa kama sexaan bila calek reer qoto qoto like hayla dhafiina🙏🙏🙏🙏
@maymuunomer1511
@maymuunomer1511 6 жыл бұрын
Aamina Cartan ioooo
@juliemalik1940
@juliemalik1940 6 жыл бұрын
Number 2 noqday abukar mahdi like my bro ku jecliya mahadsanid yqy
@juliemalik1940
@juliemalik1940 6 жыл бұрын
Thanku so much wll
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Ubax Lula inabti waa miskiin wlkaa oo doob tabcaan ah oo baraf dhabanaaniyey ee wlsha muslimada aheey usoo gurmo dee hadaad inantahay hadaad marwo tahayna nabadeey dee sawirkaagan ku dakhranahaybee slmulah inabti
@juliemalik1940
@juliemalik1940 6 жыл бұрын
Marlon Brando kkkk wax kale marwo ahay alx wll
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Ubax Lula kkkkk haye madaxaad iisarn tahay wll ee inan wacan kusoo tuf ducee dee wnku salamyaa wllo
@juliemalik1940
@juliemalik1940 6 жыл бұрын
Marlon Brando wanku duceynaya mid kher qabta albabka allah kaga giliyo
@sumayaaweys3937
@sumayaaweys3937 6 жыл бұрын
Hadii ad Nabiga jeceshihin Like iisar war miya jcylka Nabigena SCW in Like lagu radiyo subxanallah wax kale kuradsada bilfadlan like ta yahu😔
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Alla nazteexo indhoooy ku jecliyaaaaaaaaaaaa hhhhhh dartaa bn u daawdaaa qooto qooto❤❤❤❤❤❤
@soumeyaahmed8615
@soumeyaahmed8615 6 жыл бұрын
Zara Mehmut war aduu alla nazteexo warba uu mahay quufaliy wahqan qabteda ayad uuegtahy war cherab
@fardowzamohammed5633
@fardowzamohammed5633 6 жыл бұрын
soumeya ahmed 😘😘i love nastexo indho
@soumeyaahmed8615
@soumeyaahmed8615 6 жыл бұрын
Fardowza Mohammed mahad uuqaa geda i love
@soumeyaahmed8615
@soumeyaahmed8615 6 жыл бұрын
walal quumafahmine
@soumeyaahmed8615
@soumeyaahmed8615 6 жыл бұрын
okeee
@hooyoreerkoonfurgalbeedilo3146
@hooyoreerkoonfurgalbeedilo3146 6 жыл бұрын
Qooto Qooto Caadi mahan Thanks Universal TV iyo Abukar Mahdi waa Shindantahay Caadi mahan
@nadiraali7135
@nadiraali7135 6 жыл бұрын
Waligay ma dhicin anoo noqday first cooment please fanaanadayda qooto qooto isoo dhiib abubakar mahdi asxaabta adinkana like hahilmaaminina 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
nadira ali inaan kasoo horeyey waxba hadiidine sist Like xun maxad noga hysataa 😂 😂 😂
@nadiraali7135
@nadiraali7135 6 жыл бұрын
Dhal Wadaad bro adina faanaandayda maad ii diidantahay walaalow 😅😅😅
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Alla mayee huno wixii fanaanad ahi waa dhankaaga wixii Like ahna wa dhinacayga Right 😆
@nadiraali7135
@nadiraali7135 6 жыл бұрын
Dhal Wadaad alla walalkayow kawaran haddii wixii reply ah qaadatid wuxii like ahna xageyga noqdaan baaba ka fiican 😀😀😀😀❤️
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 жыл бұрын
Reere qooto channel subscribe idhah 🤗😍
@jidkarajadachannel1262
@jidkarajadachannel1262 6 жыл бұрын
Dar alle iyo dar rassuul scw like ii saara iyo subscribeka dadkayga akhayaar soomaaliyeed
@drrazan5239
@drrazan5239 6 жыл бұрын
SiDaa u sugayay mamalenkartit wlhi waxbadan youtubeka karadiyay finlly thanks abukar mahdi
@abdifitahabdu2283
@abdifitahabdu2283 6 жыл бұрын
walaahi waxaa shidan qaybta hargaysa lagu jilay kuwaas caadi mahan yaa igu raacsan
@Qalbi-tf1be
@Qalbi-tf1be 6 жыл бұрын
Yaab waaanba sugaayaaa maba aqaan waxuu igu aqriyay abukar mahdi thanks pro
@monishkadiamond1184
@monishkadiamond1184 6 жыл бұрын
nasteexa iyo fadumiina ugu shidan mesha😍
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Xaasisanaa ilaaa fiya wiita kulahaa inta dumarka tageran like
@hanigeedi3609
@hanigeedi3609 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali
@abdirahmanmohamed8669
@abdirahmanmohamed8669 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali adigN KU TAAAGERA LIKE ME
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
abdrhman mohamed tanks wll
@abdirahmanmohamed8669
@abdirahmanmohamed8669 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali wllshy mhdsnd
@abdirahmanmohamed8669
@abdirahmanmohamed8669 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali wll isheeg telkga wahts apka
@nasteehosuudi2716
@nasteehosuudi2716 6 жыл бұрын
Waala kaabadeeye mcnaha ninkaas waa iga qosliya wlh funny Noolada qooto qooto 😂😂😂😂😂😂😂❤️
@ubaxapdirizaaqubaxapdiriza1298
@ubaxapdirizaaqubaxapdiriza1298 6 жыл бұрын
nastexo idho wllhi waa gabadha iga qoslisa xaqiiqdi kkkkkkkkkk
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Abukar mahdi 10 minutes uu ii jiraa xafiiska universal studios armaa toos u dawadaa qeybta london
@digsigril193
@digsigril193 6 жыл бұрын
Abti ninac aan rawa Ku lahaa like Ha ila dhafin👏
@iglanahmed6440
@iglanahmed6440 6 жыл бұрын
Naagtan farax codkeeda necbiyaa lkn istaaqfurulah ilaahay baa siiyay
@gamerstylelol4945
@gamerstylelol4945 6 жыл бұрын
Wawareey cadi mahan manta 😍😍❤️❤️
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 6 жыл бұрын
Abukar ruwayada dib miyaadan u bilaabeynin ramadaanka...
@adanosman8860
@adanosman8860 6 жыл бұрын
Inta hooyodood jecel lik haisaarto
@lisaali6890
@lisaali6890 6 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@queendiamond2998
@queendiamond2998 6 жыл бұрын
Alla masha llh mantaa iygu horeysaa mantaana 45k kaliyaa igaa horeeysaa😂😂alx liketaa isaara madamaa aan amin hore imii
@mohamedahmed-df4yq
@mohamedahmed-df4yq 6 жыл бұрын
Qoooto Qoooto fanz abtiyaal nacnac aaan rabaa 😂👍
@mohmmedyoussef8546
@mohmmedyoussef8546 6 жыл бұрын
sugulle medial
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
Wlhi inta dawanaye xusen nuriyow iyo ilhaan iga qosolsiyen wlhi funy tihiiiin wana dhamestay iskoooor
@fadumamaxamedbulaale6282
@fadumamaxamedbulaale6282 6 жыл бұрын
Woow mansha allha qooto qooto waay shidan tahy
@queennuseyba6119
@queennuseyba6119 6 жыл бұрын
Hahaha kalay iska arag qoto qoto ninkan love akuahay daqtarka ruwayada
@shukriadan7298
@shukriadan7298 6 жыл бұрын
Waa laydin xiisay qooto qooto 😍😍😍😍😍😍
@ainnana1632
@ainnana1632 6 жыл бұрын
😱 Frist one
@diinidheere6585
@diinidheere6585 6 жыл бұрын
koow maanta walaahi
@abdihollandmyboy6164
@abdihollandmyboy6164 6 жыл бұрын
Jiiir is my line jiir ismaan lahayn. Hhhhh nasteexo indho mxaa ladhahaa jiir is my line
@hibaashkir6091
@hibaashkir6091 6 жыл бұрын
farax kaftan masha allah hadii cafimad kugu jiro
@abdikanisahal
@abdikanisahal 6 жыл бұрын
Cawa fadumiina ma arko. Aawi xage kabaxdi waa uxise
@ifrahosmandini6319
@ifrahosmandini6319 6 жыл бұрын
Iskumeel baan nalagu guday😂
@sakariyehassan3414
@sakariyehassan3414 6 жыл бұрын
Dr Qooto Muuyey nasteexo halbawluhu ku jira hadad aminsatay like saar
@sonnafanlrriabiy4695
@sonnafanlrriabiy4695 6 жыл бұрын
jecliyaa #Dr qooto iyo indho laba Actor igu salaan director Abukar hero #Abukarow_kuceliska_qooto qooto xiligee universaltv kadaawadaa plz maalintee?????
@pricanssinaabdirahman7333
@pricanssinaabdirahman7333 6 жыл бұрын
qofka igu danbeyo ayaan ahay
@fadumojama4220
@fadumojama4220 6 жыл бұрын
Walahi ana idika horeeyee likta iisara somaliyeey
@ashmadyare8710
@ashmadyare8710 6 жыл бұрын
2018 legend
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Qoto qoto wwww Ilhan xarago 😢😢😢😢
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
Soonka fadligisa so dhaw inu dhamanten nabad ilahey nagu gaarsiyo ameen dhaha balLike kusi dara
@SAIDGALER
@SAIDGALER 6 жыл бұрын
inta commentiga aqrineyso subscribe igu sharfa
@gokhanaskim119
@gokhanaskim119 6 жыл бұрын
abukar mahdi wllo 95 ine iga hor marty xaq maaha markad so galinesid baaq ii same😡😡 thnks
@bilanmohamedofficial
@bilanmohamedofficial 6 жыл бұрын
Hhhhhh Abti NacNac waanku salaamay
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Qofki 7 baan noqday 😃
@AfnaanSalah
@AfnaanSalah 6 жыл бұрын
Qotoqoto kma xiisa dhaco like sar hee😂
@aqligal8923
@aqligal8923 6 жыл бұрын
Intoo iga taabtay kulahaa ar qoftu qosol badanaaa
@sadiyalove7908
@sadiyalove7908 6 жыл бұрын
Hayaaay nasiib leeyahay maanta anaa u danbeeyo 😂
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 6 жыл бұрын
Qooto qooto qeybtan saa u sugayeey leee👍horta like ta Maxa lagaa helaa asxabeey
@muna229
@muna229 6 жыл бұрын
Www caadi mahan
@moali3995
@moali3995 6 жыл бұрын
number 10
@diegocosta6634
@diegocosta6634 6 жыл бұрын
Qofki ugu Horeeyay Aan ahay Mid gaala tar tamoooooyna Liketa isaara dhiiga ❤️❤️
@luckyboylucky2683
@luckyboylucky2683 6 жыл бұрын
"l"
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Hhhhhh like inta ilhan tagerto
@hibaaqhibaaq6313
@hibaaqhibaaq6313 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali
@mohaahmed9376
@mohaahmed9376 6 жыл бұрын
Abyan Abdi Ali like Maxad ku helesaa
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Yu yu yu ahmed like waa weynen
@kakashijin632
@kakashijin632 3 жыл бұрын
( >♡
@africanboy8845
@africanboy8845 6 жыл бұрын
Abubakarow badbaado noo diyaari sonka waa qariib
@liolovekim3589
@liolovekim3589 6 жыл бұрын
I like
@ikranyussuf5710
@ikranyussuf5710 6 жыл бұрын
Thanks abuukar
@abdirizaaqiron6622
@abdirizaaqiron6622 6 жыл бұрын
hhh Dr Qooto Qooto. taageeraa
@salmanyare2103
@salmanyare2103 6 жыл бұрын
Wasiirkii Arimaha dibada baxreyn soo xasuustay markaa arkay Farax Kaftan
@sanjinaasanjinaa3416
@sanjinaasanjinaa3416 6 жыл бұрын
saan caadi kuma ahan faarax kaftan 😃😃😃
@yusrayaaska185
@yusrayaaska185 6 жыл бұрын
Abti NaNac Kulahaa😂
@mandeqmusa3890
@mandeqmusa3890 6 жыл бұрын
Wwww cadi maha .
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
Kkkkkk waa i taataabtay baa ka dhacday kkkk 😂😂
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 6 жыл бұрын
Subxanallah naagtan waalan maxay ahayd
@drrazan5239
@drrazan5239 6 жыл бұрын
Hhhhh ilhaan xarago i liked sidee u dhahday balasho wanagsan
@fatumashiregelle278
@fatumashiregelle278 6 жыл бұрын
Qooto qooto qaybta London qatar
@falxadodagaan2455
@falxadodagaan2455 6 жыл бұрын
aniga ogu horeya cawa bal like isra asxbey
@zuldaanziciid5687
@zuldaanziciid5687 6 жыл бұрын
first
@zuldaanziciid5687
@zuldaanziciid5687 6 жыл бұрын
first 2
@hodanbeauty7551
@hodanbeauty7551 6 жыл бұрын
Hhh bisinka wlhi waxan is lahaa qofka ugu horeeya aad noqotid wanba so orday waxanba arkay 72 comments dadka KZbin ayey dhex seexdan yahuu 😂😂 bal like ta lee isiiya reer KZbin
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
hhhhh wawarey hhhh farah kaftan maxa hore ugu jira😱😱😱😳 gaac maugh jira san aqli ma ahn😂
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 жыл бұрын
Cadi mahan runwayd mahad sanid walakey abuukar mahadi 👏🏽👍🏽
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 6 жыл бұрын
Hhhhh Nasteexo Naag Nool iga dheh hhhhh lafta geela badha iga dheh hhhhh
@maankacade125
@maankacade125 6 жыл бұрын
*hadan lambar kow dawado comantine oo calamo kaso bixiyo meqan lee oo dolar eh iga daba geey abukar mahdi ado mahadsan pls reply an kugu arko hada qof isla weyn ehen mahadsanid*
@banadirdevelopmentfoundati6439
@banadirdevelopmentfoundati6439 6 жыл бұрын
Www cadi ma ahan ruwayada like yan la ila dhafin qarabo
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
Wlhi wedka unba iga xige sidan usugaye wandale somalay iso dhaweya
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
Inta ilhaan dhaadhaanimadeda ka heshay like isaara😂
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 6 жыл бұрын
Fadumana iyo nasteexo aad ayaan u tagera
@sumayaaweys3937
@sumayaaweys3937 6 жыл бұрын
Acuudu bilah like jeclaa dadku xeqaban
@sultanabdulkadir602
@sultanabdulkadir602 6 жыл бұрын
sumaya samim Hhhhhhhh nabiga jacelkisa aaya KZbin like looga raadsana yaab. Com
@zalmaawad2197
@zalmaawad2197 6 жыл бұрын
Hayaay farax kaftam wa barkimoyin soconeysa anagi bey naqaladey wrya ila arkey jabki dhacay loma kala hadhin😂😂😂
@wardibae3861
@wardibae3861 6 жыл бұрын
Oh my God 2 hours aa kaso dhib dhace😅😅😅😅😅😅😅
@queendhalgobeed7265
@queendhalgobeed7265 6 жыл бұрын
Inta boqorka shiribka kuheysata like mee
@anizaali45
@anizaali45 6 жыл бұрын
ruwaayada qooto qooto Ruwaayad gaarto malahan ❤Ruwaaydaha soomaalida dhan😂😂😂😂caawa kal iyo laab uqoslay😂😂😂
@amnasaid1022
@amnasaid1022 6 жыл бұрын
Bismillaahi dabada iyo naasaha dhib maku ahan miyaa
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
qooto qooto qaybtaan 13 ma fiicna
@ashacudoon4943
@ashacudoon4943 6 жыл бұрын
Nasteexo indho and fadumiina dartoood u dawdaa funy waaye
@Dhegayste
@Dhegayste 6 жыл бұрын
Mahmaah : Barasho horteed ha i nicin. Sharaxaad: hawraartan barasho horteed ha i nicin oo keliya ayaa lagu soo koobay , lama odhan hana i jeclaan , maxay tahay xikmada ku jirtaa ?. Jacaylku keliya maaha ka soo horjeedka necaybka lkn waa 7 qaybood oo kala ah : 1.Aaminaad 2.Daacad nimo 3.U dulqaadasho 4. U tudhid ama dhibirsamaan 5.talo wadaag ama la tashi 6.Adeecid ama u dhega nugnaan 7.Xidhiidh . Sidaas awgeed jacalyka qayb ka mid ayay ku raaxaysanayaan laba kasta oo aduunka joogta oo aanu u dhexayn xidhiidhka yaabka badan ee Nacaybka .
@Dhegayste
@Dhegayste 6 жыл бұрын
Saar liketa walaale
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 жыл бұрын
Kaaley waa suaalee dadku like jeclaa wanba ku yaabayeeee mxey ka walax tahyna
@nasrohassan5692
@nasrohassan5692 6 жыл бұрын
Ilhan si qurux badan ay ujishay
@shamsomaxamed4023
@shamsomaxamed4023 6 жыл бұрын
Ala hoyooy nin xasidsanaa
@zahraabdi4833
@zahraabdi4833 6 жыл бұрын
Shamso Maxamed hhhhhh nin naag doqon ah wu jecelhy ila wxyba fahmeyso malehe 😂😂😂😂😂
@queenanuu
@queenanuu 6 жыл бұрын
qaladka qeybtan soo gali
@nimcoabdi4723
@nimcoabdi4723 6 жыл бұрын
Cawaaa kaahoor 2 manoqon mmm!
QOOTO QOOTO LONDON PART 14 FULL
52:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 182 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 10 HD
51:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 8 HD
41:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 189 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 10 HD
49:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 247 М.
RIWAAYADA DHACDO DHAAWAC BADAN , Somali Museum 2019
45:30
The Somali Museum
Рет қаралды 786 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 23 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Ruwaayadii Qurbo iyo Qasaaro Qeybta 2aad, oo aad u xiiso badan
29:02
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 9 MUSALSAL  2018 HD
25:26
Abukar Mahdi
Рет қаралды 383 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 376 М.
SINGLE MOTHER IYO DAMAC TARAAKLE From The 4th anniversary celebration night
52:51
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 749 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН