RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 10 HD

  Рет қаралды 488,604

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 651
@hibosjr
@hibosjr 7 жыл бұрын
Thanks Abukar Mahdi and TeamQootoQooto Jiilka an Nabada arag oo Arkin Riwayado Sidan loo Sameyay ayaa Manta tusteen Thanks 🙌🙌🙌🙌
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
idinkaa mudan asxaabeey noolaada wixi fikrad ahna nagu soo kordhiya thanka all
@fadumasahra1367
@fadumasahra1367 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi asc walaal wan ku salaamay wana kaga mahadcelinaya riwaayada qooto.qooto run ahanti waa ruwayad fiican lkn dhanka xishoodka wax ka badala mahadsanid
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi mahadsanid abukar mahdi masul sare I 've been waiting so long 😴😴😴😴
@bullogardaro1438
@bullogardaro1438 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi allah yaa cisak aboowe mahadas adiga leh anaga nah qooto qooto inaan ku daawanoh nagu haley
@mahiganhiraad6905
@mahiganhiraad6905 7 жыл бұрын
thanks abu
@AslimMohamuh
@AslimMohamuh 7 жыл бұрын
gàlķacyo
@omara9881
@omara9881 7 жыл бұрын
universal tv waa tv gii somali leedahay oo ugu horeyey burburkii wadankeena kadib, ilaa iyo hada universal tv waa (1) tv yada somalida, qoto qoto group and universal tv thanks.
@asmaahmed5061
@asmaahmed5061 7 жыл бұрын
Woow wan ku hesta qoto qoto waxa ugu hesato fadumo mino I love u
@aaadan8662
@aaadan8662 7 жыл бұрын
Fadumina Qoftaas top waye Sadax dilay 😂😂 lacag la'an ima heso ku teh odayal badan so dhaxashay 80 lee ka qarabata 😄😂 can't wait next part Aja. vs Oday Cubdulle and Maki 👏👏 haday si shidmaysa Qooto Qooto. Thanks Abukar Mahdi 👍
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
wow i can not get enough watching this video part #10 i give up to 100% absolutely it is amazing thank you so much Mr Abukar Mahdi and qooto qooto family
@fartunfiyore6138
@fartunfiyore6138 7 жыл бұрын
waligay musasal ajanib ah madaawan waxan isdhijiray ala yaa yaa filimaan dad samali ah ay wadaan iyo musadalo yaakeena xataa waxan kufikiray in uusan aniga imaanay ilaa aniga sosaro mahee weegii harmar ayaaba ilanoqoto bishii halmar love qoto qoto so much
@omargardon2153
@omargardon2153 7 жыл бұрын
riyaawada qiimaheeda waxaa ka daran soomaali nimada ka muuqata looma kala harin soomaaliya waa hal qoys we are one family
@abdirahmanabukarabdullahi724
@abdirahmanabukarabdullahi724 7 жыл бұрын
omar Gardon wakigu raacsanahy boss
@simansamawada4236
@simansamawada4236 7 жыл бұрын
+Abdirahman Abukar Abdullahi waaad iguraacsantihiin msha allah we are one family
@qaaliluula332
@qaaliluula332 7 жыл бұрын
we love kooxda qooto qooto well done keep it up 👏👏👏
@wiilkafanprojiskaleh6196
@wiilkafanprojiskaleh6196 7 жыл бұрын
Laki iyo fadumina allow dhaxda ha ii galin waan cajimaa iga dheh iga wad
@naiimasabrie7615
@naiimasabrie7615 7 жыл бұрын
abukar mahdi thnks bro sidaa nogu soo celisay ruwayadihii ee somalia caan ku ehayd inee sameyaan walow dhawanahan dadkii dheh ee u bateyn hees, mabruuk walal guul wacanaa ku rajeynaa
@sagalyusuf2103
@sagalyusuf2103 7 жыл бұрын
War ilma adeerayaaloow aaway maamo Maryan mursal qoftaas ba meesha ka maqan we love u maamo Maryan iyo. Maamo Aamino iyo maamo feynuus fadlan Hooyo Maryan hagu Lagu so daro wa codsi gaara Abuukarow
@xamdiahmed7345
@xamdiahmed7345 6 жыл бұрын
Sagsi
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Ruwaayadaan waa dhameestiran thy Jazallh khair abuukar mahdi aboowe ruwaayadan sidaa usoo saarty flimadi hindiga waa nacay wlhi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕😘😘😘😍😍💋💋💋💋💋
@salaamcabdi6301
@salaamcabdi6301 7 жыл бұрын
wooow Cadi Maha Qooto Qooto si fcn ban ula socta thanks Abukar mahdi
@Happyugas2024
@Happyugas2024 7 жыл бұрын
runti waa riwayad aad iyo aad u fican thanks all qoto qooto films
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
9hrs n 8k/ eight thousand viewers gr8 ruwaayadda xiisaha loo qabo ayeey cadeyneysaa.☺
@ayanabdi7093
@ayanabdi7093 7 жыл бұрын
Ayan Hashi
@nadirqasim8885
@nadirqasim8885 7 жыл бұрын
Ayan Hashi inta tvga kadaawataa kabadan sxb
@adowabdi2990
@adowabdi2990 7 жыл бұрын
Ayan Hashi
@adowabdi2990
@adowabdi2990 7 жыл бұрын
Ayan Hashi
@munakoos9100
@munakoos9100 7 жыл бұрын
Thanks abukar mahdi faadumiina iyo faynuus laf dhabarta sheekada waaye dhanka haweeynka
@AbubakarMAli-xr8dg
@AbubakarMAli-xr8dg 7 жыл бұрын
meehsaan waxaa ugu qatarsan ugu shactaro badan #Laki Xaji....badaad igu raacsantahay #Like# saar
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
kal iyo lab caadi ma aha wale all the way from Australia halka kasii wada guys😍👈
@Qoordheere.
@Qoordheere. 7 жыл бұрын
Qooto qooto aan ku daawade, waana ku qosli mahadsanid saxiib, Abukar guul wacan.
@naftanuura14
@naftanuura14 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi ruwaayada Qooto Qooto halagusoo daro fananintan kala ah nasteexa indho , farxiya kabayare , hodon abdiraxman & dalmar yare thanks
@nimcaabdillahielmi9650
@nimcaabdillahielmi9650 7 жыл бұрын
sidaaan usugaayay waan daalay qooto qooto
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 7 жыл бұрын
wooooooooow waa ruwaayad loo dhanyahay oo isku dheelitiran haddana si fiican looga soo shaqeeyey waan bogaadinayaa maskaxda curisey. mida xigta waxaanu kaga reysaneynaa filimadii hindiga iyo carabta iyo turkida. hamblyo fanaaniinta iyo jilayaalka soomaaliyeed halkaa ka sii wada guuleysta dhamaan
@SalahSalah-hb4lu
@SalahSalah-hb4lu 7 жыл бұрын
kkkkkk
@arabiaofficial9322
@arabiaofficial9322 7 жыл бұрын
j
@arabiaofficial9322
@arabiaofficial9322 7 жыл бұрын
Salah Salah
@arabiaofficial9322
@arabiaofficial9322 7 жыл бұрын
Salah Salah
@fatimaahmed9107
@fatimaahmed9107 7 жыл бұрын
Cawasan guuleed massage masha alah
@ruunmohamud2025
@ruunmohamud2025 7 жыл бұрын
kkkk Maama feynuus caadi maaha waa looga dhabeeyaa Ku te qooto qooto caadi maaha wlh qooto Anba kula socda thanks abuukar mahdi
@Nimcoqaali1
@Nimcoqaali1 7 жыл бұрын
Qooto qooto isbuucii labo maaalin AMA 3 Maalin inooga dhigaa😭😭😭 jimco ka jimco xanuun waaye 😻Musasalaadkii tiixanahaa ii ahaayee aaa ka hormariiyaa qooto qooto😍😍😍 maba laga daalee haka daaliinaa😂
@hajjiyuusufmohamed789
@hajjiyuusufmohamed789 7 жыл бұрын
Nimco Qalbi runtaaaaa waaye jimco ka jimco laab jeex waaye wlhi
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Hhhh Qooto Qooto caadi ma'ahan Bur Burkii kaddip Riwaaddii QABYO MA ahane Riwaadmyad ka fcn lama jilin Good job Universal Tv&Qooto gruop
@apii_channel1106
@apii_channel1106 7 жыл бұрын
Eng Abuukar Mahdi sxp sare aad baan ku salaamayaaa sxp wan ku faraxsanhy riwaayada aad nalasocodsiiisaygoor kasta tvga universalsidookale aad baan u salaamayaaa dhamaaan guys all universaltv
@caafimaadkabulshada6338
@caafimaadkabulshada6338 7 жыл бұрын
qaybta oday cabdule ajakis ayaa ugu xayisan qaybtaan
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk it's amazing masha Allah thanks
@fartaaliali6973
@fartaaliali6973 7 жыл бұрын
Wan ku heesta qooto qooto👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@asmoaadan2250
@asmoaadan2250 7 жыл бұрын
hhhhhhh wllhi gabadhaanfaduma miinilayiraaa waankahelay walaasheey mcn
@aminaadam7053
@aminaadam7053 7 жыл бұрын
Hhhhhhh this part is very very funny. Farxa makes me too much laugh. Hhhhh I can't stop laughing
@deqodiriye5908
@deqodiriye5908 7 жыл бұрын
Wow masha allah waad kabaxsatay abukar mahdi wll ale hakuxifdiyo figradada wacan all jilashana guul Insha allah waa riwayad ad ushidan ama qooto qooto ah hhhhhh
@hodan19
@hodan19 7 жыл бұрын
Masha Allah waa ruwaayad khatar ah balse fadlan kusoo dhakhsada dee posting ka. QOOTO QOOTO AKA QIYAANO. gacan baa loo taagay. Thanks
@axmednuur5392
@axmednuur5392 7 жыл бұрын
Thanks abukar mahdi abukar hanbalyo ku leeyaha brother
@hantidhowr8252
@hantidhowr8252 7 жыл бұрын
fadumamiina caadi ma aha wllky waye joga karid caadi ma aha hhhhhhh thank you wllky abubakar mahdi iyo dhamaan fananiinta reer qooto qooto
@yonisali3529
@yonisali3529 7 жыл бұрын
i love it this video it so funny😃
@fatumuali4696
@fatumuali4696 7 жыл бұрын
Lama kala harin walee abkey fanan waaaaw iyo jilaaa
@amrandhagatreey9924
@amrandhagatreey9924 7 жыл бұрын
Thank you yaaq
@aminaadam7053
@aminaadam7053 7 жыл бұрын
I can't wait part 11
@sahalali5676
@sahalali5676 7 жыл бұрын
maasha allah halka kaseewada dadaalka waan ka halay wlh qoot qoot
@hibomohamed1503
@hibomohamed1503 7 жыл бұрын
ruun mahamed
@filsanaqbal1427
@filsanaqbal1427 7 жыл бұрын
ruun mahamed
@mohamedzambe1353
@mohamedzambe1353 7 жыл бұрын
masha allah faraax murtile reer xamar ayey jilayaan
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 7 жыл бұрын
waa mahadsan tahay abuukar mahdi shaqada badan aad galisey anagana maqsuud aan ka nahay 🖒🖒🖒
@sweetieadey2754
@sweetieadey2754 7 жыл бұрын
Subhanaka Yaa cadiiim iga dheeh I remember cabdi kood
@mulkiahmed313
@mulkiahmed313 7 жыл бұрын
Qotoqoto caadi ma' ahan mahadsanid walaal !
@caynimahamed5274
@caynimahamed5274 7 жыл бұрын
alla jecliyaa aamino dhool iyo xuseen shire
@suhyllaomar4015
@suhyllaomar4015 7 жыл бұрын
Masha allah thnks wallkena marna abwan kena abukar mahdi shaqada aad shacabka u heeso thnks abwn
@ifraxmacanifraxmaxamuud2102
@ifraxmacanifraxmaxamuud2102 7 жыл бұрын
waa sho jecel sxb wax kale majiro
@aliyare5690
@aliyare5690 7 жыл бұрын
Riwaayad An Si Fiican U lasocdo Waxaa iigu Dambeysey 1985 Waxaa IiguXigey Riwayadan Qooto Qooto,
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
kkkkk shukaansiga ugu horeeyo ayey ku dhimanaysaa , Abukar thanks brother
@maryamoadan1804
@maryamoadan1804 7 жыл бұрын
abukar Mahdi thankful qalbiga ayaankaalasocdaa 💋💓💓💓💓👍👍
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaw cadi maha wan kahelaa qoto qoto
@hanad211
@hanad211 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahi ninkaan faarax murtiile caadi ma ahan.....kulahaa....wax walba ma nooh baa lagu darayaa hhhhhhh
@housseinhassan6515
@housseinhassan6515 7 жыл бұрын
Toosane Samaale
@sahourmohamed399
@sahourmohamed399 7 жыл бұрын
Toosane Samaale
@macalinboojo9682
@macalinboojo9682 7 жыл бұрын
Toosane Samaale qoto qoto waan ku heysataa
@khadrahcuty8952
@khadrahcuty8952 7 жыл бұрын
Tooosaneeeee hhhhgg
@a.llahiabdullahi7469
@a.llahiabdullahi7469 7 жыл бұрын
Ismail Hassan
@caynimahamed5274
@caynimahamed5274 7 жыл бұрын
Abukar mahdi i salute you👍👍
@raanirai9828
@raanirai9828 7 жыл бұрын
abuukar mahdi thnks bro. lkin aniga. dacwo aan ahy feeynuus. inlaga dhigo cajuusada showga ugu weyn waaka soo hor jeedaa shashax leey shini camal. inaa ugu shamuumo aa i haay saa barkee faaynuus ee cajuuso ku dhahdi aktaada aan joogo. aa igu fiic need😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 aaryo camal aan kuugu aruuri lahaa 😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 жыл бұрын
Caadimaha thnx Abuukar mahdi
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 7 жыл бұрын
allah ya cizak waa dhararaayay cawa o dhan thnks in badan
@fatumuali4696
@fatumuali4696 7 жыл бұрын
thanks abukar Mahdi 👍👍👍👍👍👍👍
@sokoreyalasow1439
@sokoreyalasow1439 7 жыл бұрын
HHHHHH malgeyka lajiidaajo maan fiiri karaaa fadmiina &laki ayaan uku jeclahy runti Qooto Qooto
@ceynacadde4350
@ceynacadde4350 7 жыл бұрын
qooto qooto qof ka moqan malahan fanan iyo majaajiliste wey ku jiran Viva Abukar Mahdi
@mohamedali-cg4tv
@mohamedali-cg4tv 7 жыл бұрын
anigu dawaan aya like dahay side noqon duunta unlike miya kadambeysii
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
war rrxamarku manoxana kulaha walahy wayab waxbajiye kukodhay ayaraba inay dadnoqdan kuy
@americalakilove8405
@americalakilove8405 7 жыл бұрын
kulaha gaarigi waa iga halabay kkkkkkkkkkkk
@kurbayarekb7246
@kurbayarekb7246 7 жыл бұрын
waasay ali Khan
@falxadcali580
@falxadcali580 7 жыл бұрын
fadumiina halagu so badiyo mesha iyada ugu qosol badan thanks abukar mahdi
@falxadcali580
@falxadcali580 7 жыл бұрын
fadumina nolow
@ihancadeey1837
@ihancadeey1837 7 жыл бұрын
waa ruwaayad aad uxiiso badan waaku mahadsan tahay abukar mahdi fikradii al abwaan fanaan cabdi maaxi munye,
@mohamedaliyare8670
@mohamedaliyare8670 7 жыл бұрын
somali waa dad jilida ku wanagsan lkn dad wanagsan oo wax wanagsan uso diyaariyo ayey la yihiin
@naiimasabrie7615
@naiimasabrie7615 7 жыл бұрын
wlhi funny feynus iyo sxbteyda caadi maha, ar nagaa sxb magasho wan kaa arsanaayey kulahaa funny
@kingrafiiq7035
@kingrafiiq7035 7 жыл бұрын
abukar mahdi thanks wll mcn
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 7 жыл бұрын
Eng abukar wlhi qooto qooto fikrad wakadhantahay masha allaah noloow
@zhukriibraahim2100
@zhukriibraahim2100 7 жыл бұрын
thank yuo abuukar mahdi
@umamaahirghgg2801
@umamaahirghgg2801 7 жыл бұрын
abukar mahdi shukran iyo rer qoto qoto
@ummuamiir9224
@ummuamiir9224 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh faarax murtiile maxaa qabsaday bahal gaaja ah buu galay lkn arrintaani way siyaasadaysan tahy aniga waxan ufahmay ina dumarka reer xamar ku shaqa jecelyihiin ragga reer waqooyigana ay jecelyihiin in dumarkoodu shaqayn oo ay ushaqeeyaan iyagu viva reer waqooyi men👐👐👐👐👐👐
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Laki XaJi caadi maaha jilaa aad u fiican
@asmoaadan2250
@asmoaadan2250 7 жыл бұрын
vaney wllhi gabadhaan faadumamiiniah
@mawlidyolac9445
@mawlidyolac9445 7 жыл бұрын
nice Quuto Quuto hajirto hee Siiba abubokar Mahdi Danke Bro
@XaliimaXaliima
@XaliimaXaliima 7 жыл бұрын
shukaan sika ugu horeeya wee dhimatay
@hamzaabdi706
@hamzaabdi706 7 жыл бұрын
Hhhh tlhi fadamina caadi ma ahan wllkey waaaye eeee dabka saar kulah dhaxalkiisa ayuuuuu wataaaaa
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
farah martiille wooow .goobeey walahu wa ka baxasatay
@mulkicumar3536
@mulkicumar3536 7 жыл бұрын
runtii qootoqooto waan kaqayliyay
@ahmedMohamed-mf6lw
@ahmedMohamed-mf6lw 7 жыл бұрын
Queen tasha qalirnimadada waala shegoyaa wllhi ciil ayaa ihaayo
@ayaanhassan3887
@ayaanhassan3887 7 жыл бұрын
Abukar wali looma dhama qooto qooto faniinta jigjiga ka maqan,
@suleimanhassan4229
@suleimanhassan4229 7 жыл бұрын
sucuudigu somalida wuu tarxiilaa ma ogtahay,,
@qaalixamdi5629
@qaalixamdi5629 7 жыл бұрын
mansha Allah fadumamiina wan ka helaya
@zunduscadey746
@zunduscadey746 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk was qooto qooto qosol badan my lovely sist amina dhool wan kuheestaa cml viva xabiibtii
@mohamedcali175
@mohamedcali175 7 жыл бұрын
caawa qooto qooto caadi ma ahayn
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Hhhh kistoo goobo isku yel mayey sas sidii neyrobi sawirka lo galaye waye ku te viva fadumiina one love 😂😂👍👍👍👌🏻👌🏻👌🏻
@abdihusein2682
@abdihusein2682 7 жыл бұрын
qof malaay letaqan maa hilib geel lodira
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 7 жыл бұрын
thanks bes nosogaliya qebta kale
@superscdaalclassicman1390
@superscdaalclassicman1390 7 жыл бұрын
Caaisha mahamud bajaqda hye
@marisacarbone3844
@marisacarbone3844 7 жыл бұрын
Caaisha mahamud
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 7 жыл бұрын
abuukar mahdi asbuucii 2abo maalin kadhig cml weey shidantahay ruwaayafa
@shankaroonshuuto4329
@shankaroonshuuto4329 7 жыл бұрын
faadumiino Ayaa ushidan meesha waa kacsantahey oo qeybaheeda waa qosol Aktar yaa ka ah horta
@qarandoonjararaawi1995
@qarandoonjararaawi1995 7 жыл бұрын
kkkkk waxba ka dacay kamulidiin iyo laki maxaa kala haysta bal wayno qaybta danbe insha alaah thanks sxb abukar
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
kuso dar fanaaninta somalind joga maxa ugu dari wayday
@husseinismail2420
@husseinismail2420 7 жыл бұрын
waxaan ka helaa jabka faarax murtiinle
@iskufilaninamohamed8626
@iskufilaninamohamed8626 7 жыл бұрын
kkkkkkkk so funny
@sadoali9593
@sadoali9593 7 жыл бұрын
Hussein Ismail
@gallolycybber4434
@gallolycybber4434 7 жыл бұрын
maxa lagawda
@muhidinjeylani3650
@muhidinjeylani3650 7 жыл бұрын
kkkkkk,Ajakis, aya kabaxsaday runtii, thanks Abukar Mahdi.
@caashunicadey5923
@caashunicadey5923 7 жыл бұрын
wwwwww abukara mahadi shukaran wll
@ahmedjama3354
@ahmedjama3354 7 жыл бұрын
Waa riwaayada xiiso leh mahadsanid
@mahamedlaki8370
@mahamedlaki8370 7 жыл бұрын
aar laki xaji'cadi, ma, ahaan
@sedraaml9701
@sedraaml9701 7 жыл бұрын
Xuseen akhyaar waaye
@mohamedaliyare8670
@mohamedaliyare8670 7 жыл бұрын
faynustii fanka Allow ku daa
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 7 жыл бұрын
abuukar cimrigaa ha raago walaal
@amarushakur77
@amarushakur77 7 жыл бұрын
Riwayadan mashallah waaye. waxan codsan laha in Sooran lugu so daro
@karaaayefiiraaye9520
@karaaayefiiraaye9520 7 жыл бұрын
Happy qalif iyo farxiya kabayare iyo dalmar halagu so darro
@abdirahman77
@abdirahman77 7 жыл бұрын
Dad Culus aa ku soo biiray, oo xusuus waqti aad ufiican nageliyay, which is good. Storyline'ka ruwayada ma medeysno, shekooyin aan xiriir ka dhexeen oo is garab ordaayo waaye, that needs to be developed. Waqtiga iyo points ayakana imbalance weeyn aa ka jiro, waxaa arkee several minutes scene hadana single point lee laga qaada karo, which calls for better directing. Productionka asagana waa more like theatrical, marka ayada waxa fiicnaa leheed in outdoor loo baxo. Saa actors iyo fanaaniin caana ugu soo darteen, ugu soo dara professional directors and writers. Finally maadaama aan fiirsanay which brings more traffic to generate revenue from advertisements, you should pay our popcorn while we are watching😄
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 9 HD
1:00:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 363 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,9 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 46 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD FULL
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 359 М.
musalsalkii xiiso qalxada 8aad maxa waa saan
9:37
queen isha
Рет қаралды 8 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 14 HD
51:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 299 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 487 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 5
52:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 537 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 183 М.
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 10 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН