Qosol Badanaa😂 |Khaladaadkii Riwaayadii IGA DHAGEYSO|Muna Faysal iyo Asad Diaby |Gaalkacyo 2021

  Рет қаралды 20,767

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

Пікірлер: 41
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Codsigiina waan idiin tix galiyey waana isoo sameeyey khaladaadkii Thanks All my fans idinkuna dee Subscribe dhac ku siiya waxii fariin ahna ila soo wadaaga mahadsanidiin one love
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 жыл бұрын
Gar iyo gardarba from muqdisho
@abdullahiqurbawi6800
@abdullahiqurbawi6800 3 жыл бұрын
War zxp diaby soo badi khaladaadka dhbatiii taageero buuxo kuu ahy iga aqbal cod siga
@abdirahmanismaciilshyusuf4024
@abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 жыл бұрын
Asadaw filim caadi ah so duuba teem mudug intaad maskaxda isku keentaan
@hadiyoabdirisaaq4870
@hadiyoabdirisaaq4870 3 жыл бұрын
Hhhhh wlhi Waan QoslaY Noso Badi Qalalaadka Taageero Buuxda Idin AhahY
@NasserElmaaz
@NasserElmaaz 3 жыл бұрын
Film maker mca director Asad Diaby wku wataa legend 🤣🤣
@dr.mhummedshawari7866
@dr.mhummedshawari7866 3 жыл бұрын
Mahan mana fysal wa is jecel yihin m.A Inta ila argty like isaraa
@caydacade
@caydacade 3 жыл бұрын
Asad waxan ahay qofkii ugu horeyey oo ku dawada like isaar
@caaqilka3712
@caaqilka3712 3 жыл бұрын
Gabadha baba ka helay anigu waaba funny
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
waa ninka kaliya ee talet dadkii hore ku jiro dhaqankada sxb ha ilaaw insha allh taas kugula dardarmaaa
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Asad wlky Qalia aana illaawin guulaysta adiyo asxabtuba🥰
@fardowsoxassan7349
@fardowsoxassan7349 3 жыл бұрын
Mahadsanid yaakhey🙏 Asad horey u soco aad baa noga qoslisen
@zakiyare5781
@zakiyare5781 3 жыл бұрын
Legend baa tahy wllahi Asadow
@ismahaanfarah1821
@ismahaanfarah1821 3 жыл бұрын
wlalky asad iyo teamkiisa❤❤ horoy usocda
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 3 жыл бұрын
De 1 and only asaduna horay usoco bro
@mahameddeeganoodmahameddee2714
@mahameddeeganoodmahameddee2714 3 жыл бұрын
Keep going Zxp asad diaby lagend
@HusseinNaji
@HusseinNaji 3 жыл бұрын
Director Diaby Legend
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 жыл бұрын
Horey usoco diaby waa kuwataa canow
@maxamuuddaad4549
@maxamuuddaad4549 3 жыл бұрын
Khaladaad waxaan lama oran karo magac kale u baxsha anigu Waan idiin wataa my team Asad diaby riwaayadaha noosoo badshah
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahi shaqo adag haysa asad alah ku fuduudeyo the lenged🥰
@mohamedwarsame4528
@mohamedwarsame4528 3 жыл бұрын
Asad diyabi Wan kuwata wll an jiclahay
@ahmedhaji2470
@ahmedhaji2470 3 жыл бұрын
Horey usoco sxb
@cabdirahmansaladkilwe155
@cabdirahmansaladkilwe155 3 жыл бұрын
Waan kaa hayaa sxp
@waayoarag6915
@waayoarag6915 3 жыл бұрын
Kuwi magool ba ohin u eg kulaha awoowga la gub😂😂 From jigjiga
@saaqbou3018
@saaqbou3018 3 жыл бұрын
Lipax diaby wanu kuwadanaa madaxa korkiisa noo sarantahy shb
@abdullahi-abdi40
@abdullahi-abdi40 3 жыл бұрын
Wllhi cawa daacad uqoslay waa ninkii xaaskiisa dilay dhaha aroortii😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saciidboolow1695
@saciidboolow1695 3 жыл бұрын
War asadow markii hore miinan soo jarjarine maxaad usoo jarjarteen qalaylkeeda larabay😄😄
@abukarahmed7055
@abukarahmed7055 3 жыл бұрын
Asc
@sss-hv8lj
@sss-hv8lj 3 жыл бұрын
Gᴀʟᴋɪᴏ ᴍᴇᴇʟ ᴀᴀɴ ᴜxɪɪsᴀʏ
@aal-rl2pb
@aal-rl2pb 3 жыл бұрын
Abowayal iyo abayaal hami ayan leyahay idinkana kiina inuu ilaah idin rumeyo ilaah dartiis Subscribe isara manta aan nolahay ayan idin bahanahay 😭
@aal-rl2pb
@aal-rl2pb 3 жыл бұрын
@Wadani wall hadad awodin mad iska dhaftit intas ayaba kugu filane
@najiip2162
@najiip2162 3 жыл бұрын
Legand's
@faadumoa.mohammed7265
@faadumoa.mohammed7265 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@naimanalka9693
@naimanalka9693 3 жыл бұрын
Kkkkk😂😂😂
@maxamedbashiir3046
@maxamedbashiir3046 3 жыл бұрын
Zxp ASAD NAAG TA TINTA QAA WAN TIIMKA HA LAGA SAARO
@fadumoaden8529
@fadumoaden8529 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh wlhi xrb tihiiin asadow xbb hhhhh
@ahmedhaji2470
@ahmedhaji2470 3 жыл бұрын
Asad libaax
@ahmedhussein4267
@ahmedhussein4267 3 жыл бұрын
Kan fashil wayee midkale noosoduuwa
@noorjimale684
@noorjimale684 3 жыл бұрын
Qalaladkii ayaa sii go goyeyseen hadanee qalaylka maxaad ugu soo geli waysay
Daawo challenge qosol badan [drinking soda ]
21:12
Ali Zaki Official
Рет қаралды 506 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 21 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
socdaalkaygii ceerigaabo - Magaalo aan weligeed la Gaboobin  || erigavo city
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 33 М.
CALI ZAKI - XIDHIIDHKEENA LAGAYAAB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Vlogii   Jigjiga
14:42
Muna Faysal
Рет қаралды 72 М.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 149 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН