Daawo qosol iyo qaraaxo Wariyeyaal ka socda Telefishinka Royal Tv oo booqanaya Holland - maxaa kala qabsaday Dahir Alasow,Abdinasir Sola,Abdulkadir Biriq,Abdiraxman Daacad iyo Ibrahim Shiine kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Пікірлер: 40
@wardahjabarti70097 жыл бұрын
maasha alaah casumaad caafimaad run sheeg waa ceeb sheeg 💐💐👑👑 nafis shaah iyo sheeko wanaagsan soomalyay sidaas u daawooba guul daahir solo iyo dhalinta kale jir oo jooga gobanimo
@sahramahamed7468 жыл бұрын
Walalo. Waadajiir. Wan ku faraxsaanahaay dhaamaan.
@flegend194kenedid95 жыл бұрын
Music wa laptop ka Sola ciyarta ka dhaf...kkkll
@saynababdirahmanjibriil17138 жыл бұрын
daahir allasow waa nin culus
@nabadeywalaalayaal4587 жыл бұрын
Dahir Calasow , waa nin martisoorka iyo heelada ku wanaagsan.
dahir noolow wlh waxa tahay geesi geesi dhalay mogtahay ma ahan gal mudug
@ahmedbashir4286 жыл бұрын
dhilo habar gidir
@عبذالرحمنالمحمذ6 жыл бұрын
ninkan maxaa ku tagyeeri daalimka ah subxana alaah
@JAY.40407 жыл бұрын
Dadka ma waxeey moodaan in music uu daahir garaacooyo iyo sola midna no way waxaa idiin ka qaldan music ga la garaacooyo laptop ka ayuu ka shidanyahay ee wax kale noo sheega
War waxani wa jilin ee music mala tumoyo organka jarar maba ku jire
@maryanabdullehassan93629 жыл бұрын
soola walle dahir calasow ceeb ku dhaxdhigay uf nin hadii lagu buriyo universaltv maku qaraare yac
@omaradam46029 жыл бұрын
Dahir culusow saxib cv gagu muxu yahay? waxad ila muqata inad tahay ma xishoode iskahadla islama yaban o waxan jirin o dan waxba ka ogayn ayad mala awasha kana sheekaysa waxanad caanku noqotay ben iyo bila mace hadaba ma adigan caqli lahayn mise dadka ayad u haysata bila caqli!!!?