Qosolka Aduunka: Reer Xamar vs Reer Waqooyi oo saaxiibo ah balse isku maqan.

  Рет қаралды 92,762

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Qosolka Aduunka: Reer Xamar vs Reer Waqooyi oo saaxiibo ah balse isku maqan. waxaa muuqaalkani lagu duubay Xarunta Shabakada xagasha quman ee xogmaal media.

Пікірлер: 214
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 жыл бұрын
Wan kahela afsomaliga rer wuqoyiga ah mnsha allah
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 7 жыл бұрын
waan ka heley waana soo dhaweenaya waayo waxaan ka bartey dad aan hore u aqoon dhaqankooda somalida koonfurta dad badan oo kala duwan baa ku nool waxa fiican in bulshadu is dhex gasho.salaan qaliya from somaliland somali hays barato ❤ one love and full respect
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Omar Abdi Luuqad xumo koobka qadeen kulaha geel madhaqo Digaagado ayan dhaqanaa
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 7 жыл бұрын
Hamze Burco hhhhh sxb dadku isku mid maaha dadkan aduunka ku noolba ku tusaale qaado bro
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waarye kaaga qoobada iyo qarfaaga burco kasoo jeeda bilaawaha iyo ableyda intaad moodeysid wax balo ka dhaceen reer miyinimada meel kaste la islama taage dhaad-abdeyn same maanka ku xidhane.
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 7 жыл бұрын
rer waqooyi luqadoda wan jeclahay in aan barto lkn wey igu adagthy
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 жыл бұрын
Omar Abdi sxp sln waan ka qaadnay mahadsanid mida kle waan idin jecelnahay Wlh in badan waa jiraan dad naga mid ah in ee idin nacebyihiin lkn inta badan waan idin wada jecel nahay sxp Allah Somali hal haka dhigo dhamaan
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Жыл бұрын
Amazing 😂😂❤️❤️ I ask allah to make Great-Somalia great again 😭😭🤲🏾
@saladmohmud973
@saladmohmud973 7 жыл бұрын
runtii waa barnamij wax tar uleh bulshada waxaan rajayn inuu waayo badan socdo in shaa Allah. Mustaf iyo Muriidi aad ayaa umahadsan tihiin walaalahy👏🏽
@hibaaqmaxamed6896
@hibaaqmaxamed6896 5 жыл бұрын
Reer xamar walahi waa AF adagyihiin runtii waxooda oo dhan waa AF talyaani
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Hhhhhh may waa fudud yahay
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Anigu reer waqooyi ayaan ahay lkn reeer koonfur way inaga qalbi nadiifsanyihin runta laga hadla inagu faro la taagtaago iyo buuqena badan.
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Sax waye wll
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@khadijomaxmedyusuf4379 ninkaan waa reer xamarka asalka ah oo aad maqashaan . balse koonfurta oo dhami reer xamar maahan
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 3 жыл бұрын
@@shiilalle anaku hawiye raxanwayn marexan jarer cadcad waxaba rer xmar unaqana wll sidoo kale rer konfuref
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@Mohamed-kv8to JAREER soomaali maba ahan oo waa DAD uu gumaystihii TALYAANIGU ku beeray KOONFURTA waagii uu dhulka Soomaalida u yimid in uu gumaysto ayuu wuxuu dalalka, zanzibar, Mozambique iyo Tanzania kasoo kaxaystay DAD beeraha ufala maadaama ay SOOMAALIDU u badnayd xoola dhaqato. Taas waxaa caddeyn u ah, maanta dadka jareerta layiraa waxay degan oo u badan yihiin, dhulka beeraha caanka ku ah, sida gobolada SHABEELYINKA iyo JUBBOOYINKA. Marka jareer Soomaali maahan ee sidaas la soco
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@Mohamed-kv8to Bal ka warran haddii aan dhaho dadk somalland degan oo dhan waxaan u aqaan reer HARGAYSA, ma sax baa??
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
Bulsho walbo waxay leedahay dad xun iyo dad fican Labadaan nin waa kuwa qalbi fcn isfahamsan masha allh
@sihamibrahimsihamcali4814
@sihamibrahimsihamcali4814 6 жыл бұрын
Odeygan wan kahelay reer waqooyiga plz hadoo number layhay halaiso diro
@Zakiyareee
@Zakiyareee 7 жыл бұрын
Aniga hoydey waa Rer wuqoyi Abena waa Rer xamar m. A 2doda wan jeclahy
@garradali3780
@garradali3780 7 жыл бұрын
Agaah adiigana Bagaah hadan ku dhoho ka waraan hee the rer xamar guys is funny wlhi
@sanasana8448
@sanasana8448 7 жыл бұрын
ninkaan rr waqooyiga ah nin ka ixatiraama badan majiro mash allh
@jaylinsomali
@jaylinsomali 7 жыл бұрын
They need to do more show like this lol lol
@sadiaali1922
@sadiaali1922 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 reer waqooyi: iniinyo reer xamar: gabdho sow maahan kulahaa 😂😂😂😂😂 they are so funny
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
sadia Ali 😂😂😂😂
@rooblemuse2031
@rooblemuse2031 7 жыл бұрын
kkkkk kan ree waqooyiga ayan wataa waaayo uu ka hadal badan yahay kan ree koonfurta ah na waa ka ilbaxsanyahay kkkkkkkkkkkkkk
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 7 жыл бұрын
😂😂 Wlhi waa 2 odey isku fiican welli ii dhiman kuwaan 😂😂😂😂
@Rasabdi
@Rasabdi 5 жыл бұрын
15:41 hhhh madoow adi cml kulaha😂🤣😂
@raamoole7429
@raamoole7429 7 жыл бұрын
martin waa nin xaga somaliga ku dheereeya runtii iyo dhaqanada waxaana fiicnaan lahayd inuu noosameeyo barnaamijyo lagu baranayo magacyada sida, geedaha, masaska,xoolaha iwm oo sawiro wata si aanuu uga dheefno sidoo kale muriidi waa nin xaga banaadiriga taariikh badan ka haya oo waayo araga
@kaamilk8863
@kaamilk8863 6 жыл бұрын
Reer xamar iyo reer waqooyi maxaa kala haysta. Kkkkkkk
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Jabouti ilaa kismaya wàa dad isfahma 90%waana isku diin Isku dhaqan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from borama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
waaaaw 2afba wan garanaya thanks
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Alxamdulilaahi Anigu reer xamar Iyo waqooyiba waan Fahmaa xataa mayga
@nafisohaagi2292
@nafisohaagi2292 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 hortaa waku farxa sanahaye lkn rer waqooyi wixi xaamar tago o dhan wa u hal luqad ma oga inaa luqado badan le nahaye aniga hada xaamar ayaa ka imadey hadane ninka rer xamarka waxa yar ayaa ka fahamaa kan reer waqoyine wa fahama marka isku mid ayaa nahaye lkn waxa yar ayaa les fahameeyani lkn waxa badan ayaa ka faideey labadabo masha allah halka kasiiwadaa ❤❤❤👊💞💞💞💞💞
@soomaalidhabah1124
@soomaalidhabah1124 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh wll annagu waxii somaliland ka baxsan waxaanu u naqaanaa reer xamar la qabso
@heliodorberyl9558
@heliodorberyl9558 7 жыл бұрын
Farabaanaha diinleey uuba leyahay. Wax faro faro leh faro sheydaan leh sixiroow googaa. Waa in aad ku jawaabta farobadne ✅
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 7 жыл бұрын
Rose Quartz Barrow waxaa loo yaqan hanqaraarac
@abduabdulahiwooowwaaruunta4308
@abduabdulahiwooowwaaruunta4308 7 жыл бұрын
warkan rer xamarka ah miye oyaye marka uheesayo kkkkkklkkkl
@jacfarnoor6438
@jacfarnoor6438 4 жыл бұрын
2:50 hhhhhhh Malaay ayan daqanaa kulaha. That's really awesome
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Love it 👍
@mohamudjimale1981
@mohamudjimale1981 7 жыл бұрын
kan xamar matalaayo lahjado badan xaday konfur lahjado badan ledahay
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Haaaaheey waa sax
@nuurabdi823
@nuurabdi823 3 жыл бұрын
16:03 hangaraarac
@princessrahmajamac6026
@princessrahmajamac6026 7 жыл бұрын
hhhhhhhh waa barnaamij fiican runti 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 lkn snm iyo waxaa hawaydiin Dadka adeer ilayn nin xamar jooga snm garnmaaye
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
hhhhhhhh xajiimada iska badan dheh.
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 7 жыл бұрын
waan qosolay xoog
@fadumocabdi3599
@fadumocabdi3599 6 жыл бұрын
walahy aad ban u jeclahay lahjada somalida koonfurta waa dad qalbi nadiifa leh oo aad ku qoslaysd qalbi furnaan wlahay idin jecliyaa
@bahgooniali2124
@bahgooniali2124 7 жыл бұрын
Waaan ka helay asxbta barmaamijkan soo daysay .labada dhinacba anuu waxaan ahay waqooyi ama soomalilans.markaa wax ayaa laga baranayaa ee qalad ha u arkina asxbta dhinacyad kala duwan
@dacwadaiyodiintachannel6376
@dacwadaiyodiintachannel6376 7 жыл бұрын
waar ninka reer waqooyi waa khatar inanka wuu taba barayaa somalidu aadbay isku dhaqan u yihin allaw somalida dhawr oo magacooda kor u qaaad cadawgoda badane
@mohamedalifarah9300
@mohamedalifarah9300 6 жыл бұрын
Hhhhh Waan ka helay Cml Sheekadaa Qosolka Bdn
@Ugaska-j2w
@Ugaska-j2w 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 6 жыл бұрын
Xalwad uun baad cunaysey😂😂😂😂😂
@anabhindi5975
@anabhindi5975 7 жыл бұрын
waa b araamji xiiso badan waan ka helay
@maxamadmaxamuud1140
@maxamadmaxamuud1140 7 жыл бұрын
sxb hees kale oo banadiri ah ma taqaanid miyaa hasha geel mahine
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 жыл бұрын
Kkk warka waa igu socdaa aboooooh❤❤
@khanciyoz8151
@khanciyoz8151 7 жыл бұрын
Wlh waan jeclahay in aan barto afka reer waqooyiga aad iyo aad waan iska raadiyaa yacnii Ku hadalka labo eray marka saxo waxii ka danbeeyo waa lega fahmaa in aan reer xamar ahay hhhhhhhhh Insha Allah mar uun sifiican waan ugu hadli donaa afka reer waqooyiga Waan idin jecel nahay aad iyo aad Allah Somali hal ka dhigo hal 👍👍👍👍👍
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
Abdiaziz alisanay waanu kujeclnahay bro anaguna
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 20:56 so funny
@lebiskalondon
@lebiskalondon 3 жыл бұрын
Hilarious! Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bashirabdihassan1975
@bashirabdihassan1975 5 жыл бұрын
Reer waqoyi hadalkoda ad adeeg, carabka ayaa kaa noogaayo hadad isdhahdid AF reer waqoyi aanku hadlaaaa kkkkkkk
@lulaa1113
@lulaa1113 7 жыл бұрын
aniga soomaaliyeey waxaan rabaa macnaha biig yac atoor
@soomaalidhabah1124
@soomaalidhabah1124 7 жыл бұрын
hhhhhhh yac waa sakaarada dheddiga ah atoorkuna waa ka labka ah biiquna waa dhashooda
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Soomaali Dhab ah 👍👍👍👍
@samiyasamiyanasir2373
@samiyasamiyanasir2373 6 жыл бұрын
Waxa layidhahda Hagaraarac 👣👣👣
@casristudio9368
@casristudio9368 6 жыл бұрын
MURANKA KA DAAYA BARNAAMIJKA OO NINBA SU.AASHA UU GARAN WAAYO U FAA'IIDEE OO HA SHEEGO
@salwa1599
@salwa1599 5 жыл бұрын
Hhahahhahahahahh waa dintay wallhi waa jecelyahay bramjkan wallhi
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
fara badnaha ninka Rer xamarku shegay Af Rer waqooyi wa Hangaraarac kkkkkkkk Funny wlhi
@saadakhaloyelo7271
@saadakhaloyelo7271 6 жыл бұрын
Tuug tuug lee waye kulahaa 😂😂😂
@zakcalasow8721
@zakcalasow8721 4 жыл бұрын
Noolad somalida ilah ha is raaciyo
@mohamedahmed-ru4oj
@mohamedahmed-ru4oj 7 жыл бұрын
kkk farabadane u aqaanaa
@og2me
@og2me 7 жыл бұрын
Heer wakhooyi inaa ziyaarto waaye laakiin teesto aa ... kacabso..
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 жыл бұрын
Martin iyo Muriddi .. halkaa ka wadda kaftanka ...kaftan.com
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Waxba yeey ina fahmine Wllhy reer xamar ku waa dad wangzn o qalbi wangsn illhy ha daye
@newage1393
@newage1393 7 жыл бұрын
"Inna Adeeroow hoosha waa halkeediyee mineey fatuuro fiiq tiraah ninkii fadhaayaa maa fayoow". walhi beerka barnaamijkaan waan la dhacay. muriidi nin jini qabaa tahay.
@soomaalidhabah1124
@soomaalidhabah1124 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 7 жыл бұрын
Martin!
@casristudio9368
@casristudio9368 6 жыл бұрын
SU.AASHI U HOREYSA WAAD GARAN WEYDA HANGARAARAC
@axlanabdikarim7315
@axlanabdikarim7315 6 жыл бұрын
Hanqararac
@axlanabdikarim7315
@axlanabdikarim7315 6 жыл бұрын
Ayaa layidhaa ka lugaha badan
@arizonam9202
@arizonam9202 7 жыл бұрын
16:37
@jamaalcilmi7197
@jamaalcilmi7197 7 жыл бұрын
Reer xamarka laki xaaji ayuu gu hadal yahay
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 7 жыл бұрын
hhhhh wlhi masha ALLAH funny weye labadan
@yasirmuktar4753
@yasirmuktar4753 6 жыл бұрын
Hhhhhhh waa barnaamij aad ii qan ciyay
@MRKAHIE
@MRKAHIE 7 жыл бұрын
kk wlhi waxaa ilbaxsan reer xamarka kan waqooyi ku yiri geel ma dhaqano
@abdirahmanmohamed8422
@abdirahmanmohamed8422 7 жыл бұрын
kkkkk kuwaan waaba funny funny dhaafay
@sadiyamusa479
@sadiyamusa479 7 жыл бұрын
Maskiinkaan teestadi aa murug ku heeyso wlh meeqo jeer oo dhahay meeshaas waalees teesteeyhaa intoo barnaamijka socday adeeroow meeshaada iska joog yaan lagu teesteen kkkkkkkkk
@libanxaashi7850
@libanxaashi7850 7 жыл бұрын
jinow konfur wuukabaxaa kancarab kaan mayaqaan iyo mirahakalaba lkn reerwaqooyigu magaranaayaan miraha ugumacaan waxeykabaxaan koonfur
@cabduwahaabcabduwahaabmaxa7153
@cabduwahaabcabduwahaabmaxa7153 7 жыл бұрын
masha allaah soomaali oodhan
@honeydualle1516
@honeydualle1516 7 жыл бұрын
adeeroyaalo saas kuwada
@abdirahmankhalif4151
@abdirahmankhalif4151 7 жыл бұрын
😂😂😂 barnaamij xiiso leh weeyaan
@adentohyare8813
@adentohyare8813 3 жыл бұрын
Usheeg. Was xanqaraar (millipede) .
@ijoadan3257
@ijoadan3257 7 жыл бұрын
waad iska hadashay carab soo caaryay soomaalidii hore kabohooda way tolan jireen warankooda iyo mididooda way tumanjireen dheryohoodana dhoobada ayay ka samaysan jireen dharkoodana haraga xoolaha ayay ka samaysan jireen. carab gaajo iyo qoxootinimo noo keentay ayaa noo faanaaya waxbaanu idinbaray kuyewadan aad qaxooti ku timi miyaa dadkiisa loofaanaa yaab carab iyo indha adayg!!
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 6 жыл бұрын
Sheekada waad is daba mariseen ninka heesaya waa ree waqooyi
@haanachanaal9169
@haanachanaal9169 6 жыл бұрын
Hadeena Dheg iyo far ka dhicin ayaan Naqanaa😀
@fadumohaji4097
@fadumohaji4097 6 жыл бұрын
kkkkķ barnamihkaan waxaa la oran karaa isfahamka bulshada waxaa xaraabo miiran markey rer waqooyi iyo konfur is helaan allah illaahow dadkeyna midee
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 жыл бұрын
Fadumo Haji 👍👍👍👍👍
@qwenyfahiima1582
@qwenyfahiima1582 6 жыл бұрын
Guy's Doro af waqoye mxa lgu dhaha
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 6 жыл бұрын
Waa baarada loo yaqaanaa ee inamada yaryar xubintooda taranka laga jaro markay yaryihiin
@abdirahmaanantos1378
@abdirahmaanantos1378 4 жыл бұрын
@@Amin-gw5yh waaawarey war maxaad ku hadashay nio see cml zxpw 😆😂
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Abris waa noc kamid ah maska weyn oo sun leh waye
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 5 жыл бұрын
Laba xaniinyaadkaas reer muduga iskaleh 😁😁
@awlaadiiisnm6290
@awlaadiiisnm6290 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 luga badane waxa layidhahadaa magaciisa han garaaarac
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
han garaarac maahaa ee waa hanqaraarac.
@kalaguur
@kalaguur 6 жыл бұрын
Kaalay ninka Martin ladhahaayo ma Gaal miyaa🤔🤔
@garradali3780
@garradali3780 7 жыл бұрын
wlhi kiiliyaha ii xanonay beentooda kuwaan iyo sidaay isku galayan, arii basto iyo bariis cunayo intuu ka imaday ? plus rer waqooyiga idiinkoo qaqawan ayan idiin imanay, thy kill me wlhi thumbs up more videos pls
@aminomuhammad5581
@aminomuhammad5581 7 жыл бұрын
Abdiaziz Abdulahi wlhi kuwa xamar joogo wexey daay hayaan malahan kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk wlhi lacagta xataa wuu cunaa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
soomaalidu yidhi idinkoo qaaqaawan baanu u nimid de anaga nama jeedo ee wuxuu u jeeda dadkaa koonfurta degan ileen isaaq iyo cadcadku isma gaadhaane.
@lulaa1113
@lulaa1113 7 жыл бұрын
Azl Mcl walaalow intii aan lakala yaacin kahor isaaq xamar waa dhoobnaa
@soomaalidhabah1124
@soomaalidhabah1124 7 жыл бұрын
asmaa shirwac kkkkkkkkk oo markaa ma 1980kii ayay soomaalidu qaawanayd oon dharka barnaybaad naga dhaadhicinaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk indho adayggaa shubteene
@garradali3780
@garradali3780 7 жыл бұрын
thats funny tho waa jiraan yahay arigaas #Aminomuhammed
@muminoomarrage8742
@muminoomarrage8742 3 жыл бұрын
Matante mataqaanin rer waqooyiyow 😂😂😂
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
hanqaraarac dheh ee sunta maskana leh lugaha badana leh
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
Sun malaha hanqaraarucu
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
@@sukhra3585 sidaas baan ka aaminsanahayoo waaba ka baqaa
@ahmedmohamedmohamoud9833
@ahmedmohamedmohamoud9833 7 жыл бұрын
kkkkk wlhi heer waqòóyga wuu nagalay lab & dhidid kulahaa malaha aaw kòmba wax ku dhigay
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 7 жыл бұрын
rer waqooyi matante magaranayaan
@samiiramohamuudali6880
@samiiramohamuudali6880 2 жыл бұрын
Hrto dooro mexee ukasayaan reer waqooyiga
@maammeee
@maammeee 10 ай бұрын
Siilka uyaqaanaan dooro reer waqooyiga
@fadumajama5553
@fadumajama5553 6 жыл бұрын
Reer xamar waa dad ilbaxa oo sharaf leh oo Soomaalinimada ku weyn tahay
@hubiqalbi7233
@hubiqalbi7233 6 жыл бұрын
Kkkkkkk wa labanin oo faniyala
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 7 жыл бұрын
waaan funny barmamujku biig yac atoor walahay isma fahmaan dadkani
@haadiali2357
@haadiali2357 6 жыл бұрын
Hhhhh agah waxa loo yaqaan wah
@liiyoos6710
@liiyoos6710 8 ай бұрын
Kkkk 100%
@haanachanaal9169
@haanachanaal9169 6 жыл бұрын
Hhhhhh Ala baarka Sida leeysku canaanto
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Haddii Lugo laga gooyo madhuutinaayo, Hahahaha
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 жыл бұрын
Soo funny waa tahay ma ahi kkkkkkk
@ismailmohamed1380
@ismailmohamed1380 7 жыл бұрын
lakin jilbisku waa mas madaw masacagaley waaba AF Somali caadi ah iyo sida weeye weeye
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 жыл бұрын
hhhhhhhh I love it
@mubarikmahad8694
@mubarikmahad8694 7 жыл бұрын
hidayo cadey Sidoo kle waan kahelaa af ree xamrka lkn ma fahmo badi 🙉
@libanyare9710
@libanyare9710 7 жыл бұрын
😂😂😂Waan ka heley
@fosiyamohamed9502
@fosiyamohamed9502 6 жыл бұрын
Farabadne Maahaah maahdiisu waa hangaraarac lug umadhutiyo
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Shilin goofane dhugato gabahiir waa dulin xoolaha gala waqooyigayga
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Hhhhh caqligow waye baasto cuna cos malahan kulaha
@khadijaabdalla2298
@khadijaabdalla2298 6 жыл бұрын
Ood maacan Martin
@fatibull7136
@fatibull7136 2 жыл бұрын
Martin waa ruwaayad
@arizonam9202
@arizonam9202 7 жыл бұрын
hhb farabadne madowga adi cml ku laha
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Weye ma ahan kkkk watahay ma ihii kkkk
@caqlicade534
@caqlicade534 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk muriidi kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk qosol hagidilin
Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 8 Xogmaal Production
57:23
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 151 М.
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 5 МЛН
"Reer Waqooyi vs Reer Xamar"| Murti iyo Madadaalo | Season 1 | Ep. 2:
19:32
Mustafe Martin ma gaal baa mise muslim? Wareysiga oo dhamaystiran
19:20
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 46 М.
SHANGAANI & XAMAR WEYNE DHISA AMA WAA LALA WAREEGAYAA ????
32:35
Salim Dhorre Kick-Off (Salim Kick off)
Рет қаралды 6 М.
Ali Harare iyo Mustafa Martin 3 qodob oo aad u xiiso badan
21:32
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 24 М.