Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 8 Xogmaal Production

  Рет қаралды 68,346

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Qosolka Aduunka Barnaamijkani waxaa suura geliyey Xogmaal Media in minneapolis waa duubistii Mohamed Muse Noor "Deeqdarajo"

Пікірлер: 130
@lulaibrahim6021
@lulaibrahim6021 Ай бұрын
This program is important and I found it by chance, it soooo important please! spread it even though my generation and the younger generation will have extremely low tolerance for things that doesn’t pertain to them presently. Advice to the older generation, we are listening even when we are not! lol that’s an English mahmah 😅
@jakuesolivera9412
@jakuesolivera9412 6 жыл бұрын
Kan reer mayga ah af waqooyi ga wu kasa Lkn kan reer xamarka af reer waqooyiga mafahmayo lkn mayga wu fahma Kan reer waqooyi ga af reer xamarka wu fahma lkn mayga mafahmayo
@abuukarmuuse1476
@abuukarmuuse1476 5 ай бұрын
Waxaan daawanooyaa vidiogaan 2024 best🎉🎉🎉🎉
@abdidiriye5454
@abdidiriye5454 3 жыл бұрын
Mr Martin iyo Mr Baydhabo fanny kkk
@sahrohassanmaah4564
@sahrohassanmaah4564 4 жыл бұрын
😂😂reer waqooyi ku heestaa
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 3 жыл бұрын
🤣😂🤣way isku camirayaan isma fahmayaan 🤣😂🤣😂
@abdiqanixasan2039
@abdiqanixasan2039 5 жыл бұрын
Waqooyi 95 Xamar 55 Baydhoa 45
@nuradan777
@nuradan777 5 жыл бұрын
Reer baydhbo 💯 Reer Xamar 95 Reer waqooiy 85 Aayn faham
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 3 жыл бұрын
Dhalo ma dhahdo ee dhakada aya layidhaahda, dhalada waxan u naqaan quraarada
@imanabyan2384
@imanabyan2384 7 жыл бұрын
hhhhhh amazing markasta wad iga qoslisan thnx martin iyo maruudi iyo mr baydhabo 😂
@abdirahiinabdilaahijanaay4592
@abdirahiinabdilaahijanaay4592 5 жыл бұрын
Af maay maayga langki kasoow lak ti ing saaroy
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Mustafe masha Allah waqooyi xamar baydhabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💚
@ibrahimhassan8853
@ibrahimhassan8853 4 жыл бұрын
Waaw rerbaydhabo wanjacalahay
@aankuuwaramonews4535
@aankuuwaramonews4535 7 жыл бұрын
wow
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Dhega jaw now agah belo joh hay intaaba waan aqaan meelaha looga hadlo
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Mudugboy we are reer mudug anba waa kula aqaanaa from mudug 😄😄😄
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
I love the old traditional somalia hehehe war ba,aa iyo hoogaa baan ka tagey oo iyana mudug aad looga isticmaalo
@mradje07
@mradje07 6 жыл бұрын
badhaasuq naf ma laha
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 6 жыл бұрын
Hhhhhh
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 3 жыл бұрын
Somali BEAUTY@PLAY. ITS beauty when WE SOMALIS appreciate our mindset differences and accents in language....love reer Banadiri and their benign cultural values! 👍
@raamoole7429
@raamoole7429 7 жыл бұрын
walhy suaasha uu waydiiyay ee ku saabsan magac bixinta wixii kusoo kordhay aduunka in soomaali loo turjumo walhy waa muhiim waanan is waydiiyay dhawr jeer lkn fadlan luuqadeena inoo hormariya oo inoo casriyeeya gaar ahaan odaygaas reer waqooyigaa aad ayuu uyaqaanaa kalmado badan oo somaliya mahadsanidiin
@xamdixayi8187
@xamdixayi8187 7 жыл бұрын
kkkkkk walahi qosol mirana tihiin wana.ka.faidney waxbadan aanan horey u aqoon
@munaaqib4827
@munaaqib4827 7 жыл бұрын
mashaaa allaaah reg ulus mr martin mr muriidi mr mathey donyaala eed ii eethaa ingmahadsantiijg baarakalaahu fiikum sii qethy barnamijkang
@umaisha2631
@umaisha2631 7 жыл бұрын
Masha Allah nimankani way iga qosliyeen, waan jeclaanlayahayn in somalida colaada iska dhaafto oo sidaa uwada sheekeesta. Waan u hambalyaynayaa nimankan.
@Nabeelluth
@Nabeelluth 7 жыл бұрын
Martin is a smart guy, you could tell how he diverts questions that doesn't need to be answered...sideedaba ay Soomaalidu kucaadaysatay murunka ama iskhalaafka bilaamacnaha ee fadhi kudirirka ah…well done
@Nabeelluth
@Nabeelluth 7 жыл бұрын
TheOttomanXamari you're full of hate and I'm not lowering myself to your level Cuz you're one ignorant human being..
@abdidiriye5454
@abdidiriye5454 3 жыл бұрын
Qabyalada jooji
@Buujimo
@Buujimo 7 жыл бұрын
barnaamijkaan waa barnaamij aan inaba aan ka daalin daawashadiisa waxaan aad u codsan laha in bulshada an is ticmaalin ee youtube ka la gaarsiiyo oo loo sii gaarsiiyo dhanka TV ahaan isbuucina waxaan jeclaan laha in 1 maalin la siiyo si qofkastaa uu si gaar ah u sugo waqtigaas koley anaaba oge inaan laga caajisi doonin oo dadka inta badana isku sheegi doonaan XOGMAAL waa ku mahadsan tihiin qaabka wanagsan aad noola wadaagteen wana idin salaamay MARTIN--------MURIIDI------DEEQ DARAJO
@abdirahiinabdilaahijanaay4592
@abdirahiinabdilaahijanaay4592 5 жыл бұрын
Xesihii xasan huburoow ya ki hilmaanti dacadii
@almaaqurux4512
@almaaqurux4512 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh reer Beydhabo aan ku heystaa
@cc-fi8xl
@cc-fi8xl 7 жыл бұрын
thanks waan ka helaa barnaamijkan
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 7 жыл бұрын
Barribaa Xasan adan hees maay ah kaqaaday harg. markasay odayadii rer hargeisa la dhaceen intay kacen bay ku dhahen ar inader x.adanaw hestii sudaniga ahayd noogu yar celli
@beerlula723
@beerlula723 7 жыл бұрын
Liban Hersi kkkkkkkkkkkkkk iga wale cawa ma nooli
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Liban Hersi hhhhhhhhhh funny wlhi
@surmindiwalasheedkayar3996
@surmindiwalasheedkayar3996 7 жыл бұрын
hhhhhh waa macquul inay dhahaan
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 7 жыл бұрын
Liban Hersi wlhi si dhab ah baan u qosol runti waa sheeko funny ah
@husseinabdi5864
@husseinabdi5864 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi si kal iyo laabaad iiga qoslisay kkkk
@cheerbozz
@cheerbozz 7 жыл бұрын
in kasta aan reer wogoyi aha, ani waxan jeceylaha sidda Gobaleda Dhexe- reer Hiraan, Galgaduud, Mudug u hadlaan.
@hennaheena3172
@hennaheena3172 5 жыл бұрын
Xamar Is For Reer Xamar Every Somali knows that
@yusufal-kathiri3693
@yusufal-kathiri3693 2 жыл бұрын
Who are the real Reer Xamar he ?😴😴😁
@libanibrahim584
@libanibrahim584 7 жыл бұрын
Hhhhh barnaamijkan waa midxiiso leh Aadbn idiin salamaya mr martin mr maroodii Mr baydhabo
@hanabella6440
@hanabella6440 6 жыл бұрын
Wlhi somali somali lee wye allow dhowr mel walbo ku suganyihin qalbiyadoda saafi iskaga dhig😍
@ghhgghjd2850
@ghhgghjd2850 6 жыл бұрын
Kkkk Allah beerka
@sumd4861
@sumd4861 6 жыл бұрын
lololololo the Heesta Maymayda Caadi maaha😂😂😂😂😂
@barwaqomohamed9191
@barwaqomohamed9191 5 жыл бұрын
Ninkan reer Burco dadka hadalka miyuu la sugo oo uu caadi wax u sharaxo
@haanachanaal9169
@haanachanaal9169 6 жыл бұрын
Nib badanaa Reer xamarka Waa iska fahmi kartaa kulahaa Hoos u dhaahac😀
@hassankingkaraama627
@hassankingkaraama627 4 жыл бұрын
😁😂😂
@kinzidjamaahmed6790
@kinzidjamaahmed6790 3 жыл бұрын
L*g
@beerlula723
@beerlula723 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh funy guys
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 6 жыл бұрын
"Harag cawl ha saarin" bahalka cawlka midabkiisa ayaa ah mid aan wax laga arkikarin. Uljeedku waxaa weeye waxba ha iga qarinine soo daa hadalka. Lkn odayaashu si qaldan ayay u fahmeen siiba nika dhexe oo la aaday sheekadii ciyaal Xamarka kkkkkk
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 жыл бұрын
MUSTAFE MARTIN MW MUSTAQBALKA SOMAALILAND HOREY USOCO. 💪👍👍💕💜💝
@alimohamedisakhaji1977
@alimohamedisakhaji1977 6 жыл бұрын
Waxaan layaabanahay ninka maayga ah hadana aan kuhadleyn wax kabadan 00.002 minuts hadana wuuba fasirayaaaba ma taliyaaniya yaap.com war meesha kasoo muuqo ama kamaqnaaw
@jamaalcilmi7197
@jamaalcilmi7197 7 жыл бұрын
Hhhhhh 3 af oo somaaliya
@seynabbashiir2793
@seynabbashiir2793 7 жыл бұрын
ASC Wan idinsalamayaa laakin waxan idiin sheegayaa afsoomali waa hal luuqad laakin lahjada ayaa kala duwan waxana ugu way Mayga iyo maxaaga intakalese way isku soo wada dhowyihiin laakin inyar ayay kukala duwanyihiin sida waqooyiga bariga mudug sanaag iyo sool laakin lahjada koonfurta ayaa yara adag balse afsoomali waa hal luuqad wadan ku mahadsantihiin barnaamijkan wanaagsan 😍
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 7 жыл бұрын
Kow & naw kal iyo laab aan u qoslay wlahi 😂😂😂
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
kuligin af somalia sax ah kuma hadleysan af somalia Liga saxda wa gobolada dhaxaa
@sayidosman1500
@sayidosman1500 7 жыл бұрын
Abti wax af-somalia layidhaa majiro ee waa af somali is yara sax adoo mahadsan
@sumd4861
@sumd4861 6 жыл бұрын
heesta Sahra waa Qatar😍😍
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 жыл бұрын
kkkkk kkkkk maruudi & Martin & max'ed donyaalle .majaajileystayaal Qatar ah
@sumd4861
@sumd4861 6 жыл бұрын
I like the word Kaow😍
@ruwaidahajisaidnour4636
@ruwaidahajisaidnour4636 7 жыл бұрын
kkkkkk liben hirsi kkkk
@mahadtuug9603
@mahadtuug9603 7 жыл бұрын
Hhhh tllhi wa qosal miran
@adamabdul5847
@adamabdul5847 7 жыл бұрын
moos iyo muus waa kayohiin
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 6 жыл бұрын
Aamus waa dahab
@hafsanuur2554
@hafsanuur2554 7 жыл бұрын
hoos u dhaadhac waxaad hiban harag cowl hasarine. Mr Martin Hesta waa saas u qaad. mataqanide
@Dr.DeathCobraa
@Dr.DeathCobraa 7 жыл бұрын
Martin is funny Guy..
@caadilyare9914
@caadilyare9914 4 жыл бұрын
Rer banadiri ❤
@MH-cj8hg
@MH-cj8hg 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@hakeem2297
@hakeem2297 7 жыл бұрын
hhhhhhhh
@FarhanAhmed-uq8bx
@FarhanAhmed-uq8bx 7 жыл бұрын
kk heesii sudai ga ahayad wlahaya tani somaliwayn isma fahanto taas aya la leeyahay ha is raacdi bello
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
Kirkiroooo kibirdartahee kibirdantaahh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhg
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
kambuyuutarka waxaan u bixin lahaa maskaxdii dunida waayo wax aan laga helayn majiro waxaad galisaba waad ka helaysaa
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
waana idin sal!mayaa dhamaantiin somaaliya ha israa do
@dhiiranaanmedia9867
@dhiiranaanmedia9867 4 жыл бұрын
Ha iloobin dadbaa ku shubay
@hamzeanshur160
@hamzeanshur160 7 жыл бұрын
kkkkkk beerka
@imizlefarari5294
@imizlefarari5294 7 жыл бұрын
Hamze Anshu
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 7 жыл бұрын
Hhhhhhbbhhhhhhh Hhhhhhbbhhhhhhh ninka reer baydhaboodka ayaan ku haysta indr saa ku wad
@ijoadan3257
@ijoadan3257 7 жыл бұрын
lahjada mayga koronkorka ayay reer woqooyiga iskaga mid yihiin. koronkor ma diidooy. mise waxa kaluu u yaqaan koronkorka?
@muhiimcilmi5955
@muhiimcilmi5955 7 жыл бұрын
geeljire geela waa wada jiraa wana kala jiraa ? ninka raga ahi waa inuu hubla aan diriraa hooyla aan seexdaa hungirila aana dharkaa?
@samiraismaaciil4232
@samiraismaaciil4232 7 жыл бұрын
woow alfanan martin
@sugaanmaal5778
@sugaanmaal5778 7 жыл бұрын
Muhiim Cilmi hhh martin laftiisa somaligii reerwaqoyiga wuu ilabay
@muhiimcilmi5955
@muhiimcilmi5955 7 жыл бұрын
Abwaan xikmo ma aragtaa wll
@sugaanmaal5778
@sugaanmaal5778 7 жыл бұрын
Muhiim Cilmi haa wlhi riwaayad buu ujeeda malaha madhaxweye mararka qaar
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 7 жыл бұрын
Kkkkkkkk funny
@fadumaabdi6729
@fadumaabdi6729 7 жыл бұрын
Yaab jamaciisa waa yaabka yaabkiisu waa amakaak
@fadumaabdi6729
@fadumaabdi6729 7 жыл бұрын
Waa baasay mashaqeestaha
@sabirinasomali3675
@sabirinasomali3675 7 жыл бұрын
Asxaapta fadlan waa idiin baryaa video ka markuu maraayo 37:23 aniga gabay ahaan aan u maqlay Marka abwaanka qaaday magaciisa ii sheega fadlan
@Cukaashe.
@Cukaashe. 6 жыл бұрын
Sabirina Bashiir Zxp waaaa gabay waxaana *Tiriyay ismaaciil mire, darwiishbuu ahaaa dhul bahante ah allaah hae naxariiste nin caanuu ahaaa*
@sabirinasomali3675
@sabirinasomali3675 6 жыл бұрын
Mufakkir Mustafe Rashiid Thanks wll qaali
@cabdurraxmaanxasan1504
@cabdurraxmaanxasan1504 6 жыл бұрын
Mustafe Rashiid
@peace2gc
@peace2gc 7 жыл бұрын
martin qabrigi jacaylka ma taqaan nin cajiib ah the
@jakuesolivera9412
@jakuesolivera9412 6 жыл бұрын
Aniga reer xamar ah si fcn uma fahmo maayga
@muhiimcilmi5955
@muhiimcilmi5955 7 жыл бұрын
martin ka daa waa qaaline
@mklsl3663
@mklsl3663 6 жыл бұрын
anag noo sheegeysiin ma is fahmeyno yaa idin turjumoyo hada jawaabto waa qofne waa iska caadi in arayada qarkood la kala dugan yahay oo luqadaha sida English mareykanka laga isticmaalo malaga isticmaalo UK amaba meelaha kale ee loqada English loga hadlo
@talosametilmaame6550
@talosametilmaame6550 7 жыл бұрын
waxa iniga maqan reer jabuuti kilalka shanad iyo Nfd
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
Jaceyl yugun oo tab yaban hayabaa jhhhhhhhhhhh waaw ninka reeer waqooyiga ah waa nin reer magala hhhhhhhhhh. Labada kale waa majaajileystayaal xagaa kaga wasa
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 жыл бұрын
Wada surry
@qhaliquruux5612
@qhaliquruux5612 6 жыл бұрын
Qaan mareexan. Waa. Qaaxo. Kugumaqan. Barhiy. Baad. U qoolmayiisah
@Ceelxaar
@Ceelxaar 7 жыл бұрын
barnaamijkan somali galbeed kusoo dara :D
@النصرقادم-ل6ظ
@النصرقادم-ل6ظ 6 жыл бұрын
Abdi Mustafa war somali galbeed maartinba ka wakiila ninku waa xirsi casman sxb
@haanachanaal9169
@haanachanaal9169 6 жыл бұрын
Hhhhhh Wllh waa LA kalay Ninka reer wuqoyiga Hada Lee afsomali baratay Kulahaa😀
@saabiryare4989
@saabiryare4989 7 жыл бұрын
Barnamijki waad haleysey deeq darajo barnamijka waxoo ku qornxoonaa Martin iyo Muriidi markaas o funny hada nah maleh
@barwaaqoyuusuf8600
@barwaaqoyuusuf8600 6 жыл бұрын
😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@osmanyare8457
@osmanyare8457 7 жыл бұрын
lan dab kagubadi kaarootkaa karoore
@muxiyodiincismaan811
@muxiyodiincismaan811 7 жыл бұрын
shaadh casaha hadlku sida xaarku u qabanayaa
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
Muxiyodiin Cismaan 😂😂😂😉😂😂😂😂magaca alle Wad igaqoslisay
@muxiyodiincismaan811
@muxiyodiincismaan811 7 жыл бұрын
Afnaan Mo wll mesha wuu walay wllhi muridi ayan is laha kalmdu shegba qaybe sawkan shaadh case baabab kale inoo galay
@aliabdullahi619
@aliabdullahi619 7 жыл бұрын
masha allah but plz waxan codsan laha xujooyinka iyo su aalaha aad isweydiineysaan sida qaar ka mida aad ugu jawab bixisaan inaaad mid walba jawaabteeda noo siisaan thnx
@nuurabilan399
@nuurabilan399 7 жыл бұрын
hhhh viva Martin
@dpamiinzahane5239
@dpamiinzahane5239 6 жыл бұрын
ree woqooyi 85% ree xamar 55% ree baydhabo 00.5% bn ka fahmay
@safiyasaid6170
@safiyasaid6170 7 жыл бұрын
KKK k
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 7 жыл бұрын
War ninkan Martin la baxay muxuu ahaa?
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
Garaad Ahmed mustafe aa ladhahaa
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 7 жыл бұрын
Liban 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caashoxarbi5872
@caashoxarbi5872 7 жыл бұрын
kkkkk
@hanateitmohamett3733
@hanateitmohamett3733 7 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmm mmmmmmmmmmmmm
@aishaali297
@aishaali297 6 жыл бұрын
Hhhhh odayga dhexda fadhiya waxba fahmi umayo waa duq xayraanah 😂😂😂😂😂
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Afsoomali xumaa. maryo ayaad Qabta kulaha Afsoomali xuma iska Daaya reer koonfureedka
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 7 жыл бұрын
martin, ina aderow fanaan noqo
@yusufhussein2935
@yusufhussein2935 7 жыл бұрын
masha allah eetha ing mahadsang ting waany eetha ing la dhii barnaamijkung ing dhaafteny hor ing weda
@BUUHOODLE
@BUUHOODLE 7 жыл бұрын
Yusuf Hussein kow sxb MA af oromaad qortay
@lulum8017
@lulum8017 7 жыл бұрын
funny
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 329 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Muxuu yahay qorshaha Maraykanka ee Jabuuti iyo Soomaaliya,
31:37
Xogmaal Media
Рет қаралды 12 М.
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Djibtalo production
Рет қаралды 17 М.
SHEEKOOYIN REER XAMAR Vs REER WAQOOYI PART 3 QOSOLKA ADUUNKA..!!!
18:33
Reer waqooyi galay maqaayad reer xamar maxa ka dhacay meesha | qaraaxo
11:47
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 106 М.
Ila Qosol: Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 3
15:33
Xogmaal Media
Рет қаралды 36 М.
Wareysi Isaaq Cawaale Milyan dheerkii Soomaaliyeed ee Maraykanka
26:32