Qosolka aduunka Xaliimo Xaange oo qaaday tartanka Quruxda hablaha "Sidee u qaaday"?

  Рет қаралды 298,886

Xogmaal Media

Xogmaal Media

2 жыл бұрын

Qosolka aduunka Xaliimo Xaange oo qaaday tartanka Quruxda hablaha Soomaaliyeed "Sidee u qaaday"?

Пікірлер: 210
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Жыл бұрын
Mashalah wad mahadsanthy wad qurux badantahy mashalah doqon matihid aleyleve wanna qurux badanthy
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 жыл бұрын
Xaliimo fulay ah ama areeba ah ama reerhaleyl ah ama rageed iyo reerkeed u daran ah weli lama arag xaliima waa hooyadii suubanaha scw naaskeeda sii
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Walee walaashay baa xalimo la yidhaha axad ka gaari san majiro udgoonka xata maraday uskag ahaan ubixiso waa udgoon
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Masha Allah quruux lagama badna sacaanba hooyo mcn
@hamzemohamed4059
@hamzemohamed4059 2 жыл бұрын
Maamo fariida weeye oo kalsooni iyo dad nimo ka buuxdo Rabi Cimriga iyo caafimaadkaba haku barkeeyo Hanbalyo waad mutaysatay guushaa iyada ah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdeqmohamud5898
@abdeqmohamud5898 2 жыл бұрын
Waa geesiyad wlhi. Alaah haku dayo hooyo.
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Жыл бұрын
Mashalah
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 10 ай бұрын
Fariid kkkk mash Allaah❤
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
waxan idhaa garan maayee waa geesiyad somaliyeed gobonimo u dhalateye Allow dhowr FARIIIIIIIIIID
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
masha allah maam arin muhiima baad kadhawaajisey. . isku kalsoonidu waa arin aad uweyn. # Qofku markuu Qalbiga @qani kayahey.# Naftiisana uu ixtiraamo. oo uu ku kalsoon yahey ... Ciidkastaaba wey ixtiraami. . waayo. Allihi khal qey buu ku kalsoonadey. eebena makhluuqiisu inay ixtiraamaan oo sharfaan buu kayeelay. @@😍😍🤩😛💯💯👏👏👏 masha Allaah hooyo kudayasho mudan💯💥💝💫 🥰🥰💯👍
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 жыл бұрын
akiid wllo runtaaa ku dhawaaqday markuu qof RABIGAYGA KHALqay ku kalsoonyahay oo ALLAHAYGA ka dhigay ku qanacsanyahay ka dib naftiisa ku kalsoonyahay si niyadsami ku jirto ayuu unoolaanaa hadafkiisana wuu gaaraa haduu RABIGAYGA raalj ugu noqdo Insha ALLAH
@umulkhayr5148
@umulkhayr5148 2 жыл бұрын
Mashaa Allah runtii waa fariid anigu kama xiiso gooyo🥰🥰😍
@Mucaad980
@Mucaad980 2 жыл бұрын
Islaantan sheekooyinkeeda waa funny 😄 sheekadii traffic lights 🚦xasuutay😂😂😂😂😂😂😂😂
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 жыл бұрын
Xagee ka daawan karaa ?
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 2 жыл бұрын
Self confidence masha Allah mam 😀😀😀😀😀😀🥰🥰🥰🥰
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 жыл бұрын
Maashaalaah Tabaarakaallaah maama qaali ah Allah yacizaki
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo maamo
@aminahashi6060
@aminahashi6060 2 жыл бұрын
Marqaati waxaan ka ahay in aan maqlay sheekada xaliimo qaybteeda hore
@amnyali8654
@amnyali8654 2 жыл бұрын
Masha allah halke ka heli karnaa sheekadan
@ishwaqadan9968
@ishwaqadan9968 2 жыл бұрын
masha Allah really self confidence
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Wonderful Mom.
@sofiaquman
@sofiaquman 2 жыл бұрын
Masha allah xishoodkaas aa gabdhaha somaliyeey lagu yiqiinay hadey bahanyihiin xitaa xishoodka aa xakameyn jiray
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 10 ай бұрын
Gabdhihii quruxda lahaa dadkoodii ayaa ceshaday, mashaa alaah
@samiabintumuuze538
@samiabintumuuze538 2 жыл бұрын
Mashllh thankz hooyo keep going never and never ever give up
@omarshariff8360
@omarshariff8360 2 жыл бұрын
Weldone Hooyo Cimri deer Allah hakusiiyo
@umuayman2176
@umuayman2176 2 жыл бұрын
Mamo qaali eh oo geesiyad ah allow ku xafid😍😍
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 2 жыл бұрын
Mash allaha
@guledyassin1825
@guledyassin1825 2 жыл бұрын
Masha alah wa gesiyad
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله waa maamo daacada
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Жыл бұрын
Gabdhahena waqurux badan yihin kuwa rermagalkaa oolabiskayaqinay qar Talland beygursan jiren ad ayaa Talland ugursanjiray dimoqoradi ayaa la away ilahey hanoo hiliyo amin
@saciidosimanosman6457
@saciidosimanosman6457 2 жыл бұрын
Mashallh TABARAK Hoyo Qaali Bad Ayad. tahy
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 2 жыл бұрын
Masha allah habo allaha ku xafido 🤲❤️
@maryamcabdi1592
@maryamcabdi1592 2 жыл бұрын
Msha allh hooyo gesiyada
@FatimaAdam-uq5rw
@FatimaAdam-uq5rw 2 жыл бұрын
mash alh waxad tahy gabadh a fariid ah
@taslin2885
@taslin2885 2 жыл бұрын
Allow ka wafiid mamo qali sharaf badan tahay
@nuraali6419
@nuraali6419 2 жыл бұрын
So naloma yeerin I like it excellent answer
@safiyoasan
@safiyoasan 2 ай бұрын
Maansha alaah waa qof qalbi wanaagsan
@sahroadanabdi4590
@sahroadanabdi4590 2 жыл бұрын
MashaAllah self confidence thank you 😊🙏❤hooyo
@KORYAAL
@KORYAAL 2 жыл бұрын
Manshalah waayo aragnimo cajiib ah
@nimoadan9768
@nimoadan9768 2 жыл бұрын
Masha Allah mum
@user-vz6qc3ep2z
@user-vz6qc3ep2z 2 жыл бұрын
Mash Allah
@cabdirahmanjama6675
@cabdirahmanjama6675 2 жыл бұрын
Mama You have self confidence
@safiousama1474
@safiousama1474 2 жыл бұрын
Masha allah mom
@fartunsalim1492
@fartunsalim1492 2 жыл бұрын
masha allaah
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 10 ай бұрын
mashallah tabarakallah ❤
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
M.alh maama xaliimo dadkii.gobtaahaa bay kadambaysaa waanaga qoslisey alaah hanokaa xafido insha alh
@dhaqankaab927
@dhaqankaab927 2 жыл бұрын
Mansha allah wlhy waa qof balaaqo leh
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ n ❌ Wallaahi ✅ Codkar = بلاغه balaaquhu
@dhaqankaab927
@dhaqankaab927 2 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 thanks
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
@@dhaqankaab927 Mahadsanid ✅ Thanks Maya
@rahmoabdi568
@rahmoabdi568 2 жыл бұрын
Ma sh allha
@nuuraahmedmursal184
@nuuraahmedmursal184 2 жыл бұрын
Masha allah😍😍😍😍😍😍😍😍
@safoqasim6437
@safoqasim6437 2 жыл бұрын
Soo nalama wicin ku qoslay masha allah mam 😂😂😂😂😂😂
@muslimladiesnet530
@muslimladiesnet530 2 жыл бұрын
Sonaloma yerin hhh
@ayanmohammed1904
@ayanmohammed1904 2 жыл бұрын
Masha Allah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
Ayyaan Maxamad ✅ Muxammad MaaShaaAllaah ✅ Maa Shaa Allaah ✅
@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569
@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569 2 жыл бұрын
Mash allaah sheeko qosola waa geesiyad
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 2 жыл бұрын
Hooyo funny ah ❤
@hodanlascanod9302
@hodanlascanod9302 2 жыл бұрын
Masha allah Edo well done 👍🏻
@munomuniish4368
@munomuniish4368 2 жыл бұрын
Masha allah maamadu inaba caadi maahan salan sare
@warismohamud8888
@warismohamud8888 2 жыл бұрын
Maansha Allah, caadi ma ahan
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
Waris maxamuud ✅ MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ n ❌
@ubahmohamoud9226
@ubahmohamoud9226 2 жыл бұрын
Maansha allh
@deeqaahmed9722
@deeqaahmed9722 2 жыл бұрын
God bless you
@amaalmoha3681
@amaalmoha3681 2 жыл бұрын
Mansha alla 🥰🥰🥰💌👌
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
Amaal Maxamad ✅ MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa Shaa Allaah ✅ n ❌
@mohamedabdimohamedmohamed4063
@mohamedabdimohamedmohamed4063 2 жыл бұрын
First comment Walaahi maamadan qosal ayeey igu dishay
@mohamedabdimohamedmohamed4063
@mohamedabdimohamedmohamed4063 2 жыл бұрын
Great mom
@deeqoluul2972
@deeqoluul2972 2 жыл бұрын
masha allh tik token kasorakn.
@khadaraxmed5275
@khadaraxmed5275 2 жыл бұрын
War Somali yey. . gabdh sidan uqli bada. 💚🧕🙏 oo. dhalin Yara Ah. Allaw nu sahal. Aamin aamin y
@canabmaxamudxusen3575
@canabmaxamudxusen3575 2 жыл бұрын
m.a maamo 😍😍😍
@hamdi16ali87
@hamdi16ali87 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalaah.
@maryammohamed4469
@maryammohamed4469 2 жыл бұрын
Alla beerka qosol
@ruunmohamed1530
@ruunmohamed1530 2 жыл бұрын
Woow MashaAllah
@nuursalim6801
@nuursalim6801 2 жыл бұрын
Somalia oo la isqanqaniinayo ayaan joognaa adigana dad ladan ayaa kadheekeynaysaa Siwaliba inagaa lehe allah ha nohagajiyo
@samraana143
@samraana143 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj 😂😂😂😂😂😂Sow nalama wecin kulahaaa Waxaasaa kaakal sooniya👌👌👌👌👌👌
@nursingarmedjamacnursingax9368
@nursingarmedjamacnursingax9368 2 жыл бұрын
ok thanks
@imanliban8274
@imanliban8274 2 жыл бұрын
Alxamdulillah for being single mother. Allah ha ku xifdiyo adigana gacalkow diricnimo iga dheh.
@diinow0001
@diinow0001 Жыл бұрын
Subhaanallah
@ayanalimohamed3408
@ayanalimohamed3408 2 жыл бұрын
Masha alah Kaksooni waa taas
@fadumoomer1790
@fadumoomer1790 2 жыл бұрын
Asc Kkkkkkkkk walee waa geesayad
@faithadam5801
@faithadam5801 2 жыл бұрын
She so sweet 😋
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b Ай бұрын
❤a❤❤🎉 masha allh allhu ❤❤❤🎉🎉akbar❤❤❤🎉🎉🎉❤❤😂
@aboubakerkl2413
@aboubakerkl2413 2 жыл бұрын
Wwwww macha allah Allah ta protège le jaloux maman macan😍😍
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maanzhalaah
@omaradem8306
@omaradem8306 2 жыл бұрын
wad Guuleystey
@ednabood9819
@ednabood9819 2 жыл бұрын
❤️❤️💯
@zahrasaidmohamed7927
@zahrasaidmohamed7927 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
You are still beautiful maashaa Allah
@yasmiinayaanlecali3127
@yasmiinayaanlecali3127 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@amaalbullemaxamed7211
@amaalbullemaxamed7211 2 жыл бұрын
Funny mom ❤🤣👑
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣
@musafarah5
@musafarah5 10 ай бұрын
Walashe,anigu,macaga,wa,muse,Farah,wahanjoga,Kenya,mombasa,majeli,aniga,nagcad
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 2 жыл бұрын
Carab iyo Caddaan waxay somali nacsiiyeen muuqooda.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore Hadalna waa intuu Yiri
@mahdifarah9120
@mahdifarah9120 10 ай бұрын
Good news
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 жыл бұрын
Alla wanaagssnaa dadkii hore Gobonimo dhamaystiran, maamadaan ayadoo yar yaa I tusa, waleee ma daayeen, hada duni waxaan joognaa naagta 20 jirka ah 4 nin ama 5 nin soo furtay, kala danbayn jirin Burburkii dalka wx badan laga dhaxlay Somalia 🇸🇴🇸🇴💯💯 mar bay sideedii ku laaban inshallaaah
@abdiaziizabdiaziiz416
@abdiaziizabdiaziiz416 2 жыл бұрын
Ma gabdhahaa xun mise raga
@nimohassan6220
@nimohassan6220 2 жыл бұрын
Anagaba waan xishoona secml hee hanagu sii foogaan 😍
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 жыл бұрын
@@nimohassan6220 kkk. Waad fiicantihiin qaarkiin
@nimohassan6220
@nimohassan6220 2 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 waad mahadsanthy aboowe
@ayaanabdulaahi495
@ayaanabdulaahi495 2 жыл бұрын
M.a❤️❤️😘😘😘😘😘
@raaxoruun491
@raaxoruun491 2 жыл бұрын
😘
@ikraanmaxamedikraanmaxamed3429
@ikraanmaxamedikraanmaxamed3429 2 жыл бұрын
Qosol iguma harin wlhkkkkkkk
@brawdwachick
@brawdwachick 2 жыл бұрын
Beauty is a Self Confident
@IdontKnow-hh2fc
@IdontKnow-hh2fc 2 жыл бұрын
Eshqiyaasak Hooyadani Waa soomaaladii Asalka ahayd
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
😂👸🏻😍
@ishabube1960
@ishabube1960 2 жыл бұрын
😀😀😀♥️♥️
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 2 жыл бұрын
EEDDO WAA QOSOLAY
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 2 жыл бұрын
Love the story...
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 9 ай бұрын
Waa runteed.
@isackqamis1109
@isackqamis1109 2 жыл бұрын
Indaadheegi oo qof ah
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 10 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤
@gantaalsyl5927
@gantaalsyl5927 2 жыл бұрын
Maashaa allaah geesiyad weeye runta usheegtay raga iyo dumarkaba laakiin gabdhuhu yaysan xeerin ama Muhiimadsiin single mother maxaa yeelay isagana waa single father qawlayste ah
@isseelmi1433
@isseelmi1433 2 жыл бұрын
Waa libaaxad kkkk
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk i like that
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 10 ай бұрын
Asc Gabadh ka quruxbadn majiirto nolow huno
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 115 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 171 МЛН
Kids Fashion Show Somali Museum Night 2021
17:58
The Somali Museum
Рет қаралды 229 М.
Stand Up Comedy Mataan 2015
20:34
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 409 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 40 М.
XASKEYGA AYAAN U SAMEYAY LAMA FILAN QAALI AH MARKAS KADIB...
15:36
Baaba Jeey
Рет қаралды 1,2 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 644 М.
Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
16:35
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 239 М.
kaalay ila kifaax an ku koolkooliyee
3:19
Abwaan Camaari
Рет қаралды 19 М.
ЧТО НАМ ПОПАЛОСЬ?😜😜😜
0:12
Chapitosiki
Рет қаралды 1,3 МЛН
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
One Two Buckle My Shoes 2 ! #spongebobexe #shorts
0:20
ANA Craft
Рет қаралды 17 МЛН
КОМПОТ В СОЛО
0:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,2 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
0:55
Stokes Twins
Рет қаралды 23 МЛН
鱿鱼游戏!小蚂蚁也太坏啦!火影忍者 #佐助 #家庭
0:46
火影忍者一家
Рет қаралды 10 МЛН