Qudbadii Siilaanyo MN USA 1

  Рет қаралды 36,482

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Taariikh aan tirmi doonin allow cimriga iyo caafimaadkaba kuu barakee Madaxweyne Qaran Ahmed Mohamed Mohamoud Aadan Siilaanyo
@Apdy_zalan
@Apdy_zalan 3 күн бұрын
Inta dib usoo daawatay geeridiisa kadib 😢😢
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 3 жыл бұрын
Siilanayo aabaha hadalka somaliyeed
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 6 жыл бұрын
2018/08_02 Ayuu hargeisa ku soo laabtay Waan soo xasuusatay wallahy madaxwaynaygii hore. Alle ha siiyo cimri dheex iyo cafimada M.muusena alle ha waafajiyo wixii dan u ah shacabka somaliland
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 күн бұрын
Ilma amxaaro iyo reerihii ajanabiga caashaqay ee Soomaali ka cararaayey Raxima Allaah. Soomaali dhibka aas u gaysateen way qorantahay. Soomaali dhicimayso, way jiraysaa wayna guulaysanaysaa. Soomaali wayn ha noolaato.
@qalaaye20
@qalaaye20 15 жыл бұрын
SIILAANYO waxa uu cadaystay aamin sanaanta somaliweyn. AWDALLAND na dhawaan ayay ku dhawaaqay saa maamul goboleed keedii. VIVA somalia hays raacdo.
@fadxicasanyo3707
@fadxicasanyo3707 7 жыл бұрын
qalaaye20 zxp silaanyo maanta waa madaxweynaha dalka somaliland xilkiisiina waxa ka hadhay wax ka yar 2 bilood si fiican oo wanaag leh ayuu umaamulay dalka maanta ayaan daawaday 2017 adna 7 sano ka hor
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 ай бұрын
​@@fadxicasanyo3707Aniguna waxan ku arakayaa 7sano kadib😂 doorashadiina 2biloodba ka hadhay qadaadwayntu caqli maleh ciilmooye e iskadaa haysku xiijine
@fdama
@fdama 15 жыл бұрын
Where is the Somaliland flag?? This is a shame! There should have been more Somaliland flags than Kulmiye flags.
@KILLERGIRL-q1l
@KILLERGIRL-q1l 5 жыл бұрын
Saxardiid cadaani xiligaa siilaanyo ma amin sanaa,
@sfali2009
@sfali2009 15 жыл бұрын
Khudbad wanaagsan ayuu gudomiyaha soo jeediyay. Laakinse waa bila "substance". Waxa wanaagsanayd inuu "substance" ku daro xaga Barnaamijka xisbigooda iyo talabooyinka ee qaadayo hadiiba doorashada helo. Waxa wanaagsan in dadka Barnaamij lagu soo jiito, waxba ma tarayso hadii aad wax daliishid un.Xisbiga kale ee mucaaridku wuu so bandhigay, kanina ha ina tuso kiisa hadii uu hayoba.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 7 ай бұрын
Maxaa faqashtii hore iyo saraakiil hore oo shaarubo weynaa fadhiya.
@HodanHurwaa
@HodanHurwaa 3 ай бұрын
Ma Qoladii Isu Yaqanay Kaligood Mujaahidintaa
@hajiali5480
@hajiali5480 9 жыл бұрын
We drove from Toronto to Minneapolis was pleasure as to be there to see the president of republic of somaliland...
@daahirsalebandiiriye5723
@daahirsalebandiiriye5723 4 жыл бұрын
D xdcccyrw1111qt7iuio9its
@luladasilva9693
@luladasilva9693 6 жыл бұрын
Before:::!!!!! And now he finished his presidency term
@sahracali4435
@sahracali4435 7 жыл бұрын
waa gaboobaye waayo gob ahaa
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Hadii la gaboobo, gobanimo dhimatay sooma aha huuno
@hooraaye2
@hooraaye2 14 жыл бұрын
Markii ugu dambeysey ee lagu dhageystey waxaad horseeday baaba' iyo qaran dumis. Haddana waxaad rabtaa inaad canshuurta dekedda Berbera qaadato oo dadkii wixii soo hadhay aad dhiigmiirato. Dadkii aad laysay waa in lagugu dacweeyaa. Dhagar qabe siilaanyo taariikhda baal madow baad kaga jirtaa.
@carsanya
@carsanya 14 жыл бұрын
Tolow habrahan cadee homelesska ah ma kulmiyaa
@TheGarmaqaate
@TheGarmaqaate 15 жыл бұрын
IIDOOR RAG JIRA MA AHA RAG lala noolaan karo ma aha Waa raf ku faraxsan dhibta ka socota koonfurta Soomaaliya Waa rag gun ah, oo gaalada raaca Sayid Maxamed ayaa xataa boqol sano ka hor noo sheegay SOOMALIweyn ma kala qaybin karaan waa ogyihiin iygaba VIV SOMALIWEYN
@maanoche9742
@maanoche9742 5 жыл бұрын
Garmaqaate Ali nacalaa aabahaa ku yaal
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 күн бұрын
" iidoor wagashliyo kufriga wacad Alle ayaa u yaal. Waa niman walaale ah tan iyo waaga aakhiro" Waa gabaygii uu Sayidku u tiriyey iidoor, ka dib markii ay dhibeen ee uga hiiliyeen gumaysigii iyagii basaasaaya oo lugoynaaya, ceelasha iyo balliyada sun uga shubaaya.
Qudbadii Siilaanyo MN USA 2
10:01
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 40 М.
MUJAAHID. MADAXWEYNE AUN.AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILAANYO TAARIIKHDII SNM
13:35
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 38 МЛН
Kremlin’s response to long-range missile supplies
11:58
NEXTA Live
Рет қаралды 668 М.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН