Farxad iyo nolal dagan hadad rabto in aad ku nolaato xuska allah badi Sh.Mustafa xaaji ismacil ❤️❤️
@AminoOsman-i4l5 ай бұрын
Insha Allah
@mubarakfarah38915 ай бұрын
Dhaqan Xumo Ayd Nala Soo Hor Fadhiisatay Adigo Nin Wayn Ah
@waryaawariiri18125 ай бұрын
Mey ki sheeni meeluun?
@ElhamMohamed-x1y5 ай бұрын
Adu shoori merida maxa ku dhax kenay
@uniquegirl-pv8mp5 ай бұрын
Waxaan wx quruxbadan oo bulsho loso bandhigo maha dadkan dhaqan xumada social media la yimid ina labuunbuuniyo maha wlal ilahay halaga cabsado naagtan wayne wxn meesha latimidna ayada unba isceebeysay oo gogosheedi ka shekeysay. Marka wlalow pls wxa kugu xidhan wa dhalinyareee nagadaa dadkan madhan ee aad uso tabinayso. Waan salaamaya asxaabta quruxda badane kugu xirana❤🥰
@hamsahassan57885 ай бұрын
Saaxiiboow kufaar hanoo xayaysiin ,dhalintana ha uhorseedin.Hada waziir hadaan ku waydiiyo ,Su'aal diiniya xaalka suu noqon.Siiba Siiradii Nabigeenii Suubanaa CSWS .Taas aan barano taasaa noo ajar badan.