QURUXDA QOYSKA ABDULLAHIYOOW FIDNADA IYO FASAHAADKA SI SINNAAN IYO CADAALAD AAN UGA HADALNO?!

  Рет қаралды 23,078

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 139
@ayanaden3691
@ayanaden3691 2 жыл бұрын
Asc Walallayaal Jareer iyo jileec waa walaalo Somaaliyeed
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 жыл бұрын
Ayan Aden waad mahadsan-tahay walaal waa walaalo Muslimkoo dhan, lkn waxa lala dagaalamaya oo larabo in lareebaa ah, XAQIRKA IYO XAQDARADA!
@duvacandy5673
@duvacandy5673 2 жыл бұрын
Aad iyo aad lkn ninkaan iyo qaar kalo bulshada kudhexjiro o walalehen xaqiraa jiraan runtaa loshega no more xaqiraad faquuq we all Somali waxana nahay hal😍
@inaadam9250
@inaadam9250 2 жыл бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee walaal waxbaan rabay inaa kuu sheego laakiin ma rabo inaa halkaan kaaga sheego your contact please.
@purplerose8007
@purplerose8007 Жыл бұрын
horta naag walba ninkeeda aja nabi kama aha soomaali iyo cid kale teey doonta ha noqotee
@duvacandy5673
@duvacandy5673 2 жыл бұрын
Maashallah xaqiiqada tabateen Walalehey Mohamed&Naima diin aqli akhlaaq somalinimo hufnaanta aa wax uso gudbisina jeclahay Bismillah maashallah tabarakallah ❤
@saidaismail2761
@saidaismail2761 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh walee waa lagu heley dheh dad wax bartey aa kuheley ninkaan wax qabto qaabkuu u hadlo walaahi waa rabey ilaahey haidinka jisaasisiiyo waa unasteexeyseen idinkoo waxba caayin masha alah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Ninkas wa nin xun wlh
@sariyonur7743
@sariyonur7743 2 жыл бұрын
Wan idiiin jecelnahy hormar qurux badan idiin rajeenena one love💝
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 2 жыл бұрын
To the people saying why she uses quran verses in the intro when she is talking about people. she is showing people what Allah has said in the quran about the situation.
@bintuosman4359
@bintuosman4359 2 жыл бұрын
Hailaawin Somali ina nahay .luqadada qaali hakugu ahato walashee 😂😂😂
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 2 жыл бұрын
👌👍👍👍
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 жыл бұрын
MashaAllaah walaal jazakallaahu khayr
@izabelaahmed
@izabelaahmed 2 жыл бұрын
Thanks Naciima and mohamed xaqa sidaad u bayaanisaan
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
ASC waan idin salaamey shukran sida aad wax badan nola wadaagtaan Aamiin jizakallaahu kheyer🤲🤲🤲
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 6 ай бұрын
Arr xaal qaata reer, Abdullaahiyoow maanta arkey video gaan❤❤❤
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 жыл бұрын
ASC waan idin salaamey maxamed iyo naciima masha Allah naciima wax walabo waa cadeysey waa iitus o itaabsii muran ma jiro dulmiga ma ficna sida aad dulmiga u diidan tihiin shukran🙏👏
@thebenevolencechannel3975
@thebenevolencechannel3975 2 жыл бұрын
Kkkkkk shalayna waxaad dhehayseen maxuu wiilka oga hadli waayay meel la idiin raaco maleh ee cuqdada iska saara
@sariyonur7743
@sariyonur7743 2 жыл бұрын
Masha allah famli qurux badan ayaa tihiin horumar qurux badan idiin rajena one love💝
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@mustafeelmi2137
@mustafeelmi2137 2 жыл бұрын
Qofku haduu aragtidiisa cabiro Ma qabyaalad baa tankale Qurux qoska ma qalbigiisa ogtahay waxa kujira
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Masha Allah
@lunabob1373
@lunabob1373 Жыл бұрын
Masha Allah qoys qurux badan, Illahay ha idinxafido- Nacimo waxaa tahay qof diin iyo aqlaaq leh, masha Allah!
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanrlkeen Soo booqd qeer Allah Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏🥰❤
@qnus6858
@qnus6858 Жыл бұрын
Wcs aamiin qosvwanagsan keep Goyng❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimahassan657
@halimahassan657 2 жыл бұрын
Asc maansha allaah Naciimo cod macaan ayaa alle kuugu maneystay.
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 жыл бұрын
Maaashaa allaah tabaarakalaah codkaaga
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah👍👍👍👍
@omard7763
@omard7763 2 жыл бұрын
Omar Masha Allah aad ayaan idiin dhageystaa barnaamijkiina waan idin taageersanahay Ilaahay ha idinla jiro somalida waxaan dhihilaahaa Ilaahay ka baqa dulmigana iska dhaafa insha Allaah.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Kkk Sheikh mohamed halkaas hagarsiinina arinka , nasteexo ugu bedel ajar allah ha idinkasiye , naceeb majirto iyo xasidnimo ee waxan u arka aqoon la'aan iyo falan qeynta ku yareed abdillahi wbt.
@qnus6858
@qnus6858 Жыл бұрын
Wa mahad santihiin❤❤❤❤
@iskufilen3148
@iskufilen3148 2 жыл бұрын
Ninkaan aad ka hadasheen waa idinla Arkey waa qabiileestey.Jareerwyne iyo jilaac jileec uu lajiraa Daarood iyo Hawiye Daarood uu lajiraa.waana beenloow waxow ka fiirsan buu meesha La soo fadhiistaa
@ferdowsaomer9157
@ferdowsaomer9157 Жыл бұрын
Masha allaah tabarakalaah abaayo waaruntaa
@mahdialihadhadhi9558
@mahdialihadhadhi9558 2 жыл бұрын
masha alah horay usocdaa walalyaal
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Yaa usheegay asaga inaan lugta crem lamarin cunsurnimo
@bruh-ux2xg
@bruh-ux2xg 7 ай бұрын
Asc wallayaal jarerr iyo jiileec waa walaalo somaloyeed
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 Жыл бұрын
Adeer keey iyo hawar yarteeyda waan idin jiclahay
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Kkk jannada Allah ,waxa gala kuwa muxsiniinta ah ee allah raali ka noqdo wbt
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Masha Allah waxaa tihiin lamaane sharaf leh oo soomaali dhab ah oo ahlu diin ah ahlu xaq ah wax dadka anfaca tabiya.
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 11 ай бұрын
أمين اللهم امين يارب العالمين 🎉
@ashoabdi7018
@ashoabdi7018 2 жыл бұрын
Waa qaabiilasto Abdullahi maclim Hussein
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Jareer wenye ayaan walaal nahay 😍❤ Cabdulahi wixiisa waa nin larabo raay badanaa cadaan caabud ma wanagsana ar hooy adaa wax bahdilooyo walaal. Subxanallah masajidka wasaqdiina halasoo gelina meey dheheen 😭😭😭
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 жыл бұрын
Ha xukumin waxa lagayaba inu asaga hadalkisa sidas iskayahay oo wax xuman ah qalbigisa kujirin. Adinkana waxaa lagayaaba inad qalad ufahamten الله أعلم
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
Qofka marku nabaar kuyaal cidi firidaba wuxu uhaysta inu nabarkisa usocdo,mrka dadkan ayaga cuqddudeysan oo haada qabyalad wada
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
Haa wlhi Maxamed waa runtiis Somalidu aadbay u ajaanib jecelyihiin
@ishaisse1626
@ishaisse1626 2 жыл бұрын
Keep going guys masha allah my people i love you so much
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 жыл бұрын
Lkn sow lama orankaro idinkaa cuqdad idinku jirtaa kaliya hadii aad aamini laheydeen in aan cidi idinka sareyn dalkana aad sida ninka jileeca uleeyahay aad uleedahay taa badaljeeda waxaad aaminsantahay adoon inaad tahay wadankana aadan waxba kulaheyn 😞 ........
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
Qofka asaga isduleya ama saray isku qaada cidna kuma dhigi karto waxadan adiga doraqn 😒
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 2 жыл бұрын
Aniga waxaan qabaa soomaali waa soomaali jileec iyo jareer laakiin mid idinkuma raacsani soomaalida ma tixgaliyaan cadaan waxaan ka wadaa waxey u arkaan in soomaalida ey ka fiican yahiin cadaanka.
@fadumosadaq9920
@fadumosadaq9920 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏
@somalimom1012
@somalimom1012 2 жыл бұрын
Waaku salaamay waa run cadaalad waa fiican tahay idinkana is ilaaliya inaad dhinac urarnaataan
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Kkk Abdillahi iyo Naciimo maqabiil ahaan miyaad udifaceysan,tankale beesha jareer weyn waxay ka midtahay qabai'lada ugu taran iyo tiro ugu badan somali, arinka , nin qaldan weye abdillahi utube ee ka joojiya tooshka arinka wbt
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 Жыл бұрын
Min meesha jooga iyo haweenay quraan akhriyaysa
@ruqiyaherow2454
@ruqiyaherow2454 Жыл бұрын
Mashaa alaah alaha idinbarakeeyo naima adiga iyo family kaaga ❤❤❤❤❤
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله qoyskaan waa qoysbarakaysan alaha idinbarakeeyo
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 2 жыл бұрын
Ameen🤲🤲🤲🤲🤲
@anisadamey4941
@anisadamey4941 2 жыл бұрын
Ninkan aad ayu uxun yahay wana qabalidse weyn quruxda qoys ka ha la iska qabto
@mariza101_
@mariza101_ Жыл бұрын
Waa runtaa
@Amineta.0
@Amineta.0 2 жыл бұрын
Ayaantan jafoow aa barateen reerkinaan awey barnaamishyadii aan idinku baraney
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 жыл бұрын
DHAQAAQII LEEN KUDHEX JIRTAA, SIKALLE HA U ARKIN!
@chocobella2407
@chocobella2407 2 жыл бұрын
Sheekadu waa bariisaysi biisil dhinacaga ka soo gal albaabkaaga 💯 Sidee baad uga hadlaysiin cadaalad innigo cadaalad ahayn 🤔
@daadircabduqadir1606
@daadircabduqadir1606 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa umahadsantihiin guuleesta
@najiibabdinasir6285
@najiibabdinasir6285 2 жыл бұрын
Asc walaalkee iyo walaasheey marka Kkkkk mahadsantahiin aniga Jazeera weekend ma ahi waana Wallach illaaheey Dartiis ayaan idiin jeclahay walaasheey ninkaaga waa dgaxdhaxaad lakiin markaad masaajid kaa jareer loodiidaa aadtiri wallaahi xageey kadhacday jareer soomaali ah iyo jileec soomaali ah weey isladagaan weey isla noolyihiin xamaali Hadid ladhahane jileec badan oogaari gacmeed kuxamaasho ayaajira. Cadiifada noocaas aad utarjumeeysid iskadaa. Tankale Yarra caawa miiska idiinsaarnaa waadkusaxantihiin hadaladiisa oodhan aad iyo aad ayeey uxumaayeen. Lakiin walaasheey jileec oodhan ayaad caawatiri jareerka xamaaligaa ayeey masaajidka udiidaan. Walaasheey waxaankaa codsanayaa hadalkaas inaad raalogalin kasoobixisaa
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 2 жыл бұрын
Masha alla family cadaalada iyo dhexdhexaadka jecel ayaadtihiin keep going
@umuyakhub8541
@umuyakhub8541 Жыл бұрын
Mashallaha
@user-ke6xn7df2l
@user-ke6xn7df2l 8 ай бұрын
❤❤❤❤sax waaye 👍
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 2 жыл бұрын
Mashallah walashey
@kowsarbeauty209
@kowsarbeauty209 2 жыл бұрын
Masha allh wllo 🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Ninkaan salaadda macnaheeda mqba yaqaanno waayoo waa jirran yahay laan gaab & midgaan waxaa ah ninkii jannada laga waayo. InshallH
@rahmagure9093
@rahmagure9093 2 жыл бұрын
Asc waa wax laga xumada ahin I mediaha lasoo Ustashi sheekadaan oo kale oo deer isqabo in iú ka had ló sida Ay iskula dhaqman waa in u fahmaa
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 жыл бұрын
Aakhiro jareer iyo jileec ma laha Jannadana waxaa galo ninkii shaqeysto Ilaahey adoomadiisa uma kala soocno Asagaa na wada abuurtey ee inta aan ka cabsano cunsurinimada ha la iska daayo waa wax aan noo fiicneyn adduun iyo aakhirabo
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
Walalayaalow Mama Naciimo channel keega kor haloo qaado waa qof runta ka hadsha
@shamis3067
@shamis3067 2 жыл бұрын
Maama Quraanka inuu wadaadka furey aheed adoo ninkaaga ku ag fadhiyo ma u bahno in adi Quraanka aqriso
@simanmaxamed6435
@simanmaxamed6435 2 жыл бұрын
Cunsurinimadii oo update lagu sameeyayay 2022 lug lug kafiican
@zahraahmeddheere6443
@zahraahmeddheere6443 2 жыл бұрын
Naciimo ìyosayiveeda Allah ìďin xifdiyo
@xamdimaxamed3819
@xamdimaxamed3819 2 жыл бұрын
Wxn bari hore eba ahayene acudu bilaah.qabyaladi idin qaday idin ma dhigto idinkaba qabyaladi oo lugaleh ah
@simanmaxamed6435
@simanmaxamed6435 2 жыл бұрын
Subxanalllah qoomiyada jareer weyne aa xun ma aaminsani 30sano kabadan ayaan daris nahy ceeshoo milix ayaan nahy waa ku ag nashy wa ku ag koray ilaa hda ayaan daris nhy daris kafcn wligey ma arkin hooyadey waxa idhahdaa besha jareer weyne abiyaasheen waye naas ayaan kacabnay habaryar yaashey ilmohooda waa jareer weyne meel la iski kala fadilaayo social media ayaan ku ar kay waba yaabanhy dadka qoom ilaahey abuuray raba ineey liidan oyigaa cirka rooob ku og
@bellasharif9501
@bellasharif9501 2 жыл бұрын
Macbuudka hoolaa ii geliseen 😂naciimo waligey hore uma arag video gaas wallahi. Hada fakatax raadi Amira iyo Aadam qajajacda soo hubso 😂😂😂😂war jecli haahha run waaye wax qajajac leehaayo masoo arkin ani mana ma soo maqlin . hahah waa qoslay mugoo ani
@fartun555
@fartun555 2 жыл бұрын
kkkk
@qnus6858
@qnus6858 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@anisadamey4941
@anisadamey4941 2 жыл бұрын
Wcs
@dekahaji
@dekahaji 2 жыл бұрын
Walee runtaad u sheegteen dulmi ilahay wu diiday Somaliyey dulmiga joojiya
@OmarOmar-pf3rx
@OmarOmar-pf3rx 2 жыл бұрын
Salaama caleykum maxamed xasan iyo naciima marka hore waan idin salaamay marka xigta waxaan ilaa hada la ahay qof KZbinr ah oo kasoo hadlo hindida rasuulka caleyhi salaam soo caayeen aawi Somalida ma waxaay soo kacaan markii qawiilkooda la caayo ama wiilo la.caayo ayeey soo hadlaan maxay ugu soo hadli waayeen qoladan hindida oo aan diinbe laheen mise Somali waxaay ka adak yihiin dadka reet xamarta iyo dadka jareerta masaakiinta eh fadlan kasoo hadla arintaan naciima adiga iyo xaajigaga maxamed xasan si qaas ehne waan idin salaamay ilaahey ha idin xafido idinka iyo family kiina wabilahi towfiiq
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Karbaashkii aduunka nin iska halay oo lamaane dhisan u jawaabeen.
@zamzamnoura6319
@zamzamnoura6319 2 жыл бұрын
Walayalow somalida dhan miya jarer iyo jalec mey ukala baxan bal iishega walahi anu ma aqano
@liseosman7216
@liseosman7216 2 жыл бұрын
adina raac dheh ula soo riix riix
@sariyonur7743
@sariyonur7743 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 2 жыл бұрын
Waar Somaali waa iskumid☝️ jeer iyo jilec kusocoda dadkan faquuqa wada laandheer iyo laangaab uun bay waadan ilaa qiyaamahaa halka kawada hawusha 👍💪🤘
@qnus6858
@qnus6858 Жыл бұрын
Jarer weyne wa muslim barakeeysan ok cusuro nimo marabno qabdarada qoska aatihiin cusurinta waidinka cabdulaahi ok
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 жыл бұрын
Maxamed Iyo naciimo dad fiican baad tihiin lkn waxaa idin yahay cudur jareer la dhaho dadka si guud qaladkooda ugu sheega aad baan uga xumahay inuu aadan Cade iyo munaba wax ka sheego sharaf bay agtayda ku lahayd tan kale yaasmiin waa shaanshi Haday iyagu heshiis ku yihiin muxuu ka rabaa maxaade soo cusboonaysiiyey waxan mar horey ahayde mise idinkaa qabyaalada dhankiina ka wada oo xaalad abuurasan
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 жыл бұрын
Shaakira cid horta dhulka kasoo baxday ama cirka kasoo dhacay majirto, qofkastoo socda meeluu ku,abtirsaduu leeyahay aan laga soo marin, taas horta inaad garaawsatid! Midda kalle maxaa hadda keenay marhorre ayay eheed? 2da muuqaal markaad daawatid si xaqna udul istaagtid jawaabta meeshaa ayaad kaheleeysaa! MAHADSANID!
@chocobella2407
@chocobella2407 2 жыл бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee Idinkana wali waxa la idinka sugaya su'aashi ahayd Buskut ma kuu saxsanaa inuu sidaas ku sameeyo gabadha oo uu arrimaheeda gudaha kuu shaaciyo baraha bulshada? Intaas kaliya kaso jawaaba
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 жыл бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee sax waaye intaad sheegteen oo dhan lkn idinku waxaad tihiin dadka aad ka dhalateen dadkii hormuudka u noqon lahaa shaqada waa la kala leeyahaye shaqadaas dadka ku haboon u dhaafa waa sida aan qabo ninkana waaba la yaabanhy wuxuu ugu mashquulay wiilkan cagihiisa waxan jeclaan lahaa telefon inaan ku wada hadalno si aan ujeed kayga idiinku cadeeyo qaladna ha iga fahmina samaxuunii.
@yasminroble3958
@yasminroble3958 2 жыл бұрын
Asc
@fatiimaabdi7229
@fatiimaabdi7229 2 жыл бұрын
Asc somali jareer iyo jaleec hal mid somali cunsuriyad ma joojineso marka aniga waxaan soo jeedinaya in gashe qaatan lala qaato hadii niila cunsuriyeeyo ina idinkana cunsuriyesan iyo hadeey dagaal noqotanah leyska celiyo markaas cunsuriyada wey dhamaanesa jarer iyo jaleecna mid aye noqonayan weyna is guursan doonan igu kala fiiriya somaliyey 😂😂
@qnus6858
@qnus6858 Жыл бұрын
Nodicey nalka❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aminadayax
@Aminadayax 2 жыл бұрын
Hhhhh Cabdullaahi wuu kaftamayaa kudarsada naciimo iyo maxamed somaali waa walaalo
@ahmedumar9306
@ahmedumar9306 2 жыл бұрын
Sida sharaftaleh aad u ga hadashiin iyo taloyinka aad sii siin dadla
@bilalguhad6367
@bilalguhad6367 2 жыл бұрын
Sana idinka rabna soshal midiyaxa waxa ka socoda kaso hadla
@abujole3992
@abujole3992 Жыл бұрын
Ilaahay mafiiriyo nasab tee taxay ilaahay wuxuu fiiriya ilaa bi Taqwa sida bilaal habashi waa nin meadow weli jareer ilaahay waxaa ubalan qaadey waa jano
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Nin iyo Naag isqaba maxaa loogu mashquulayaa ?? Wax ku jaban ma jiro, hadii labada Qof oo is doortey isaga raali yihiin in Qof ba Qof ka kale qanciyo. Wixii aan dambi ahayn.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Ama ha shanqarto ama ha qajajaclayso nin iyo naag is qabo maxa dhex galiyay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Cabdullahi cunsuri waxaa u dheer qabyaladiiste adunkaan dad badan ayaa risiqi meel qun ka galay beentaas iyo naceebkas gurigooda uma fiicno iyo akhiradooda.
@mustafeelmi2137
@mustafeelmi2137 2 жыл бұрын
Xanuun jareer ladhoho idin kudhacay See ku ogatay in quruxda qoska Necebyaha beelwaynta jareerwayne ee Soomaliyeed aragtidiisa cabiray Soo qofka aragtidiisa ku tixgali
@Akp83366
@Akp83366 2 жыл бұрын
Cuqdad lee jirta
@princep5991
@princep5991 2 жыл бұрын
Sorry
@zahrahali1850
@zahrahali1850 2 жыл бұрын
Asc. Aabyo waxay jecelyihiin cadaan, saas ayeyo gabadh aha soomaaliyeed isu cadaynaayyaan.
@mariza101_
@mariza101_ Жыл бұрын
Uf ninkan waa necbanahay quruxda qoyska waa qoyska cunsiriga ayaa la dhaha😂
@sahrafahiye7315
@sahrafahiye7315 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey.cunsuriyada.dhaafa.jareer.waa.walaalaheen.qoyskaan.waa.fiican.runtane.kahadlo.weliwaxaadku.wadeen.cunsuriyad.waxaad.weli.usooqoreysaan cunsuriyadaa.idinwado.waa.qoysfiican.ahuli.diine.runtane.kahadlo.cabdulaahi Waa.cunsuri.xun.wajigiisa.runtaahaa.laogaaday.muslimka.alahaka.qabto.ceebtoow.baarbaaraa.markasto
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
Larkin.somali.bawadanahay.jarer Iyo.jalec.waisladhalanay.maajanib.makalanihin
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
Aniga.xawadle.ahay.wanaidintagera
@shukriomarmohamed2076
@shukriomarmohamed2076 2 жыл бұрын
Wuu qaldqnyahay
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Markasto cabad edo
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shugriaamin9758
@shugriaamin9758 2 жыл бұрын
Waxes.somaliyodhan.taqano.adinkaba.wataqanin.dananada
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 жыл бұрын
HAA, sax waaye qofna wuu yaqaanay qofna waa labaray, anaga waa nala baray!
@abdimuhumed6761
@abdimuhumed6761 Жыл бұрын
Naciimo walaaleey Adiga iyo ninkaaguuba xaal qaata Kani waa jaahil nacasa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Kkkk inu u sheego waaye gabdha inay masaajo mariso amiiro u sheeg cabdulahiyow haday rixrixaysaye 77 ma kenay amiiro away aådan baari waaye intaan ka aragnay mana maqlayso isku dirkaan sax waaye maxamed iyo naciimo isma oga dadka Mar hore ayey jidka ka habeen somali jarer Wayne gabdhooda ma jecela in lagu ciyaaro j
@ab8665
@ab8665 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🇸🇴
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Kkkkhhh
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
QURUXDA QOYSKA 2 MAXAA NAKALA QABSADAY CAWEYSKA ADNA CHANNE
33:48
Adna Channel
Рет қаралды 149 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 45 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН
KAALAYA ILA SOO DHAWEEYA HOOYO!
21:58
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 25 М.
MA ISKU ARAGTAY DHAXAN FARABADAN?
15:11
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 5 М.
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 75 М.
JAWAABTI SH MUSTAFE IYO COLIMO KAXUMAATAY👇🏻😭
13:17
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 237 М.
MAKU DHIB QABTAA CHOLESTEROL? SIDAAN ISAGA NADIIFI!
12:39
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 4,9 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! qeybtii 2aad
26:49
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 3,9 М.