QURUXDA WADADA AADA WAABARI ILAA BUUNDOOYINKA

  Рет қаралды 25,089

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 3 жыл бұрын
Maashaa allah abaayo mahadsanid wadadii aan kudhashay asalooti suuqii aan kudhashay ayaad agmartay baar ha idhaafin wuxuu ku xigaa foornada dalfac
@fadumahussein8797
@fadumahussein8797 3 жыл бұрын
Bondada kowaad waxa la dhihi jiray bondada kowaad ee afisiyoni takalana waa bondada labaad ee celgaab waa qadimi xasus hore masha allah qurux❤️🇸🇴
@alidamey2276
@alidamey2276 2 жыл бұрын
Haaheey Baar Ha,I Dhaafin Wuxuu Ku Yaal Jidka,Ansalooti.Waxaana,iska Lahaa Reer Qaandiid.Xaaskii.A,U.N.Abwaan Marxuum.Cabdi Bashiir.indhabuur.Faadumo Maxamed Qaandiid.
@fataheyable
@fataheyable 3 жыл бұрын
Xamar jajab Suuqa Ansalooti waa meesha aan kudhashay lakin anigoo ilmo ah ayaa kasoo qqxnay. Good to see again.waad mhadsan tahay walaal. Codkaaga ayaaba kahelay sidaa usharaxeesid muuqalka
@ahmedsufi3855
@ahmedsufi3855 3 жыл бұрын
Xaafadeyda ayaa tagtay maanta buunadada anceloti aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa شكرا شكرا شكرا جزيلا لك اختي الله يحفظك بحفظه ويسعدك دنيا واخره
@yusufmuhammad283
@yusufmuhammad283 3 жыл бұрын
daqiiqaddii buundada la amaray si aan ubarano maxamarweyna mase x.jajab magacanu masaxba shokran
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Wekiyo camal noo.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
maashaa alaah waa gabadh yar oo ku kalsoon wadankeeda anagana dhul aan lahayn iyo daaro dhaadheer baan ku faanaynaa adeeero anaga waxaan nahay qurun joog adigana waxaad tahay barwaaqo joog ilaahay haku xafido muqdishi 45 sano ka hor baa iigu dambeesay maanta oday dhamaday ayaan ahay waaan iska soo noqonayaa si leygu aaso wadankayga
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 жыл бұрын
Mashaa Allah habo jidkaan waxaa ladhihi jiri Jidda Anzalooti wa xafadaan ku barbaaray
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
🇸🇴 Buundada waaberi u dhow waxaa la dhahaa buundada koowaad tan magaalada u dhowna waxaa la dhahaa buundada labaad ✅ (wadan gaalo nagadaa magacooda)❌
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev Ай бұрын
Labatha buundo waxaan laka yiraahtha Uganda iyo Tanzania
@fahmohersi4197
@fahmohersi4197 3 жыл бұрын
Maanshaaalaah gabar wanaagasan baa tahay keep going on
@abdifatahsalad5632
@abdifatahsalad5632 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo shaqa fiicanaa bulshada u heysaa qaasatan qurbo joogta hore u soco
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
Haa baar haydhaafin ayaa la dhahaa aniga dhigan jiray skuulka raage ugaas ee buundada hoosteeda la marayo
@marwosaid9426
@marwosaid9426 3 жыл бұрын
Habo buundada wa ansalooti baala dhihi jirey
@CadnaanSh.Xaashi
@CadnaanSh.Xaashi 16 күн бұрын
Suuqa berta iyi afasyuuni ayaan waabri kaqnaa
@fastfast4729
@fastfast4729 2 жыл бұрын
masha allh saa u socoti wlhi gurigeena ayaa i keentay wlhi weeshidantahy laakin nadaafo daro ayaa ka jirto
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Жыл бұрын
Waa sax waa baar ha’i dhaafin
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 жыл бұрын
Buundada ansalooti waaye
@umuahmedumukhalid412
@umuahmedumukhalid412 3 жыл бұрын
Sc was xafadaydii meesha aan aduunka ugu jeclahay aa itustay maanta mahadsanid
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 2 жыл бұрын
Allaah aawey via Liberia wadadii la dhihi jirey aawey ceelgaabta shaleemo ceelgaab meelahaas noo soo sawir aduunyo waaye wallaahi
@CabdicasiisXaashi
@CabdicasiisXaashi 5 ай бұрын
Maashaalh waabari❤
@jikatorem.ismail4003
@jikatorem.ismail4003 3 жыл бұрын
Asc. ; AJMAL, Waad Mahansantahy. Hadii aad awoodo in aad wax naga tusto ! Wada ex Barlamaanka ilaa Fiat .schoolka shakhawadii , wasaarada sporting, waxbarashada, hotel juba kaniisada fiat. Hadii awoodo , thank you. Jizaaka Allah
@caisha12ceeni40
@caisha12ceeni40 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah baarka allaah fiika
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 3 жыл бұрын
Maashaa Allah waaberi waa degmo taariikh leh laakiin dowlada hoose maadaama eey canshuur kaqaado shacabka ineey wax kaqabtaan nadaafada wadooyinka ayeey ahayd kulana xisaabtamaan gudoomiye yaasha dadmo walbo shacabkana ayaga eey hor kacaan oo guubaabiyaan
@abdirahinabdullahabdullah7989
@abdirahinabdullahabdullah7989 2 жыл бұрын
Abayo m.a dalka hooyo bar ama baro
@aweysbakar4921
@aweysbakar4921 3 жыл бұрын
Masha allah abayo wan ku farxay wllhi
@musejama8684
@musejama8684 2 жыл бұрын
Via Liberia? 21 October?
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev Ай бұрын
Waddatha 3aad way Liberia.
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev Ай бұрын
Waddatha maghaceetha ma taqaanid miyaa ?
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 4 ай бұрын
waxan u maleynayaa wadadii ansalooti oo aadeysa oo galeysa ceelgaabta
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 3 жыл бұрын
Wadadii dekeda iyo isbitaal martiini ala maxan kulugeeyey
@malyuncabdi2409
@malyuncabdi2409 3 жыл бұрын
Asc meesha waa ansalooti waa mahadsantahay
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 3 жыл бұрын
Ala jidkaan maxaan kulugeeyey anigoo umbulatooyo ceelgaab usocdo
@abdishire7390
@abdishire7390 3 жыл бұрын
Thanks great
@fahmoxaji6853
@fahmoxaji6853 3 жыл бұрын
buundada ansalooti waabari waaye
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
Buula eelay Baar haydhaafin waa meeshaan kudhashtay kuna soo barbaaray
@aweysbakar4921
@aweysbakar4921 3 жыл бұрын
Wan ku garab taganahay mar waliba keep going abayo qali
@abdifatahbashiir9502
@abdifatahbashiir9502 3 жыл бұрын
masha aallah hurmar wacan
@alidamey2276
@alidamey2276 2 жыл бұрын
Waana Labada Buundo Dhexdooda
@asliali7269
@asliali7269 3 жыл бұрын
Meeshan ku dhashay kuna koray waabari wanaagsanee,😍
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
6:07. Haa dhankaa baa ku leh.
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
Tanks❤
@msatl94
@msatl94 2 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله 🥰🥰🥰
@samiramaxamed1341
@samiramaxamed1341 3 жыл бұрын
abaayo fidiyow gan qebtisa kale masoo gilisay aad ayaan kaga mahad celinaa abaayo madaama aa codsigayga ii tixgilisay
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 жыл бұрын
Abaayo fadlan noo soo duuub jidka carwo itko kabilaabmaysa ilaa jidka warshadaha iyo suuqa xamar jadiid
@halimahussein2000
@halimahussein2000 3 жыл бұрын
maansha alaah beautiful
@mahadcabdiqaadir2085
@mahadcabdiqaadir2085 3 жыл бұрын
Keep going
@saeedahmed5023
@saeedahmed5023 3 жыл бұрын
Wadada aansalooti weeye
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
dadka shacabka laga rabaa in ay laamiyada sameeyan diinta sifiican aaloobartay hadana waxaa si ah
@nabiilmaxamed7432
@nabiilmaxamed7432 3 жыл бұрын
Wan sonoqona bid waye wan uxisay
@umuahmedumukhalid412
@umuahmedumukhalid412 3 жыл бұрын
Buundada asalooti
@abdalla2421
@abdalla2421 3 жыл бұрын
Nadafadu waa imanka barki fadlan nadafada halagu dadalo
@yalaxowxussein6290
@yalaxowxussein6290 3 жыл бұрын
Waxaa ladhahaa Nasiib muundo
@samiramaxamed1341
@samiramaxamed1341 3 жыл бұрын
abaayo aad aa u mahad san thy
@AliAhmed-de3qs
@AliAhmed-de3qs 3 жыл бұрын
Noloow abaayo.
@omarabdi1042
@omarabdi1042 3 жыл бұрын
isgooyska dabka miyaa meesha aad kasoo leexatay markii wadada makka almukarama aad ka leexatay
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hibanuura8563
@hibanuura8563 3 жыл бұрын
Mashallah
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 жыл бұрын
SACDIYA jidadkaan waagii dowladii hore magacyo waxay lahayeen madax aduunka ah ama wadamo uganda waxaa loo yiraah wadada uganda ayaa la oran jirey hadaad maqasho via liberia waa wadan africa ku yaal wadada tarabuunka tagta cabdiqasim waxa la oran jirey lenin oo ahaa ninkii shuciga kenay
@ahmedcowsay3245
@ahmedcowsay3245 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏💯💯💯
@Ilyaas777
@Ilyaas777 3 жыл бұрын
اختي لسة مكانك نسمع ممنوعون قشمك (قوق) مافي علاج المرض هدا في مقديشو ولا ايش
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
Lkn dhanka via liberiya soo martaa fiicneyd
@rishbadamhadamha9380
@rishbadamhadamha9380 3 жыл бұрын
xaafada aansalooti ayaa ladhahaa
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Waaw
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
dadkii mee
@ababejama7505
@ababejama7505 2 жыл бұрын
Xaaraamad yahay. meeshani qurux malaha caasimadaha bajaaj waa ka madnuuc bajaaj ayaan baabuur kawadan waynay takale mameesha aan daganahay baad nooga sheekaynaysaa dhilaa tahaye
@caishamaxamed4121
@caishamaxamed4121 3 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedsaid482
@ahmedsaid482 3 жыл бұрын
Masha Allah
@mahadcabdiqaadir2085
@mahadcabdiqaadir2085 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Adhiyallah
@Adhiyallah 3 жыл бұрын
Masha allah
@miaali3353
@miaali3353 3 жыл бұрын
Masha allah
MAJECESHAHAY INAAD SIDAAN KUNOOLAATID MISE QABIIL'''####?
13:26
Bandar77 Media TV
Рет қаралды 928
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA | FAADUMO BUULO BARDE
37:04
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
VLOG DEGMADA WAABER GAAR AHAAN SKOOL WAABER CUSUB IYO AGAGAARIHIISA
20:03
BILICDA WADADA KALA BARTA BOONDHEERE IYO WARDHIIGLEY
10:05
Ajmal Services
Рет қаралды 15 М.
WAAW QURUDA XAFADAN IYO WADADAAN ISRAAAC EE DEGMADA XAMAR JAJAB
10:34
Ajmal Services
Рет қаралды 13 М.
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
XAAFADA AFRICAN VILLAGE IYO MASJIDKA SHEEKH CALI SUUFI
11:08
Ajmal Services
Рет қаралды 29 М.
XAFADA VIA ROMA ILA SUUQA XAMARWEYNE VLOG
10:06
Ajmal Services
Рет қаралды 47 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН