Qurxinta Guriga | Sida Albaabka frame kiisa loo qurxiyo | Qurxin 2020 | Qurxinta Guryaha ka baro.

  Рет қаралды 4,691

SOMALI HOME IMPROVEMENTS

SOMALI HOME IMPROVEMENTS

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@farhia2984
@farhia2984 8 ай бұрын
Masha allaah ❤
@sahrocali4651
@sahrocali4651 3 жыл бұрын
masha allah allah xifdiyo
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
mahadsanid walaal sahra
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 3 жыл бұрын
Mashaa alaah walal gacmahaaga alaha kuu daayo waayo xirfada ilahey kugu deqay inad walalahaa ugu faideyso waa arin qurux badan hore u soco walal
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Jasakalahu kheyr walaal aad iy aad ayaad u mahadsantahay adigana sidoo kale ilaahay if iyo aakhiro ha ku guuleeyo walaal
@keysediiriye1731
@keysediiriye1731 3 жыл бұрын
barakalah abti shaq wacan
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
mahadsanid abti
@farhia2984
@farhia2984 8 ай бұрын
Faflan Daaha caaga lagu xiro ama fadhiga daaha sidee darbiga loo qabadsiyaa ma noo soo gelin kartaa hadey mac quul tahay? Adigoo mahadsan
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 8 ай бұрын
haa insha allah walaal qaali dhawaan
@farhia2984
@farhia2984 8 ай бұрын
@SOMHOME.SOMALIHOMEIMPROVEMENTS ok mahadsanid walaalkey hadey jirto koolo nooceeda sawir noogu soo dar jazaakumulaahu qeer
@keysediiriye1731
@keysediiriye1731 3 жыл бұрын
mahs allah abti
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
thanks abti
@fartunibrahim4939
@fartunibrahim4939 3 жыл бұрын
@@QURXINTAGURYAHA walal xage jogta
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
@@fartunibrahim4939 walaal waxaan joognaa london
@banditmo09
@banditmo09 3 жыл бұрын
Decoration darbiyada meesha Tv lasaaro soo soo suubi abooww
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
haye haye insha allah walaalkay waxaad ka wadaa feature wall decorations
@saidsaid5286
@saidsaid5286 Жыл бұрын
Masha Allah wlo Cabdiraxman waa no faa idaysay anigu rinjigas ayan ku shaqeeya London
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA Жыл бұрын
Adaa mudan walaal soo dhowoow soo dhowoow walaal said
@naciima1810
@naciima1810 3 жыл бұрын
🥰🥰👍
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
thanks welcome walaal
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 3 жыл бұрын
Maasha allaah bro. Summer kan rabaa inaan guriga iska rinjiyeeyo, waxaan ku waydiin lahaa kii hore ee saarnaa miyaan ka xoqoo ? sidoo kale xiliga winter ka guriga gaar,ahaan jikada madow baa ku dhasha xageeda sare sidee looo farsamayn karaa ? Thnks
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Walaal waxqad isticmaashaa undercoat rinji la yidhaa si aad u qariso kii hore Madowga winterka waxa keena naqaska waayo daaqadaha kyo hiitarka oo la shido daaqadahana la xidho markaa hawadii kululayd ayaa noqonaysa mould ama mold oo ah madow ay keento condensation ka markaa daawadaha fur ama waxaad guriga ku xidhataa ventilator ama hawada wax ka saara.
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 3 жыл бұрын
@@QURXINTAGURYAHA aad baad u mahad santahay
@ayangurey3732
@ayangurey3732 2 жыл бұрын
Maasha Allah. Reer london ma tahay hadan kaaga baahano adeeg waa ubah Matan DM please
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 2 жыл бұрын
JASKALAAH WLAALA SOO DHOWOOW HAA REE LONDON AYAAN NAHAY NAGALA SOO XIDHIIDH NUMBERKAYAGA : 07443407546
@amaalmohamud7290
@amaalmohamud7290 3 жыл бұрын
Asc walaalo ma London baad ka dagantahay UK?
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
haaa walaalo qaali
@amaalmohamud7290
@amaalmohamud7290 3 жыл бұрын
@@QURXINTAGURYAHA maashaa allah, ilaahay haku xafido walaalo, shaqo fiican baad samaysaa
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
@@amaalmohamud7290 jasakalahu khair walaashay
@abdihakiinmohamed1712
@abdihakiinmohamed1712 3 жыл бұрын
Wll cabdiraxmaan xagan kaala soo xidhiidhaa
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Walaal waxaad igala soo xidhiidhaa 07443407546
@isfahamkabulshadachannel6635
@isfahamkabulshadachannel6635 3 жыл бұрын
Rijika darbiga marsan qaabkee lesku qasaa soogali
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Walaal iyagoo qasan ayaan badanaa soo helnaa anagu laakiin hadaad somalia joogto o kale kalarada sida la isagu qaso waxaad ka baran kartaa in aad soo print gareyso siday isku raacayaaan walaal
@afrahap4406
@afrahap4406 3 жыл бұрын
Asc wll
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
wcs walaal
QURXINTA GURYAHA OO QOYS CADAANA GURIGA U QURXISAY | @QURXINTAGURYAHA
16:08
SOMALI HOME IMPROVEMENTS
Рет қаралды 6 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 11 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
How to install window tint at home with Inspire DIY Kent Thomas
6:06
GANACSI CASRI AH RANJIYAYNTA IYO QURXINTA GURYAHA
11:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
Wax ka baro Qaabka Loo rinjiyeeyo Guryaha ama loo nuuradeeyo
3:04
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
Incredible Moments Caught on Camera
30:40
UNSORTED
Рет қаралды 4,9 МЛН
In ka badan 12 sano ayuu ka shaqeynayay qurxinta guryaha.
3:34
qurxinta guryaha iyo sida loo dalooliyo darbiga ama gidaarka
11:01
SOMALI HOME IMPROVEMENTS
Рет қаралды 8 М.