No video

Ra'iisul wasaaraha Israel, ayaa sheegay inuusan xilka ka dageyn.

  Рет қаралды 24,035

BBC Somali

BBC Somali

4 жыл бұрын

Ra'iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuusan xilka ka dageyn

Пікірлер: 14
@AhmedAbdiGurey
@AhmedAbdiGurey 4 жыл бұрын
😡😡😡😡😡 musqumaasuq iyo dhisada dowlad ku sheega yuhuuda ha noo xaysiinina nooga sheekeya qasa iyo gantaalaha caruurta lal dhacayo 😡🤬😭
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 4 жыл бұрын
Alle nacdasha hakuu siyaadiyo
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Tuug Tuug dhalay weeye ilaahay nacdal haku Soo rogee.
@zubeermohameddakare4661
@zubeermohameddakare4661 4 жыл бұрын
Mansha Allah Ilaahey ayaa mahad is kale kol hadey Halkaas arintu mareyso
@shaam__official8753
@shaam__official8753 4 жыл бұрын
Horta dal la yirahdo israel ma jirtah😩
@fivebrothers5538
@fivebrothers5538 4 жыл бұрын
Ma rabno wax Israil la dhahao inan dhagysano mana u aqonsanin inay dal yihin waxan u aqosanahy kuso dulayal dalka falastin qabsaday ilahay ka baqa mar dambe yahuda warkoda hanoso ban dhigina Qorraxdi so baxdaba dhagar hor leh ayay musliminta u malegan Mad ka hadashan carurta iyo hoyoyinka qaza lagu xasuqayo malin kasta wllhi waa saban akhir ilahayow umadad u gargar bbc somali dad muslimin ah boqlkiba boqol ayaa dhagysta marka uma bahna yahuda xaarka iska dhaqin inan warkoda dhageysano 😡😡😡🤬
@Abdimahat16
@Abdimahat16 4 жыл бұрын
Thanks bbc somali
@maxamedcabdilahi4638
@maxamedcabdilahi4638 4 жыл бұрын
alleh hajabiyo. yuhuuda
@mohamedsalebanxadari8429
@mohamedsalebanxadari8429 4 жыл бұрын
Waan kufarxayaa dhibaatada israil
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
BBC 📺📺👍👍📺📺
@abz_.1003
@abz_.1003 4 жыл бұрын
😥😭😭😭😭😭
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Radio muqdisho
@Kmn3214
@Kmn3214 4 жыл бұрын
Warkooda nagadaaya israil
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 4 жыл бұрын
Gurguurte oo ay muuqato tuugnimadiisii uu dalkan ku boobay waxaa loo tumayaa shirib amaan ah,ragii bada iibshayna waa kuwaan laga nasan la yahay sida Cc Shakur iyo Sh shariif.
SIR LAGA HELAY WADA XAAJOODKA | 48-SAAC | IRAN | HAMAS GAZA
13:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 42 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Why Olympics is a waste of money for India? | Economic Case study
19:44
Treatment of latent TB infection - Somali
4:32
KNCV TB Plus
Рет қаралды 6 М.
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA OO MARXALAD CUSUB GALAY #TOOS
33:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 97 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 452 М.