Raga shahwadooda maxaa kale aa lagu kordhin karaa/Cafimat Fican

  Рет қаралды 77,207

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Пікірлер: 196
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 жыл бұрын
Abayo Allah haku barakeeyo gabar aqoon leg ayaa tahay cafimadka xishood maleh wadku mahadsantahay
@user-st5lk7ml9o
@user-st5lk7ml9o 3 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الرحمن الله يحفظك
@ebtisamcumran5963
@ebtisamcumran5963 5 жыл бұрын
Masha Alllah Abayo
@AhmedMohamed-rq9ey
@AhmedMohamed-rq9ey 5 жыл бұрын
Thanks walashey qaliya Abaayo yaasmiin ka raali noqo kuwa dhanka xun u hadlo Walsshey horey u soco
@eprehemdhooqoyare3113
@eprehemdhooqoyare3113 5 жыл бұрын
Masha alaah waan kaaqaadanay waalshayn MCN waan fiicnahay
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 5 жыл бұрын
Masha alah habo yasmiin jazakalah kheyr
@mimiqaali9105
@mimiqaali9105 5 жыл бұрын
MACHALLAH jazakallahu kheir haboo🌷 yasmin 🌷
@fatmaqalbi9957
@fatmaqalbi9957 5 жыл бұрын
Masha Allah habo yasmin Allah haku xifdiyo jazakal lahu kher
@nouramohammed9001
@nouramohammed9001 5 жыл бұрын
Masha allah aamin ilahay ducada aanodocaysay hakaa aqbalo wana noofaaidaysay
@omarshiishiile5603
@omarshiishiile5603 5 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo yasmiin sida wanagasan o ad nola wadagtay wanaaga
@safiyosacadmahamed6798
@safiyosacadmahamed6798 5 жыл бұрын
Wcs maashaa Allah macaanto Allah ku barakeeyo inbadan jasaakalaahu khayra
@faizamuhyadin6522
@faizamuhyadin6522 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo yasmiin
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 5 жыл бұрын
Waa tijaabina insha allah waa ba tala fecan jazaki allahu khayra
@maxamedxassan9851
@maxamedxassan9851 5 жыл бұрын
asc yasmiin Qaali wan ku salami salan Sharaf iyo qaayo badan facis iyo musamax yasmiin qalanjo wad ku mahad San tahay aamiin aamiin aamiin
@strasbourgfrance1562
@strasbourgfrance1562 5 жыл бұрын
1Avocado iyo 2kalas caano iyo 7xabo almond nuts isku shiido labo qaado malab shawo badan wlhi belief me👌💪 digniin intaan xaas qabin no👋👋👋 ha isticmalin
@maxamednaasir3001
@maxamednaasir3001 4 жыл бұрын
Mansha Allah allow ino daay walashey ♥️♥️♥️
@sucaadkhaadi9455
@sucaadkhaadi9455 4 жыл бұрын
Ascww Masha allah abayo Yasmin baryahan waalagu waa yey ma fiican tihiin adga iyo familkaga waa ku xiisney 👑👑👑👑😘😘😘😘💃🥰🥰🥰
@mullaahabdullaahi4298
@mullaahabdullaahi4298 5 жыл бұрын
Midhahan Afkaqalaad amba Englishka waxaa laguyeedhaa,=Pumkin-seeds.Yasmiin waad mahadsantahy sister,Jizaa'akalaahu khayran.
@cabdicigaal3205
@cabdicigaal3205 5 жыл бұрын
mahadsanid maama cfmdku waa muhiim dadkuna waa ine ka faidestaan alle haku dhooro mama qaali
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
amin amiin amiin
@walaalnalka2212
@walaalnalka2212 5 жыл бұрын
يسمين الله يحفظك اختي
@xawosugwaay1552
@xawosugwaay1552 3 ай бұрын
Wcs waa lagaa qaaday
@anisaaadan1543
@anisaaadan1543 5 жыл бұрын
masha allah yasmin caday walo bahnaa mawducan jasakalLahkhayr
@abuanas4620
@abuanas4620 4 жыл бұрын
يعطيك العافية 👍🌹
@ayaanaxmed4475
@ayaanaxmed4475 5 жыл бұрын
Jasaka allaah abayo yasmiin
@mustafayasin6509
@mustafayasin6509 4 жыл бұрын
Mahadsanid maaamo
@xasancade1810
@xasancade1810 5 жыл бұрын
Asc yaasmin magacayga waa sacdiyo masha allah waa mahad santahay walaashey
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 5 жыл бұрын
Xasan cade maa sacdiyo la dhahaaa
@rayaanmaxamed5815
@rayaanmaxamed5815 5 жыл бұрын
Masha alla mahadsanid habo
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 жыл бұрын
abayo mcn ugxanta dumarka maxa lugu koroyeh oo somalia ayan jogah wxan rajeynah ina iso jawabi dontit😍😍
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 жыл бұрын
Masha Allaah waxaan ilaahey kuuweydina waxaad jeceshahay kheyrku kuugu jiro inuu ilaah kusiiyo abaayo mcnto anagaa kujecel midaan khayaas lahen❤️❤️❤️❤️👈
@faadumaentrepreneusemarwoe3730
@faadumaentrepreneusemarwoe3730 5 жыл бұрын
Salaam Yasamiin Camey😘
@afbile1
@afbile1 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay
@yaasminmohammed3525
@yaasminmohammed3525 5 жыл бұрын
masha Allh
@eprehemdhooqoyare3113
@eprehemdhooqoyare3113 5 жыл бұрын
aamiin
@roodaaden6463
@roodaaden6463 5 жыл бұрын
Mansha allah
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Runta ayad ka hadashey wall qali wadankeyna qeyrad badan oo faido leh aya ka buxa
@halimamuse803
@halimamuse803 5 жыл бұрын
Asc masha Allah
@yaasminmohammed3525
@yaasminmohammed3525 5 жыл бұрын
Ale haku xafido wll yaasmiin
@abdulqadirhassan1567
@abdulqadirhassan1567 5 жыл бұрын
mahadsanid
@nacimoomar4896
@nacimoomar4896 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo yasmiin marka soomaalia jogne waan tuuri jirne
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 5 жыл бұрын
Nacimo Omar waa runtaa ilaa hada ayee tuuraan mirahas
@zuzuarab910
@zuzuarab910 5 жыл бұрын
Good
@gureyisaaq3272
@gureyisaaq3272 5 жыл бұрын
waa barnaamij fiican
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 5 жыл бұрын
wcs Aamiin Abaayo
@anisaaadan1543
@anisaaadan1543 5 жыл бұрын
abaayo yasmin xajiga biyuhu sifican uga imanyn oo ku kala goayan kaso hadal ukhti
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
maashaa allh uqti
@umuahmedbeautychannel8912
@umuahmedbeautychannel8912 5 жыл бұрын
Asc asxaabta plz subscribe asxaabta kalaya isoo booqda walashiin ahaye and wax yaabo dabiici ah la isku qurxiyo chanalkayga ka faidesin kaalaya
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 Жыл бұрын
Qofkii Hargeysa jooga Asli mills ayuu ka heli karaaa
@mohamedmohamud1523
@mohamedmohamud1523 5 жыл бұрын
asc ina adeer qaali adoo raali ah waxaan kaa codsan lahaay in aan wax kaa weydiyo sirta ragga wax ka mid ah laaakeeen meeshan waa meel iska public ah seen kuuga wsydiya adoo raali ah
@Mssbadriyo
@Mssbadriyo 5 жыл бұрын
Masha alah abayo yaasmin horo usoco qli
@1985naninuune
@1985naninuune 4 жыл бұрын
Afka carabigaa waxaa la yidhaa لب الابيض waa midhaha bahalka layidhaa (dube)
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Aamin ya rabi allow no gargar
@ahmedyusuf2345
@ahmedyusuf2345 2 жыл бұрын
Waa kee bocr hindi sifeecn nootus asgoo mupaal ah
@jamalfarah4822
@jamalfarah4822 5 жыл бұрын
Bocor Hindi Af waqooyi maxaa lagu dhahaa mahadsanid
@nalkanuurka7682
@nalkanuurka7682 5 жыл бұрын
Bocor casaan
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Jamal Farah waqooyi bocor mabataalee maxaa loo aqoon lahaa mar mar suuqa hargeysa waan ku arkaa laakiin ma badna waana qaali laakiin xamar wuu ku badan yahay
@jamalfarah4822
@jamalfarah4822 5 жыл бұрын
Sxb Wlhi Waa Runtaa xagan lagama helayo
@mudalibyare7141
@mudalibyare7141 5 жыл бұрын
Bocor gaduud miyaa
@macalicismansheikh8212
@macalicismansheikh8212 4 жыл бұрын
Haye
@macalicismansheikh8212
@macalicismansheikh8212 4 жыл бұрын
SaaS miyaa
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Wad mahadsantahay abaayo
@naciimocaydaruus3051
@naciimocaydaruus3051 4 жыл бұрын
Alla hku dhowro hoyo
@ahmedyusuf2345
@ahmedyusuf2345 2 жыл бұрын
Natus asagoo geedkii ag
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Nice information thanks alot
@yaasensmart4220
@yaasensmart4220 5 жыл бұрын
Habo mahaysaa baawasiirka daawo loo isticmaalo magaran
@boqurkagambiska4092
@boqurkagambiska4092 3 жыл бұрын
Wee
@xassanbariise7661
@xassanbariise7661 4 жыл бұрын
Yaasiin wll waad ku mahadsantahay wacyi galinta aad naga siisay BOCOR hindiga waxaadsa inoo faah faahisaa miraha aad natustay iyo miraha soomaaliya lagahelo way kala duwanyihiin midka aan haysano midabkiisu waa CADAAN kan aad natustay waa CAGAAR marka kawaran kala duwnaashahaas MAHAD SANID
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 5 жыл бұрын
Aniga afrikadan ayaan ku arke marbaa maqaayad wax ka cunaaye oo afrikan leedahay ayee idhahen cun waaba dhadhamiye waan tufay waan ku lab laboode lakin hada kadib waan isku dal dalaa macaan maleh iyo qaraar maleh waxaa english lagu dhaha bomking seeds dhanka afsoomaligana waa bocor gudud ee reer xamarka dhahan
@nuurcalimaxamed7368
@nuurcalimaxamed7368 3 жыл бұрын
😍😍😍😍
@siciidoabdikadir3352
@siciidoabdikadir3352 5 жыл бұрын
Abaayo waxaan raaba inaa halo meel aan kala soo xiriiro
@zhaaficitalazam3215
@zhaaficitalazam3215 5 жыл бұрын
Mxan isticmaalaa bocor Hindi ba magaranaye
@axmedcilmi4079
@axmedcilmi4079 7 ай бұрын
Xandal aa la dhahaa
@xoorexoore8850
@xoorexoore8850 3 жыл бұрын
Bocor hindi waa maxy wllo Ifahansii
@axmedhaadi2091
@axmedhaadi2091 5 жыл бұрын
Yaas waa Ku Salamay waan kugu Cusbahay
@cammaarglad8178
@cammaarglad8178 5 жыл бұрын
abayo qusdul hindiga maa kasoo hadashid sida loo isticmalo
@naimahaashi2389
@naimahaashi2389 5 жыл бұрын
Wcs abayo yasmiin 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fartundahirabukar2646
@fartundahirabukar2646 5 жыл бұрын
Wcs
@laastikolacag7514
@laastikolacag7514 5 жыл бұрын
Mahad sanid abaayo yasmiin waxad nagu dirtay bocor hindiga weynu raadin doona abaayo
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 5 жыл бұрын
JIISAKA llaah wll
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
Wcs mamo wankusalamay
@yaasminmohammed3525
@yaasminmohammed3525 5 жыл бұрын
yasmiin Aniigu waxan jogaa kenya ma heelikaraa bocor hiindii
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 5 жыл бұрын
yaasmin mohammed kenya waaba soomaliya ookale wA dhooban yahay waxaa ladhaha pompking english ahaan waxaa afsoomali lagu dhaha bocor gudud reer xamar hada tahay wee yaqanan magacas
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Wallo qali gabar wanagsan oo qimo leh ayad tahy wax fican oo lobahan yahy ayad no sheg tahy wanka faideysan maclumadka wad nagu so kordhisay
@hamdaali9657
@hamdaali9657 4 жыл бұрын
Ascm Wllo labarkaka ayan raba
@nabaddooncabdalla4666
@nabaddooncabdalla4666 5 жыл бұрын
Wcs Wr Wbr Hapo mcn aad ayanu uficanahy
@1985naninuune
@1985naninuune 4 жыл бұрын
Wllo yasmin wa runtaa
@umutasniimhariir1176
@umutasniimhariir1176 5 жыл бұрын
abaayo yaasmin lanbarkaga noso qor suaal ban raba inan ku waydiyo
@hanad211
@hanad211 5 жыл бұрын
Waxaan isticaalkiisa billaabay 2012
@mudalibyare7141
@mudalibyare7141 5 жыл бұрын
Wa dhow nahy maamii
@yaasminmohammed3525
@yaasminmohammed3525 5 жыл бұрын
wuu yaalaa bocorkaa midha haa lee kenya ee ma isku walamidbaa
@MohamedAbdi-zw6jr
@MohamedAbdi-zw6jr 5 жыл бұрын
Abaayo yaasmiin natus iyada oo aad diyaarinayso
@diriyeomer5476
@diriyeomer5476 5 жыл бұрын
Mamo fadalan lanbarkaga u bahanayan Aadban kusalamayan adiga iyo ubadkagaba
@anisaaadan1543
@anisaaadan1543 5 жыл бұрын
marwo barlin wad iga qoslisay
@ladyboss4227
@ladyboss4227 5 жыл бұрын
Pumkin seeds baa layirahdaa mirahaan
@wadajirchannel8757
@wadajirchannel8757 5 жыл бұрын
Walalaha channel keyga soboqda idinko mahadsan
@stg-somalitradinggroup9096
@stg-somalitradinggroup9096 5 жыл бұрын
ok wn boqanaa iboqo subscribe dheh
@ubahabuubakar476
@ubahabuubakar476 5 жыл бұрын
my hope channel waan ku soboqday
@mohameddayib7935
@mohameddayib7935 4 жыл бұрын
.
@nimconooli7582
@nimconooli7582 5 жыл бұрын
Yaasmiin xabiibti vidio oo ka haldlaayo pelvic floor so gali ado ma hadsan
@suleimanahmed5303
@suleimanahmed5303 4 жыл бұрын
dumarkiiba igu filnaanwaaye maxaaba badin iisoo arkay.
@bisharomaxamud2327
@bisharomaxamud2327 5 жыл бұрын
Asc abayo maloocabi kara juus
@sahrahalgan999
@sahrahalgan999 5 жыл бұрын
Asc
@daadiryare8158
@daadiryare8158 5 жыл бұрын
Wcs
@ismacilkaarshe7022
@ismacilkaarshe7022 5 жыл бұрын
wan Ku slmy
@amalhassan627
@amalhassan627 5 жыл бұрын
Mashallah Abayo shukran. Please Abayo can I have ur number
@anisaabdulkadir17
@anisaabdulkadir17 5 жыл бұрын
habo Yaasmiin Alle haku xafido. habo chanelkaagaan malahan wax contacts ah marka inan kulasoxiriro ayaan ubaahanahy ee email kaan igala so xiriir ado raliya #anisadacar1@gmail.com . mahasand.
@xidighanuuniye1674
@xidighanuuniye1674 5 жыл бұрын
Hhhh qosal badna ilahaw adaa wayn oo waxida
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 5 жыл бұрын
Abaayo mcnto waxun maadshegin manaad sheegen abidkaa waana kujeclahay aniga iyo caruurteyda wlhi kabood dadka wexeyn hoosha noowad😘💕💕❤️👈
@sahramohamed4064
@sahramohamed4064 5 жыл бұрын
Yaasmiin shahwada ragga iyo kan dumarka makala duwanyahiin mise waa isku mid hal dabiici ma isticmaali karaan? Yaasmiin hadeey macquul tahay waxaan jeclaan lahaa in aad ila taliso si gooniyah oo bulshada dhaxdeera aan kala xishoonaaayo codsi ee sheeg Facebookga aad isticmaasho hadaadan isticmaalina ii sheeg meel aan kaala soo xiriiiro codsi
@Xoia_Aisha
@Xoia_Aisha 5 жыл бұрын
Abaayo weey kala duwanyihiin shahwada raga iyo mida dumarka tan raga waa mida sameesata markii nin iyo xaaskiisa isku tagayaan oo keenta uurka ama hooyada inay uur yeelato hadii ninkaaga shahwadiisa yartahay weey kugu adkanee inaan uur qaado lakin dumarka tooda uur makeeneso marka saas darteed muhiim waaye nimankeena inaan siino waxii caafimadka ugu jiro badanaa raga iskuma roona marka xaaskooda laga rabaa inay ka shaqeeso ninkeeda
@daadiryare8158
@daadiryare8158 5 жыл бұрын
Labadiinaba aniga ila soo xeriir anaa idiinka kaafinaaa su'aalihiina welcome Dr.daadir
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 5 жыл бұрын
@@daadiryare8158 kkkkkkkkkkk
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 5 жыл бұрын
@@Xoia_Aisha quf caaaqil ah
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 5 жыл бұрын
Alisha Saeed gabar fariid ah alaha ku siyaadiyo cilmiga
@nuuryuusuf3935
@nuuryuusuf3935 5 жыл бұрын
Yasmiiney ani waxba iimaadan faa’idayne wax unbaad igu kickicisay😭😂
@amiiraqali6195
@amiiraqali6195 5 жыл бұрын
Asc abyo mahad sanid mirahaas see u samey sankarnaa
@maxamedfarahabdi5434
@maxamedfarahabdi5434 5 жыл бұрын
Asc
@sultanmaxamuudcawke301
@sultanmaxamuudcawke301 5 жыл бұрын
hhhhhh waykala duwan yihiin shawo waliga maad aragty adigu ama malugugu shubay
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 84 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 50 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 14 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 264 М.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Cafimat Fican
Рет қаралды 492 М.
Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican
22:06
Cafimat Fican
Рет қаралды 353 М.
Waa Su aal Yaab iyo argagax leh runtii
5:43
Salafmedia
Рет қаралды 1,5 МЛН
Laabjeex waxa ufiican|cafimat Fican
11:01
Cafimat Fican
Рет қаралды 55 М.
Shahwada sida lo kordhiyo/Cafimat Fican
10:57
Cafimat Fican
Рет қаралды 194 М.
Kordhinta dareenka raga iyo dumarka/Cafimat Fican
8:19
Cafimat Fican
Рет қаралды 130 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 50 МЛН