Ramaax waa Adeerkey Insha Allah na arintani wey iska dhammaan..mana ihi anigu nin Adeerkeybaa la xidhey u cadhoonaya.. Xaaji Muuse Biixi Wallee wax kale iska daaye xabadaan isaga dhigi lahaa .. Sidaan u Taageero weligey qof uma taageerin.. Haddaanu reer Saaxil nahey Xaaji Muuse madaxaanu ku sidanaa nin waliba hayska hadlo...Viva Somaliland..
waxba madaxweynaha ha sarsariigan ee waxaad ku aflgaadaysay baashe cadee oo ka hadal
@abdusalamahmed1094 жыл бұрын
waar Sakhraankan yaa dadka qabta haddii isagu edeb daran yahay waa la xidhayaa ee Mandheera liinta haku cabo
@mohalimohsamii55704 жыл бұрын
Ramaax nin adag nin culus aftahan aqonyahan runta ushegtay handarab taayirkaad marisay
@khadardheeg6344 жыл бұрын
Geesi geesi
@AhmedJigga4 жыл бұрын
*** WAXGARADKA CIISE MUUSE OO KU DAADIYEY DIKTATOOR MUUSE BIIXI CABDI *** Waxgaradka beesha Ramaax ayaa isla gartay inaanay sharci ahayn in Ramaax lagu eedeeyo isla markaana lagu xidho dhawaaqii uu ku sheegay in gudoomiyaha Baaarlamaanka somaliland Baashe Maxamed Faarax uu xidhiidh la leeyahay xubno ka tirsan dawlada soomaaliya, waxaanay isku waafaqeen in hadalkaasi aanu noqon Karin mid xadhig lagu mutaysto. Waxbaradka beesha uu ka soo jeedo xoghaye Ramaax ayaa sidoo kale isla meel dhigay in haddii cid lagu xidhayo dhawaaqyo noocaas ah, xabsiga la dhigi lahaa Muuse Biixi oo wakhtigii ololaha doorashadii madaxtooyada fagaarayaasha kaga khudbadeeyey in masuuliyiinta xisbiga Waddani ay xidhiidh la leeyihiin dawlada federaalka ah ee soomaaliya taas oo si cad u beenowday..............................WA LAAHU ACLAM.
@engzayidmohomedjuube47114 жыл бұрын
Libaaaxxxx libaaxxxxxxxxx dhalayyyyyyyyyyy waa in degdeg looosiiiidaayo
@ugaazabdirahmanhasan8794 жыл бұрын
Dulmi diid rimaax walee waa nin adag ha u baqan waxaas
@leilaosman14294 жыл бұрын
Warun 👍🙏
@mustafexuseen21054 жыл бұрын
raamax sowkan isku xaaray intaa wan kala hanweyna shicibka waxay u haysta dad waxay doonayaan la sheego
@farxaancumar11874 жыл бұрын
Masuuliyiintu qaranku hajojiyaaan aflagadada bulshada a barayaan xisbiyadu waa asxaab qaran dib sharciga haw ee gaaan
@zaqadhiahmedsaqadhih13234 жыл бұрын
Xadhig waa sharci daro ee hal siidaayo waxuu sheegay waa runtii
@abdiiidaani10404 жыл бұрын
ila meerayso iyadaa meelxun isku wada
@uzamehwaqalka73244 жыл бұрын
Waa ruN
@rasamalkadunida95794 жыл бұрын
Hadal nin wayn kumuu hadal ramaax' waa nasiibdaro siyasi loo hanwaynaa inuu gartiisa kalumo sidabdumarka
Ina bixi ma heerkasu marya in muwdiininta u caga jugleeyo
@awilabdulahi81344 жыл бұрын
Ramaax Nin iga dheh iskaceli handaraab iyo reer kisa
@inajamaccaabi55824 жыл бұрын
Madx wayne muse iyo Ramax waaa laba nino wada dhashay brother mel kuma kala taganyan way is khilafeen way iska heshiin
@cabdilahimaxamad89284 жыл бұрын
Sawir
@shahwahkafalac97014 жыл бұрын
War ninku wuu ooyey 🤣🤣
@abdiabdirashid27824 жыл бұрын
Ramaax libaax wallahey .
@khadarheelo70634 жыл бұрын
Ilameresadi maalinba ninbay cunta
@bilicdumar74034 жыл бұрын
KHadar Heelo 😂😂😂😂😂😂
@hindisomali5524 жыл бұрын
kkkkkkk xaarka xaji
@ugaasraage41784 жыл бұрын
Oo ninku ma isaaqaa laangaanka ah buu ka dhashay kkkk
@munadeg-aware10224 жыл бұрын
Laangaab bal noo sharax hhhh
@ugaasraage41784 жыл бұрын
@@munadeg-aware1022 reerkiisa miyaa ah reer yar macnaha
@khalidsl6864 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 beesha sheikh Isaaq bin Ahmed they don't have "laangaab " at all even there small sub clans are all laandheere. isaaq ma haysto laangaab kaliya dhamaan qabiilada iyagu waa landheere. waxaan rajeyneyaa inaad fahantay
@mustafemahamed57064 жыл бұрын
@@khalidsl686 ma aayad baa sheegtay mise xadiis laan gaabka bal noo keen meeshadkaso xigatay
@khalidsl6864 жыл бұрын
@@mustafemahamed5706 ninkaaga wareersan waxaad tahay nin miskeen. I already explained in my previous comments that Beesha sheikh Isaaq bin Ahmed are "Noble" clan landheere even our sub clans are. Therefore stop asking me stupid questions. sidaa darteed jooji su’aalaha nacasnimada ah.
@AGR-nd5uo4 жыл бұрын
Qudbadiisii shalay way wacnayd mxd la qaylinay tag meesha lagaaga yeeray hadaanad denbi lahayna kalsooni yeelo sowdigaa durba qayyliyey maaha