RAMADAN DAY 11: QOSOL IYO QASAARO

  Рет қаралды 44,775

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 151
@user-kj9cw6rm4c
@user-kj9cw6rm4c 4 ай бұрын
Ani maraa tijaabiyey inteey Saxbty igu casuunty never seen never heard ahyd fartuuney markle isku day ayadoo aan saaid aan qafiif u ahyn una weyneyn oo normal size ah😊❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 ай бұрын
Nin aan cunto muhiim u eheeyn Allah kusiiyo.
@Safa-iu6gy
@Safa-iu6gy 4 ай бұрын
10 hours was crazy and you said is still testing like bur you are funny inne girl shout out to you girl😅
@user-zm2rq3eg6e
@user-zm2rq3eg6e 4 ай бұрын
It’s 4 hrs not ten 😂 she said maybe it would have been better if I put it aside for ten hrs
@Princess-yasmin.
@Princess-yasmin. 4 ай бұрын
I love your hooyo's reaction ilhy hakuu xifdiyo ❤
@nasteha291
@nasteha291 4 ай бұрын
Video gi ugu qosolka bdna aa dawado sidu Ramadanka u bilawday wye 😂hoo cun abayo mrke dhahday 😅😅😅
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 4 ай бұрын
Kalaamudo long time ma cunin hooyo mcn aa noo sameyn jirtey mida kale burka waala kuuskuusi jirey round aa laga dhigi jirey korna dhuxul aa laga saari jirey Al foorno masha allaah
@haninora533
@haninora533 4 ай бұрын
😂😂😂😂Hooyo waa Runteed Anaga Nalaguma taligalin waan salaama ❤☀️🌻💫
@haachannel8793
@haachannel8793 4 ай бұрын
Abaayo gabadha jabka waxad is kaga ilalin kartaa hadawanin snap koda iyo melwalbo o faraxadada kaga qasi lahaa please
@saadhussein5466
@saadhussein5466 4 ай бұрын
Mashallah waa naag nool araajiyasha iyo kuwa isgabey wey kafiicantahey
@aslipella6391
@aslipella6391 4 ай бұрын
Fartuneey cawada waa iga qoslisay markale sameee 😂😂
@user-vd9yf7gg3l
@user-vd9yf7gg3l 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GAANI.
@GAANI. 4 ай бұрын
Galaamudo saa ujeclahay fartuney ❤ Hoooyo igu salaan😁
@mahamedali6456
@mahamedali6456 3 ай бұрын
Mashallh abayo saywallhi wad igu horaysa wadna oogu saraysa
@faizawarsama4683
@faizawarsama4683 4 ай бұрын
I can comment because of how you talk about it
@mtrmcofficial6008
@mtrmcofficial6008 3 ай бұрын
Wow fartuuneey so cute
@fartunshire4600
@fartunshire4600 4 ай бұрын
Hora kaso cararay🥰 kalaamude karis hada kentay legend a tahay walal gang😂
@user-hb4ym7mj5l
@user-hb4ym7mj5l 4 ай бұрын
Mashallh hooyo soo funny😂😂😂 we love❤❤
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 4 ай бұрын
Masha allaah goed
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Masha Allah ❤😂
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 4 ай бұрын
Masha Allah habaryar waxaa tahay qof shaciro badan waad iga qoslisey. Lakiin waxaad ogataa wax kasta waxay u bahan yihiin in wakhti la siiyo oo lagu cel celiyo.
@HD-zy9jj
@HD-zy9jj 4 ай бұрын
Fartun the reason is it should have a little soup above it yours got dry it’s not supposed to be dry and burka wucuslade
@GAANI.
@GAANI. 4 ай бұрын
Saa ugu dhawaaqeso qosol waye😂❤
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Maalmahan waa noo gabisay Fartuuney🥰😅
@Aragsan214
@Aragsan214 4 ай бұрын
First one 🎉🎉
@sihaamabdirizak5967
@sihaamabdirizak5967 4 ай бұрын
WA is dhibty wlhi blse galamudo 1hrs ba kula turna only reer baraawe
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 4 ай бұрын
Furtun abayo ukunbaa lagu qasaa biyo maaha way kuqaladay dadka very activeka ku ah ayaa biyo kuqasa waana laqalajiyaa hooyo ayaa sidaa noogu karinjirtay
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 ай бұрын
Calool xanuun lee yoow idinku ridin😂😂😂😂😂
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 4 ай бұрын
Qosolkii ayaad iga dhameysay kkkk maalindhoweeyd ayaan idhi Xalwad baan karinayaa dhibkii iga gaadhey Allaah baa ogaa. Soomaali reer Xamar Cad-cad haawshooda haloo daayo 😂😂😂😂
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤❤
@Niyeyy
@Niyeyy 4 ай бұрын
First❤
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 4 ай бұрын
Mashaa allah fartuun qurax kudhiigle ayaan kuudooraney sooryaan sowadnaa😂😂😂
@cadeycali3417
@cadeycali3417 4 ай бұрын
I like how you talk video ga dhan intaas le ufiirtadaa ani
@moali250
@moali250 4 ай бұрын
Gmail ka iga halaabay hal video ramadankaan madawan maba arkin postigaga 11 see u fiirsan karaa
@sowturaxmaiidle4707
@sowturaxmaiidle4707 4 ай бұрын
Wlhi caawa dacad u qoslay fartuuney your so funny Abyo and i love you ❤try again size normal ka dhig burka aad bad u wee weeneysay ani mar Kii igu horeysay sonkor Baku daray Saa leygu eryay 😂😂😂
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 4 ай бұрын
Ina cilmi ereg waa runteed cad io caano taqaanaa from salaado cabdi ereg
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 4 ай бұрын
Ada jababka ka sheken jiray manta aday kalamudo ku jajabisay chefuna 😂😭
@aminaadan1606
@aminaadan1606 4 ай бұрын
Hahhahaha wallahi you are funny… am not a fan of galamudo but it’s my husbands favourite 😂😂 so I have to make it once in a while 😂 took you 4 hrs that’s crazy wallahi
@ShaadiyoAbdinaasirAli
@ShaadiyoAbdinaasirAli 3 ай бұрын
Abaayo waa ku taageraa maxaa iledhhy❤❤❤
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 Ай бұрын
Wwwwww❤❤❤❤❤
@saabiriinsiciid9505
@saabiriinsiciid9505 4 ай бұрын
Kalaamuudeey😭😂😂😂😂😂
@nfarah3318
@nfarah3318 4 ай бұрын
You make me laugh 😅😂
@hodanhodan8863
@hodanhodan8863 4 ай бұрын
Wcs fartun aad baan uu qosoley 😂😂😂😂❤❤
@pricess1772
@pricess1772 4 ай бұрын
Love you hooyo mcn❤😂😂 kaluudo beel lkn waxa bur mah laga sameyah 😂😂 fartuun Markle same bal aan kudawane
@user-om7mi1gq5d
@user-om7mi1gq5d 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wlhi fartun you're funny😅😅😅❤
@ruhiyastar2617
@ruhiyastar2617 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂. Buur aa wali darem u funny
@ismahanita4
@ismahanita4 4 ай бұрын
😂😂😂so funny fartun
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 4 ай бұрын
Fartuuney waa la qoraxeya bahasha intaa karinin hadda qorax heysan maalin ka hor aa la diyaariya ila ay qaleel ka noqoneyso, marka dabka sarto na walaaqa waa laga yareya intaas aa adi ka xumeysay bahasha, laakiin waa dedaashay bahashas waa howl badan tahay walahi .
@yaskahajji2339
@yaskahajji2339 4 ай бұрын
Fartuuney hesta o waxa so qadata jabweyna naso garay e jarer weyne tassa Qatar kugu ahan lahed 😂❤
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 4 ай бұрын
Naa meqa saac calaanjinoysaa waa. Ceyriin inaad horay ka laq laqdaa la rabay bis baas ka maqan mida kle magaca naga sac kalaamudo dheh kalamudeey maxaa waaye mida kle qaleel waye kalaamudo dhecaaan leheyn waa cajiin iska dhig
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 4 ай бұрын
😂😂😂 hilarious
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 4 ай бұрын
Kaltuun waad maskax badan tahay mansha ALLAH laakiin dumarka maskaxda badan ragu ma jecla😂😂😂
@Relaxingsounds122
@Relaxingsounds122 3 ай бұрын
😂😂 waxad gumeysatan ayad jeceshihin ilen
@haujabin9353
@haujabin9353 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ala waa iga qoslisay fartuuney omg
@sowdamohamed3647
@sowdamohamed3647 4 ай бұрын
Sawabta ay kaaga xumaatay magacaa ugu dheeshay kalamuudeey u bixisay 😂
@salmaamohamed1515
@salmaamohamed1515 4 ай бұрын
😂😂marka Dajinaysid say ahyd😂😂 aa lagu tala galay hade qaboobfo marax waa 😂😂😂 kuleel lgu cunaa
@lulunor7284
@lulunor7284 4 ай бұрын
#fartun funny tahay #kalamuto markale malaga maqlaa 😂😂😂😂😂 astaqfullah
@sapriinaofficial3056
@sapriinaofficial3056 4 ай бұрын
Fortune bisbas ka maqan mrki lagu cunayo kaley arag eh
@user-qv8nu4to4g
@user-qv8nu4to4g 4 ай бұрын
Xoogaha dhiiqo aa laga dhigaaa biyo aa lagu rabaaa
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 4 ай бұрын
Omg this is a lot of work looks amazing but I will personally do not make it.
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 4 ай бұрын
You’re so funny
@user-rh6cd1ox4w
@user-rh6cd1ox4w 4 ай бұрын
Abaayo ku dawan jirin Lkn Fanny baa tahay😂❤
@hanaanshariif6812
@hanaanshariif6812 4 ай бұрын
Fartuuney Iskuday markale😂😂
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 ай бұрын
Abayo mishiin lagu shameeyo ayaa jira haku daalin waxaas
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 ай бұрын
Daqiiq 😂cerin
@miskimadar9532
@miskimadar9532 4 ай бұрын
Burka waa weyn hakadhigin markad dabka shubtid wey siweynanee marka xoga kaqafiifi burkana ukun kudar xogna ha u adkeyn masha alh waye bahashan hadad barato😂😂
@sahraabdigubadleey2965
@sahraabdigubadleey2965 4 ай бұрын
Sidi bariiska cml loo biyeyaa lamana walaqo aniga tiktok aa karkay intaas iyadoo gbr dhaheso makasayi farta😂😂❤❤
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 4 ай бұрын
Malinban tijaabiyey sifiican bey igu soobaxday lkn reerka oodhan uma Karin karo waa dhib walahi 😂😂
@falhadhohassan5236
@falhadhohassan5236 3 ай бұрын
😂😂😂❤❤
@fadumoahmedibrahim6916
@fadumoahmedibrahim6916 4 ай бұрын
M.a fartuuntayda iyo aayo mcn wx thn too much funny wlhi waa ni jeclhy kalamuunday😂😂😂😂😂😂😂mahan😂😂😂😂😂 wa kalaamuundo😂😂😂😂😂😂
@Aix988
@Aix988 4 ай бұрын
One 👋
@fartuungeedi3175
@fartuungeedi3175 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 3 ай бұрын
Tuuney hdan ogahy tan wan kaaqabn lhaa😢😂anaa ku qasaray waa
@muudahir7081
@muudahir7081 4 ай бұрын
Bananka lee ka cuna waligay maku fikirin ina kariyo waan ogahy ina ku fashilmayo😂😂😂😂kalamuudo 😋
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 4 ай бұрын
Kalaaaamuudo dheh wll gung 😅😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😂😅😅😂😅😂😅
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 4 ай бұрын
😂😂😂 😂 👏🏻👏🏻
@samiraabdiali617
@samiraabdiali617 4 ай бұрын
Fartuun burka ina adkeyso waye burka jilcanaa
@faizawarsama4683
@faizawarsama4683 4 ай бұрын
Kkkk
@sabnacabdullahi7511
@sabnacabdullahi7511 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 4 ай бұрын
butac butac ka dhigtay fartuun qorax in ladhigo laqalajiyo looogu talagalay
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Waxaas oo dhan videoka ma ii sheegin. Waala i qayaamay 😂
@user-sl6ly4wl9h
@user-sl6ly4wl9h 3 ай бұрын
Easty ucod egtahay😂
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 4 ай бұрын
Wa tijabi sayle 😂😂
@kamlahasssan
@kamlahasssan 4 ай бұрын
Alla kala muudo anoo ano dhadhamin ii urisay😂😂 fartuun
@itsikraneyyy
@itsikraneyyy 4 ай бұрын
Ani tan Lawo Mar cunay hoosheda darted aduunka unacay wlhi teda kle sida kalaamudo udhahosid qosol waye wlhi 😂😂😂
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@faaliscawil3845
@faaliscawil3845 4 ай бұрын
hhhhhh😂😂😂wlhy u funy
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Sax
@fartunshire4600
@fartunshire4600 4 ай бұрын
Fartuney videoga sa u dawanaye marka kalamude cunowga lagaray qosola la dhacay so u ekaday mxa wye😂😂 anaka marka sameneno walalahey dhana iskugu tagna ma fududa qalajis badnu ubahanahay
@Filsan2020
@Filsan2020 4 ай бұрын
😂😂😂😂😅
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 4 ай бұрын
Ukuna lagu qasaa sorry ugu yaran 3 ukun inad ku qastit e ahayd wana la adkeya qafif iyo buurni midna lagama dhigo sorry maraqane waala biyeyaa sidi bariski marku dabka xogo ukukaro aya ovenka lagaliya sorry bisbisne walosamesta
@user-bq8ur7wl1x
@user-bq8ur7wl1x 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤🎉
@isteelkaaxmed-qq6pg
@isteelkaaxmed-qq6pg 4 ай бұрын
Ukun ka ilowday
@fadumoqueen2262
@fadumoqueen2262 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-jq8bs8pg8s
@user-jq8bs8pg8s 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 4 ай бұрын
Ala hhhhhh Naxdin markeey suugadii wali biyeesneen burkii kalaamuundada ku dartay😂
@user-vf3ww3sb8h
@user-vf3ww3sb8h 4 ай бұрын
Bahalkan waa macyahay lkin time uu rabaa fartuun dheel dheel maaha😂
@gittiru9486
@gittiru9486 3 ай бұрын
Fanny 😂😂😂😂😂😂😂
@KafiyoHashi
@KafiyoHashi 4 ай бұрын
Wlhi caway san u woslayay wan isku kadiyy fartuuny kalaamuuday noogu celi mrkle hhhhh😅😅😅
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@haniabdulahi5883
@haniabdulahi5883 4 ай бұрын
😂😂😂😂wa iga qoslise fartuney murra iso baxay kulahaa
@dhool1473
@dhool1473 4 ай бұрын
Waxaa maalin danbe ha u karin hooyo shefuna😂
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 4 ай бұрын
walashey gurigeda marka tago ani lee iikarisa ninked uma kariso wxn sida loogu daalayo maa nin ukarina ku dhahe 😂
@sundusali8376
@sundusali8376 4 ай бұрын
kaluumudo mid walshey iga weyn baa aragtay wan sameynyaa bey tiri malinti illaa iyo hada wan ka wiswisaaa bur ceyriin bey nasiisay
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
IS CAATAY
13:37
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 79 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 17 МЛН
Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar
13:38
VOA Somali
Рет қаралды 105 М.
KALAAMUUDO SIDA UGU FUDUD LOOSAMEEYO KAALAY ISKA ARKA🤤||Chef Hussein
9:45
Chef Hussein Officials
Рет қаралды 206 М.
Ruwaayadii Dr Bidaar oo aad u qosol badan
19:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 131 М.
RAMADAN DAY 2: INTEE IGA TAGTAY BEE NIN SOUTH AFRICA KA SOO GUUR SATAY
11:56
HOOYO IYO KII BUUR AHAA WAA ISKU DHAMAADEN
10:35
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 113 М.
DEG DEG AROOSKA CALI ZAKI OO SAALAX SANAAG LAGU ARKAAYO & DADKII OO KACAY
17:11
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,4 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
WAA MAXAY AABE DHIBKA HAYSTA?
13:24
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 107 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН