RAMADAN DAY 22: CAJIIB!! ANIGA FARTUN AH BEE RABAAN INEE I GAALEYAAN

  Рет қаралды 37,113

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

3 ай бұрын

For 10% discount the code is FARTUN10 at balsam.boutique on instagram & tiktok
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 147
@serra599
@serra599 3 ай бұрын
Third pin me walal gang
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 2 ай бұрын
Ala fartuuney siday guurkaga ugu farxay wlahay hambalyo wllo kun jeer❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ❤️😢
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
Aamiin. Yaarabi. ILAAH naga aqbalo. Cibaadada soonka
@salmacadey9952
@salmacadey9952 3 ай бұрын
Aamin yarabi
@user-fx3if1wt3z
@user-fx3if1wt3z 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@user-ib8kd6gt1y
@user-ib8kd6gt1y 3 ай бұрын
Aamiin
@deeqocali6037
@deeqocali6037 3 ай бұрын
Fartuney playlists usamey ramadanka video yadisa si ey inuugu fududato kuwi hore inan dawano ❤
@nyg1162
@nyg1162 2 ай бұрын
Alf Maaaabruuuk habtiti😍😍🎉🎉🎉🎊🎊🎊. IBaraka Lahu lakuma wa jamaca baina kumal khair, Amin❤❤.
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 3 ай бұрын
Assalamu Alaykum everyone. Lets all make dua for each other and the whole Uma insha'allah.
@shankaroonnura
@shankaroonnura 2 ай бұрын
Congratulations on your wedding ❤️MashaAllah MashaAllah Allahumma barik🥰
@B-Abdull
@B-Abdull 2 ай бұрын
Congratulations 🎊🎈🍾🎉 beautiful girl on your wedding
@ashoyussuf1469
@ashoyussuf1469 3 ай бұрын
Not them wanting you to sin during the last 10 days of Ramadan 😭😭😭
@farhioabdi3360
@farhioabdi3360 2 ай бұрын
Congratulations checeylkeygii fartuuun umahh marwo💐👸🔥
@user-yv3sk3rv9w
@user-yv3sk3rv9w 2 ай бұрын
Abayo mcn aroos❤️kaaga ayaan kuugu hambalyeyna hambalyo❤️🥰
@adiljb5943
@adiljb5943 3 ай бұрын
Fartun you look stunning with this Black dress I know you like green but also black makes you waaw😂😂😂
@sahraabdallah3144
@sahraabdallah3144 3 ай бұрын
Abayo wan ku salamaya fartun waxan ka helay baramjikaga iyo sida niyada wanagsan wadana ku mahadsan tahay ❤❤
@Asmadagan-lw5eb
@Asmadagan-lw5eb 2 ай бұрын
Abaayo hamplyo wallhi aaad ugu farxay noloshaada cusub alle ha isku kiin barakeeyo waariyo abid wada jooga ❤
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 2 ай бұрын
Hambalyo caruusad 👏❤️ sidaan ugu farxay guurkaaga xbbti alle hakuu barakeeyo noloshaada cusub gabadh walashay ah oan jeclahay badtahay fartuun👏👏👏👏👏👏👏ulululululu
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Fartuuneey guurkaaga hambalyo hambalyo guurkaaga guur khayr gurigiina guri nagi isku waara ubad baari ah Allaha ku siiyo macaaney guurkaaga sida aan ugu farxay ma khiyaasi kartid🎉🎉🥰🎂💫❤
@itsikraneyyy
@itsikraneyyy 3 ай бұрын
Dharka madowga qurux ku thy Masha allah ❤
@abianmhk2898
@abianmhk2898 3 ай бұрын
That abayah! 😍😍😍
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 3 ай бұрын
Oof calayk the outfit ❤❤
@badramohamed5410
@badramohamed5410 3 ай бұрын
Next cake noo somayy doolshe ❤ Ciid Mubarak
@zamzamaanka8
@zamzamaanka8 2 ай бұрын
Congratulations fartun guurkaaga
@asmadegan3506
@asmadegan3506 3 ай бұрын
Waan kuu xiisay hunooo❤👑
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 3 ай бұрын
Hooyanu laqadanay 7 banu laqaadanay mahadsanis aamiin aamin maamo
@sahromahamud
@sahromahamud 2 ай бұрын
Manshaallaah Congratulated Guurkiina Guur Qeyr Gurigiina Guri Nagi Guuloow Ka Yeel Fartuun🎉❤❤❤
@Quruxleey94
@Quruxleey94 3 ай бұрын
Fartuneeey idk what you’ve been doing but SISSSS YOU LOOK GOOD! Mashallah tabarakallah allahuma barik yo 🥰 meowwwww keeep doing it
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn 3 ай бұрын
Mashaalah quraxeey fartun
@yasmiinnuuraani5589
@yasmiinnuuraani5589 2 ай бұрын
Congrats sis. Guurkaga wan ku farxay wallahi🥰 manshallah
@happyofficiall
@happyofficiall 2 ай бұрын
Abayo fartuun arooskada saa ugu farxay ina walashey la aroosa oo kale. Allaha ku barakeyo ❤❤
@HafsamohammedHafsa-oo8xm
@HafsamohammedHafsa-oo8xm 2 ай бұрын
Masha Allah Masha allah hambaliyo hambaliyo wax badan sugaye masha allah guurki lagu nagado lagu naste wadajire nabad gala walhi aad ufaraxsanahy walasheey qali mabruuk love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamoudsamirah1844
@mahamoudsamirah1844 2 ай бұрын
Baraka Allah lakuma wa baraka 3alakuma wa Jamaca bena kum ma fi kheyr
@Rahmatii0
@Rahmatii0 3 ай бұрын
Fartuney hooyo kuso dar reaction ama tijabinta cuntada she's so funny and miss her Allahyahfaduk, hooyo cimri dherer, caafimaad iyo cibaado wanaagsan ayan ku rajaynayaa Idam Alle Iguna salaam luv u mama ❤
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 ай бұрын
Masha Allah fartuun guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi guulow ka yeel abaayo waan soo daawaday meherkiina congratulation❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@roda77
@roda77 3 ай бұрын
Jabka inta lagu so qor fartunya 🥹
@KefahApdul
@KefahApdul 3 ай бұрын
Wllayaal iso duceeya muraad ayaan leyahay in Allah waxii khair ii ah ii yasiro 🤲🤲
@NajmaH586
@NajmaH586 2 ай бұрын
Alif alif Mabruuk xabibt. May Allah bless your marriage. You are worthy of more happiness❤
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 3 ай бұрын
Fartun hooyo wan jeclahay wa mamo wanagsan ❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
WAA SIGATEY. BIAINKA. FARTUUNEY. IS ILAALI❤❤❤
@Shaahwithdhiiran
@Shaahwithdhiiran 3 ай бұрын
Walaal gang fartuun aan 500k gaarsiino se cml🥺❤️
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 3 ай бұрын
Waa runteed hooyadaa anigaba waa jeclahay ukun bur sokor iyo heyl buda ah
@hananXasan
@hananXasan 2 ай бұрын
Congratulations 🎉🎉 xabbti ma umaleen karo farxda ihayso inaa washey manto guursady maqaly 🎉🎉🎉 Congratulations million ❤️ jeer fartun nin nasib leh hela msha allh dumshi welcome walsheyna na ilaali waa ku fanaan ina kasto ana i aqoon ana garnyo farxda warto iyo owalda salixn ah love you 😍 💋 waa ka fonahy faxda lkn qalibka kala joogna fartun mcney waa walsha hanan hasaan for muqdisha love u 😍 💋 😘🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdorahmanSorre
@AbdorahmanSorre 3 ай бұрын
Fartuun ❤
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Indha adeega waa hooyada 😂😂😂 iyada ka keentey ❤
@GAANI.
@GAANI. 3 ай бұрын
Queen❤
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 2 ай бұрын
Aroosadi meeday😂fartuuney waa ku xiisnay qaali❤
@Safa.Channel7
@Safa.Channel7 3 ай бұрын
😂😂😂wlhi fartun u so funny I love u sis❤
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
Masha Allah❤
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 3 ай бұрын
They really working hard to broaden their customer base 😂 they saw hijabi and said yeah she’ll do itv
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Imagine they audacity to email again saying did you make up your mind 😂😂
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl abayo fartun tala ku sodirsade firi
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlwaa sigatay😂
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 ай бұрын
Hambalyo Fartun💍❤️💍.Abayo I am Your fan since 2018.I am so happy when I saw your video on tiktok🥰.Abayo May Allah bless you with a happy marriage life💍🤲💍.Team walal gang💪.Please update us on your wedding day.
@ifrahyusuf8390
@ifrahyusuf8390 3 ай бұрын
I love your mom
@muudahir7081
@muudahir7081 3 ай бұрын
Waad badbaaday walee chiefona😂😂😂😂
@khadraomar4747
@khadraomar4747 3 ай бұрын
Fartuney awal wano dhadhansin jirtee caawa mana ilawde😂😂
@fiifii8276
@fiifii8276 3 ай бұрын
Hey walaal Gang Alaab alabeydaan ku ciyara a na dhihi leheed ayi nuuc boonbalo lovehoney a ka helesiin😂😂😂 I searched on Google and the way I screamed lolz
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Haaa they have no manners 😂😂😂they want me to go to hell
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 3 ай бұрын
Wacaykumu Salaam Waraxmatu llaahi wabarakaatuhu. ❤❤🌹🌹
@NajiibHassan85
@NajiibHassan85 2 ай бұрын
Hampalyo Cabdi nasir mohamed adan guurka guurkiina guur qeyr
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 2 ай бұрын
Marrrwoooooooo❤
@abianmhk2898
@abianmhk2898 3 ай бұрын
🤣🤣🤣 the taste review 😭
@breenaabdihassna7875
@breenaabdihassna7875 3 ай бұрын
You are so funny I love you😘😘
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 3 ай бұрын
Ameeeen and same to you habo. And that lovehoney was so funny 😂😂 not you saying you would’ve been forced to show case adult entertainment 😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
In the last ten days of Ramadan at that! They know what they doing 😂😂😂a whole hijabi for adult entertainment! The audacity 😂
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirlthe thing is, in this day and age some will do it
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl you did it for the sake of Allah and I truly believe you’ll get something better in sha Allah 👌🏾 that was you’re test 😂😂
@fathiali2613
@fathiali2613 3 ай бұрын
Cwa ina anaga ka dhadhemino wa ilawday fartun 😢😅😅
@AliSalah-wi1lv
@AliSalah-wi1lv 3 ай бұрын
Gangster waxan raba in aan wax kaa gato wayo sxbtayba ku tageerta 😂❤🎉😅
@nimcoadam2405
@nimcoadam2405 3 ай бұрын
Fartun❤
@user-lh5ld3vs7r
@user-lh5ld3vs7r 3 ай бұрын
Inteeeh laga xiriiri karaa fartuun dovet abaa isoo sheeg bo
@fartuuncabdiaxmad7413
@fartuuncabdiaxmad7413 3 ай бұрын
Mashalah hore usoco wax walba waleysku daya❤
@user-lh5ld3vs7r
@user-lh5ld3vs7r 3 ай бұрын
Inteeeh laga xiriiri karaa fartuun dovet abaa isoo sheeg bo
@FartunHussein1
@FartunHussein1 3 ай бұрын
Not me searching lovehoney! What have I saw 👀🤣🤣🤣
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 ай бұрын
Fartuney waan arkay meherkaada ee arooskaada ha iga qarsan​@@FartunDuvetGirl
@mariaali677
@mariaali677 3 ай бұрын
Owww🥺dhar madow hada kadib so xiro
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Hooyada waa sirtey healthy cake 🍰 ku teh. That was bilaa suger. Fartuun yours with suger 😂😂😂😂
@msssnake7
@msssnake7 3 ай бұрын
Fartuney manta cuntada mana dhadhansiin😂wana ilawday
@farxiyamalin
@farxiyamalin 3 ай бұрын
Love mum❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 2 ай бұрын
Congratulations 👏🎉 your wedding I am friends of yours in KZbin. Keep going ❤🎉and I wish you have 11 baby tow by tow and one 😂😂😂
@Muuniita
@Muuniita 2 ай бұрын
Mansha Allah allahuma baarig Hambalyo Hambalyo noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado rugsan iyo reer san Xabiibti
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 3 ай бұрын
Jabweeynba ku so gaadhay Farduun hhhhhhh😂😂😂😂
@aishuukunwilkaron6743
@aishuukunwilkaron6743 3 ай бұрын
Wcs dear what happen to you its been 6 days since you didnt post a video. I hope you are ok❤
@jabrilmahammed3376
@jabrilmahammed3376 3 ай бұрын
123 heee you're funny ❤
@sanjimin4734
@sanjimin4734 3 ай бұрын
❤❤
@saaraatosh5350
@saaraatosh5350 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@fufu7330
@fufu7330 3 ай бұрын
Fartuuney inaad nasiisid baad ilowdey
@shamisahmed1451
@shamisahmed1451 3 ай бұрын
Walaleey ma nooshahay Waa lagu waayey 😢 waa daalnay sida ku sugaayey 😂😂😂
@hayatsalam8599
@hayatsalam8599 3 ай бұрын
Maanta na maad siin cuntada 😢😂
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Cake wuu gubtey 😂😂😂
@hananXasan
@hananXasan 2 ай бұрын
🫶🌹🌹🌹🎂🥂🎉🎁farxda warto xbbti ❤❤❤❤🎉🎉Congratulations million 👏 ♥️ ❤️ 🙌 💖 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SuadAbdirhman
@SuadAbdirhman 3 ай бұрын
Fartun manta intii yareed na siin jirtey wad na ilowdey 💔😂
@YaasirYare-zg7vb
@YaasirYare-zg7vb 3 ай бұрын
Jababka waa too normal sanadkn kuwo madaxa la qabsano nooso xul fartun
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 3 ай бұрын
Ramdanka waka mashqulay hada so jestay
@farhiyoSh678
@farhiyoSh678 2 ай бұрын
asc fartoon habo ham balyo ayaan kileeyahay ilaahay dartiis ayaan kuujeclahay kurkaada kuqeer wiiliyo caano gabar iyo caano 6 years ayaan kugu xirnaa hooyo ayaan ahay sagaal ciyaalhaay sato
@fadumamohamed7231
@fadumamohamed7231 3 ай бұрын
You are funny
@ruqiyodaahir5560
@ruqiyodaahir5560 3 ай бұрын
Aniga alle iga dhegen wallhi wax mawasi bare alx allow adaa waxas itusin😂😢lacag iisheg wax mawa firaye waku jira lee dheqada😂
@hipohaji
@hipohaji 3 ай бұрын
Fartuun mcnto ❤❤😅
@user-lh5ld3vs7r
@user-lh5ld3vs7r 3 ай бұрын
Inteeeh laga xiriiri karaa fartuun dovet abaa isoo sheeg bo
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 3 ай бұрын
Fartuun u just come strong on my life when ur wearing black 😂#free Palestine
@aragsanuj
@aragsanuj 2 ай бұрын
Fartuun Duvet girl I never thought he is your type 😁😁😁😁😁😁😁
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 2 ай бұрын
I have been saying tall, dark and nice smile for years lol he is my type to the t
@aragsanuj
@aragsanuj 2 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl He is really handsome and u are our queen so congratulations 💕😘wishing u all of the love and happiness. I am so happy for you!!
@ju4965
@ju4965 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 2 ай бұрын
Fartuun arooska mxa nooga qarsatay quruxey anyway hambalyo ❤️🥰
@Sara_1431
@Sara_1431 3 ай бұрын
Jabkeyga rabe Ina ku so diro xage kusodira sister
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
💪🏽👍🏽❤️
@imiiab8401
@imiiab8401 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 not that Contracting fartuuneey😂
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 3 ай бұрын
Wxs waxba maaha wncunay ban dhihilahaa
@YaasiinMuqtaar
@YaasiinMuqtaar 3 ай бұрын
Fartuun Abayo waakutageraa jabkeygu waxaa waaye cuntada adikarisid marwalbo oo lagaaro cuntada dhadhamis keyda waxaa dhihijirtay Aboowayaal ama abayaal afka kaalaqad ho hoo lakin kalkaan name dhihin aniganeh afkaa kutaagay imasiinin😂😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤️
@amransiciid5632
@amransiciid5632 3 ай бұрын
Hooyo waa fanny soomali maa suubiyay mise gaal
@Leylajeesto
@Leylajeesto 2 ай бұрын
Salaams fartun, hanbalyo on your wedding. So happy for you.❤❤❤ Did you and hassan fall out? Your friendship was so real. we hearing rumors that you guys no longer friends.😢 is it true? Answer me plz. Thanks, and congratulations 🎉🎉
@hamdihersi-xz7kc
@hamdihersi-xz7kc 3 ай бұрын
Fartuney abayada ku cidooya
@KefahApdul
@KefahApdul 2 ай бұрын
Hampalyo Hampalyo 👏 👏 malapo Allah guur kaga haku barakeeyo❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
WA KII. E KUNOON. LAAJEED. KUSH KUSH
RAMADAN DAY 18: ISKUMA EKID BUU IGU YIRI. FILTER BAA IGU QALADAY
12:41
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 174 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 58 МЛН
Tijaabi codkaaga | Hassan beylani Carpool Karaoke
14:18
Qays Qeyser
Рет қаралды 244 М.
qurac cazumad dhamestiran kafaideyso ☺️ recipes
9:02
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 60 М.
Somali video!💓
11:00
Itssbalqis
Рет қаралды 20 М.
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 48 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 154 М.
maanta rotinkena waa nadaafad. kashaqeynta guriga qayfican thy
11:35
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 43 М.
RAMADAN DAY 7: UMAD AN TALENTI LEHEEN  HA KA DHIGINA CAAN
15:50
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 27 М.
RAMADAN DAY 11: QOSOL IYO QASAARO
11:40
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 44 М.
PRANK: ANIGA IGU BARATEEN HADA JARA WIILKAN
14:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 76 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН