RAMADAN DAY 17: NINKAYGA XAFIISKA BUU UBAX KA SOO XADAA. KADIB ANIGA BUU II KENAA

  Рет қаралды 75,429

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 148
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Fadlan like saraa 🥹
@fufu7330
@fufu7330 3 ай бұрын
Aniga xta marko ka dawanoya
@Mishiihaji
@Mishiihaji 3 ай бұрын
Hye bo no samey
@user-vz2jq3mm9s
@user-vz2jq3mm9s 3 ай бұрын
Bayo wad catoowday Anne igu cawi waxa ku catowday😢
@zamzamaanka8
@zamzamaanka8 3 ай бұрын
Qisooyinka intee laguugu soodira fartuun inaa mid kusoodira raba
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 3 ай бұрын
Hadaba xalwo isku dayday gacan iska dayee lugaa kuu tagay wlh m.a waa taktay😂
@amerraameera-wi2cv
@amerraameera-wi2cv 3 ай бұрын
Xalwada ha dhaw ayey adeg noqoneysaa don't worry bilowga kuleylk thy jilec waaye peace and love ❤
@nesraabdi7113
@nesraabdi7113 3 ай бұрын
Masha Allah meshey fartun xalwo kusameyse anaa maxaifadhiseye waa in aan tijabeya anigana❤
@abuukarcaliabuukarcali3145
@abuukarcaliabuukarcali3145 3 ай бұрын
Waw m.a my sister fartuun adbn ku salama marka xigtana ramadan mubarak marka 3daxaadna xalwada 10 -of 10 ayn ku qimeyey cimri dheer iyo cafimad iyo cibada suuban ayn ku rajeyna my sister fartuun❤
@FatumoSaid
@FatumoSaid 3 ай бұрын
Qofkii iigu horeyey ee daawada bn ahay omg fartuuneey Big love kugu ahay runtii waad iga qoslisaa ❤😂
@malabey197
@malabey197 3 ай бұрын
Fartuuney Hooyaada inaa bartaa rabaa Mashaa'ALLAAH waa jeclahay ILAAHAY hakuu daayo ❤
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 ай бұрын
Fartuuney you look stunning Allahuma barikk kalbi💕💕💕
@farxiyamalin
@farxiyamalin 3 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah hooyo allaha noo xafido❤love her
@betteriology
@betteriology 3 ай бұрын
Shefuna intan ku dawanayy dherigii ba iga guban gaadhey an karinayy , so love , with full attention bn ku dawanyy love abayo 😂❤
@Min-zk2rd
@Min-zk2rd 3 ай бұрын
Allahumaa barik love your mums commentary . Gave me a good chuckle 😂
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 ай бұрын
Ani marki ugu horeesay oo sameeyay sharaab ahaanaa loocabay wlh😂😂😂 marki labaad saabuuni mida adag 3xaad ii toostay fartuun mashaa Allah adi kow eeba kuu toostay 100/90 siiyay ani
@xamdixaashixasan6558
@xamdixaashixasan6558 3 ай бұрын
Sharaab kulahaa qosol baad igu dishay anigu waligayba iskuma dayin😂😂😂
@hamdasamow5315
@hamdasamow5315 3 ай бұрын
Istqfrullaah 😂
@itsikraneyyy
@itsikraneyyy 3 ай бұрын
Galabti Inaa ku fiirsado jeclahay marku afurka soo dhaw yahay oo kugu sugo luv u abayo ❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 ай бұрын
2 koob iyo bar waa ok laakinse waa iin aad u walaaqdaa oo dabka ku daahisaa. Hadii aad biyaha aad ku yareeyso soor ey noqoney.😂❤❤
@samdasummar501
@samdasummar501 3 ай бұрын
Fartun is my soulmate wallahi i love her fodhoq fodhoq ku yee Alleh haku daayo abaayo qurux love you from hargeisa
@sucdiarif867
@sucdiarif867 3 ай бұрын
Wooow you did well it look good xalwada well done fartun, Hooyo waxay ku leedahay waa xoogaa jileec laakin hadii aad sugtaan ama ey xoogaa ey qaboowdo wey soo adkanee Good chef fartun horey u soco❤
@Naruura4
@Naruura4 3 ай бұрын
Naagaha qaar meel xun lee maxa wax uga fikiran laga yaab flower nucas inu jecelyahay uu kuso gaday ee isku egyihiin flower office iyo kan ku kenay 😂😂
@mariammusse4402
@mariammusse4402 3 ай бұрын
Mashallah excellent ❤❤❤
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Maasha allah
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 3 ай бұрын
Waa kuwataa tuuneey walalo❤ from Hargeisa✌️
@Wacaneyyyy
@Wacaneyyyy 3 ай бұрын
Fartuuneyy we love you😍❤️
@bellaguul840
@bellaguul840 3 ай бұрын
MashAllah keep going
@user-zt6lo8il3m
@user-zt6lo8il3m 3 ай бұрын
Mansha Allh sheefuna maalinkastana noso duub video
@muudahir7081
@muudahir7081 3 ай бұрын
Xalwadii ugu fududeed aan arko sida losameyo❤😊
@kowsarabdillahi
@kowsarabdillahi 3 ай бұрын
Mnsha allah fartun mamada wlhy wan jclahay 😅,mamo mcn wad ii gaa qosal sisaye alle haku xiftiyo akhiran jantu fardowsan illahay ku wadiyey❤
@um.samiir3755
@um.samiir3755 3 ай бұрын
Masha alaah❤❤❤
@user-rb1im2jw2x
@user-rb1im2jw2x 3 ай бұрын
Fartun waan ku salaamay abaayo.
@naciimoaxmenaciimo1031
@naciimoaxmenaciimo1031 3 ай бұрын
Masha alllah hooyo macn ❤❤
@hafsaahmed2189
@hafsaahmed2189 3 ай бұрын
Sharing is caring😊
@queenliza596
@queenliza596 3 ай бұрын
Asc fàrtuun abaa waxan ubahnaa inaa iya cawiso . Isojawab❤
@sucdiarif867
@sucdiarif867 3 ай бұрын
I love xalwo laakin health food masha waana lagu caylaa, me from London ❤.
@OmarAhmed-bl3lb
@OmarAhmed-bl3lb 3 ай бұрын
fartuun aragtay xalwo aragtay hh horay usoco walasheen noo sobadi barnamishyadaan
@qwertyuiop12n
@qwertyuiop12n 3 ай бұрын
Nasro abtidoon ka fiirso marka kale❤
@fatiman2077
@fatiman2077 3 ай бұрын
M.a wlle wn ku salamy, m.a تسلم ايدك xalwadii aad karisay,xalwada jilicsan waa kuleylka ay thy talaagda gali wy Adkaneysa
@Im2ack
@Im2ack 3 ай бұрын
fartuun maamada waa update adigana fadhiga ka kac ee Qurux ku dhiigle soo Qabo
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
MAR. LABAD. SAMEE. SHEEFUUNA. DBKA LIX KADHIG❤❤❤
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 3 ай бұрын
Xaalwo maac samaysey ana inta kaa arko ww❤❤❤
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Hooyo mcn❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Mashallh
@safiyadaahir-6320
@safiyadaahir-6320 3 ай бұрын
Stop giving sweet thnk ur momy❤
@anisaabdulkadir6068
@anisaabdulkadir6068 3 ай бұрын
Sheefuna waa na waalaysa mar hadaaba xalwad isku dayday cimaamadada lama haysan karo😂😂 keep going
@user-lh5hf4fq9x
@user-lh5hf4fq9x 3 ай бұрын
Fartuuneey waa catowday ma shaa allh is ilaali adina hooyo type2diabtic haday thy adina waa u nogoshhy
@idilhajji1995
@idilhajji1995 3 ай бұрын
biyaha waa ok ee corn stretch ama warangada ka badisay ayada jilciso abayo
@Ugbaad1
@Ugbaad1 3 ай бұрын
One day i will be in UK and meet my sister fartun❤
@nimcocabdifitah5571
@nimcocabdifitah5571 3 ай бұрын
Alla hooyo wa jclhy 😂💋
@queensafa3852
@queensafa3852 3 ай бұрын
Fartuney video gaan xaly saa usugeenay waadalay caawo maa nooga dhigtay 😂😂❤
@fadumoahmedibrahim6916
@fadumoahmedibrahim6916 3 ай бұрын
Masha allaah waaye abayo xalwada aragtideda wa qurux marki kugu horeysay hadaba san u samaysay marka xigana wakasi fiicnane don't worry aniga malinti ugu horeysay aa samayay aankugu dare shekada say nuxur u yeelato war kala goskana ani ahan majecli adna hadawa dhahaysay iso dhamystira😂 wxy iga noqotay ninac luuwaani😂😂😂😂😂
@Naciimo433
@Naciimo433 3 ай бұрын
Chef fartuun waanku taageera
@mankanur7758
@mankanur7758 3 ай бұрын
FARTUUN QURUX AMZON IS ON BOYCATT
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 ай бұрын
Chef duvet wa tgty hamplyo xalwo hdeyba slida ama subga aysn so tufin xlwo ma ahn 10/10 ku siye iida kahor kzo tuur 😊
@hamuunaragsan4862
@hamuunaragsan4862 3 ай бұрын
Mamada qosol igu disha fartuuney
@nimcocumar9460
@nimcocumar9460 3 ай бұрын
Waad tagtay fartuuuney anigu maalin ban tijaabiyay wllhi xaafda dhan wyka heleen😂😂
@quruxsaninajelle
@quruxsaninajelle 3 ай бұрын
Muhimada waxe thy ino ku xasuustay o kula so jecladay mesho rabo haka keno ❤
@nastexaaabukar5652
@nastexaaabukar5652 Ай бұрын
Wlh wa suxay 😂❤mamada
@bishardoolal1904
@bishardoolal1904 3 ай бұрын
Fartuuney long time kuma arag xage ku qarisay wllo 😅😅
@jasminej6281
@jasminej6281 3 ай бұрын
Lmaoo omg the office decoration
@user-nh9bf6hx1m
@user-nh9bf6hx1m 3 ай бұрын
🤤🤤🤤 MashaAllah
@yammyfood6586
@yammyfood6586 3 ай бұрын
Fartun dharkii ciidka away😊❤
@MariaAxlam
@MariaAxlam 3 ай бұрын
Fartuun wan kijeclhy mcney❤❤❤
@sanjimin4734
@sanjimin4734 3 ай бұрын
❤❤
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 ай бұрын
Nin fiyoore kuso xadey wax kalene wuu kuso xada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ame asiga xadidi ka eheenba xagiisa. Love you fartuun ❤❤❤👍👍👍
@nastedave9842
@nastedave9842 3 ай бұрын
😂
@Ceymirfan
@Ceymirfan 3 ай бұрын
Fartuney abyo walhi sedex sano fan kuu ahy weligey comment kuu man soo qorin likn walhi abyo talent bad ledahy talent xita lamafhihikaro abyo shaqo fican ku jogtaa youtube Wana ogahy muhimada iney thy Ina anaga wax faa iidno oo aysan kaliya ehen inaa views ku hesho abyo I hope Ina san Nola socto waqti walba oo ad video daily inoogo sogelisa anigoo og inaa adibo jeclan lehed Ina usoo geliso likn aysan ku soroben I am really love you sister I hope one day I met you and tell you how I want to see you or how much i love you ❤❤❤❤💋💕❤️💋
@farahofficial9877
@farahofficial9877 3 ай бұрын
Ani waxaan ku siinlahaa 95%
@awalederia9601
@awalederia9601 3 ай бұрын
Hooyada talents ayaay leedahay ee KZbin ufur fartuun fargeeto 😂😂😂
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 ай бұрын
Habeen firsday awaal malin dawan jire cuntada hoo mrka dhahdo waa soomahe😂
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 3 ай бұрын
Aniga waxa ku siyey 10/10
@zamzamaanka8
@zamzamaanka8 3 ай бұрын
Intee lagugu soodira qisooyinka mcnto ina kusodira raba
@nfarah3318
@nfarah3318 3 ай бұрын
💖 You 😅 are 💖 amazed 😅 today 💖 always 💖 you 😅 make 💖 me 😅 laugh 😅
@EBYAN5
@EBYAN5 3 ай бұрын
Fatuun wanku sugaynay gaclo snapka maxaa kuugu qoran
@samiirasuulay5769
@samiirasuulay5769 3 ай бұрын
Muhiimadu waa inuu ubax kuu keenay😂😂
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 3 ай бұрын
Mashallah 😋😂
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂hoyo mcn 💋 waku amtay
@pearldaisy2451
@pearldaisy2451 3 ай бұрын
Abaayo where can I order that baati you have on, do they ship to America??
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Abaayo aabe sent them to me from Somalia. They really cheap there. It’s like 7dollars but these ladies would literally scam you off 20 pounds for it. Try find someone flying back and ask them to get it for you.
@pearldaisy2451
@pearldaisy2451 3 ай бұрын
@@FartunDuvetGirl Mashallah! Lucky you May Allah give you and your aabo a long life abaayo. Thanks for letting me know abaayo I was looking some up online and it's ridiculous what they are charging, continue doing you abaayo jazakallah khayr ❤️
@samiyoabdiali7214
@samiyoabdiali7214 3 ай бұрын
👑🔥👏🏾🖤💜🧡❤✌🏾🇸🇴🇵🇸
@najmohaashi788
@najmohaashi788 3 ай бұрын
Ramadan mubarak dear
@maaidaalihassan9972
@maaidaalihassan9972 3 ай бұрын
❤❤❤
@queenliza596
@queenliza596 3 ай бұрын
Hooyo waba fuuny 😂 Fartuney xalwada london qali miyaa
@sihaamosman873
@sihaamosman873 3 ай бұрын
Ramadan manta waa 19 😊waxey 17 aad shegeso wllo 11:3 :2024 Malin isnin ah ayuu sonka bilowday 🎉❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Quruxeey fudeedka dhaaf! Maalinta aa dhuubey Ramadan wuxuu yahay 17. Maanta midka aa soo saraayo waa 18. Meaning malin baa Ramadan ka dhan beeya
@sucaadcabdala6425
@sucaadcabdala6425 3 ай бұрын
Asc fartuney markasto oo cuntada sameysid qeybta dha dhamiska hoyo siciido udaa waxan raba ri agshinkeda kkkkķ
@mulkisaciid4480
@mulkisaciid4480 3 ай бұрын
Fartun
@fadumohassan7354
@fadumohassan7354 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@maxamedabdi8349
@maxamedabdi8349 3 ай бұрын
Fartun jag ayàan ku gu Ahay Walalo
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
😂❤😍😍💪🏽👍🏽
@user-us4xw7ub8q
@user-us4xw7ub8q 3 ай бұрын
Nagadaa ciyaarta
@maimunmohamed291
@maimunmohamed291 3 ай бұрын
Asc armuu u soo gaday inta dukaamada laga xirin oo xafiiskiisa sii dhigtay si marka shaqada u dhamaato direct (si toos ah)guriga u tago oo uusan waqti banaanka isaga lumin!U mahad celi xaajigaaga gabareey lagu xusu lugu xasuusto ayaa ka xoreeysa 🤷🏽‍♀️
@TalaaboDheer
@TalaaboDheer 3 ай бұрын
Maanta aya igu horaysaa tuug romantic ah
@fatumatube5042
@fatumatube5042 3 ай бұрын
Wlal gang inte kabxdey
@hafsaomar4156
@hafsaomar4156 3 ай бұрын
Fartuun ayamahaan quruxdada baxooso xalwo xalwa samenooso😂🥰
@rakia143
@rakia143 3 ай бұрын
Fartuuuney abaayo sheekooyinkaan intee laguugu soo qoraa sheeko kusoo qori raabbye
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 3 ай бұрын
😂😂waarun fartuun xantan kala goan waaxay
@ciiltirahaumada5514
@ciiltirahaumada5514 3 ай бұрын
Oo wuxu madoobaa
@rainlover9485
@rainlover9485 3 ай бұрын
Nin aan nixin aa qaba walhi ha o sheegin flower kana kuriga kusharaxo
@faadumocabdullaahi5368
@faadumocabdullaahi5368 3 ай бұрын
M.a shefuna wakentay lkn waxa laraby halmar kale ina warejiso intakadajin kahor biyaha cadi waye dabkale laraba ina ubadisid
@bintuhassan6368
@bintuhassan6368 3 ай бұрын
sheefuuna marka xigto sisin ama loos ku dar😊
@fa12176
@fa12176 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 3 ай бұрын
😂😂😂😂intaan maqnaa ma jikada ku dheeshy kulahaa hooyo mcn 😢
@MaryamaNoor-xd7tc
@MaryamaNoor-xd7tc 3 ай бұрын
😊😂😂
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
SHEYFUNA INTER. KADHACDEY. XALEY. KUSH KUSH IYO. XALWADEDA. KASHEEKEEYA. HEE. BISINKAA. LOOHAYAA. XALWDA BAANO OOLYO❤❤😢😢😢😢😢😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Your mother's diabetes is not a life sentence Fartun, it can be reversed 100%. If she incorporates a Ketogenic/Low carb diet she will no longer be diabetic and her sugar levels will be within the normal range. Waxaad daawwataa DrBerg millions ayuu ka caawiyey inay sonkorta, dhiigkarka, wadna xanuunka, cayilka iyo cuduro badan ka bogsadaan. Help your mum adigaa afka garanayyee oo wax akhrin karee, it's your responsibility. ❤
@kurashabdi7321
@kurashabdi7321 3 ай бұрын
Fartuuneey waxay la jilicsantahay waa kuleelkee wax yar u suga
@mataanyare611
@mataanyare611 3 ай бұрын
Cabaar marka ay taalo waa adkaane haka baqin
ILA TALI: AMUU GABADHA DILAA?
14:11
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 91 М.
RAMADAN DAY 19: AKAFI IYO QURUX KU DHIIGLE OO ISKU BAA BA'AY
19:37
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 103 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 46 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
MALINTEYDA CADIGA AH DAILY ROUTINE RER  #my_rajo
15:40
MY RAJO
Рет қаралды 20 М.
HADII AAD SIDAAN SAMEYSO
7:52
Team rajo
Рет қаралды 44 М.
asaxby  sodhawada afur wanagsan  afur cafimad leh sifudud usameyso
6:16
Aisha healtah food
Рет қаралды 3,8 М.
FULL ROUTINE  SIDA U HAGAJIYAY FADHIGA BEFORE AFTER …
7:43
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 54 М.
RAMADAN DAY 11: QOSOL IYO QASAARO
11:40
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 44 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 154 М.
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 48 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 183 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 46 МЛН