Ramadan day 8| maanta iyo xanaaq

  Рет қаралды 62,871

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 463
@raehenne4082
@raehenne4082 2 жыл бұрын
This is my first time commenting here, and it is just to tell you my precious sister Fartuun that you did a great job addressing the hate comments you got lately. I like that you’re satisfied with your life and you’re not letting the hate get into you. You’re strong and inspiring to many of us. And yes being overweight will never hide or mask your inner and outer beauty. Continue showing us what real life is without any filters. Never be anyone else but you. And Ramadan Mubarak from me to you and your family🌸🌙
@fowziyabilaad8503
@fowziyabilaad8503 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii maogi inaad aqrin doonto qoraalkeyga balse waxan kuu sheegaya inaad tahay qof aad u wanagsan xitaa wanag kaliya mahan waxad tahay dad aad u badan farxadooda oo aniga aan kow ka,ahay wayo waxad tahay qof xaqiiqda yaqaano , balse intaad noo shahay maweyneysid dad ku bahdila balse waxad ogata qofkii kubahdila inuu isaga noloshiisa usan ku qanac saneen uu rabo inaad noqoto sidisa oo kale kalsoni la,aan balse Fartuun, waxan ku leeyahay waxad tahay qof ay u bahan tahay noloshan aan kunoolnahay wayo dad badan ayaa markay ku arkaan kalsonidada iyo farxadada iyo xaqiiqada aad ka hadasho ayay nolol wanagsan dhistaan intay tusale kaa qaataan marka waliga faraxsanow oo u nolow cadowgada inad ka oysiso kadib markey arkaan farxadada I hope you long life with good health and more happy never ending , Allah blessing you any time my dear Fartuun , love you so much my dear ,
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
Somali KZbinrs ma dawado maha in ay ahen dad fican lkn All of them isku topic ay ka hadlan Fartun adi wa duwan tahay Ani waxan kugu tagera Ina tahay unique iyo Ina caqli badan tahay Sax confidence wad ledahy lkn waxa ka badan inta kle oo tilmamo wanagsn ledhay abayo Dadkan waxe raban in ay qofka nolosha ku adkeyan Allah ka magan gal horena u soco
@suadaaden4367
@suadaaden4367 2 жыл бұрын
Sorry to hear that sis. You handled it well and explained it! You are living for yourself, not these fake folks. I always look forward to your content! Stay awesome💜
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 жыл бұрын
Fartun you are the real deal. We LOVE that you show us how proud you are of your life & that's why most of us are here. That my friend is contentment & that's real happiness. Keep it real. It's not the character of true Muslim to show off with fakeness.
@AA-xh8pk
@AA-xh8pk 2 жыл бұрын
You do you sis, haters will always hate even when they have nothing to hate on. May Allah guide our people
@AhmedSaid-rv3gl
@AhmedSaid-rv3gl 2 жыл бұрын
Asc fartuun Ramadan Mubarak aad iyo aad ayaa ku daawadaa video kasto waan daawadaa xitaa abahay oo 65 year jiro wu ku daawadaa waxuu yiraahdaa fartuun video ii shida waxuu ku yiraahdaa waa gabar yar oo caqli badan masha allah
@nagaddoualeh6610
@nagaddoualeh6610 2 жыл бұрын
Ramadan moubarak 🥰🥰. Fartun we love how u are dn't change for us or for nothing . U are a realy person and we are happy to watch you, u are the only youtuber Who reflects her personality. Love u from Djibouti
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
Ignore these small minded haters sis. I love you videos and you always keep it real. Can’t believe they are hating on your washing line 😂. Obviously they don’t live in the UK as the majority of people have them. If they had any knowledge they would know how bad dryers are for your cloths and health. Keep going ❤️
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 2 жыл бұрын
Fartun, I loved hearing your honesty. Thanks for sharing abaayo 😍
@sahramohamed5987
@sahramohamed5987 2 жыл бұрын
Mcnto hore usoco sidaa tahay ayaan ku qanac san nahay aniga iyo inta aqliga kusaxiib ah
@rawihassan8615
@rawihassan8615 2 жыл бұрын
Masha allah habaryar aqliga allaha kuu dhaafo facaa wax badan ayaa dheerta hay 💐💋
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 2 жыл бұрын
Fartun manta xanaq dartis qofneh love mey usarin😂😂😂still walal gang anahay wanakujeclnahay❤❤to the haters out there shaqadina qabsada o muslimka aman galiya Ramadhan waye anadanbajinin
@aahanahashim4382
@aahanahashim4382 2 жыл бұрын
Ilhay haku naxariisto hooyo 🤲🏿🥺 Hooyadee ayaa ku jecled Mar walbo wee ku daawan jirtay kadip ayaa bilaabay inaa ku daawado waka helay wllhi 2018 ahayd lkn ccommnt inaa qoro ku dhibanahay 😂🙈 lkn marwalbo wku daawaday I love u fartun hori uscoco abyoh!!! ✨❤
@mudanahmed3826
@mudanahmed3826 2 жыл бұрын
ALLAHA unaxariisto abyo
@amla-5
@amla-5 2 жыл бұрын
Alla haunaxariisto hooYo
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 2 жыл бұрын
Abayo alle ha unaxaristo abayo
@loloabd1308
@loloabd1308 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abyo
@mariaali677
@mariaali677 2 жыл бұрын
ALLAHA Unaxariisto
@wadaayful
@wadaayful 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr sis
@najmoclaahiimaan3324
@najmoclaahiimaan3324 2 жыл бұрын
M.a xpptti 💗 Ilaahay 🤲 haku xafido aamiin
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 2 жыл бұрын
Runtii ha u joojin dadka qiyaaliga jecel waxa ka badan inta samaha jecel runtii waan kugu taageersanahay inaad hapy ku tahay waxuu alle ku siiyay that's iimaan keep going fartuun👍👍👍
@fardusabdulqadir6829
@fardusabdulqadir6829 2 жыл бұрын
Dhegayso qali dadka xanuunsan hadhegaysan ee noloshaadu waa masha allah ee kusoco waan ku taageeraa anigu 🥰🥰🥰👍
@aamina9785
@aamina9785 2 жыл бұрын
Mnsha allh wxa thy fav person fartun waa chanel aan in badan ku xidhanahy keep y going
@roro-rx
@roro-rx 2 жыл бұрын
Fartun runta ayaa ka hadashey waxa kaga sii daran dadka inta badan waxs so qorayo somalia ama Kenya ayey jogan markas ayey iska dhigayan dad dibad jogan just waxas waxey uso qoroyan ku xumeen alla somaliya 🤨 Keep going abaa 🥰
@Itsme_143-p5v
@Itsme_143-p5v 2 жыл бұрын
10:24 that’s why I love you fartuun May Allah bless you with happiness and good health much love ❤️
@nasroabdi5682
@nasroabdi5682 2 жыл бұрын
I am so proud of you for being true to yourself I always watch you but I don't comment I love you and and I always see in you the elder sister I never had I think you are fun to watch and be with don't listen to them like you always did they will never be like you cause there is only one fartuun duvet you are beautiful 💖 when u smile 😃 😊
@sajidabaar1167
@sajidabaar1167 2 жыл бұрын
Huuno fartuuneey sidaada ayaanu kugu jecelnahay iyo nolosha dhabta ah eed nala wadaagayso ilahay haku barakeeyo ha ujoojin dadka buka 🥀❤️
@mariahassan2472
@mariahassan2472 2 жыл бұрын
Goormee noqoty dharka mesha lagu waraayo qalad ama baqeylnimo ama wax laga faano .Abaayo dadkaan wy iska war badanyihiin wax lagaa sheegaa malahid dhag ha u dhigin 🥰❤💯 doqonnimadoda ayaa halkaa ka tuste😏
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah, Allahu Akbar Hooyo mcn fartun you are real person you are not fek so don’t listen bad people.ani ahaan waa ku jeclahay barkee waxa tahay gabar fiican oo sharaf leh oo fariid ah Maashaa Allah,soomaalida nolosha beenta ah ay ka helaan,iyaga oo waxba ahayn,adiga gabar waxbaraty oo shaqeeso oo Maashaa Allah familygeeda la nool siduu dhaqankeena ahaa,ayaa tahay markaa hooyo mcn jizaaka’Allaah Qayr niyadan yay kaa jabin Illaahay subxaana watacaalaa Caafimaad Sareecan Ah iyo nolol Wanaagsan aan Illaahay subxaana watacaalaa kaaga baryay waalidkii ku soo korshayna Allah Ha barakeeyo
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 2 жыл бұрын
Wllhi soomaalida waxay faqiir u tahay waa waxaas ,dad kale ayey u noolyihiin Fartun dheg ha utaagin keep it up wllshey that's why aan kuu daawado period.
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 2 жыл бұрын
Maasha allaah wllshy hore u soco
@abdirizakahmed1581
@abdirizakahmed1581 2 жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak. Enjoying your flogs.
@maryamnur8739
@maryamnur8739 2 жыл бұрын
Maashallah habo you smart
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 2 жыл бұрын
Laa wlhi xbbti fartuun waxa an kugu jeclahay wa xaqiiqada abaayo wana ku jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@Nn-ky7rt
@Nn-ky7rt 2 жыл бұрын
xabiibti fartuun i love you 😘❤️ waxaa kugu jeclahay ina tahay qoof anaka camal ah dadkas saas uhadlay dadkeena ma ahaa waa dad jiran .. qoof aad iyo aad ufiican aa tahay real person ah qoof qurxan 😍 .. qoof kale oo somali ah oo aan fiirsado oo hadalkeesa iga farxiyo youtube ka kuma jiro dadkaas hadalkooda meel ha ka qaadin .. You give us positive energy, we love you and your videos,,and you are the best 😘❤️ weelka oo jabka ku dhacayna raayiga aa seesay waa ka helay qoof wanaagsan ma ahaa gabadhaas . gurena ma dhaqan karto hadeey saas udhaqmerso 👍🏼
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 2 жыл бұрын
Tuuneey ha iga xanaaqin sidaada anoogoo badan baa kugu jecel 👑👑👑👑👑👑 boqortooyo laba mahan queen 👸teena❤❤❤❤❤
@dugsiyabashir8108
@dugsiyabashir8108 2 жыл бұрын
Fartuun qofta kaliya ee KZbin ka taageero aa tahay wllo love 💕 you sis👸🏽👏👏🥰🥰🥰
@maymunali8408
@maymunali8408 2 жыл бұрын
Masha Allah🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@abdulazizd
@abdulazizd 2 жыл бұрын
Farruun mashallah waxaa hubaa inad tahay asal somali dhaba xaqiiiqada ku nool thank u abaayo. Ramadan karim
@supergril
@supergril 2 жыл бұрын
Absolutely sis and believe you❤
@i.ismael4330
@i.ismael4330 2 жыл бұрын
Videoga ay kugu haystaan dadka wax ka khaldanaaba ma jirin walahi nolosha aad na tustay nolol qurux badan oo xamaasad ah bay ahayd Somalidan waxay ahayn bay iska dhigayaan ha u bixin live your life ❤️
@nimoahmef5646
@nimoahmef5646 2 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak xitaa waa kaa iloobay igu salaan hooyo waa hooyo fiican maansha allah
@hudaibrahim1304
@hudaibrahim1304 2 жыл бұрын
Fartuuney walee fareed ayad tahay mansha Allah tabarakalah Allah mabruuk keep going habo
@mariadiriye888
@mariadiriye888 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak fartun abyo macn be who you are and humble as you are always. I am your follower since u started and I don’t really comment, ignore the haters WE LOVE YOU BY WHO U R🥰😍❤️
@momedhussein7737
@momedhussein7737 2 жыл бұрын
Allaah hakuu siyaadiyo intaan haysana alle ha siiyo maanshaa allah
@kurashmohamed597
@kurashmohamed597 2 жыл бұрын
Runtii aad baan kaaga helaa horay u soco habaryar gabadh fiican baa tahay
@zaziinaedit6298
@zaziinaedit6298 2 жыл бұрын
mnte dhana sugaye videogan keep going sis💕
@izaagacalo1025
@izaagacalo1025 2 жыл бұрын
Jah 🙄😂
@no-handlleee
@no-handlleee 2 жыл бұрын
Fartun we appericiate the real you sis. Your personality is real yet funny, your raree💎💎💎 ignore these haters
@dekalul3979
@dekalul3979 2 жыл бұрын
Fartuney abaayo inaga ku jcl hadii aan ku waayo wlhi waa search gareyaa KZbin kaga Marka xaasidka ha ujabin Qof walbo cadow waa leeyahey Kaso qaad nabi Muxamed scw ayaa cadow lahaa Meel walbo xasad waa joogaa Lakin inta ku jecel ayaa ka badan We love you quen ❤❤❤❤❤❤
@mislihaamhuubsey7557
@mislihaamhuubsey7557 2 жыл бұрын
Waligaa ahaaw qofka aad tahay.... And I really love the way you behave.
@hibohasan6856
@hibohasan6856 2 жыл бұрын
Wllashy hore usoco hana dhagaysan waxay leeyihiin inta kujeecl ayaabadan
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 жыл бұрын
Waa runtaa mcnto dadka runta majecla nolosha waxay tahay baad ka hadashay abayo farxad iigu nooloow weligaa adiga iyo reerkaduba ilaahow aamiin yaarabi dhamaan
@deqomudey8315
@deqomudey8315 2 жыл бұрын
Walashay mcn dadkaan maseer aa hayo ha u bixin xasid naftiisa oo xasid ku yahiin horo u soco anakaa ku jecel mcnto😘😘😘😘
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 2 жыл бұрын
That's why I love you abyo. This is areal fartuuun noloshada meel sare inaad ka garto ban ku rejeynayaa.
@naagnool4127
@naagnool4127 2 жыл бұрын
Fartun qofka kaliya oo youtube dadka kale ka duwan ayaa tahay oo sharaf iyo aqliba leh dadka aqliga yar ha u bixin love you ❤️❤️❤️
@munakhadar7599
@munakhadar7599 2 жыл бұрын
Wlhi gabadhan qof ka caqli badn ma arag ❤❤ala furtuneey ilhey caqliga haku barakeeyo danteed taqan baad thy wlhi❤❤
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 2 жыл бұрын
Masha alalh hurry u soco forget that 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗❤️❤️❤️👍✅
@elyazheybe70
@elyazheybe70 2 жыл бұрын
Fartun : Runtii qof kutaagero ahay shalay waxn soo qorey comment sidan ahaa, (Unuka Qalajiso isticmalnaa Xarig io afarahaas iskuma dhibno inta kasoo bixi inta kurid khalaas) Oo an ula jeeday yacni jawiga aan kunool nahay aniga ka Shqsi ahan cimilo isbadaleeysa roob dabeeyl io qorax aan jirin awgeed ee sidakleh summer ka waan warnaa inkasto dharka markasta kulukeyso lagu shido fiicneeyn. I. A waxn rajeynayaa inuusna ahaayn qoralkaad ka carootey keygah. Kutageera sis👑
@abshiroabdullahi1570
@abshiroabdullahi1570 2 жыл бұрын
Masha allaah abyo sida aa thy ayaan kugu jclnhy ha ujoojin xaasidiinta alle hakaa celiyo isha xaasidka weligaa qosol iyo farxad kunolow qaali dumar
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452 2 жыл бұрын
Fartuun qof qurxoon, ilbaxa, aqoon leh dabeecad wangsan leh reer-magaala, iwm.
@hanankarshe7997
@hanankarshe7997 2 жыл бұрын
Maya sharafey aniga wanku hestay lifestyle kada Allah kusaidiyo israafna maficno eee inowod Qosolka iyo Qaraxada MashaAllah Allah kubarakeyo.waliga neh faan makugu ogi
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 2 жыл бұрын
Fartaney qaali qurux ❤️❤️❤️ dadka xun oo xanuunsan iska ilooow Anaga ku jecel
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 2 жыл бұрын
Absolutely your are the right person xabibti♥️♥️♥️
@aliya7613
@aliya7613 2 жыл бұрын
I honestly love how you keep real and funny in your videos Frfr lots of love sis😍🥰☺️
@simranmohamud8986
@simranmohamud8986 2 жыл бұрын
You are my role model xbbti 2018 ila hadaa ku daawada we love you dhag ha u dhigin dadkan ha qiimayn hadaa U faantido mela qurxan usoo dubtid xitaa kuma daynayan waa istusad dad ban haysan may qarsato nimcadu alle siiyey bay ku leyihin 🤦🏻‍♀️ somali melna loguma fakaanayo dartood ina u xanaaqdo waa ka xumahay 😞
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 2 жыл бұрын
Wlo waxas dhag how dhigin waxad haystid alxdillaah inta iyo ina ka badan inch allah qof bini adan how nolan ee naftad u nolow ramadan mubarak
@nimaabdullah3528
@nimaabdullah3528 2 жыл бұрын
sorry to hear about that wlh Subhanallah dadku waa cudur 2018 ilaa hadan kudawada adban ujeclahy contents kaga iyo sida dabiici utahy xaga nolasha uma nolid qanacada dadka I strongly agree with you love u walal gang Ramadan Kareem
@haa8793
@haa8793 2 жыл бұрын
Exactly tuney teeey sas laga rabaa
@jsjsknzjajak4468
@jsjsknzjajak4468 2 жыл бұрын
Mnsha allah ayaad tahay wllo dhag ha dhiigin waxay leyihin qurxuda ayay ku quudhi layihine wllo walhi dar ilahay ayaan ku jecelahy
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 2 жыл бұрын
Tbh i loved the video u showed us with xariga dharka. I laughed every moment with u wllh. I live in holland and everybody has xarig for their clothes. Let those haters be themselves. We want u as u are and ur videos.
@zaymaquen7967
@zaymaquen7967 2 жыл бұрын
Mnzha allaH abayo ❤
@naimaabdalla7923
@naimaabdalla7923 2 жыл бұрын
Waan ku taageeraaa ani fartuuneey that is right nolashàda inaa adi ku faraxsantahy ayaa muhiim ah
@hananmohamuud9575
@hananmohamuud9575 2 жыл бұрын
M.a furtiin horey usoco 🥰
@nasrinnalka880
@nasrinnalka880 2 жыл бұрын
Fartuney somali lama qancin karo kuwa nolashoda iyo inyaro bena tusane sas ayey ugu dheganyihiin ani 2018 ila hada kubdawa waxan farxad iyo qosol ayana kugu jacelahay iyo ina malinteyda an happy noqdo ee ha u jojin dadkan madaxa ayey dab karabane ❤️👸🏽
@FartunHussein1
@FartunHussein1 2 жыл бұрын
Real is Rare Fartun! Sidaada ahow walikaa anaga ayaa kugu Jecel ❤️😍🥰
@CeeblaCuud
@CeeblaCuud 2 жыл бұрын
We love real life sis. Waa booto waxooda. Uskag ay ku nool yihiin laftigooda. They are projecting sis
@ahmedsharif5701
@ahmedsharif5701 2 жыл бұрын
Where is the video for ramadan day 9. Please upload it, i have been waiting 🙏
@SomaliwithAbzi
@SomaliwithAbzi 2 жыл бұрын
Wow, very good content i just see your channel as suggested but it's an amazing because you're in abroad country and still you're building Somali community audience, maashllh I'll get in touch as business inquiries as I'm a Somali Online tutor. Mahadsanid.
@ikramahmett3372
@ikramahmett3372 2 жыл бұрын
Ha i bixin abyo dadka negative mr wlba u fikira inta ku jececl ba ka bdn horyna u soco uma nolid qof nftada u noshahy bini adam lama qancin kro ❤❤❤❤💯
@__sweet___girl__5197
@__sweet___girl__5197 2 жыл бұрын
Fartuun mcnyy wlhi ku jeclahay keep going my sister❤🥀👑🔐👸🦋
@nalkamaanka6701
@nalkamaanka6701 2 жыл бұрын
Quruxy mansha allh I love u ❤👸🥀🥰🥰🥰
@haniyusuf2289
@haniyusuf2289 2 жыл бұрын
Wlhy Farruuney dabeecadaada iyo dhaqankaagaba waan kuheestaa hadiileey yiraahdo Fartuun maxaad kabadali laheed waxba kaama badaleen wlhy waan jeclahay inaan kugudaydo qofkii waxsheegana isagaadaali qiyaali nindoonayana haujoojin we LOVE YOU❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 2 жыл бұрын
Dadka qaar waa sawiro ha u qaban abaayo horey u soco fartuuney
@ayanmohamedgure12
@ayanmohamedgure12 2 жыл бұрын
Mashallah aqlikaga allaha haku dhaafo
@hibanuura4233
@hibanuura4233 2 жыл бұрын
Masha allh fartun waa marki ugu horeysay aan comment kuso qoro waxaana igu kalifay hadalkaga wngsn abyo dadkaasi waa dad yar inta kugu raacsan habdhaqankaga ayaa kabadan marka dhag jalaq hausiinin waana sax markasta in nolosha run laga sheego waaye teda kale markasta waxa lafiiriya dadka kaahoseya oo nolosha kujirtid aan hesan than waxa layirahda alxmdllh nolol iyo guri qurxoon hanti badan wax matareyso waxa yara hesatid waxa fican wax yaro simple inlagu qabsado maahan lacagta hada hestid in wax walba ad sameysid ama heblaayo kudayo Waana kugu raacsanahay abyo teeda kale masha allh nolol qurux badan baad kujirta allaha kuu barakeyo 🤲🤲
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 2 жыл бұрын
Fartuun Soomaalidu waa dad aad iyo aad u xun oo niyada dadka ka dila laakiin waan kula talinayaaye ha u fiirsan Qoraalada ay kuu soo qoran Hore uga soco danahaagana ka raac hilibka waa hido cunto qudha kuma yimaado ee Hankaaga hoos ha u dhigin waa maseyr waxa waxaas ka yeedhsiinaayo sida aad horumarka u gaadhey guul iyo gobanimo hore u soco♥️
@draisha4699
@draisha4699 2 жыл бұрын
Abaayo aniga wn ku wata Qofta tahan kugu wata horay u soco Arintii shalay funny bay ahayd raxiga wn ku hysta ani adi iyo noloshada dhabta labada. ahow qofka aad tahay mcnto horay usoco 😍❤
@daganhasan1527
@daganhasan1527 2 жыл бұрын
we love you ramadan❤❤❤❤
@marwaabdimalikahmedidris6748
@marwaabdimalikahmedidris6748 2 жыл бұрын
Abaayo hadalkooda ha ubixin aniga hadalkooda haday wax igasheegaan waan kahelaa sababtoo ah waxay iimuujiyeen in aan kafiicanahay so nice
@hamdihussein8836
@hamdihussein8836 2 жыл бұрын
Yes qofki ogu horeyay Xita videoga madamesay Love you fartun
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 2 жыл бұрын
Lifestyle kaaga aad baan uga helay you are right
@haliimamohamett2547
@haliimamohamett2547 2 жыл бұрын
Abyo ani ina naag nool thy kugu tageera🥰😘naag nool👸🏾👸🏾
@zakarieupdillahidheeg733
@zakarieupdillahidheeg733 2 жыл бұрын
My sister I’m happy to see you you’re right kep going good luck 😉
@barwaqoali5826
@barwaqoali5826 2 жыл бұрын
Fartuun qli waan ku jexlahay 😍😍😍😍😍
@khadrsisse4871
@khadrsisse4871 2 жыл бұрын
Masha ALLAH abayo
@SANSAN-ve5je
@SANSAN-ve5je 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak Fartuun abaayo mashaa Allah waxaa tahay gabar caqli badan isha nacabka Allaha kaa haayo sharafey
@mushtaaqmaxamuud1945
@mushtaaqmaxamuud1945 2 жыл бұрын
Waa runtaa 👌👌👌👌👌
@ayaan9539
@ayaan9539 2 жыл бұрын
Mashaa Allah sis🥰🥰🥰
@hanaaneeymoha5932
@hanaaneeymoha5932 2 жыл бұрын
Naag aqli badan masha allah hore u soco qaali hal ceeeeb xitaa malihid allah ku xifdiyo.
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah 😍 ♥
@aminamahamoud589
@aminamahamoud589 2 жыл бұрын
Sariid hore usoco
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 2 жыл бұрын
Masha alalh ✅✅✅✅✅✅❤️❤️❤️😁
@fatomhassan6701
@fatomhassan6701 2 жыл бұрын
Sister you are the best I agree with you Love you you are beautiful Ramadan mobarak🌹❤🇸🇴🇨🇦💖💖👍🏽
@asmafarid7093
@asmafarid7093 2 жыл бұрын
Sist we love you as you are walahi you are such a sweetheart ❤️❤️🤗
@dekanoura5502
@dekanoura5502 2 жыл бұрын
Machallah my Queen je regarde toujours tes vidéos c'est la première fois je commente je taime énormément ma sœur courage et j'aime ta personnalité geep going sister te vraiment parfaite from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰😘😘💋💋💋💋
NIN XARAAN QUUTE EH MALA JOOGI LAHEED?
18:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 7 М.
DILEMMA: WALAASHAY QOF FIICAN MIYAA?
13:25
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 53 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
QOSOL IYO QARAAXO
16:40
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 108 М.
SAFARKEENI NAIROBI TO GARISSA ANIGA IYO FAMALIGA  OO AROOS usocono
7:12
DEG DEG AASKA FARXIYO OO LAGU ARKAY MUCJISO WEYN
12:02
samatar
Рет қаралды 35 М.
ODAY HEBEL AAWAY 😏 ?
8:17
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 181 М.
MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS #lazysunday #paudin #paudinknives
19:15
FANAANIINTA REER SOMALILAND OO GEERIDA XAASKA DAYAX DALNUURSHE KA TACSIYEEYAY
18:48
ILA TALI: AMUU GABADHA DILAA?
14:11
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 94 М.