Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo ka hadlay aqoonsiga Somaliland iyo heshiiskii Itoobiya

  Рет қаралды 38,611

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер
@mamoqaalimaxamuud4360
@mamoqaalimaxamuud4360 9 ай бұрын
Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 9 ай бұрын
Dalkayga Somaliland waa guulaystay ❤
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 9 ай бұрын
Wllo ani waxan ahay somali mana rabo in walaaladay SOMALILAND inay ethiopian katiro badan kalawareegan guryahooda haa noqonin mid meeldhaw wax ka arko ❤❤❤
@hanalander
@hanalander 9 ай бұрын
@@kabarodadkasaaxiibkaa5165 munaafaq! somalia ayaa somaliland XASUUQDAY oo dhulkoodii xoolahadii iyo hantidoodi la wareegtay. itoobiya markii reer shiekh isaaq DIYAARADAHA SOMALIA AY HARGAYSA MAALIN IYO HABEEN DADKA KU DUQAYNAYEEN ITOOBIYA AYAA CAAWISAY. ITOOBIYA WAA SAAXIIBKA SOMALILAND. SOMALIA WAA CADOWGA KALIYA EE SOMALILAND
@NOREDIN666
@NOREDIN666 9 ай бұрын
​@kabarodadkasaaxiibkaa5165 Somaliland awelba waxanu ahayn Qayb ka mid ah GREAT ABYSSINIA. ama ARDUL XABASH. Lkin Somalia 🇸🇴 iskuma Nihin Baniaadam iska daa Muslim ☪️. Somalia 🇸🇴 & djabuti iyaga aya la Raba Ethiopia 🇪🇹 dhulkooda . Donaya inay Somaliland masuul uga Noqdan caalamka. Hawiye & jeberti doonaya inay Dir u taliyan sida ay u galen. Raxanweyn . Jareer & cad cad kii Laha Somalia 🇸🇴 wa la ogyahay. Arxan & islaanimo wllhi nagama. Dhaxyso kuwaa.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 ай бұрын
Fikirkaaga wa fakar ku dhisan hab qabill wllo sidaan isku dhaanoo wax aqri si qota dheer ufaka R somaliland Hadau xornimo qadanayso cid diidan malaha lkk wax woaba waa wada hasal iyo heshiis lkn ethopia dagaal gudaha ku fiiranayahy oo faqiir ah dayn tii 1 sano 30m iskabixi la dahay sidee dal noocaas heshiis dhaqale ula galee oo dal oo cadaw somali ku ah h in ​dhulkaaga gacanta ka saarto waliba xeeb war saa isku dhaama@@NOREDIN666
@mysterymagicstone6625
@mysterymagicstone6625 9 ай бұрын
​​@@NOREDIN666 dhulka reer awdal baa leh dhul isaaq ma'aha. somali baa leh. Haday dadkaadu oromo isku sheegtey, dee dhulka somaliland somali weyn ba lawareegaysa. Ethiopia iyo xabashida ba nalii qaxinaya reer kiina kuffarta ah, deportation centers baa somaliland kafuranayna. laakin xabashida waliga inaadan dhulka noo so galinayn
@MQani
@MQani 9 ай бұрын
Translation ka waad qaladay sxb. Raisalwasaaraha UK. hadalkiisa sidaad u fasirtay ma ahan. Umadda wax sax ah u sheeg.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Ma fahmi wayday afkii Khawaajaha 😄😄😄? Weriyuhu dabcan ma qaldi karo wax umadda dhan dhegaysanayso
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 9 ай бұрын
​@@Aw88-c1r waa been ninyahow anaga hada uk joogma wuxuu wax somaliland baan la hadlaynaa muusan odhan dad baa noo qaabilsan dhinaca africa buu yidhi wadahalada iyo nabad gelyada Sheekada wuu iska boodsiiyey waxkastaba ha dhihina aqoonsi baa la yidhi walahi wariyuhu been buu sheegay
@mysterymagicstone6625
@mysterymagicstone6625 9 ай бұрын
​​@@Aw88-c1r We wish security in the horn of Africa, markuu dhahayo wuxu kawada "the security, integrity and sovereignty of somalia" as a country. Fahan waxa laga hadlayo. idoor boy😂
@kadroable
@kadroable 9 ай бұрын
​@@mysterymagicstone6625😂😂😂
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 9 ай бұрын
xaasidnimadi ma halka ka gashay xata somali wa wada yaqaan egelish
@nabeellu
@nabeellu 9 ай бұрын
Viva Somaliland
@notgotnameyet
@notgotnameyet 9 ай бұрын
habar awal and habar jeclo cannot be a goverment
@fromzerotosomethingbeautif7166
@fromzerotosomethingbeautif7166 9 ай бұрын
Fasiirada wad qaladay sxb
@Lav-Dhun_gasheY
@Lav-Dhun_gasheY 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@maxamuudcabdilahi8480
@maxamuudcabdilahi8480 9 ай бұрын
Maansha allah guul iyo gobonimo
@mahmed2757
@mahmed2757 9 ай бұрын
Guuuuul
@dunyodagmo5320
@dunyodagmo5320 9 ай бұрын
Guul qaranka somalland
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 9 ай бұрын
M.a guuul iyo gobonimo 💚🤍❤
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 9 ай бұрын
Ala ilaahayoow ba ayeey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@dhulgariir
@dhulgariir 9 ай бұрын
Walaal maxaa ku dhacay een kaa caawiyaa waad iga nixisee
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 9 ай бұрын
@@dhulgariir kkkkkkkkkkk beenta iyo huuhaada meesha lagu hayo ayaan ku qoslayaa
@Abdifataaxdiiriye1648
@Abdifataaxdiiriye1648 9 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤guuuuuul guuuul❤❤❤❤ guul❤❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 9 ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@dhamme0
@dhamme0 9 ай бұрын
Baddayadu iib maaha from hargeisa
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
🤣🤣🤣 Hargaysa bad leh!
@Warside.
@Warside. 9 ай бұрын
Is cadee yaa faqash yaa d5
@hafsaali4297
@hafsaali4297 9 ай бұрын
Waa runtaa dhamme wax iib ah majiro. Horta iibka iyo kiradan lasheegayaayi maa maxay. MD Muuse afkiisa intuu fadhiyay shirkuu Abiy lalahaa lagama maqal Iib iyo Kiro toona ee waxuu yidhi:- "20km oo Badd ah ayeynu Siineynaa Itoobiya taa badalkeedana Itoobiya way na aqoonsaneysa"
@kl8650
@kl8650 9 ай бұрын
Faqash dofaar 😂
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 ай бұрын
Oo lxay dhaantaa marka hadaa 50 sano usaxiixayso hadhowdii ethopia heer waxay garee dhulka la siiyay iyo xaduuda ethopia in isku xirato, Ta kale ethopia waa dal saas dhaqale uleh maaha waa faqri hadane dagaal gudaha ka sicdo amxaaro iyi tigree daagaal kula jirto abi ahmed, Ta kale dal 30m sanad la ah dayn iska bixiwaya miyaa heshiis dhaqaale la galaysaan yaa. Badnaa Waliba ethopia sida ay burburka somalida ujeceshay waa igataheen xariir dagaal qota dheer wuu naga dhaxeeyaa​@@hafsaali4297
@عبدناصربنمحمد
@عبدناصربنمحمد 9 ай бұрын
Guul Somaliland guul guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 9 ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah guul iyo Gobanimo qaranka somaliland horumar wacan ❤❤❤🎉🎉🎉
@alinuromer5876
@alinuromer5876 9 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤.
@jonywalter-no7xc
@jonywalter-no7xc 9 ай бұрын
Sxb dadka ka daa beenta ... hadaan oqoon luqada ingiriska 😂😂😂 been badnidaa istaqfurlah
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 9 ай бұрын
Ingiriska waa kii falastine ugacan kiliyay israiil . Cadow
@khaledali5093
@khaledali5093 9 ай бұрын
Maahee fiiqoow 😂😂😂😂
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Dabcan! soo dadkiisii maaha. Waxay ahayd tallaabo geesinimo marka dhiniciisa arrinta la iska taago.
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 9 ай бұрын
@@khaledali5093 magaca ayaa igaga daran fiiqoow 😂😂😂
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 9 ай бұрын
Maansha allaah Viva jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland guuul iyo gobanimo 🤝🎖️👌
@Mg-momo24
@Mg-momo24 9 ай бұрын
Bismillah wallah U need to translat fkn damin 😂😂😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 ай бұрын
@@Mg-momo24magaca Illahay iyo cayda kala reeb doqon faqasha
@Puntland1
@Puntland1 9 ай бұрын
Waxa Caruurta ku marin hababiya ICTIRAF hadad radinaysid ma Ethiopia ba Dalka ka ibin lahayd.
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 9 ай бұрын
Guul qaranimada jamhuriyada barakaysan cadowgu ha ka naxo dibad iyo gudo meel kastuu joogaba👉💪💪🏼
@Aminajam4l
@Aminajam4l 9 ай бұрын
Ilahayoow noo rupees riyadayada rabiyoow noo soo celi waxii ay awoowyaday ku dooneen somali mida oo la waayey rabiyoow iyana halkooda ku nimcee anana noo soo celi dawladnimada aqoon sigeedii aamiin
@mmhhgg22
@mmhhgg22 9 ай бұрын
Wariye saaqid ah, sida uu R.wasaaruhu waxa u sheegay iyo sida aad umadda wax ugu sheegaysaa isma laha, ee warka haka sinaysane, siday wax yihiin u sheeg, garashadaadu hadday qalin duurre tahayna, Allah ha kuu gar-gaaro
@art_lto2450
@art_lto2450 9 ай бұрын
صوماليلاند 😩💚🤍❤️‍🩹
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 9 ай бұрын
Soomaali ayaan nahay oo Soomaaliya nooga dhow gumeystaha itoobiya.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 9 ай бұрын
Adoon tii Talyaanigu abaahin jirey. Hawiye & JEBERTI YIBIR baroor Bay ku jiraan. Islaam & Baniaadam xitaa iskuma nihin . Niiko ku joojiya guusha Ethiopia 🇪🇹 & SOMALILAND. ❤
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 9 ай бұрын
@@NOREDIN666 Nacasyahow isaaq ayaan ahay kula degan Hargeisa.
@A.risaaqCumar
@A.risaaqCumar 9 ай бұрын
Mayee siilkii hooyadaa baad tahaye isaaq hadaad tahay umaad niikiseen dad xuquuqdaa diidane isaaqii 88kii reerkoonfureedku dhaleen baadtaahy baan umalalynayaa
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 9 ай бұрын
Fasiraada raisal wasaaraha dib ugu noqo sxb haday luqadaada englishku sidaas tahayna wax dambe hanoso fasirin
@aadamisports446
@aadamisports446 9 ай бұрын
Anaa yaabanaaye ma ila aragtay kkkkkk
@horijoogmedia
@horijoogmedia 9 ай бұрын
Guul somaliland ❤
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 9 ай бұрын
Xuriyad oromo iyo xabash wadaan ma rabno
@saalaxdheere457
@saalaxdheere457 9 ай бұрын
Alxamdulillaah Somaliland marku Allaah weyn wax la wado qof hor istaagi kara amarka Ilaahay majiro.Allaahaayo no ziyaadi adaa baxshe aamiin aamiin
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 9 ай бұрын
masha allh guul guul somaliland rajadii la dhawre lagu sugo rafaad badan mar unbay rumawdaa💯✅❤️ilaahayow hayga dilin malintaas aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 ай бұрын
Isnha Allah wllo dhamantenba… illahay ubadkena wax kharqaba hakala kulansiiyo.. amiin ya Rabi
@bishiali1671
@bishiali1671 9 ай бұрын
hhhhhhh waa sheeko caruureed
@mohammedhalsomali387
@mohammedhalsomali387 9 ай бұрын
Way dhaqaaqday 🎉
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 9 ай бұрын
waa.lana.aqoonsaday.qalaas.ithobia.iyaduna.baray.kudhawaqayda
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 9 ай бұрын
Wa siday kuula muuqato adiga balse xaqiiqdu maaha
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 9 ай бұрын
Somalia Qax baa ka yeedhay
@teoabaaz9894
@teoabaaz9894 9 ай бұрын
Fasiraadaa hadalka waad khaladeen wll. War sax ah dadka la hor imaada
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 9 ай бұрын
Maanta ayaan run u ogaaday sida ay shacabkooda been ugu sheegaan reer somaliland fasiraadda hadalka sunak sidaas maahan ee waa taageerada iyo sidii wax loo siin lahaa shacabka gobolka ku nool
@NOREDIN666
@NOREDIN666 9 ай бұрын
Tafsiir qdaadweyn & faqash meesha ma yaalo. Warka wuu cadeeyey . Peace & prosperous inu rajaynayo . Talaabo dhinaca horumarka loo qaaday tahay. Dialog u la yeelanayo dhinac walba . Guul somaliland ❤️ allaahumma axfid Somaliland ❤❤AAMMIIIN ❤
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 9 ай бұрын
@@NOREDIN666 gourmet wax garataan iidooroow
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 9 ай бұрын
Adeer sidaas baa ay noo ahaanaysaa ee idoor Alle qalbada ha idiin ka reebo.
@Jilefilms1
@Jilefilms1 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂🎉​@@zubeirwaran-bari8730
@odayjama1829
@odayjama1829 9 ай бұрын
Scotland iyo north irland iyo Wales kuwaas ayaan iyaganah waan aqoonsan markaa somaliland way dhimatay 25 .8 .23 ĺa aasay 33 sano oo riyo ku dhamaatay lafta nagaa iyo dhulka ayaa dalkale siinay adeer waa geeridii gobolka waqooye galbeed
@bahzaneahmeth
@bahzaneahmeth 9 ай бұрын
Transilationka iska saxa inteydaan wax soo gudbin 😂
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 9 ай бұрын
Ma english kale ayaa jira
@mysterymagicstone6625
@mysterymagicstone6625 9 ай бұрын
​​@@zubeirwaran-bari8730 sxb Englishka hadadan garanayn ii fasir dheh. Ninka wuxu yiri, we wish security in the horn of Africa. Yacni dagaal cusub oo red sea ga udhow marabnee ee ethiopia ha joojisho howsha ay wado. Intaas kaliya bu yiri ninka
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Dawladda Itoobiya waa dawlad gaamurtay oo 3000 sano jirta. arrintan muddaa laga shaqaynayay, dalal badanna oo Carab iyo reer galbeedba way kala shaqeeyeen heshiiskan badda.. Maaha mooryaantan Xamar joogta ee khayaali, khaayinimo iyo qabilaysi ku nool. Somalia waa meel dunidu ka quusatay oo madaxdu ka xumaatay, masaakiin!
@firdowzn5494
@firdowzn5494 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 subhanAllah beenta cad e la turjumaayo
@guletizmail8349
@guletizmail8349 9 ай бұрын
Waxbaro intaanad dadka wax ka sheegin.
@KamaalBaraarug-un8cy
@KamaalBaraarug-un8cy 9 ай бұрын
Mar hore ayuu dhulkayagii siiyey ingirrisku Ethiopia iyo Kenya. Hadana in ay badayada qaadato kama yeeleyno ingiriis.
@truecomment3650
@truecomment3650 9 ай бұрын
Xilibaan Alexendar waa xilibaankii ay Somaliland ay LAALUUSHKA BADAN KU BIXISAY.
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 9 ай бұрын
Dalka somaliland guul ayuu gaadhay ciyaala amisona oohin ayaa ka dhamaatay iyaga iyo dabadhilif koodii
@Mg-momo24
@Mg-momo24 9 ай бұрын
Bismillah wallah U need to translat fkn damin 😂😂😂
@Somali3000-
@Somali3000- 9 ай бұрын
Walaal Isaaqoq STOP qar iska tuurka. Jawaabtiisa waxey aheed duqeynta Yemen. Not Somaliland. Why you want to cause issues with SSC, Samaroon, Ciise, Somaliweyn all at the same time. Biixi & Kaahin started civil and sided with Amhaarta. Ilaahayow dadkaas xaqooda marsii
@SUHEYB.
@SUHEYB. 9 ай бұрын
Engriiska waa kii hore u rabay in uu Ethiopia badda siiyo dabadeed dagaalka lalagalay oo ay dad Somalia ah dhiiga u shubeen.xabashida ilaahay qur aanka ku sheegay in meel ay ka neef sadaan loo sameeyo waa qalad aad u weyn.ilaahay ha cadaabo oo cadho alle haku dhacdo wixii noo soo dhaweeya.gaaladaa
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Gaalo ka xumi ma jirto Somalia xukuumadaheeda
@aryanali6527
@aryanali6527 9 ай бұрын
MMTV hadalkiisa kama maqal wadahadalo iyo waxaas ee dadka beenta ka daaya , wuxuu yidhi waanu sii wadaynaa taageerada gobolka ee xaga cuntada iyo nolosha wax kale ma raacinin , ilaahay ha laga baqo
@siradm
@siradm 9 ай бұрын
Qawda maqashii waxna ha u qaban un weeyaane yaan laydin hodin. Soomaaliya masiirkeeda Soomaali un buu u yaallaa cid kale waxba kama dhihi karto. Labawajiile nimadi waaye
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 9 ай бұрын
Soomaaliya waa gumeystihii ugu xumaa ee Somaliland soo maray. Ugu yaraan xataa waxa ay diideen oo ay ka muquurteen in Afti laga qaado shacabka Somaliland.
@adamfarah1952
@adamfarah1952 9 ай бұрын
Subxaanalaah warabigaa kaxishood odaygan hindigahu waxkumatar karo hadana waxad sheegayso muudhuhin umada benta kadaa dadku luuqada wakabadiyane
@mohamudmohamed4329
@mohamudmohamed4329 9 ай бұрын
Uu iska fogeeyey priminester ingiriisku, inuu su,aasha ka jawaabo si toos ah.waa hadii aad taqaano English language!
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 9 ай бұрын
Fiq😂Fiq 😂Fiiiiq Dreaming...
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 9 ай бұрын
33 sano iyo sheeko isku mid ah. Qof Engriis ah ayaa na soo hadal qaaday kkķkll Journal ayaa lagu soo qoray Somaliland. Hal qof ayaa suaal waydiiyay Sunak kkklll Intaasi ayay war ka dhigtaan.
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 9 ай бұрын
Kun calaa kayf😂😂😂😂
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 9 ай бұрын
Islaan dhalmo weydey waxay ku waalata dhakhtar iyo Sheikh Somaliland waxay ku waalatey Ictiraaf aany weligeed heleyn. AUN Cigaal wuxu Adduunka meel kasta waan tegney in nalo aqoonsado iska dhaaafe xitaa waan ka fikireynaa waa nala dhihi kariwaayey. Somaliland beeley aheyd haddi beelihi kale oo dhan ka baxeen Isaaq land baa la aqoonsanaaya???
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 9 ай бұрын
WAR IDOORKII IYAGOO HADALKU KA XIDHAN YAHAY OO BARINA KALA KULMAY GUULDARO IYO WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY, SHIRKII JABUUTINA LAGU SANDULEEYAY MIDNIMO AYAY BADII XARAASHEEN OO HADALKII U FURMAY LAAKIIN ANAGAA KA DANBAYNA
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
MMTV NINKII LAHAA AYAA LAGU JIRDILAYAA XABSIGA MANDHEERA OO U XIRANYAHEY WIILKA BIIXI DICTATORSHIP KUWANI WAA BAQAYAAN INEY BEENTA CUSBO KUDARAN AYEY AHEED HADDII KALE XABSIGA AYEY LIINTA KU CABYAAN
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 12 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa had iyo jeer waxaad sheegtaan waxa lagu soo hadal qaaddey heshiiska MoU ee dhexmarey dawladda ethiopia iyo dawladda somaliland. 2.0. Haddaba dawladda UK waxay ku jirtaa dawladaha aqoonsiga wax laga weydiiyo. 3.0. R/W dawladda ingiriiska ciddina kama dhegeysaneyso heshiiska dhexmarey somaliland iyo dawladda ethiopia. 4.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia berriga iyo badda lughaya iyo saylac dhaqaale ay ku dhisato uma haysato. 5.0. Waxa dabada ka riixaysa dawladda tuugada ah ee UAE/DP World taasi ood hoosta kala shaqaysataan. 6.0. Dawladda UK iyo dawladda tuugada ah ee UAE/DP World waxay u bahoobeen dhaca iyo boobka tacriifadda dekedaha africa khasatan africada bari oo ay ku jiraan djibouti, somaliland iyo kenya. 7.0. Dawladda UK waxay ku jirtaa dawladaha ka taliya caalamka waxayna ku jirta General Assembly United Nations. 8.0. Waxay samayn kartaa aqoonsiga somaliland hase yeeshee diyaar una aha mana dooneyso inay sameyso oo ku dhawaaqdo aqoonsiga somaliland. 9.0. Dawladda UK waa dawladdii ka talineysey xilligii mustacmarkii ee British Somaliland Protectorate. Haddaba ciddina R/W dawladda UK waxba ka dhegeysan mayso. 10.0. loomana baahna inauu sheego Barlamanka dawladda UK yaa lagu soo hadal qaaddey heshiiska dhexmarey MoU dawladda ethiopia iyo somaliland. 11.0. Heshiiska waxa wadata dawladda Tuugada ah ee UAE/ DP World oo dawladda UK ay shirkad la tahay lana shaqeysato. 12.0. Waxan dhahayaa dawladda UK ee gumeysanaysey somaliland xilligii mustacmarka. 13.0. iyadoo la dhihi jirrey British somaliland Protectorate waxad dawladda ethiopia si badheedh ah u siiseen dhammaan dhulkii somalidu ay leedahay. 14.0. Waxan si badheedh ah ugu wareejiseen dalka ethiopia oo hoggaaminayey Boqor xayle salaase dhammaan dhulkii aad gacanta ku heyseen. 15.0. Waxana ka mid ah kuwan: A). Hawd and Reserved Area: Waxad bixiseen oo dawladdii UK ee mustacmarkii ku wareejisay hawd and Reserved area waxanay ka tirsanay British Somaliland Protectorate. B). Ogaden Region: Waxad bixiseen oo ku wareejiseen dawladda ethiopia dhammaan dhulkii garden Region oo ay somalidu lahayd. C). NFD: Waxad ku wareejiseen dawladda Kenya dulkii la dhihi jirrey Northern Frontier District. Waxana iska degganaa shacbiga somalia. 16.0. Haddaba dawladda UK iyo Baarlamankeeda iyo R/Wasaaraha cidina ka dhegeysan meyso in dawladda UAE/DP World oo ku dhuimanaysa dalka ethiopia oo dhaqaale haysanin in la siiyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 17.0. Marnaba somaliland ma oggolaaneyso berriga iyo badda ku taalla somaliland inay dawladda UAE/DP World oo ku dhuumaneysa dalka ethiopia. 18.0. Waxayna dawladda UK ay la tahay shirkad la shaqaysata inay degto berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 19.0. Aqoonsiga aad sheegeyso eed dhahday waxa lagu soo hadal qaaddey baarlamanka Dawladda UK ciddina dhegeysan mayso. 20.0. lamana doonayo lamana aqbali karayo dawladda UK hafda lama joogo xilligii mustacmarka. 21.0. Waxa dawladda UK waajib ku ah dhulkii aad ka gadateen amaba ka iibsateen dawladda ethiopia ee aad ku wareejiseen horta dawladda UK haka soo celiso. 22.0. Waxana ka mid ah Hawd and Reserved Area waxana ka mid ahayd somaliland British Protectorate. 23.0. Waxana ka mid ah Ogaden Region ood ku wareejiseen dawladda ethiopia. 24..0. Waxana ka mid ah NFD ood ku wareejiseen dawladda Kenya. 25.0. Heshiishka been beenta ah ee MoU marnaba ciddina berriga iyo badda lughaya iyo saylac ma siin karto dawladda tuugada ah ee UAE/DP World. 26.0. Waxanay ku dhuumaneysaa dawladda ethiopia oo ay dooneyso inay xoog ku qabsato uguna hayso . 28.0. Haddaba Dawladda UK iyo Barlankeeda iyo R/Wasareeheeda iyo waa la soo hadal qaaddey ciddina kama dhegeysaneyso mana dooneyso. 29.0. Waxa muhiim ah dhulkii hore ee ka gadateen xaile salaase inaad ka soo celisaan. 30.0. Dawladda UK waxay awood u leedahay inay aqoonsato dawladda somaliland. 31.0. Hase yeeshee ma dooneyso mana rabto danina uguma jirto aqoonsiga somaliland. 32.0. Waxayna dooneysaa inay dawladda UAE/DP world oo ku dhuumaneysa dawladda ethiopia inay qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square. 33.0. Muddo horeysey waxa somaliland yimid xubno ka tirsan baarlamanka dawladda UK. 34.0. Waxana soo kaxeeyey Ambasadorka somaliland u fadhiya UK. 35.0. Kuwasina waxay dhaheen somaliland faaiido weyn baa ugu jirta heshiiska MoU ee dhexmarey UAE/DP World / Dawladda ethiopia iyo somaliland waana muhiim. 36.0. Kuwaasi waxay ka qaatteen dawladda UAE/DP World ee tuugada ah lacag 15000 doollars/ midkiiba. 37.0. Haddaba madaxweynaha somaliland awood uma laha inuu bixiyo amaba kirreysto amaba gadto uu iibsado berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 38.0. Wuxuu ku haddaaqay waxan ka kirreynayaa muddo 50 sanno ah dhulka bannaan ee beriga iyo badda lughaya iyo saylac. 39.0. Waxa la kirreynayaa waa berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo ah dhul banbaan oon musqul laga dhisin. 40.0. Wuxuu dhahay waxa lagu kirreynayaa dayuuradda ethiopia airlines share yar oo ka mid ah. 41.0. Haddaba berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah. 42.0. Madaxweynuhu kuma dhaco inuu ka gadto amaba ka kirreysto dawladda tuugada ah ee UAE/DP World oo bixineysa 100.0 million oo doollars oo lagu gadanayo. 43.0. Marnaba kama dhisi karto saldhigga ciidanka badda ethiopia oo ay rabto inuu xoog ugu ilaaliyo dekedda weyn. 44.0. Dekeddaasi oo ay ku xidheyso dekedda berbera iyo dekedda daaroole ee djibouti. 45.0. Hadda dawladda tuugada ah ee UAE/DP World waxay dhacdaa tacriifadda dekedda berbera waxayna qaadataa 100% xilligganna Hal doolar kama soo galo somaliland. 46.0. Dawladda UK way wada shaqaystaan waana tuug iyo tuug kalkaal. 47.0. Somaliland ugama baahna dawladda UK aqoonsiga iyo soo hadal qaadka MoU ee khiyaamada ah. 48.0. ciddina kama dhegeysaneyso waayo aqoonsiga iyadu bixin lahayd yey dhagaysaa dawladda ethiopia berriga iyo badda siiya. 49.0. Waxa dhici doonta dawladda somaliland iyo dawladda Djibouti iyo Dawladda Somalia oo dagaal ku qaadda dawladda ethiopia. 50.0. Waxana taageeri doona dhammaan dawladaha carabta oo neceb ethiopia dawladda UK garab carrareyso. 51.0. Waxana weligeedba jirtey cadawad iyo dagaallo naga dhexeeyeen dawladda ethiopia iyo somalida . 52.0. Haddaba dawladda UK ha joojiso sheekada carruurta iyadoo dhulkii somaliland iyo dhulkii somalia iyo dhulkii djibouti horaba uga gadatey dawladda ethiopia. 53.0. Heshiiska MoU yaa lagu soo hadal qaadday dalka ingiriiska iyo baarlamanka yaa hadal hayey iyo R/W yaa soo hadal qaaddey ciddina idinka dhegeysan mayso. 54.0. Ciddina ma dooneyso waxaad ku hadleysaan ee micno beelka ah. 55.0. Dawladda UK iyo dawladda tuugada ah ee UAE/DP World ee shirkadda ah wada shaqaysta ha siiyaan dawladda ethiopia berriga iyo badda ay dooneyso. 56.0. Aqoonsiga dawladda ethiopia iyo dawladda UAE/DP world looma baahna lamana doonayo waana khiyaamaddii carruurta ee dawladda UK iyo UAE/DP world.
@haybaran798
@haybaran798 9 ай бұрын
Why you translate wrong the speech of prime mnister umada ka xishood
@Straight-yk8ic
@Straight-yk8ic 9 ай бұрын
Niicda nagala fadhiista heshiis wax isdhaafsi, maanu arage Umad dhulkoodii dadkale usadaqaynaya ayaa ku cad meeshee. Dadkii somaliland lahaa oo lexjeclo kaliningrad hadifaacdaan, Ama indha la,aantaa halagu socdo.
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 9 ай бұрын
Weligees lama aqoonsan doono, ninkaan soo maaha ninkii lacagaha ka cunay
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 9 ай бұрын
😂😂😂 the prime minister thought it was so absurd and crazy, he didnt even mention somaliland or its recognition. He said “we will work for peace in the region” he is talking about the whole East Africa
@dhulgariir
@dhulgariir 9 ай бұрын
Without any other explanation, this is the method of expressing satisfaction with the issue, which is used by decision-makers and policy makers in the world, an indirect method, but with their consent.
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 9 ай бұрын
@@dhulgariir before they recognize somaliland, they have to recognize Kurdistan, Kashmir, Palestine, Ogaden region, Taiwan and many more bigger and more populated regions of the world with more political or economic power than somaliland
@kadroable
@kadroable 9 ай бұрын
Hargeyso hee dal ma noqon kartaa?!😂😂😂😂
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 9 ай бұрын
istaraa tijiyada ay qaadey xukumada uu madaxweyne muse bihi ku talabsadey waxay wadamada bada cas and guud ahaan qaarada Africa gaar ahaan geeska Africa halka ay wadanka fashilmay ee somalia kaas oo aan lahayn distoor loo dhan yahay oo dadka reer somalia u codeeyen balse ah mid UN ka uu ku mamaulo iyo madaxweyne la doortey oo ku yimid nodaam ka doorasho ee cod bixinta sidoo kle malaha parlamman la soo doorto balse waa mod la soo ururiyo oo reerokeenayn dhamaan arimaha soo dhani waxay hoos u dhigeen in somalia ay awood u yeelato dhaqdhaqaaq diplomacy ah halka jamhuuriyada somaliland ay iayadu awood u yeelaytey nidaam democracy ah parlamaanka madaxweyne ha goloyaasha deeganka iyo midka ururada oo laga soo dooranayo 3dex da xisbi ee u tartami doona doorashada madaxweyne iyo sida parlamaanka goloyaal sidoo kle somalia waxay ku guul daresatey inay qabyo tirto dastuurka kaas oo ilaa imika dawlad goboleedyo da soda puntland ay wali diidan tahay waxa kale oo iyadna khater ku soo kordhey ah kadib markii xukumada HSM ay wasiirka diinta uu ,idhiidh la sameeyey ururka argagaxiso ah ee isis ama daacish isagoo ka dalbadey in sland weere qaraxyo ah lagu qaado sidoo kle abaan duulaha ciidanka somalia uu afkiisa ka qortey in ciidanka somalia iyo kooxda al shabaab iska garab sadan weeraro lagu qaado sland ujeedada ay tahay in qaraxyo laga fuliyo magaaaloyinka sland kadib 3 maalmod ayaa ilaa dhar boqol gadhaya qiyaasta saxda aan lahayn lkn lagu qiyaasey ilaa 3 00 ilaa 400 soo galeen laas canod ayey guud ahaan beesha caalamka ka nixisey oo wajigabax ku noqotey a.uurahaas oo dahni waxay sii foogeeyen in somalia ku dhacdo god mugdi ah oo la arkayn halaka sland tahay DAYAXA GEESKA AFRICA AND GOBOLKA Sidoo kle tussle u tahay qaarada Africa and Asia guid ahaan caalamka
@mohamedhassanali1863
@mohamedhassanali1863 9 ай бұрын
Heshiiska horumar miyaa marka
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 9 ай бұрын
Kkkk
@aadamisports446
@aadamisports446 9 ай бұрын
Idaacada haloo raadiyo translator si qoto dheer u garanaaya luuqadaha qalaad
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 9 ай бұрын
Inaa llillaah maxaa la aqoonsadaa isaaq waa oromo iyo rerla garxajis
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 ай бұрын
Waa Guul weyn Oon la dhayal san karin Oo u soo hoyatey Jamhuuriyadda Somaliland Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅🙏👍🙏✅🇬🇧🙏✅💚🤍❤️🙏💚❤️🤍🇬🇧🙏💚❤️🤍🙏💚❤️🤍🇬🇧✅👍💚🤍❤️🇬🇧🙏 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️✅🙏👍✅🙏✅👍🙏✅
@Mg-momo24
@Mg-momo24 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@Mg-momo24
@Mg-momo24 9 ай бұрын
Bismillah wallah U need to translat fkn damin hargeysa wahba man lagu baran miya 😂😂😂
@nimomumin2552
@nimomumin2552 9 ай бұрын
Aduunka warka kaliha ee been shega wa ka somaliland war mant waxay ka hadlaye Yemen
@babuuaden3615
@babuuaden3615 9 ай бұрын
Don’t lie about the prime minister he never even mentioned anything about that issue. Uk is not concern about that.
@waabayaab7238
@waabayaab7238 9 ай бұрын
Wuxuu kabaqay inla xidho oo uu liinta lacabo saxiibkii ilig .waar isku cishood oo ilaheey kabaq munaafaq yahow
@tawakalcallalah3861
@tawakalcallalah3861 9 ай бұрын
Kkkk turjumaad qaldan!! Muu odhan sida aad ku sheegtay
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/gIe8dqScn96MedUsi=uVVsRF0XxfCBfVHI RAGA MAROCCO OO JAB KA SOO RAACAY
@alidheere5428
@alidheere5428 9 ай бұрын
He didn’t say bro, stop misleading your audiences
@maryami2299
@maryami2299 9 ай бұрын
Awal a ingiriis iyo imaaraad baa Sheekadaan waday si bada carabta galaduel wax uguyeelato
@guledmohamud6831
@guledmohamud6831 9 ай бұрын
War dadka beenta kadaa kamaba jawaabin suaashii lawaydiiyay
@fuadhussein4027
@fuadhussein4027 9 ай бұрын
Hinduusam. Ayaad nooga dhigaysaa wax wayn imikana🤣🤣🤣
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 9 ай бұрын
Jahuuriyada somaliland ??? Hhhhhhh
@MurtidaTv
@MurtidaTv 9 ай бұрын
Yaa salaam wuu sarbeebey muu diidin siyaasada UK waa taageerada somaliland
@AbdullaahiCbdrxmn
@AbdullaahiCbdrxmn 9 ай бұрын
Dad laleyahay dalkiina cadoow hakeenina ee hadana uordaayo cadowgooda
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
Cadowgayagu waa Somalia, tan 1960kii. Itoobiya weligeen nama colaadin
@Lav-Dhun_gasheY
@Lav-Dhun_gasheY 9 ай бұрын
Xiliban Alexandera been haga sheegin somaliland ma tagaareeh😂😂😂
@maryami2299
@maryami2299 9 ай бұрын
Awal a Waan ogayn qof dhul hada aduunka ma jiro itoobiya dagaalka israaiil baa meesha loogu soo riixaya Bosnia ma aha
@mrali3601
@mrali3601 9 ай бұрын
Don't twist it, he didn't give clear answer
@mfaisal9737
@mfaisal9737 9 ай бұрын
Fasirada waa qalad mise been baynu niyada ku dhisanaa
@muhsinomar4510
@muhsinomar4510 9 ай бұрын
Waxaana hubin inaadan fahmin siduu PM ku u hadlay iyo inaad kas kaatahay lakiin tarjumaadu way qaltahay marka inad run sheegto shaqadaada waryi nimo ayay u fiicantahy hadii kale cidna been kaa dhagaysanmayso wa iga talo
@abudarda00
@abudarda00 9 ай бұрын
Iska ilow buu yiri kkk
@YasinOsman-bj5km
@YasinOsman-bj5km 9 ай бұрын
Maalin riyoodkii miyaad wali Ku jirtaan! Nabada gobolka ayaan taageersanahay ayuu macnaheedu waa qalalaas ma ogolin lkn wariyuhu wuxuu isku dayaa inuu dadka been u sheego! Iska riyooda!
@Dhaqtarkindhaha3487
@Dhaqtarkindhaha3487 9 ай бұрын
Dadku luuqadda wey fahmayaaan ee beenta aaad sheegeysaan waxay dhawaceysaaa dadkii idin aamini lahaaaa😂😂😂
@mohamedomer3862
@mohamedomer3862 9 ай бұрын
Jaahilnimada anad hal sentence turjumi Karin dadka kala fadhiiso
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 9 ай бұрын
Isaaq (Habar Awal) waligiisba gaalada ayuu daba dhilif u ahaaye aan iska dhicinno.
@basiirhasan673
@basiirhasan673 9 ай бұрын
Warkan englishka ma yaqaano. Kkk wuxu tarjamada iyo warka sunak waa iska soo horjeedaan . Kkkk
@warisroobo1759
@warisroobo1759 9 ай бұрын
Macbuudkoow ninku been badana a waa sida ay ku qaldan shacabka qof warka saxa ma Lawaayey Ninka sida niyadiisa ku jirta u hadlaya
@SaksriyeXuseen
@SaksriyeXuseen 9 ай бұрын
Kkkkkk.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 ай бұрын
Hadii islamku ergo usodiray itobiya yaakucelinayo wadankii lagasodiray isago bilaatarxiil hakubtan kararkina benta basaborada tureysaan haraacaan ninkaa tako kabaqeysid dhudhunoo kaabaqaa
@gesood1
@gesood1 9 ай бұрын
Kkkkkk
@mahamedabdulahi6361
@mahamedabdulahi6361 9 ай бұрын
😂😂😂😂 sxp translation ka waad khakaday faldan aad goobaha luuqada lagubarto TV ga ha ceebayne
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 9 ай бұрын
Adigiibii baa dhiiqo ku jira ee afkaaga iimaanso. Alle qalbada ha idiinka reebo Somaliland
@HasanAli-pm6jg
@HasanAli-pm6jg 9 ай бұрын
Wariyuhu been badana si general ah buy raiisul wasaaruhu uhadlay. Dadka ha waalin
@awalehabdi2760
@awalehabdi2760 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk nafis siyaasadeed ka dhigta heego beenalay
@hassannur8022
@hassannur8022 9 ай бұрын
Somalilad is already sovereignty independent State on 26 June 1960. British Government must answer how they transferred the sovereign of Somaliland to Somalia.
@notgotnameyet
@notgotnameyet 9 ай бұрын
come one, do you think they want to answer why habar awala and habar jeclo cannot be called a goverment?
@abdigedi4408
@abdigedi4408 9 ай бұрын
Ahahahahaha
@abdallamalin9371
@abdallamalin9371 9 ай бұрын
Nin xishoonaya miyaadan ahayn luqada turjumideeda iska sax been dadka ha u sheegine, Wariyanimada anshaxeeda ilaali oo xaqiiqada dadka usoo gudbi haba qadhaadhaatee inteed been aad macaanaysay soo gudbin lahayd waa iga talo
@yusufgxash
@yusufgxash 9 ай бұрын
Kkkkkkk ninkaan English halaga caawayo. Wuxuu Ku yiri . Aad baad u mahadsantahay, sidaad lasocoto wasaarada arimaga dibada iyo saaxibadayada Africa waxaan Africa Ka wadno inay tahay hormar iyo dadaalo taasna waan sii wadaynaa.. dabcan su'aasha uu Ka gaabsaday.. dadka maaha dad jahilin ah aad u waramaysid.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
wuxuu u jeedaa jaahilow! horumarka ay wadaan Itoobiya iyo Somaliland waan taageersanahay.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 ай бұрын
​@@Aw88-c1rhhhhhhh si kale ufahanatay wuu ka gaabsaday ninkaan suashaas.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 ай бұрын
@@dailycontent3955 waxaad diiddan tahay lagama gaabsado.
Wararkii U dambeeyey isfahamka Somaliland iyo Itoobiya
10:10
MM Somali TV
Рет қаралды 21 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН