REER WAQOOYI VS REER KOONFUR LAHJAD PART 1

  Рет қаралды 114,468

Atarisho badiyo official

Atarisho badiyo official

Күн бұрын

Пікірлер: 949
@fatimaabdikadir2428
@fatimaabdikadir2428 3 жыл бұрын
Atriisho baadiyo qosolkaa igadhameyzay wllhi Atriisha inta uxiista like onlove ❤❤❤ noloow
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN🙏❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
@@AhzaabJubbaMusic asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥
@Elmi19792
@Elmi19792 3 жыл бұрын
wway caatowdy atarisho
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 3 жыл бұрын
Xbbti isar subscribe ado rali ah
@saynabcali6851
@saynabcali6851 3 жыл бұрын
Inta reer somaliland is muujiya formo Burco ♥️💬💚
@hoodoclaahi1842
@hoodoclaahi1842 3 жыл бұрын
Inta reer Somaliland formo Hargeysa
@cawoqaali7700
@cawoqaali7700 3 жыл бұрын
Form burco
@pertyaziya3925
@pertyaziya3925 3 жыл бұрын
From Somaliland Hargaysa❤❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
@@pertyaziya3925 asc wlshy waa codsi iigu caawi caawi caawi inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ ♥ 💖
@azluufaizal9585
@azluufaizal9585 3 жыл бұрын
From caasimadiii hargeisa ku taagera attisha badiyo ❤😂
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 3 жыл бұрын
Isara subscribe
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
@@hirsaaqaofficail2329 waan ku saarey subscribe adna iisaar subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 жыл бұрын
MashaAllah
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 3 жыл бұрын
@@dacwadafidintadiintaislaamka shukran allh dartii ana wad iga hysaa
@adnamaxamed3818
@adnamaxamed3818 3 жыл бұрын
Viiva soomalilaaan ❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖 ❤
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 3 жыл бұрын
Ismuujiya jamuuriyada barkaysan💚🤍❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 жыл бұрын
Inta reer konfur ah is mujiyaa🥰
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal subscripe iisaar adigoo mahadsan
@hamdaxushma9777
@hamdaxushma9777 3 жыл бұрын
Reer koonfur ani waye
@Riyaaq340
@Riyaaq340 3 жыл бұрын
Atrisho waaa qaldan tahy soomaaliga iska hagaaji Abaayo nooh 😅🤣😆from borma gobolkii Aqoonta iyo ilbaxnimada💚🤍❤💋💯💚🤍❤
@drsfalastin1831
@drsfalastin1831 3 жыл бұрын
Inta rer konfurka ah ismujiya from mogdisho 🇸🇴💕💪💪💪💪💪
@rahmaupdulahi8300
@rahmaupdulahi8300 3 жыл бұрын
Lahjada somalind saxsan💋💋❤💚💬❤💉
@khadarsomali8500
@khadarsomali8500 2 жыл бұрын
Somalia💯❤🇸🇴🇸🇴🦁
@cabdiraxmanibrahim2522
@cabdiraxmanibrahim2522 3 жыл бұрын
Gabda reer soomlilan😂
@najaxmustafe8004
@najaxmustafe8004 3 жыл бұрын
Gabadha reer somaliland ayaa saxsan
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@teamyoutube452
@teamyoutube452 3 жыл бұрын
@@afgooyeproductionafgoibile9065 insha allah marwalba ak taada iga filo waliba team atariisho iyo nuurdin
@cabdifataaxyuusuf2638
@cabdifataaxyuusuf2638 3 жыл бұрын
Haa inta reer waqooyiga saxan
@Jasmine18815
@Jasmine18815 3 жыл бұрын
From Hargeisa cadeey waaa saxsan inanta reer waqooyi
@nastehonalkiika360
@nastehonalkiika360 3 жыл бұрын
Luuqada somaliga Tashuush haku furin😂😂😂💚🗨❤
@Kulmiye.TV.
@Kulmiye.TV. 3 жыл бұрын
Hhhhh tashuush
@ramlaismail914
@ramlaismail914 3 жыл бұрын
Hadi aan nahay somalida ethiopia ku nool wan isku lahjad ama isku luqad nahy reeer somali land 🔥💞
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Isoo booqo wlshy qali
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 3 жыл бұрын
Wa runta wllo sow rer waqoyi iskuma nihin
@ayaanhuble833
@ayaanhuble833 3 жыл бұрын
Haaa domalida eth
@ayaanhuble833
@ayaanhuble833 3 жыл бұрын
Somalida itoobiyo
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Haa soomalida galbeed iyo soomali waqooyi waa isku lahjad
@qnciltira5892
@qnciltira5892 3 жыл бұрын
MaxaY tahaY luuQadahan layskU dagaalaYa walalYaloW waa is dhibTeenbE🤣salan froM somalinD ❤
@sumayaabdirashiid4060
@sumayaabdirashiid4060 3 жыл бұрын
Reer woqooyi Zax weye hadal kagu🥰🥰🤩
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Sax miyaaa saxiix miyaa 😅😅😅
@sumayaabdirashiid4060
@sumayaabdirashiid4060 3 жыл бұрын
@@rzacck haaa
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
@@sumayaabdirashiid4060 Hadalkenu sax weeye reer konfur yaa ino fahmaya hadaba
@sumayaabdirashiid4060
@sumayaabdirashiid4060 3 жыл бұрын
@@rzacck wa runtaa teer koonfur wllhi lama fahmayo maharafad wax kla lagu sheegaya xataa😂😂
@sumayaabdirashiid4060
@sumayaabdirashiid4060 3 жыл бұрын
Majarafad wax klaa lagu shegyaa
@mariaabdi5757
@mariaabdi5757 3 жыл бұрын
Horta labadiinaba aad ayaan idiin salamayaa xpptiyaal I am from Hargeisa wll atrishooy waaxay waxanoo edo ahi abahaa gabdhuu qabaa waa aydaa hooyo mcn ta la dhalatyna waa habaryartaa Abahaa ta la dhalatayna waa edadaa love you sisters 🥰🥰🥰🥰💚☁️❤️🥰🥰🥰🥰
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
War waa eedada sabto ah gabadhas aabo dartii lobartay marka sidas eedo loo dhahaa aayo io habo na waa isku mid maxaa
@mariaabdi5757
@mariaabdi5757 3 жыл бұрын
@@farhiaali8967 may anagu sida uma naqaan wll
@hodaniizhasiciid9045
@hodaniizhasiciid9045 3 жыл бұрын
Eedo : waa abo wllzhiis Aayo :aabo naagtu qabo Hooyo wllzhe :waa habaryar Milix:cusbo waa isku mid
@aishaabdullahiosman6812
@aishaabdullahiosman6812 Жыл бұрын
2Lahjad waanku hadla hal erey lima marsiin kaaro ... Aniga OO Ah Watu wa Kenya❤🎉
@looriinaqalbiaadan5622
@looriinaqalbiaadan5622 3 жыл бұрын
Lahjadeena saxan from xmr❤🇸🇴
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 3 жыл бұрын
Habar yar waa hoyaday walasheed illahay ha ii daayo boorama
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 3 жыл бұрын
Wlhi wn raftay qosol dartii habaryar may ayo uyaqanan😅😅
@4E_Official
@4E_Official 3 жыл бұрын
Gabadha Aabahay waa Aayadey Laakiin Eedo waa Gabadha Aabo wllo Yihiin ee Reer Xamaroow kabtiinu ma ii Gasho😂😂😂
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 жыл бұрын
Aaydey Waa habar yar
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 3 жыл бұрын
🙄🙄🤣 Somaliland dad iga cilmi bdn
@Manica34
@Manica34 3 жыл бұрын
😀😀😀
@zuhishhashi8232
@zuhishhashi8232 3 жыл бұрын
Ismujiya inta rabta part 2 🤩
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@abdikhani5560
@abdikhani5560 3 жыл бұрын
intii Somalia keliya like isaara🇸🇴🇸🇴❤
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN🙏❤
@thewhitetiger5718
@thewhitetiger5718 3 жыл бұрын
Reer baydhabo soo qabo part 2 lahjadaas waa funny 😆
@raaqiyoabdulahi2242
@raaqiyoabdulahi2242 3 жыл бұрын
Eedo iyo Aayaba wn dhahnaa inta igu rcsn like
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Isoo booqo wlshy qali
@happyoffical6218
@happyoffical6218 3 жыл бұрын
In kasto somaliland ayn hadana lahjada ayan iscmaala from itoobiya Dds marka atarisho gabadhas aya ka saxsan 🇪🇹🇪🇹 is mujiya dds
@samiramohamed9423
@samiramohamed9423 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhy wll
@shaashaacade4676
@shaashaacade4676 3 жыл бұрын
Itoobiyaan ma tihid Somali baa thy madax banaan, somalia qeeb ka mid ah, itoobiyanaka io amxaarada ha isku dhejin
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Soomali galbeed Dheh shp Waanad saxan tahy
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
😁😁😁😂inanta reer somaliland ayaa saxan
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@hiboxassan8844
@hiboxassan8844 3 жыл бұрын
Inta somaliland ayaa qaldan
@ibrodaauudibro5340
@ibrodaauudibro5340 3 жыл бұрын
Waar reer koonfureedka soomali ma garanayaan
@nahamsi5049
@nahamsi5049 3 жыл бұрын
💚🤍♥️Inaanta kaa sax San atariSho
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIjs
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 3 жыл бұрын
Atarisho badiyo iyo reer xamarba sidii oromaday uhadlayaan afsomaliga idinka kufsaday awoowo from duriyadii💚💬❤
@safiyasaleban992
@safiyasaleban992 3 жыл бұрын
Aabo gabadha ladhalatay waxa ladhahaa waa eedo gabadha hooyo ladhalatayna waa habaryar
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Waad saxan tahay
@miskiin
@miskiin 2 жыл бұрын
Inta reer Somaliland from casimada
@nuraomar5990
@nuraomar5990 3 жыл бұрын
Reer konfur ayaa Saxsan reer konfur I love my people🇸🇴❤️💋🇸🇴❤️💋🇸🇴❤️💋
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
soobadi faduumo HuuNo frmo Hargeysa ❤✌
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥
@khadijamaxamed9395
@khadijamaxamed9395 3 жыл бұрын
aasiya😍 😍somaliland😍😍😍
@hanasubeer7988
@hanasubeer7988 3 жыл бұрын
Hooyoda wllshed waa hab
@samiaali5888
@samiaali5888 3 жыл бұрын
Somaliland ayaa ka saxsan dhan welpa form somaliland gabiley jano❤😘
@ayaancadey6264
@ayaancadey6264 3 жыл бұрын
Reer hargeisa gabadha wan wata atarasho gabadha way ka sax saxntay👍👍👍👍👍👍👍
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Atarisho badiyo luqada ciyarta ka daa abaayo nooh asiya hani kkkkk. Adaa saxsan ✔️💯😂
@hooyomcn7507
@hooyomcn7507 3 жыл бұрын
Usi adi heer waqooyi maatahay atariisho baadiyo asaxan unuka xakeena marki lafiirsho hatii nahay reer xamar majaroor markey tiri aabanaxay masharaafo leema iskatiraahoo 🤣🤣😂😂
@fardowzbintuzubayr8551
@fardowzbintuzubayr8551 3 жыл бұрын
Atariisho aayo waa gabadha aabahaa qabo eedana waan dhahnaa 🇸🇴from garoowe
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥
@ismahaanlajecleey1035
@ismahaanlajecleey1035 3 жыл бұрын
Sx abyo
@hafuusyasin7277
@hafuusyasin7277 3 жыл бұрын
Reer grwe labada afba waa fahmayaan MashAllah local bn nahay
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Idinku waad dhawdihiin wali Baayo 😅😅😅
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 жыл бұрын
5:27Saan uqoslaay Waa furay Alla beerka😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖 ❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
@@afgooyeproductionafgoibile9065 asc wll waa ku saarey subscribe adna iisaar subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 жыл бұрын
@@dacwadafidintadiintaislaamka Wcs waa idinsaray
@hamdajamal7908
@hamdajamal7908 3 жыл бұрын
@@dacwadafidintadiintaislaamka x. .
@igraanaxmed6599
@igraanaxmed6599 3 жыл бұрын
Maan shalah walahi waad iga qoslisiisay atariisho badiyo qosolka igadhamaday
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 3 жыл бұрын
Inta parta two sugaysa liket dhac😂😂😂👇👍
@cayushomar4651
@cayushomar4651 3 жыл бұрын
Naagt abehey qabo waa ayadey form bosso bari somaaliya
@zuhaibkhadar.4579
@zuhaibkhadar.4579 3 жыл бұрын
Hhh hada halkee laga fiiqayaa qashin indhaha kumajiree kulaahaa rwwr hargaisa yaa aha farta taag 😅
@fatuush4576
@fatuush4576 3 жыл бұрын
Atariisho aa saxan from mugdisho ismujiya👌👌
@nalkanalka4719
@nalkanalka4719 3 жыл бұрын
Wlh Qosol iguma harin lahjad funny wye 😂😂😂😂
@asmaali448
@asmaali448 3 жыл бұрын
I love you guys the ways you learning
@ayaanjama7287
@ayaanjama7287 3 жыл бұрын
Somaliland aya sax san💚🤍❤️
@hooyomcn7507
@hooyomcn7507 3 жыл бұрын
Abaay jookbo afsoomaalika shaqal dheerkaa ka qaadateen unukane shaqal kaabkaan kaqaadane makaste abaay afsoomaalikane balaastiig waaye mehii ujiidina waa aadaa usi abaaykkkk farom muqdisho❤❤❤
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 жыл бұрын
Atarisha saxan abahey gabadhu qaba waa eedo .gabadha ladhaltyne wa eedo Hoyadey wlshed waa habaryar io aayo labadaba wa iskumid wana dhahnaa Miss u atariisho badiyo ❤❤❤ Wlcme xpptiiii sodhawaw❤❤❤
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Ceeb weeye taasi ee Aabaha ma walaashi ayuu qabaa markaa Reer koonfurow soomaliga tashuushka ka daaya 😅
@amiyuusuf9607
@amiyuusuf9607 3 жыл бұрын
walashey macana atriisho baadiyo inolaw💋💋💕💕🥰🥰💋💋💋
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@asmaali-pl7dj
@asmaali-pl7dj Жыл бұрын
My SAS maahin ede day waa abahay abahay walashii LA dhalatay
@hanadyare1033
@hanadyare1033 3 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi isma fahmaysan wan qoslay runti lkn qali wan ku tabay malmahan wan filaya inad ficnthy wllshay haa wlhi waa runta wan idiin xiisay ❤️❤️❤️Adiga iyo dumashigay
@ac7495
@ac7495 3 жыл бұрын
Masha allah wan ku xiisney byo wel come back with another
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wll waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@suusaaninapoqortoyo1761
@suusaaninapoqortoyo1761 3 жыл бұрын
Wlhi qosol iguma harin😂😂atarishada funny wye😅😂😂
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@BintiBarkhad
@BintiBarkhad 3 жыл бұрын
Pls part 2 sameeya
@fardawsanagaad4917
@fardawsanagaad4917 3 жыл бұрын
Luuqada somaliga tashuushka ka daya♥️♥️♥️♥️
@leylaahmedmohamed587
@leylaahmedmohamed587 3 жыл бұрын
Waxna waa dariiq waxna tariiq maro la tariiqay ama la jexay iyo dariiq la maray ok Leilo Ahmed from Kenya qasatan dhadhab
@saparinali2714
@saparinali2714 3 жыл бұрын
Alla atariisho badiyo wllhi abayo waan ku xisay hadda ayan firsnayi videokaga hore
@rudwaaxuseen8486
@rudwaaxuseen8486 3 жыл бұрын
First person comments ALLXAMDULILAAH adinko nabad qaba hadu rabi Idin keney ALLXAMDULILAAH
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN❤🙏
@Aynimahamud9477
@Aynimahamud9477 3 жыл бұрын
Atariisho xbbti part2 noosameey wankahelny hadalkeeda😂😂😂😂😂😂
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 3 жыл бұрын
Iam from ogadenia labada gabdhood waxaa saxsan gabadha waqooyi
@idrissismo7423
@idrissismo7423 3 жыл бұрын
Atiriisho party two ayan kaa sugaynaa inchallah wllo mcne💋🥰wan ku heseyaa❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wll waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@Ishaani306
@Ishaani306 3 жыл бұрын
Inta reeder Somalia is muujiya from muqdisho
@fadxiyamahad1581
@fadxiyamahad1581 3 жыл бұрын
wcs atrish badiyo waan inii xiisnay xagee marteen
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN🙏❤
@leylaahmedmohamed587
@leylaahmedmohamed587 3 жыл бұрын
Kurta iyo waxay kala yihiin kurka kurta waa tan bunka kurkana waa qaybta hoose ee madaxa ok from Kenya
@suurixaajimuuse8615
@suurixaajimuuse8615 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 caawa qosol ma igu hadhin wlhi waan idin wataa
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖 ❤
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
somaliland from burco waan idinsalamay somali maxamed
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 жыл бұрын
Qali somaliland aya zaxsn Atiriishoy😅
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Isoo booqo wlshy qali
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 жыл бұрын
Atarisho badiyo abayo wan kula qabaa naagta /xaaska abahaa waa eedo saas ayan u aqanaa ani midkke tariiq&dariiq 2 ayee kala yiniin dariiq waa jid/wadada la maro lkn tariiq waa in maro/good in la tariiiqo/lajeexo habaryar/aayo ani isky mid ayee ii yihin waa hooyadey walashed .geedka lagu shubo bunka waxn u aqanaa kurbin tnks wlashey
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 3 жыл бұрын
Gabadha aabahy qabo ta abtigay qabo ta adeerkay qabo intuba waa aayo🥰😂
@halishmohaaa3860
@halishmohaaa3860 3 жыл бұрын
Atrisho walalhi wankuwataaa🤩😍😍😍😍
@najmanalka8873
@najmanalka8873 3 жыл бұрын
Ani kismayo kunolahy lkn ayo waxa unqanaa gbdha abhy qabo😃
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@badeed1523
@badeed1523 3 жыл бұрын
Sidaasa saxsan wllo
@babazma1239
@babazma1239 3 жыл бұрын
Illahay cafimadka ha Ku ziyadiyo waxa rabaay iin aan Ku shego meshii aad Ka bilawday Aya joga marka walal waxa jecleystay iin aad Ila garab qabatit hada xishmaad ahada ii heyso garsiya atarisho badiyo 🙏🙏🙏 fadlan
@samirahassan2045
@samirahassan2045 3 жыл бұрын
Eedo waxaa ladhahaa Tan Aabaha ladhalatay IYO tan Aabaha qabo. Habaryar waa Hooyo walaasheed. Lakin Aayo aniga makasaayi 😁😂🤣😅😅
@saynabcali6851
@saynabcali6851 3 жыл бұрын
Eedaday iyo gabadha aabahaa qabo maxaa isku magac kadhigay kkkk takale habar caybaabn u arkaa Hooyo maaba uquudhu inan habar ku dhaho 😂😤
@amira1438
@amira1438 3 жыл бұрын
aayo waa habaryarta lee abayo
@nimcocabdlaahi2644
@nimcocabdlaahi2644 3 жыл бұрын
From hargeisa edo wa abo wllshi habo na wa hooyo walashed ayana wa abo gabadha u qabo am adero iyo abtiyo
@muqdishogamer6129
@muqdishogamer6129 3 жыл бұрын
ALLE DARTII U SOO BOOQO PAGE keeyga Facebook zakapha Gamer
@fayuumaxamed613
@fayuumaxamed613 3 жыл бұрын
Mye waaa habar yar ayaaa la dhahaaa tana aabo la dhalataya eedo
@hanicabdulahi5140
@hanicabdulahi5140 3 жыл бұрын
Wlhi malinti igu horeysay cusbaanheybiye eraygas ayee igu jawabeen
@fardowsacabdulqaadirsaalax3890
@fardowsacabdulqaadirsaalax3890 3 жыл бұрын
ILove you reer konfur💕💕💗💗💗💝💝💝💜💜
@jawahirofficial7044
@jawahirofficial7044 3 жыл бұрын
Masha Allah hhhhh
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN❤🙏
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖 ❤
@Nuurada_madow
@Nuurada_madow 3 жыл бұрын
atariisho aayo waa xaska abaha qabo eedaha waa dhahna from puntland
@Genelia_
@Genelia_ 3 жыл бұрын
Atirisho party two yaan ka sugaynee From duriyada Somaliland 💚🤍❤
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah to the site
@IFCUchannel
@IFCUchannel 3 жыл бұрын
Walaashey waxaan jeclahay inaad sii wado waxaan ahay daawadahaaga koowaad
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN❤🙏
@IFCUchannel
@IFCUchannel 3 жыл бұрын
@@AhzaabJubbaMusic ok wallall
@ferdowsaali720
@ferdowsaali720 3 жыл бұрын
M a inta jacel atariishada like dhac igu siiya nh
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 3 жыл бұрын
wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn MAHADSANIDIN❤🙏
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖
@roodaadan1970
@roodaadan1970 3 жыл бұрын
Wll maalin wacan❤❤❤🧡💗💓💞💕💟❣💔💖💝
@hibaaqcismaan124
@hibaaqcismaan124 3 жыл бұрын
niyoow waxaba masoodhigtaan walhii waan idin ku caajisey atriisho sida uugursatey nuradiin qoof ka aan naqaaney matihiid waan ku nacay😚😣
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@honeyilkocaz3422
@honeyilkocaz3422 3 жыл бұрын
Noso badiya videoga camal plz
@queenshaaza5973
@queenshaaza5973 3 жыл бұрын
Part 2 insha Allah atarisho qosol igu dishay 🤣💫
@mssgaraad1695
@mssgaraad1695 3 жыл бұрын
Asiya sax ah abayo
@hanicabdulahi5140
@hanicabdulahi5140 3 жыл бұрын
Haa walhi anaa Hanool Waxaan weydiiyo xitaa mafahmayan aniga mafahmayi isku dhib qabnaa
@johnali4402
@johnali4402 3 жыл бұрын
Reer Waqooyi. Suugaanta Afka Somaliga (1). Runtii la'aantiin Somali (Il) ayaa maqan.
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Haday somalinimo ku ku weyn tahay subescribe iisaar
@SabrinOmar-m3u
@SabrinOmar-m3u Жыл бұрын
Atariisho badiyo waxa kumalenaye reer Solalilaan😂😂❤❤
@اشاءالعالم
@اشاءالعالم 3 жыл бұрын
Atariisho badiyo nuradiin kl waa idin salamay
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 3 жыл бұрын
Walaal isooboqo adigoo mahadsanid
@naaniita801
@naaniita801 3 жыл бұрын
Lahjada reer muduga aya saxan inta kle khiYaaLi weYe 👌🥰💯
@hgh6577
@hgh6577 3 жыл бұрын
Waa ogolnahy
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Faanki reer garowe miyaa idinkana idin soo gaadhay Wax noga sheeg bal lahjadina aan kula eegno ee 😅
@move-on1833
@move-on1833 3 жыл бұрын
Aayo waa hooyo walasheeyd. Unuka reda dhahna aabo Xaaskiisa😂afsoomaliga tashuushka ka daaya qowdhanoow
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Reer koonfurow soomaliga tashuushka ka daaya 😅
@nuurabdi1909
@nuurabdi1909 3 жыл бұрын
Aniga waxaan kahelay gabadha rer waqooyi
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 15 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 47 МЛН
LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO
26:40
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 695 М.
PRANK || WALIGAA NINKAAGA OO OGEYN HOTEL HA KIREYSAN....
12:16
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 280 М.
LAHJAD - Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
12:36
Yahye Hunter
Рет қаралды 14 М.
Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 7 Qosolka Aduunka
28:02
LAHJAD - Part 11 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
22:14
PRANK ATARISHO FURKA TUURATAY GABARAA SHIRKA II SARAAN 🙈🙈
10:33
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 149 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН