wllhi wiilka waa nin rageed soo hoyadiisa hadalkeda wax walpo ugu hormariyaa iga gadan keep going mid ka fcn helysa
@abdirashidjama97884 ай бұрын
Ciyaal maama
@MasonGreenwood-v6z5 ай бұрын
WiiLku Maskinsana 😢❤Jecelow Aabaha Waz
@Lucky207y5 ай бұрын
Malmahan veris heartbreak aaa sobaxay 😅
@SugeYare5 ай бұрын
Miskiin imoood
@RashkaBwoy-v5l4 ай бұрын
Walahi wali ma u Arkiin Qof sidan u udhagan ooo hadalkan camal ku hadlaya Mashaallah Tu ka fican wad heli I.a Qalbi wanag ayaa tahay Brother Horay Usoco ayan kudahaaa i.a ❤❤😢
@abuabraar71564 ай бұрын
Asi reer baraawe waye
@maidoibarhimxoosh566011 күн бұрын
Wilkaas quruxda badan aya tahay wll mcn, cunugas yar o hader so kacayo aya tahay marka dhib malahn inshAllah mid wanagsan wad helaysa, shaqayso wax qabso mel iska so bixi inshAllah quruxdas u alle ku siyay hadad mel iska so bixiso baritole midad rabtid aa gacanta ki doran kartaaa, inshAllah
@MohamedDahir-hw6kh5 ай бұрын
Baari baad thy guulayso bro
@Ayan-le4hb5 ай бұрын
WAA WIIL FIICAN CALAF KHAYR QABA ALLAHA SIIYO OO DAACAD U NOQOTO ISAGA IYO HOOYADIISBA .
@@DjWageoneshakhsiydu waxy ka muqatta afcashada⚖️ iyda xirirka so bandhigty dedna wxy argty inusan ahyn qofki ay modeysyy ee mashquul ka aha 📸 ee awl ay week gi 1day arkysay “Tiktok” hadana daily +1000 text messages malinle ah.
@RahimoAliRahimoAliAden27 күн бұрын
Rer barawe carab mey kaso faracmen qurux ayaga dhan hadana dhaqankoda 1 xaas bas ❤ m.A dad wngsan
@seed39665 ай бұрын
War masaaakiinta nagadaa oohintooda ridwaanoow 😮😮😮
@Shortsyahye5 ай бұрын
Horta qurux waa muhiim lkn wax yaabo kle eey dumarka ninka ka fiiriyaan ayaa jirto 1: ninka ma isku filan yhy horta 2: ninkaan nine isku aamini karto mathy 3: aqlaaq diisa
@fiirihada43985 ай бұрын
Gabar hadeba xirir ku so bandhigato wlhi ka orad anaa soo arkay😂😂😂
Maxa niyada uka si jebinee ok ok lee waa calaawi horay u soco gabdho waa buuxaan
@gorgoryare20225 ай бұрын
Qurux iyo cadan baa iskaga keen qaldan hada qofkan ma qurux badanyhy mise ana walan
@ZahruujAli5 ай бұрын
Waaba yaabay qofkaan aad moodo sambab weji laga sameeyey cml aa qurux ladhohooya😂😂😂😂
@zakariyeabdullahi35035 ай бұрын
Ha yeelin yaa adiga wajigaaga feeriya Ruuti maraq lagu daaray amuu u egyahy @@ZahruujAli
@xaliimoxaliimo17825 ай бұрын
kharaarka ma fcn wiilkan yar waa qurux badan yhy
@zihaambarwaaqo86604 ай бұрын
@@ZahruujAlibalayo😂
@Fardososaid5 ай бұрын
Aftahan hado saan eheen qurux mxe shegii 😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdulqaniMohammed-ve5vn5 ай бұрын
😂😂
@maidoibarhimxoosh566011 күн бұрын
Ilmo yar waaaye qorshaha ku dar, wa hadi kow, wali nolosha wajiga kama dharbaxin wilkan😂
@runkahadasho84955 ай бұрын
Kulahaa hooyo waan kabaqaa 😂😂
@HashimYussuf-v7t5 ай бұрын
Anaa hada jacayl la dhiban yaa idhaawac tiraayo daacadaa ahe
@MusaMunyiva5 ай бұрын
Isooqabo hadaa Hargeisa joogtis
@bushradahir88765 ай бұрын
Asc Allah haku caafiyo wax qeyr qaba allah haku sahlo
@nasroburalle1695 ай бұрын
wllo hal talo kusiinayaaa waligaa dhawac ahy ii kan kale ayaa dhawaceyga bogsiina hau sameynin wlo plz salatul leyl , salatul tahajud bilaaw, astaqfaarta ,saliga nabiga ❤ wlhi nolashada hormarkeedaa kuu bilaawani ,farxadaa badaneysaa
@Bigflashlight19784 ай бұрын
❤@@nasroburalle169
@SahraJimal5 ай бұрын
Wiil kaan waxuu u egye nuuradiin atariisha baadiyo ninkeeda malaha waa kii kayaraa waa baari inteey ku saasabato hala heshiiniim
Horay loomaba arag nin casoo hadana qurux badan oo caqli badan
@zahroadem40985 ай бұрын
Kuwa badan oo Cas oo caqli badan anaa arkey caqliga kuma xirna cadan iyo madow
@rahmafarah68925 ай бұрын
Hada wiilkan maskiinka maxa ku ceysay
@Israa-fj5xj5 ай бұрын
Si kasto u qurux badan tahay qaabka hadalka lee firiyaa kan hadalkisa aba laga ordaa😂😂😂
@somalimediaaction75535 ай бұрын
Ninkaan gabarta kama taginee qof tarjumaan aweys raadsatay
@mandeqomar77135 ай бұрын
Habo mcn is deji tukele ayad heleeysaa 😊
@wirelessDev5 ай бұрын
my liif iyo my love ayey ku qoraty wxyna idhahdy walalke waye 🤣
@somgalaxy44453 ай бұрын
Jacayl Laba oohin mida naagta ayaa la qaaatay. Nin ooyaaya waa dhinaato.
@Muxamed1045 ай бұрын
Anu waxan ahay wiil yamaniya oo hoyaday ba somaliyad ah ninkana wa yamani sideydo kale wayo magiicisa ayan ka gartey inaderkey muxu somali ugu mereysanaya yaab😅
@liibaanfagadhe5 ай бұрын
Mala hubaa inaad yamani thy😂😂
@MahdiyaYuusuf5 ай бұрын
Faarax joog intee u socotaa😅
@Muxamed1045 ай бұрын
Ha yamani ban ahay awdal banan ku dhashay hoyaday ba somaliyad ah @@liibaanfagadhe
@Muxamed1045 ай бұрын
@@MahdiyaYuusuf ma ihi somali yamani ban ahay wad lawayday xabada huno macaan 😂
@liibaanfagadhe5 ай бұрын
@@Muxamed104 👍
@NimcaaN02-wf5gd5 ай бұрын
Wayaaab Tay Sax 👍😂
@AyoshAnood-ux6oc5 ай бұрын
Oo qurux ma sana u taqan tkle dokh ba shaqeya quruxda dokha ka wene wilkana wax kle laguma nicin ee jiljileca ha iska dayo ha is adkeeyo maxa
@wariyesandheere14155 ай бұрын
Afka ayuusan aqoon moyee wll jaleec maaha ee gaf dhaaf
@kawzarjama5 ай бұрын
Nin fiqiiri ah ma jirto naag jecel ee waxay ku sugaysaa nin ka hanti ficaan
@abdalladevomarchannel78175 ай бұрын
Qoftan lambarkeeda qorta u daata reer w.app😂😂😂😂
@munamnir1715 ай бұрын
Maryan wa nag nool bartas kaga hay
@salahmoalim26645 ай бұрын
ridwaan qosol ee kaaga cadahay yariiskaana waaba shoogsan yahay
@MIDNIMOJANAQOOW5 ай бұрын
Qosalkaas ma habooneeyn.
@queenfardowzaofficial44445 ай бұрын
Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin 🎉kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤
@AbdulqaniMohammed-ve5vn5 ай бұрын
Hadal xuma loga tagay ninkan wayo nagaha waxay raban nin mar xumeyo marna wanajiyo lkn kan wa iska masakin illah
@amuunahmed14385 ай бұрын
Kkk
@MustafeKhadar-kf3jj5 ай бұрын
Rudwaan wiilka titok maleeyahy soo qabo wiilka Mar labaad
@ayaandhool25475 ай бұрын
Advice isiya guys mid sidan u jilicsan ayan shukansade 5kle wan lawada dalka dibadisa ayu jira wan iman wan is guursayna ayu leyahay intuu iman runta ma u shega mase marku imada block sara
@mohamedahmedqasaali32435 ай бұрын
Kuqaado😂😂😂
@Mariaa73194 ай бұрын
😂😂😂haimatho marku imatha kukakala fire wecekka😂😂😂farax halke kuxanuni😮😂😂🎉❤
@saabir235 ай бұрын
Horta ridwaan qofka marka la niyad jabiyo qosolka mala yacniga ka daa umada isku day qofka inaad dajiso 😅
@MohamudDek-f8u5 ай бұрын
Hadee Baro Kan timaha unbaa jileec ah qurux malaha Qof gaaban oo qurux badan dumar un udaa
@atharmursal26335 ай бұрын
Horta wiilkan waa wiil yar runtii guurka maha ciyaar Ee waa mas.uuliyad weyn I don't believe in uu qaadi karo mas.uuliyad waqtigaan lajoogo lama Eego qurux Ee muhiimada waa diin aqlaaq wax miyuu hogaamin karaa ninkan waligiin qurux haku dooran qof waayo wey dhamaani quruxda lkn diinta wanaaga aqlaaqda muhiim ah