Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤
@Amiira_qurux4510 сағат бұрын
indhahan quruxda badanoow wall aan ku xasuusiyo xbbikena mohamed صــلـي الـلـه عــلـيه وســلــم❤️
@munainaMahamed9 сағат бұрын
Scw❤
@IlyasAhmed-o4b8 сағат бұрын
Scw scw scw
@kOKOBULLE-tis510 сағат бұрын
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🕋❤️🤌
@HamdiMahamed-g8x10 сағат бұрын
Scw scw scw ❤❤
@ZeytunAdan-uz8wj5 сағат бұрын
Hambalyo hambalyo ridwan 900k 🎉🎉🎉
@h.makhtal83686 сағат бұрын
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة القمر ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Qamar Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADEER XUSEEN
@abdourahmanhassanaden51410 сағат бұрын
Congratulation brother for 900k coming soon 1M I can't wait men ❤from Djibouti 🇩🇯
@ShukriyaMohamed-v5k8 сағат бұрын
Congratulations 900k🎉mashallah keep going
@HalimaEdin-s1s5 сағат бұрын
Jumma mubarak ✨️ to all Muslims around the world 🌎... wll kusali nabigena mohamed scw 😊
@Fatushabdi116 сағат бұрын
😢sorry abayo wlh kan nin ma ahann 😢 Allah hagu saqiro 😢midkan hadadba xas u thy stress kuma yaro 😢
@AxmedBaraf-y9j10 сағат бұрын
ﷺ❤❤
@Amiira_qurux4510 сағат бұрын
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
@RukiaDeghow228 сағат бұрын
Congratulations to you brda 🎉🎉🎉🎉 so happy for 900k .....1M coming soon lets go guyz....❤❤
@QueenFilsan-oq3lg9 сағат бұрын
Nabigena scw caisha ayu masjid dhexdiisa ku shegay inu xasaskisa ugu jeclhy asigana xaaskiisa ayu inkiraya😢 gorme ku dhaqmena diintena io sunihi nabigen😢
@hafsasaid40059 сағат бұрын
Maskiina Nurto! Open your eyes 8 years and that’s how he’s talking about you. Don’t sacrifice your happiness just to have a dad and mom in a house.
@Hamida-299 сағат бұрын
Maskinah wlhi wa bahdile
@AbdirashidGeel-b6x6 сағат бұрын
She is right to keep her family. Nothing big happened here that deserves a divorce. You mentality is rotten. Intact family is always positive. She had the quality of those who will go Jana fardosa may Allah take her to Jana and us as well
@AbdirashidGeel-b6x5 сағат бұрын
Are you single mother in disguise? Garoob waxba kanaxdo they are selfish who don’t care about their own children give this woman a break she right to keep her family intact
@AdansheikhaliTeacher9 сағат бұрын
Ridwaan sxb ma la dhihi karaa meelaha qaar inaad ku qaldan tahay.su'aalaha qaar ilama fiicna,qof jaamici ah na waa tahay sxb
Ala tanaa raaliyo wey dhaaftay naag inaa qabto ma ilowday ayeeba iska leedahay😂😂😂😂 ilahow isii tanoo kle😂😂😂
@OsmanBarqadle9 сағат бұрын
Qoftan dacada ah ookle illah haisahlo
@BakarAwees8 сағат бұрын
The phrase " in Somali translates to "What happened to you?" in English. It is a common question used to express concern or ask😮 about someone's well-being, especially if they seem upset or unwell.
@SabrinaMohammed-ks7gz7 сағат бұрын
😢sorry abyo
@samatarahmed92827 сағат бұрын
Wll xage kaala soo xidhiidha KZbin rabaa inaaa isamyso ood i caaawise
@Samsam-r3f9f10 сағат бұрын
Radwaan I love you ❤
@AbdinajiibMahamud7 сағат бұрын
1m coming... soon....❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@OsmanAbdulkadir-tl1ql9 сағат бұрын
Ridwan sxb dadka is qaba ha usmaynin waayo aakhiradada uma fiicno waa iga talo
@CabdinaasirMaxamedAadan-nl-n2j10 сағат бұрын
Hambalyo ridhwan issxaq
@Adanxasan.isxaaq8 сағат бұрын
Wll waanaruanat wad kuataganaw😊
@jamaadcabdi861810 сағат бұрын
Nosobadi wll ❤
@MaxamedShnuur-t6e9 сағат бұрын
Suufi way anay iwa fiicneed
@Suleeqoa9 сағат бұрын
Tan Wa mid jilicsan waba la ikiray weyana faraxsantahay yahu
@HusseenAfrah4 сағат бұрын
Doqon wayee kan nin maku naqanayo wlhi gabar fican tahay aqli badan tahay sharaf ku nolaaaw bilaa. Aqli waye kaas waryaa nin ween naqo bastar tahay raali naqo. Abaayo ninkada asa ika xanajiyey
@MaryanAbdiwahid-kz4cn7 сағат бұрын
Ridwan umadena maha daangu qabsaday tilaqabay marku waresanayay layaab cml😂😂😂