QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY

  Рет қаралды 192,066

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

Пікірлер: 418
@Sharma_cade
@Sharma_cade 2 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@IdilAhmed-ci6br
@IdilAhmed-ci6br 2 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@issehassen4203
@issehassen4203 2 ай бұрын
Scw scw scw
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🕋
@djoumadjouma5601
@djoumadjouma5601 2 ай бұрын
Scw
@abdullahihassan4952
@abdullahihassan4952 2 ай бұрын
scwscw scw
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 2 ай бұрын
Horey usoco ridwaan
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@ayaan_mohe
@ayaan_mohe 2 ай бұрын
scw scw
@AnzalHaaji
@AnzalHaaji 2 ай бұрын
Wallhi qisaqida wa run wa wallashey mcn❤
@HassanMohamed-gw5ey
@HassanMohamed-gw5ey 2 ай бұрын
😢😭sorry
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Sorry for what?
@MahmedMohamed-wn3wz
@MahmedMohamed-wn3wz 2 ай бұрын
​@@HassanMohamed-gw5ey😂😂😂😂
@amaladan5579
@amaladan5579 2 ай бұрын
Waa loo jeedaa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 ай бұрын
Alla dadka qaar xaasid nimo badanaa subxanallah teem subxanallah like subscribe 😢😢😢
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 ай бұрын
Walal aniga ayaa meeshaan ku nool wax fican ayey u sameeyeen waayo halkaan dadkii ilmaha lugu soo darsadey way dayaceen
@MahmedMohamed-wn3wz
@MahmedMohamed-wn3wz 2 ай бұрын
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 ай бұрын
Walaley America waxba ilmo Yar Kama helaayo oo kuwii waalidku haystey baa ku halaabey❤ alxamdhulilallah dheh sidaan ayaad u xijaaban tahey meeshaan ilmihii xiligaas yimid faro luguma haayo waa wax xiran iyo wax dhintey dad aan dhalin baa keenay
@cabdiabshir4170
@cabdiabshir4170 2 ай бұрын
Kuwa xufada ah ma aragtid miya USA joogo kuwa xumaday lee xa ku tusay
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 ай бұрын
Beenta dhaaf, Kuwa dulmiyey gabadhaan ayaad la safan tahay xaasidnimo kaa badatay.
@HassanHashim-ed8jj
@HassanHashim-ed8jj Ай бұрын
Lkn kuwena weli wey asturan yihin alhamdulillah shayadin kuwa cabuda aya dhibaman
@hawaismail8960
@hawaismail8960 Ай бұрын
Mustaqbalku iyo horumarku ma maraykamna uun buu yaalaa Meelkasoo aad joogto waad ka samaynkartaa noloshaada iyo horumarkaaga.
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
@@cabdiabshir4170 anaga ayey noo joogaan quraanka waa akhrin karaan kaliya ee jacayl iyo rabitaan midna uma hayaan waalid dartiis bay u bartaan
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 ай бұрын
May be hooyada illahay in badan barisay inay Dib ku hesho😢😢😢
@user-mr8Talasan3dz
@user-mr8Talasan3dz 2 ай бұрын
Dhinac haddii aan ka eegno waxaa suura gal ah hooyadeed ku duceysan jirtay gabadheeda in uu ilaahay u soo celiyo Allana ka aqbalay😊
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 2 ай бұрын
Fadumo sahra dayib waa gabadhii abtiga mcn dhalay xagee igu ogeed markay tiri ilintan ceshan wayy😢😢😢😢😢 waa eray xanuuun badan ax😢😢😢😢😢😢😢
@amalali6951
@amalali6951 2 ай бұрын
Kula mid ahay walhi abyo😢😢 dadka waa xaasidiin
@Sheekojecel
@Sheekojecel 2 ай бұрын
Please somaliyey isoo boqda allah dartiisa lawadada waalid janada allah hageeyo please waa iijeedaa ha idhafin wll 😢😢😢😢
@SuldankalelefowLelefow
@SuldankalelefowLelefow 2 ай бұрын
Follow me plz
@ayanmohamed4798
@ayanmohamed4798 2 ай бұрын
Zahra Dayib my classmate,wxey ahed gbr aad udagan oo afgaban intan ka aqaano tankale qisadan ango schoolka dhigano ban yara maqlay balse masii rumeysanin aydana ma waydinin.abyo wxa kuleeyahy lagayaba inay kheer kuu eheen oo ilhy imashahaga kheer kugu daray tankale iskasamir abyo dadka kudulmiye xaqaga ilhy ba kasoo sari ilhy wuuxu jeclyahy marksta kuwa samra
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 ай бұрын
Abayo sanadkay ahyd 2017 miya 😊
@sahrodayibmataan
@sahrodayibmataan 2 ай бұрын
2016
@Abdibaba1
@Abdibaba1 Ай бұрын
Waaw adeyba waqti Kula qadatay
@asiyaali4641
@asiyaali4641 2 ай бұрын
Xasid Sanaa inalilahi wa inaa ilayhi rajicuun walalo ilaahay ha ku barakeeyo cagahaaga hoostoodana alle ha keeno dadkaas xasidiin taa amiin 😢
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 ай бұрын
Ina shaa Allah
@samiyaabdullahi-r8q
@samiyaabdullahi-r8q 2 ай бұрын
so lagama yabo hoyaded iney tiri gbdheda haley so celiyo madma ey yareed hoyda dhibka iney tahy
@RahmaMuseMohamed
@RahmaMuseMohamed Ай бұрын
​@@samiyaabdullahi-r8q sikasta majirto hooyo diidan iney gabdheda hormar io nolol fiican hesho ee waxba qaldan 😞
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Inta Daacadda ah sida Gabadhaan Si khaas ah ayaan idiin Salaamay ❤❤❤❤
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 11 күн бұрын
Subxaana laah wallahi way kucaawisay islaantaa. Akhiro iyo aduunba waad seegi lahayd
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Illaahow hooyada iyo taada waa isku midee illaahow unaxriiso hooyaday taadana Hadey ku noshahay Allaah u cimri dheereyo yaa Rabbi😢😢😢😢😢
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 2 ай бұрын
Anigaa u horeyey Like igu sharfa 😂😂😂
@sahrodayibmataan
@sahrodayibmataan 2 ай бұрын
Wa Aniga qof qisada ku dhacda. Ticktock maxa igu qoran (Naxaris badan)
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 2 ай бұрын
Samiyey waad guuleysan doontaa inshallah dhibmaleh illaahey meshaada boqortooyo hakaaga dhigo Amiin ❤
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
Go to US EMBASSY in Nairobi nd tell all the name of that woman.
@sahrodayibmataan
@sahrodayibmataan 2 ай бұрын
@@ardhoyahmed6189 abayo I send them a lot of emails they said u lost ur immigration status due to long term staying because 20years kaso waraagata
@khatraabdiosman1495
@khatraabdiosman1495 2 ай бұрын
Sorry walshey qali Iska Samir Waxan waa Adun Fadumo sahro wan ku aqan School islaha dhiganini jirne waligey Qisada maqlin 😢😢
@sahrodayibmataan
@sahrodayibmataan 2 ай бұрын
@@khatraabdiosman1495 abayo I’m okay ha i walwalin
@RexRB
@RexRB 2 ай бұрын
صلي الله على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين
@NaimaNish
@NaimaNish 2 ай бұрын
Go to America embassy and tell them all your story and explain everything
@Hamzemilan
@Hamzemilan 2 ай бұрын
Been may shege,hoyo been ah ayan ku dhofay may dhehe😅
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 2 ай бұрын
Way sheegty waxay tiri dhowr mar baan ku laabty illa marki danbe ee dheheen kiiskaga wu xirmay cml
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
@@Hamzemilanhaa hadeee dhahdo kuwii dhan wala soocelinaaa iika dhan africa america danbo majiri doonto
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 Ай бұрын
NINKA WAA XAASID ..IN OO SIFIICAN ULA HADLO AYEE AHEED..
@muxsin1753
@muxsin1753 2 ай бұрын
Allah Haku Gargaaro abaayo qalbiga haku qaboojiyo. Kuwa xaasid mujrim bey ahaayen
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
Your life is good say Alxamdullilah
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 2 ай бұрын
How is good miskiinta she been had life
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
MASHAALLAH she is truthful and had good family
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 2 ай бұрын
Go to usa embesy safarada marekanka tag usheg sawir ayey kaqadayan waalagu wadaa sharci ayaa leedahay wey arkayan fara ayey kaqadayan wiil qarabo nahay hada kahor cidi kentay sas yeshay safarada jabuuti ayuu tagay islamarkiba wey qaden tikit ayey ujaren sharcigisa usoo bixiyen guri ayey siiyen nolashiisa hore uracday hada passport weyn ayuu qatay good luck
@bahjabilan6946
@bahjabilan6946 2 ай бұрын
Haday san passport qadan oo grencard un ay hesatay macqul miya
@Kahih
@Kahih 2 ай бұрын
​@@bahjabilan6946haa way heleesa hade shegto dhaladhadeeda iyo magaceeda ay kutagtay meshas o sax ah way heleesa savarada tag
@AliyahWardon
@AliyahWardon 2 ай бұрын
Haa abayo ushaga hada waa qaangar wiil abihis ka kansalay asago 4jirah waxuutagay safarada nayrobi wuu imaday USA daris baanahay l😢😊
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Aad iyo aad haday tagto safaarada wax waa loo qabanaya Waxaan xasuusta safaarada maraykanka adis ababa wiil sidan ku dhacday inaan caawiyay lana dhoofiyay waa 2006
@samiyaabdullahi-r8q
@samiyaabdullahi-r8q 2 ай бұрын
wa isku dayy tiri kiskagna wa xirmy ey i dhahen
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 17 күн бұрын
Dadka qaar ayaaa xasidiin ah anigaba walshay ayaa sidsa soo kale ii gashay hadana alxamdulilaah cagahaygaan ku tagay wajina uma hayo xasida ilahay ha jabiyo amiin
@sinyeer
@sinyeer 2 ай бұрын
Khayr ayey u aheyd in la celiyo. Maanta waa gabar hagoogan oo sharfan oo wax baratay.
@iskufilan-m1o
@iskufilan-m1o 2 ай бұрын
Xaasid aan familkaaga ahayn majiro wlhi anigu koley waan arkay xaasid nimada fmlka ilahey nooma baahiyo 😢
@pheynuus9840
@pheynuus9840 2 ай бұрын
Aniga camal tahay wlhi family kheyre qabo ma arkin
@iskufilan-m1o
@iskufilan-m1o 2 ай бұрын
@@pheynuus9840 Sorry abaayo😢
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 ай бұрын
، dadka kale maba kuxasuustaan waa dadka kuukudhaw kuwo kuxasdaayo😢yaab
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 ай бұрын
aad iyo aad familka waa kuwa ugu xasid saan
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Waa gabadhiiigu horaysay oo aan arkay history teller ah dalaq dam aan ku oga channel kaaga ah laakin walaahi gabashan waa ku raaxaystay wareysigeeda
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 2 ай бұрын
Aniga xita xitaa sheekada qaabke oga shekeesay qof caqli bdn ine thy way ka muuqata ❤
@masudabshirnor9601
@masudabshirnor9601 2 ай бұрын
Gabar kale oo sheekadeda jaceel kasheekenesay wali ma arag sida ugu sheekeneyso qof lamid ah ​@@fatimadahir7379
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 ай бұрын
May be this was best for her
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 ай бұрын
Gabadhan khalad wayn ayey kagalen waxay ahayd inay sharcigeda uhayan si ay markay waynato logu socelin karo haday macquul tahay sharciga oo ay xiririyan gabadha agoonta subxanallah
@Shire859
@Shire859 2 ай бұрын
Green card saas ku gubtay waayo dhalasho bay qaadan gabadhaan waa nasiib leey waayo ilmihii dadka lagu soo darey waay wada silceen rafaad aduun iyo aakhiro ba waay mareen qaarkood dadkii soo wadeen baa ku xumaadeen qaarkodna iyagii baa sheegen inaysan cidahaan dhalin oo dacwad iyo dhibaayo baay usoo jideen ugu damayna waa laqaatey saas bay dadyoow diima kale duwan u gacan galeen waalidiin baa 91 ilaa hada ilmahoodii lasan marka abaayo alx dheh hadii hooyadaa oo kaligaa ku ahayd laguu socelin wlhi allaah baa ku jecel
@Amalina12
@Amalina12 2 ай бұрын
Marna maha gubtaa waayo Waa laga gardan yahay .ayada iska haleeyn, hadi Lowyar fiican loo helo weey heli kartaa
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
Waxan garan wil abtigis qaday ila hada wa 27yrs nolol iyo geri ba wa lagu wayay hoyadis dartis ayey uwalate ila hada wey walante allaha cafiyo. 2month ago bu so hadlay .marka ilmaha nocas ilahay ba og xalkoda
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
@@Amalina12Adoo dhalasho helin waxba laguma qaban karo teda kle qofka waxa keene waxa uu jaanis heystaa 5 sano haduu fahmi wayo waa loo ogolyahy inee celiso marka Saas ugaadeen gabadha
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 2 ай бұрын
Waa Nolol adag adigoo USA joga minasota Xeryaha qaxootiga halagugu soo cesho 😢
@issackAbdikadir-v5l
@issackAbdikadir-v5l 2 ай бұрын
We need such stories😢
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Ай бұрын
Allaha unaxariisto aabo mcn walshey
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 ай бұрын
Subxaanallah. Wallahi waa xaasid 😊
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 18 күн бұрын
safaarada tag abaayo magacaada sadexan sheego horey lagaa soo qaadaa
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 ай бұрын
Waa kuu naxariistay axsaan badan ayoo kuu sameeyay ilaaheey ka cabso saacadaan waa gaaloowi laheed ee alxamdullilah dheh kuwii aniga aan yurup ku dhalay maanta somaliya ayaan geeyay iyagoo aad u yaryar 2022 maantana alxamdullilah juzkii labaad ee ee maraayaan somalina waa iga badiyaan masha allah alxamdullilah rabi ayee mahadaas u sugnaaty qurbo qasaaro maahanee faaiido malahan wlhi waxaana dareemi karo dadka rabigood u dhow lakiin dadka shaydaamada ah oo fasahaadka madareemi karaan war qurbaha xataa lacag lagama qaado xataa hadaa inta cimrigaada ka dhiman aa ku nooshahay war ilaaheey halaga cabso wadankeena macaanka badan 24hrs adinka iyo aqinka baxaayo qoraxda iyo hawada macaan leh xataa hadaa istiqfaarsaneed lagula yaaben dadkaana qof waalan oo isla hadlaayo aa laguu maleenaa oo waahore ku dhuftay salaadaada dhuumasho ku dukanee xiliga shaqada waa rafaad wlhi
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 ай бұрын
Kkk adiga kaa shakiyey ninka gbadha so celiyey adi miya
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Of course gabadhan way maskax wacnayd saasa loo so tarxiilay xasad
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 ай бұрын
Walaahi waa ooyey aad baan uga xumahay Allah haku xifdiyo abaayo laakiin America ha u ooyin waxaa laga yaabaa inaanay khayr kuu ahayn. ee ku samir nolosha Africa oo hore uga soco
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 2 ай бұрын
Masha allah ❤gbdh caqli bdn karti bdn hadal dagan ka muuqato aqlaaq wlhi u eg thy somehow inaa Africa ku karto way wacneed ❤ hada calaf u leedahay waad tagi insha Allah hadal kaaga iyo sida caqli bdn u hadleesay I deeqay Masha allah ❤❤ Ugu danbeen qalad bee sameeyen labo mid ba inee sameeyan 1ine madama agoon noqotay ee nolosheeda so ka faala qadan madama aabahed uu iyaga cawin jiray 2 ine sharcigeeda u illalshan o marke waynato siiyan.midna lagama haayo
@khadanadan5196
@khadanadan5196 16 күн бұрын
Ku sali Nabigena Maxamed scw scw scw scw scw
@shamhadlubi1567
@shamhadlubi1567 2 ай бұрын
Mamada naxaristii xagay ka aaday cillooma dhinto😢😢😢😢
@mohamedali4141-m
@mohamedali4141-m Ай бұрын
Alx Kheyr baa laguu soo celiyay iyo waalidkaa america ma dhaqan baa yaala.
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 2 ай бұрын
Sana ku qayr badned wllshy❤
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 2 ай бұрын
Laba midkod aya laguso celiyay mida kowad oo ah horta difaaaci weyna inu allah ka ofsaday yacni aba mcn tan labaad xin ine kujirtay ilen dumarku wa wada xin mirane isna dhaheysay ame hadi ay wenato ee magaceda dhabta shegta ama galada idinka raacda oo idin dacweysa wax nocas ah labadas aragti ayan qaba💯
@FarxiyaHasan-h2w
@FarxiyaHasan-h2w 2 ай бұрын
Wa runta wllkey sas cml ku dhacday asago yar eedo la bad ba kaxeysay malin uun hooyo telka isku fahmi waayeen bilo kadib wey so tarxiishay ku xumeen hooyo ku xumeeneyso
@samiyaabdullahi-r8q
@samiyaabdullahi-r8q 2 ай бұрын
hoydedna walga yaba in ey ku adkeystay gbdheda rabaa waxwlbo wa suro gal
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 2 ай бұрын
Somalida waxa kabuxa dad xasiidnimo iyo caqlixumo isku darsasay in ilmo saqiir ah sida lodulmiyo waxay kafaidayan
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@mariastories8851
@mariastories8851 2 ай бұрын
Yaa Allah wax kheyr hakuguu badalo yaa rabi❤❤❤
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 2 ай бұрын
Allah is the best planner. Say thanks to Allah
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
Iika dhan africa ayey usoo celin kartaa wallahi hadey safarad kenya ama mida uganda tagto wey sheegi kartaa
@dekomohamed5868
@dekomohamed5868 2 ай бұрын
gabadhaan allah ayaa usooceliyay hooyadeed greencard ka wuukadhacay anigaa canada jooga marka hasamidho
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 2 ай бұрын
Allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalim tasliima mubaaraka fiih
@deqashabel5094
@deqashabel5094 2 ай бұрын
Abaayo you can come back to America.
@ndolofubaloyi6312
@ndolofubaloyi6312 2 ай бұрын
Sahra dayib iskuulka isla dhigan jirnay hadaa igu horesa qisadeda sida roon rabaa og marwalba mesha khayrka kujiro ilahay hakufududeeyo abayo
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 2 ай бұрын
Waa xaasid waana reer baadiyo uf dhe
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 ай бұрын
Waagi walaalkaa la yiray ayadaan qaadeynaa inoo ogolaado bay eheed sababtoo ah tii kuugu waday iney ku dhashay baa laguu geeynaa qasab bayna kuugu hayn,leheed runtii waan ka xumahay hadana waxaa raadinaa hana abuukar
@kiinabdisamed3368
@kiinabdisamed3368 2 ай бұрын
Wa run qisadan ayda ayeyna kudhcday wa wlshy mcn😢😢
@coralinexray
@coralinexray 2 ай бұрын
Abayo masha Allah aad u nasib badan tahay Walhi sacan gaalo kadhigi lahayen Alx hada wa dhofi karta wali sharci wa haysata tak safarata jabuuti magacaga sheeg oo ad America ku joogtay kadib way kusinayan insha Allah why waad yareed lakin qeer ku ahaa ogow
@Mohamed-pi6se
@Mohamed-pi6se 2 ай бұрын
Roonaaba rabiyaa og
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 2 ай бұрын
Dhulkaaga iskajoog abayo USA naaso qaawan besle tiktok soodhigi lahayde
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 2 ай бұрын
Subxaanallah xaasid sanaa qoftu😢
@hodanali5595
@hodanali5595 Ай бұрын
ALLAA. Ka magan galnay isha xasadka.
@fardosa1236
@fardosa1236 2 ай бұрын
Siday ilatahay aniga reerkaas Masuuliyada ilmo aysan dhalin ayey ka cararayeen ilayn ilmo aadan dhalin kama eed beeli kartid ee liidi taan iyo in ay horu markaaga kaxunyihiin midna maahan. Inay ku soo xiriirinin waa arin kale waa siday anaiga ilatahay
@lulunor7284
@lulunor7284 2 ай бұрын
Ilmo aysan dhalan maxa u ledahay edadeed dhashay waa xasidnimo 😔
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Waa dhaleen hadaysan dhalin maxaa ku daray markii hore waaba kaa shakiyay adiga ma aygii baatahy
@Imanx602
@Imanx602 2 ай бұрын
Du adi aabahaa baa qabtaa. Illahey uuku xifdiyey. Alxamdulillah
@Sucad38
@Sucad38 2 ай бұрын
Sorry abaayo Dad Xasadin ah ay ku helay Abal nin Galay la arag lkn Qof gudo ma jiro gabadha uu Abtigod ay ayey Sida ula Dhaqmeen Subaxanallah Abayo kuwas ilaahay ay inta Shartod kaga egkaysiyay Alxamdulillah Dheehe, Dadkas xun Subaxanallah
@Kariwanone
@Kariwanone 2 ай бұрын
America to nairobi
@ayanmohamed4798
@ayanmohamed4798 2 ай бұрын
I fell so bad for u abayo U HAVE THE RIGHT TO GO TO AMERICA 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@abdirahmanKanyare
@abdirahmanKanyare 2 ай бұрын
2012 ALHAMDULLILAHI
@Simansheeekh
@Simansheeekh 2 ай бұрын
Alxamdulilaah dheh
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli 2 ай бұрын
Wa run 😢Dadka qaar abaha intu noolyahy waka haybaysanayan marku dhinto lkn wa lagu dhibaa Agoon qofki ah le daremi kra howshan
@BisharoAbdi-s7j
@BisharoAbdi-s7j 2 ай бұрын
Haaa wlh ma argty
@sahrawali6800
@sahrawali6800 2 ай бұрын
Hi sister, you can but if you know her last name first name and her birthday or her address you find her address you can report them
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
Ilaahow Gabadhaan Wax Kasta U Sahal Maa Daama Lagu Xadgudbay Wixii Ku Xad Gudbayna Calaama Deg Deg Ah Kasoo Saar Bi'idni Laahi Kariim.
@Yusufhalig
@Yusufhalig Ай бұрын
Alle haku kaalmeeyo
@LaylaFarah-ym1vc
@LaylaFarah-ym1vc Ай бұрын
Alla diricsanaa ilaahay gabadhaada hokuu badbaadiyo hooyana maleh waa naag aad ujilicsan waxaa la oron karaa waamad haday na maqlayso fadhiga kakac waa gabadhaadii waxa ninku meesha ku qurunsaday ninkaana waa geesi garabwaayay
@isseabdi4214
@isseabdi4214 2 ай бұрын
War gabareey Alxdillahi dheh . Xiligan waxaad noqonlahayd Ilaahay ayaa garanayaa
@FARAHJARMALI
@FARAHJARMALI 2 ай бұрын
Ilmaha yar yar ee qaraabadu soo qaadato waa la silciyaa qurbaha waa lagu shaqaystaa xataa lacagtay shaqeeyaan waa laga qaadaa kadib banankay u baxaan kuna halaabaan inta qof ee aan aqaano lama koobi karo markaa gabadha ALLAH ku mahadi ku dhaha
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 2 ай бұрын
Been taa maaha anaga adeerkay asoo 11 jira ay qarabada ka xeyeen saa loogu shaqaysan jiray haduu kaaga shekeeyo ilma kugu soo istaagayso wallhi 😢
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 2 ай бұрын
Wlhi been ma ahan anaga aragnay adi dhan waxaa is dheheen Maxaa laga damacsanaa lkn everything Alxamdulillah
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 2 ай бұрын
Maxkamada Dahir ka so dacwee anagaa Minneapolis jognee waa la so qawanaaa
@hassanabdula
@hassanabdula 2 ай бұрын
Gabdhaan hada waa imaan kartaa green card waa 10 years ku dhaca safarada hadii aay tagto anaa address ku caawinaa fadlan taag dheh mamadaas wala tarxiilaaa ayadane inta imane insha allaah 😊
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Lkn 10 years waa la dhaafaye maxaa xala
@hassanabdula
@hassanabdula 2 ай бұрын
@@suusaanclcasiis renewed balagu sameeynaa dadeedii iyo magacii haday xasuusaato mid cusub bay heleeysaa
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
@@hassanabdula illaahay ha fududeeyo haday sathy way fududahay I hope inay qoraalkaan aragto
@abdirahmanahmed1421
@abdirahmanahmed1421 2 ай бұрын
Maya ma iman karto waayo card ka hadaaad sanad maqnaatid waa la revoke garaynayaaa 10 sano waxba ma sheegayso hadaad wadanka ka maqnaaato sanado badan
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
@@abdirahmanahmed1421 sorry lkn media la ima aamino reer comments hadaanahy jabal baan tuurnaaye armaad kuwii kamidtahy ay ka cabanaysay hhhhh
@abdijabarmohamedabdikadir3035
@abdijabarmohamedabdikadir3035 2 ай бұрын
Keep going bro ❤
@uivuv
@uivuv 2 ай бұрын
Alla ciil badanaa cunugta yar agoonta maxay saas uyeeleen
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Gabadhaan way iga qalbi wacaan tahay walhi naagta xuunta waan qarxiin laha 😢iyadana waan u xaasti lahaa in ay marekan ku sii noolato😊
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 11 күн бұрын
Wallahi ixsaanbay usamaysay
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 ай бұрын
RIDWAN I MAY BE ABLE TO OFFER SOME HELP AND GIVE HER SOME ADVICE HOW CAN I CONTACT YOU OR HER.
@Aishaaluul
@Aishaaluul 2 ай бұрын
Wlh true wye I know her it's My cousin ❤😢
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 2 ай бұрын
Arrmay saas kuu khayr badnayd Gabareey
@fadumoabdalle3994
@fadumoabdalle3994 2 ай бұрын
Alle noba baahiyo biniadam wllhi 😢😢😢
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 2 ай бұрын
Muusay maxaaa laga wadaaa isheega wllo please 🙏
@Cptyopo
@Cptyopo 2 ай бұрын
Duq/odhay
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 11 күн бұрын
Al hadu lilaah dheh maraykan. Sidaan manoqotee. Ilaahaa kaakeenay
@fadumayusuf4102
@fadumayusuf4102 2 ай бұрын
I am so sorry, Sister❤❤❤❤
@katuunomar2814
@katuunomar2814 2 ай бұрын
Xaasid had mqasho waxay Ka bilaabataa reerkaga cadow aan reerkaga ahayn majirto intaan Ka arkaa igu filan allow noo gargaar rabiyow
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Ma sha alla ❤👍
@CabdulaahiCali-s1m
@CabdulaahiCali-s1m 2 ай бұрын
Waa nag kibidhay dadkayga waxay imarsiiyen hadad ogaanlwhaydeeb waad ilmaynlahaydeen illa ilintu luguhiina tagto😭😭
@Asiaabdi-e2m
@Asiaabdi-e2m 2 ай бұрын
Sorry wll ilaahay markaste waxaaga u sheego oo isga sxp ka dhigo
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 ай бұрын
Wallaahi qofkii qurbo keena ilmo uusandhalin ayaagaranaya dhibaatada uulamarayo tankale haday ucelisay waalideed wallaahi waa faa iido ciyaalbadan waa dhimeen waalidkoodna ma imaankaro ciyaal badan wax jiifaan dabiyada waa Homleas Subaxaanallaah tankla waa qasab inlageeyo School ciyaalka
@FuadNoor-my3mu
@FuadNoor-my3mu 2 ай бұрын
Team Ridhwan one like❤
@MOHAOmarabdi
@MOHAOmarabdi 2 ай бұрын
Scw scw
@HEEGANMAN
@HEEGANMAN Ай бұрын
Biyo badan waa late 1997 till early 1998 kii 😂😂
@ayansaid3827
@ayansaid3827 2 ай бұрын
Naa Alxm dheh hooyada baaba lagu so celiye Americana wax tari mayse
@Hamzemilan
@Hamzemilan 2 ай бұрын
Sababta lo so celiyay wa in ay hoyadas hadi lagu helo inay ayadu dhalin xabsi ama in la tarxilo ay ka baqday intayna dhicin sas ayy so celisy o ay katagty🙏
@HafsaqosolWanaagTT
@HafsaqosolWanaagTT 2 ай бұрын
Rudwan horta xasidsanaa maxuu dhibka qofka ugu qoslaaa
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Waxaa ila qaldanaa hooyo iyo aabe ayagoo caafimaad qabo oo illhy cimri siiyey hadana ilmahoodii dad udhiibaayo waliba dhul gaalo usocdo waa wax lala yaabo bal haday gabadhtaasi gaalada raacdo ayagaa danbi kuleh ilmuhu 2 diisa waalid buu xaq ugu leyhy inay koriyaan intuu naftiisa kaga filnaanaayo
@mowlidabdi8847
@mowlidabdi8847 2 ай бұрын
Ridwaanow barnaamijkan ayaa kaaga fiican kii rufiyaanimada ee waagi hore 😂
@deeqa123-qz7df
@deeqa123-qz7df Ай бұрын
Asclabarka iso dir ridwan
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 2 ай бұрын
I think they brought her back because of her mom...her mom was asking her where is my daughter maybe she's dead...allah aclam
PART 2: MUSTAQBAL LA AAN MAXA IDHIGTAY AMERIKA IGASO CELISAY
16:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 90 М.
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 9 М.
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay
26:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28
YAAB! NAAGTAS AYA NINKEYGA SAWIRO USO DIRTO AYADA IWAC Pt137
13:15
Ridhwan Issack
Рет қаралды 190 М.
Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"
57:08
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 244 М.
XANUN! NAAG ISO XADA ISO KORSATAY WANA DIDAY IN ISHEGTO FAMILKEYGA
22:29
YAAB! KULAHA WA KUFURAY AYADANA WAXAY LEDAHAY IMA FURIN
39:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 113 М.
Анаконда келін 2 | Шешімі бар
45:55
Телеканал Алматы / Almaty TV
Рет қаралды 234 М.
Бұлбұлды таңдаған Ержігіт ханзада!
1:4:32
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 420 М.