Kaafi iyo Hazaal allaha is ku kiin barakeeyo guurkiina guur waara oo ubad khayr qaba kalahela allaha idinkaga dhigo mabruuk waan ku faraxsanahay inaad jacaylkiina ku guuleysateen baarakallaahu fiikum wabaaraka caleykum fii khayr aamiin yaa rabi
@XamdiMohamuud-oc1qx2 ай бұрын
Alaha isu kiin daayo arooskana waajib ma aha qof ka haduuna awoodin inshaallh markeey isu kiin toosto sanad guurada arooska dhigta baarakallaah
@MaryanQurux-kf7ru2 ай бұрын
Allhu akbar 😢😢😢 ala maxey dhib mareen😢😢ilahayoow 🤲 iskubarakeey ubad qeer qabo kala sii😢
@NimcoDahir-ss9dw2 ай бұрын
Qof sata oo qoralkayga arka waxan ka codsanya inu Ii duceeyo ana wan idin wada ducaynaya ale cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban hadin siyo amiin❤😢
@maryanelmi-cw9jy2 ай бұрын
Wxksto ad jeceshahy alle hku siyo abyo
@AffectionateCartoonCat-nq3cs2 ай бұрын
Abyo wxad jeceshahy oo janadu u horyso ilhy kagag barayah
@QadanAbdikariim-dw1lq2 ай бұрын
Mansha allaah wiil dulqaad badan weeyi oo raganimo leh
Wallahi shekada way igu socotay sida caano iyo baraf caml❤❤❤❤❤❤
@FadumaMaxamuud-w1l2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AbdiHassan-br3gw2 ай бұрын
Masha'alaah Hazaal waan ogaa in ay tahay gabadh caqli badan
@YussufAden-u1kАй бұрын
Alah haiskukindayo wlalo bcz this beautiful love is what each and every body expect to have such spouse.i think it pleasure to enjoy love and that is what i believe thank you ❤
@MedaliGire3 күн бұрын
Isku wara ubadna kala hela MASHA ALLAH
@amednuur34902 ай бұрын
Next umu hazab iyo Hassan soyaa ❤❤❤please ridwaan brother
@SureerHussenАй бұрын
Masha alaah❤❤❤❤
@Deqamohamud-bm2bz2 ай бұрын
Wlh qisadooda kuli social media waa taaley ila inyar moyee inta yarna watan hada shegayaan cajiib wlh noolada bal😢❤
@aniizajaama75442 ай бұрын
Jcl guulaysty mnsh allh🎉❤❤❤❤
@ZahraHassan-xm2dh2 ай бұрын
Mashallah hazaal waa qof aad u naxriis badan 😊inallah maca saabriin is ku samra sedexeyaha diida mayeey dhaha😂😂😂
Nolol adaga aya islaomartene alle hakukibarkeyo wllo walkihi wan oyay
@HassanAli-vk9ul2 ай бұрын
Please and plz afar lamaane ayaan Nairobi ka tageeri jiray lamaane wuu iga Burburay waana mss unsi iyo c.fataax mucashaq, lamaanana waa Idinka hazal iyo kafi markaa plz is ilaashada cadawginuna wuu badan yahay ee ilaahay ku xidhnaada quraanka iyo digriga badsada ilaahay haydin xifdiyee aad ayaan idin jeclahay
@MedaliGire3 күн бұрын
Hazal runti wa qof wanaagsan waxey tiri wllahida Ayan Ku Amina garey
@MaleykaGabane2 ай бұрын
Hazal dahabkeda aniga iibin igu haleeya inkastoo aqoon badan ulaheyn nairobi markan imado wa inan helaa wan raadin alla maxan u aqoon wayey wagas garab buxo ayaan u noqonlaha .awey cali yisufki kenya degana ee lacagta laha maxey u cawin wayen wiilka . Dhiig maleh dhiiga allaha idinka qad wa bakheylo rer cabdule wa rer dhunta lagoo. Og kale ayaa dhamo.
@MaleykaGabane2 ай бұрын
@Leylo266 Ma fahmin qoral
@MaleykaGabane2 ай бұрын
@Leylo266 Hazal ma aqaan imana taqano kafina sidoo kale nairobina waligey ma tagin . Waxanse jeclahy markan imado nairobi Hadiyada wan keni wanna la kulmi si kadis ah anigana ka codsan inan la kulmo insha allah. Dahab wax weyn ma ahan wa dhowr kun wanna awooda .
@MaleykaGabane2 ай бұрын
@Leylo266 Adiga iyagoo kale matihid wa dad is jecel werar lagu qadey dhibato xun la kulmey .wa qiiroodey markan dhegestey arrintooda .adigse wa baahi cadi ah oon weynen .
@@AminoAbdirahman-s7i ha dhihin abyo xolaheeda iyada leh xor u thy qofkey rabto siine qofke rabin wey u didee ilahey ha u barakeeyo inteena aan wax heysana wax qeeer qabo allh na siiyo insha allh
@Abubakarshaadhcade2 ай бұрын
That is ture story ❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaqueen80672 ай бұрын
Masha Allah kaafi iyo hazaal sifiican ayey kusoo gaba gabeeyen arooska weyn muxuu yahay soo kan dhaqsaba lakala cararo walaahi guurka I arko la dhahayo waa qasaaro usku waaro insha Allah awlaad baariyaal ahna kala helo
@cibaadocabdikulane24432 ай бұрын
Masha Allah guulesta wiil iyo canon gabar iyo caano❤🎉❤🎉🎉❤ 🎉❤
@SacdiyoSaylici-sg2lc2 ай бұрын
Illhay hanti fcn o farxadiina kuzi wadatan haynu ku arzaaqo iyo awlaad hasaal w mazkiin w qalpi xab xab 😊
Dadka soomaaliyeed qaarkood ma jecel dad is jecel iyo dad wanagsan waa xaasidiin oo dadka waa kala geeyaan waan dad tuuga ah oo ka shaqeyo xaasidnimada
@sagalxirsi15622 ай бұрын
Maxanuu jeclanaa maa beentaa 😂😂
@ZahraHassan-xm2dh2 ай бұрын
Warkaan been uma eko ee xaasidnimada joojia 😂😂😂
@FardawsadaahirDaahir2 ай бұрын
M.nzha allh alle haysu kiin barakeeyo qisadaan wlhi say igu socotay qayta 3 sugi la ahyba
@SaabirOmar2 ай бұрын
Haa wlhi 😢 Anigu Waagay yarayd baan garan 2021 kii lkn Qisan in Aan dhagaysto Waxaa igu kalifay in Aan ogaado goortay is guursadeen waxaan ogaa isagoo kaafi abdi uu reer lahaa iyo caruur iyo iyada oo ay isla duubaan oo Uu prank jacayl Ah ku sameeyay iyadoo yar 2020 kii oo dhuubnayd xiligaa wax yar oo dhuuban oo qurux badan bay ahayd markaa waxaan kala garan waayay Hazal shii waagaa saas ahayd iyo in Ay mid kale tahay hada wax buuran oon sidii hore uqurux badnayd yarana Doqon aad moodo uun bay noqotay lkn ilaa xad bay jeceshahay oo way is raacisay ninka Markaa jacaylkooda hadaad soo daawato 2023 mar uu warysi layeeshay ooy xiligaa xidhiidh lahaayeen Waa jacayl ay isla soo rafaadeen Halkan ka daawo Wagaas sida uu jacayl ugu beeray oo markaa isaga prank ka ahayd facebook.com/share/v/14Jr3e3prJ/?mibextid=wILeQC
Gabadhaan dhib badan Ayeey u martay ninkaan ilaah ha isku daayo awlaadna hakala siiyo
@sagalxirsi15622 ай бұрын
Yasiiin halyeey 😂😂😂😂😂 qac baa kaa yeertay
@Abibnasri-cm5fs2 ай бұрын
Rayan bajj part 3 medey sodaaaa
@Nafteed-Jaceyl2 ай бұрын
Kafiyow malinkad hazal xumeyso ama aad dahab Lugaha ugu xiri weysay! Family dhan waan ka saareynaa ogow 👌💯 Garashada badan, qurux badan, Karti badan Adi Doqonimo kale dheer ee Waxad tahay Qalbi oo Qof dareenka iyo daryeel Dadku ma wada lahan ee Rabi haku siyadiyo dumashi quruxey hadan si hor leh ugu dhigeynaa madama isaga uu tii basic aheyd ka adkaaday…Aroos iyo Diamond iyo dahab Wey mudantahay Hazal Qurux Allaha na ha isku barakeeyo Hana xifdiyo! ❤❤🤲❤️❤️
@cismaanxasan65552 ай бұрын
mase ogtahy gabdh gbadhan ka qurux badan inuu dayacay iyo caruurteeda