Riwaayad Qosol badan Q.4aad || Sundus saacid Oo Geel jirihii garigii udhiibtay || by Libaax kabeeye.

  Рет қаралды 472,937

Libaax k Channel

Libaax k Channel

3 жыл бұрын

Duubista.
cimraan.
jilayaasha.sundus saacid. libaax kabeeye.
sadiiq karama. cimraan. cabdirisaaq

Пікірлер: 264
@munaboss211
@munaboss211 3 жыл бұрын
Woow anaa ugu horeeya 🔈📢
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
Banaly anaa ka horeyay😂😂😂
@mohaqays2146
@mohaqays2146 3 жыл бұрын
From tiktok muna boss
@dacadfooley9600
@dacadfooley9600 3 жыл бұрын
Maxabkadhaa vi
@abdinasirindhool7794
@abdinasirindhool7794 3 жыл бұрын
Saas waye✋🤣✌♥️
@hucksmika7174
@hucksmika7174 3 жыл бұрын
Please i want them
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 жыл бұрын
fadlan Hadaa nagu cusubtahy subscrib saar. ilaa part 30 wa la wadayaa. Qoftii bullo ahyd raq iyo ruuxba way ila dahay. parti one ki say geel igu so dirtay ayadoo maseyrsan xagee isku arki doonaa hhhh
@buloofficial6235
@buloofficial6235 3 жыл бұрын
luungo dheere🤣🤣🤣
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 жыл бұрын
@@buloofficial6235 hhhhhhh karbaashka igula soo socota ka sii yabanhy sa iigali doontid
@bukhari4410
@bukhari4410 3 жыл бұрын
🤣🤣
@xawoyar544
@xawoyar544 3 жыл бұрын
@@buloofficial6235 qofta kaliya iga qoslisa guulayso
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 3 жыл бұрын
Qeybta danbe waa ku celis waayo cod ma hayno
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Kkkkk big legend libaax Kabeeye riwaayad lama oran karo walahi horey u soco sxb qaaliya 🙏✔
@LibaaxkChannel
@LibaaxkChannel 3 жыл бұрын
thnks.sxb
@ayuubbebe0625
@ayuubbebe0625 3 жыл бұрын
Libax kabeeyo qeebta 5 anaad asad diaby halagu arko nio
@walalek9028
@walalek9028 2 жыл бұрын
N.a.
@eng5054
@eng5054 2 жыл бұрын
SITA ku xir kulaha🙈🙈
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 3 жыл бұрын
Wallahay wuu iga qosliyay Libaax kabeeye gaadhi la wado oo qoorta lagala soo dhacayo
@hassanlucky3513
@hassanlucky3513 3 жыл бұрын
Ruwaayadaan wlhi waa ku tixanahay aad ayaa u jeclahay Kee going our hero s
@cabdulahimaxamud8227
@cabdulahimaxamud8227 2 жыл бұрын
Beerka caadi ii xanuney libax qosol dartii
@kichakip2606
@kichakip2606 3 жыл бұрын
SUNDUS JECLIYAA 😂😂😂😂😂 WAXAAN CALYADA AH MARKAY TIRAAHO QOSLAA RER MUDUG CAYDOODA WAA FUNNY
@khalidcabdi2597
@khalidcabdi2597 3 жыл бұрын
Xakee jookta xabiibi waankuguursanaya
@fartunabdi9612
@fartunabdi9612 3 жыл бұрын
Naa hoy libaax kabeye naga dilku yaqane sukufirinayo wa ki kudililaha
@haajihussein1097
@haajihussein1097 3 жыл бұрын
wlh zundus Wan ku wataa qosolka ayaa iga dhamaday mansha allaaaaaaah adi iyo xaji u ege 😂😂💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍
@rahmoruuhi4138
@rahmoruuhi4138 3 жыл бұрын
Qof iga qosliyey libaax kabeeye keep going brother 💪 🙏 🙌 👍 ♥ 👏
@hawohindajama8720
@hawohindajama8720 2 жыл бұрын
I waxaan idinka daawanayaa Auckland New Zealand . Itaan Riwaad Somali ah daawadey waayahaan mid tan ka funny san ma daawan. Dhalinyaradaan waxay sameeyeen comedy show heer sare ah.Well done reer Puntland aad baad funny u tihiin Reer mudug asal ah,marka reer mudug is yeelyeelayaan in ay dhab u hadlayaan baad moodaa.
@umeymaomar9569
@umeymaomar9569 3 жыл бұрын
Gariga waxa lagu ciyaro ma aha ee iska ilaliya waxayalah khadarta hader bay gabr ku dhimatay waxa so kale waxa dilya ha ku jilinina waxa please
@cabdicumarmaxamed2381
@cabdicumarmaxamed2381 2 жыл бұрын
Waa gabar reer magal ah waxaa iga yasbiyey khaabka ay filanka ujalaysay ayaab iga yaabiyay naag karoon
@haajihussein1097
@haajihussein1097 3 жыл бұрын
waxa aad ugu qoslaa kulahaa waxan calyadaa wlh zundus cdi ma ahn mansha allaaaaaaah 💖💖💖💖💖💖
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Mr kabeeye jilaa sare hore u soco.
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 16 күн бұрын
Mahadsanidiin dhamaan bahda barnaamishka Iyo dhamaan asxaab innsha Allah ❤❤❤
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 3 жыл бұрын
Libaax Kabeeye Qosol badanaa siduu Gaarira uwado 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@halimacabdi3070
@halimacabdi3070 3 жыл бұрын
Kkkk wlhy kal iyo laab uu qosoly sundus sacid ku hysaa qli dumry
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 3 жыл бұрын
SUNDUS SAACID WAAN KUWATAA WALAAHI GABAR IGA QOSLISA AYADA ARKA
@xabiibbile1435
@xabiibbile1435 3 жыл бұрын
Lagend Lipaax kabeeye horay u soco lipax🦁
@khalidkhaliif4198
@khalidkhaliif4198 3 жыл бұрын
Da,duu tagan yahay Da,da kulha😄😄😁ileen inantiibaa u soo meerisaye 🙂very very active lipax
@adamDooll
@adamDooll 3 жыл бұрын
fast coment like isaara✅ legen lipx kabeeye keep up brother✔️
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye legendary walhi qosol iguma harin😂😂😂😂
@ahmedapdirahmaan4946
@ahmedapdirahmaan4946 2 жыл бұрын
Ninkasn walahi waa qosol miidhan Saacadaa ka qaalisan 🤣🤣🤣😅
@fadumosaid9019
@fadumosaid9019 2 жыл бұрын
Wlaahi kuwaan qosolka igadhmeyen😄😄
@mahadbile9436
@mahadbile9436 3 жыл бұрын
Kkkk keep going bro runtii waa ruwaayad funny ah
@2plus2equals59
@2plus2equals59 3 жыл бұрын
*Mudaaharaad aan horay loo arag baan ku baaqayaa hadaan asad la keenin ruwaayada* Libaax iyo asad wada socda uun baan ku daawan karaa
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 3 жыл бұрын
😂😅😂 war qosol aan U dhiman gaarey wiilka iyo gabadha aktarada ah ma Kala dhacaan
@chamofuny4714
@chamofuny4714 3 жыл бұрын
Keep going pro and sister kabeeye and sundus 🤣🤣
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 3 жыл бұрын
Kulaha sirta ku xir libaax kabeeye sadiiq karaama iyo ninka kale saxiibkood ah waa idin salaamay si run ah baan u qoslay
@sabiriinabdilaahi4394
@sabiriinabdilaahi4394 3 жыл бұрын
Cidan la.aanta ayad igu aragtay gadhiga iga dhadhaqaye 🤣🤣🤣libax kabe
@hooyoali8142
@hooyoali8142 3 жыл бұрын
Walee nin ay naag utaliso wadkiisaa galay 😂😂😂😂😂😂🇸🇱🇸🇱🥰🥰🇸🇱👑👑🇸🇱❤️❤️❤️❤️🥰🥰👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾❤️❤️❤️👨👧❤️
@bisharabdiwali8879
@bisharabdiwali8879 Жыл бұрын
Marshall alah wad naga qos lisen
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 3 жыл бұрын
SUNDUS SAACID II GEEYA
@cabdirahmanh7709
@cabdirahmanh7709 3 жыл бұрын
😃😃..keep going sundus & libax
@axmedvidal2023
@axmedvidal2023 3 жыл бұрын
Lupaax kapeya.wlahi iga qosliyay wooooooow part 4 lzoo carar
@maxadyusuf3706
@maxadyusuf3706 3 жыл бұрын
Alfanaaan sadiiq karama aya kamuqda dhankasta wubuxiya keep going
@ducoofficial
@ducoofficial 3 жыл бұрын
Xujo ma wato dad nimadaada igu sooboqo😍
@abdidaahi2069
@abdidaahi2069 3 жыл бұрын
Lagend libaax kabeeye away mataankaagii diaby💗
@ardohusen8319
@ardohusen8319 2 жыл бұрын
Naamawaalantahay
@sharmalegend9695
@sharmalegend9695 3 жыл бұрын
wlhi si dacada ayuu iga qosliyay sundusta alabuhu usoo dagaan ee si rarta🤣🤣🤣
@maxamudcabi1655
@maxamudcabi1655 3 жыл бұрын
Dadkayga wan jeclay wlhy from israc 💎
@walalek9028
@walalek9028 2 жыл бұрын
Waa ubo ge
@queenhayat5133
@queenhayat5133 3 жыл бұрын
Dalab ban ku imi kuyeh🤣🤣🤣alh manooli keep going bro🤣🤣✌
@daakirchannel4112
@daakirchannel4112 3 жыл бұрын
Walahi waa ruwayadi ruwayadaha ka hadhay weyan szp hore u socda
@adduunkamaantachannel3906
@adduunkamaantachannel3906 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye big legend😂😂😂
@ahmedtaagsade9597
@ahmedtaagsade9597 3 жыл бұрын
Hhhh Wlhi waa uu iga Qosliyay Libaax Kabeeye
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
New sooran waye ninkani libaax kaabeye
@fadumosaid114
@fadumosaid114 3 жыл бұрын
Halkani waa garoowe wadada soddonka
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Libaax Kabeeye 😂😂
@abdalemohamed4718
@abdalemohamed4718 2 жыл бұрын
Hal brother 👌🆗️🙆‍♂️🤣🤣🤣🤣🤣
@Haleeye
@Haleeye 3 жыл бұрын
Wll sundus iyo libaax lasoodaqsadha part5 plz🤝🤝
@yaxyeonelove8228
@yaxyeonelove8228 2 жыл бұрын
I like your personality sundus
@abshirkabbacasealikabbacas5654
@abshirkabbacasealikabbacas5654 3 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab. Libaax. Qosal ban. Ka diiday niyw Hore usoco pro
@mirhaanmohamed1256
@mirhaanmohamed1256 3 жыл бұрын
Sxb waa shidan tahay Sundus qurux
@abukarahmed7055
@abukarahmed7055 3 жыл бұрын
Hormar Wanagsan
@maxamedxasan3388
@maxamedxasan3388 3 жыл бұрын
Saas waaye Sxb legend kabeeye
@legenddrift6395
@legenddrift6395 3 жыл бұрын
Best ruwayad hadii uu asad kujiri lahaa kba sii dran
@haldoorsakariye4153
@haldoorsakariye4153 3 жыл бұрын
Wr nimanyahow dhalinyarada tihiin kulaha ufiirso macal jawiga
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 3 жыл бұрын
Sundus sacid full tagero lkn waxay ku fiicantahay in ay matesho film romance ah. Xanaaqa ku fiicna ee farxadda ayey ku fiicanthy iyo raaxada.
@dhiraneguure9194
@dhiraneguure9194 2 жыл бұрын
Hh
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 2 жыл бұрын
Sagaaramodah Kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedshahaada8336
@ahmedshahaada8336 3 жыл бұрын
QosoL iguma Harin kkkkk Labadan Dhip isku Qabaan.... ✔💯 Wan Idin Wataa Anigu..
@souhaibhared4338
@souhaibhared4338 3 жыл бұрын
Woow horay usco sxb
@abdifatayusuph5204
@abdifatayusuph5204 3 жыл бұрын
Hantida igu soo wareeji dheh, xisaab xir baan diyaar u ahay ku dheh cml.
@ahmedburhan2735
@ahmedburhan2735 3 жыл бұрын
Ba aH war kii lagu baranaYeY ma aHaN🤣🤣
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 жыл бұрын
Siday uga adag tahay Baan jeclahay..
@user-nd1dj2wb6p
@user-nd1dj2wb6p 2 жыл бұрын
Habeenkasta shan jeer ma qubaysan karo kulahaa libaax kabeeye sodonkii berriba marban qubaysanjirey kkkk
@abshir.tusbaxtiriye.8041
@abshir.tusbaxtiriye.8041 3 жыл бұрын
Kkkkk libaax kabeeye keep up pro
@dhallinyaro
@dhallinyaro 2 ай бұрын
Reer gaalkacayoodku waa qosol miidhan
@baxsanbaxsan3324
@baxsanbaxsan3324 3 жыл бұрын
Omg dadkygi❤🇸🇱
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Libaax kabeeye naga daa qarda jeexa kkkk
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 3 жыл бұрын
War sundusay pinka EVC gayga waa ku barat 2550
@fahadsubeer1299
@fahadsubeer1299 3 жыл бұрын
Wan ku wataa Libax 😂😂😂😂😂saan karba jiil wa taqn 😅😅😅😅😅😅😅😅
@maxamedcali2122
@maxamedcali2122 2 жыл бұрын
Waa ruwaayad fiican.
@muxuboabdirahman5628
@muxuboabdirahman5628 3 жыл бұрын
Wlhi wuu iga qosliyay libaax iga dhen
@deqoyaqubmuse4701
@deqoyaqubmuse4701 3 жыл бұрын
Kkkkk wlhi sundus said iyo libax kabeye wad is kuso baxden ee noso badiya
@abdirashid_____tube8788
@abdirashid_____tube8788 2 жыл бұрын
Ilaahow bala hanagu saladi 🤣🤣🤣🤣
@rudwaangoodofficialchanel9084
@rudwaangoodofficialchanel9084 2 жыл бұрын
Saraya
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
Walahi Waan kuslay horay u socda walalyaal waxan idinka dawanaya from Minneapolis u.s
@user-nd1dj2wb6p
@user-nd1dj2wb6p 2 жыл бұрын
Shaaha lacagtiisa iska bixi
@abdiwaliige9885
@abdiwaliige9885 2 жыл бұрын
Nin laba jaakadood Xidhan waxad ula muranta wa qld hhhhhhhh liph zre hore usoco
@muudhestlovehooyo947
@muudhestlovehooyo947 3 жыл бұрын
Wow cajab Wye wlhi 😂✌️
@waxtarumaddamedia9019
@waxtarumaddamedia9019 3 жыл бұрын
جميل جدا ماشاء الله
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 3 жыл бұрын
Qosol igu harin libaax ka beeye wan ku wataa
@harsaabdalahi8913
@harsaabdalahi8913 2 жыл бұрын
Hadaan sundusba ku arko meelay joogto been idiin sheegi maayee kama caajiso daawashada, tolow miyaan jeclaaday 🤣
@ibrahimabdi9711
@ibrahimabdi9711 3 жыл бұрын
Qoftan bad cusub ayey nagu furtay iyo rag miyi lagaso taxaabayo hhh
@rudwaangoodofficialchanel9084
@rudwaangoodofficialchanel9084 2 жыл бұрын
Hooyo
@luulhussein5469
@luulhussein5469 3 жыл бұрын
Kkkkkkk wlhi qosol iguma harin kkkkkkkk
@fariixaaxmed6414
@fariixaaxmed6414 2 жыл бұрын
Libaax kabeeye riwaayadan maxaa usoo dhamystiri ladahy
@ayanbintuchannel2683
@ayanbintuchannel2683 3 жыл бұрын
From bullo
@MohammedAli-ye6jo
@MohammedAli-ye6jo 2 жыл бұрын
Sheeko layaableh ooqosolbadan ayadjisheen aad ayanugaheley
@maaganedhaba7953
@maaganedhaba7953 3 жыл бұрын
Gaarigu Daduu yaalA😂😂😂😂😂
@ismahaanfarah1821
@ismahaanfarah1821 3 жыл бұрын
go forwardind sisy and bro
@abdurahmanwaays6365
@abdurahmanwaays6365 3 жыл бұрын
Ma lulumaan nahay kulahaa saacad walba gal suuliga unbay na Haysaane😂
@mohamedomar3756
@mohamedomar3756 3 жыл бұрын
😂😂😂 iyada xata iguma ixtirameysid miya kulaha Talow sundus imisa lacag bey bixisay 😂
@ccasissanka6872
@ccasissanka6872 3 жыл бұрын
Kep up Lipag
@zakapdi4598
@zakapdi4598 2 жыл бұрын
incirideble drama😂😂😂
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
War riwaayada legendkii weynaa asad diaby haka muuqdo
@khaalidmohamet732
@khaalidmohamet732 3 жыл бұрын
Lipaax kabeeye wllhi waa xaraabe😂😂
@yaxyeonelove8228
@yaxyeonelove8228 2 жыл бұрын
Libaax kabeye sxb horay usoco
@axlaamali7560
@axlaamali7560 3 жыл бұрын
D lageeyaa 🤣🤣🤣🤣 dadkaygii sundus io lipaax ♥️🩸🩸🩸🩸🩸ala beerka 🤣🤣🤣ilaa zhantiro zhaaha kamahadlo 🤣🤣🤣🤣🤣socodka isjajabiska 🤣🤣🤣
@whizkid7813
@whizkid7813 3 жыл бұрын
War GaaRiga isTaaji😂‼️ HaDa D YaaLa😂 ‼️ HaYe B Gee😂‼️
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 2 жыл бұрын
Aar wuxu madhaxsanaaa bisinkeeh
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Ku Qabso Qadimeysidee Asad Diaby Bisha Ramadaan 2021
13:01
kaamilo channel
Рет қаралды 61 М.
Riwaayadii ||Wuu U Ritay|| Bye Garaadka official||
14:01
Garaadka Official
Рет қаралды 74 М.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 10 М.
QOSOL IYO QISO JACAYL__PART 12
17:03
Hamse Shaacir Ent
Рет қаралды 141 М.
RIWAAYAD QOSOL BADAN||2021 |HUD_HUD SHAACIR &UMULKHAYR
18:16
Hamse Shaacir Ent
Рет қаралды 901 М.
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
吃醋的黑天使。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:19
超人不会飞
Рет қаралды 4,9 МЛН