Riwaayadii dhib,dhalaan Qeybtii 3 oo qiiro leh,Igarre oo La isku haysto VIDEO

  Рет қаралды 302,709

LAAC TV

LAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 340
@engyahye4307
@engyahye4307 5 жыл бұрын
anigu waxan ka yaabay caruurtan yaryar say film ka u metalayaan marqudha wax ma qaldayaan masha allah
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Waa mushkilad dhab ah oo inagu dhexjirta. Runtii labada dhinacba waxaa ugu wacan hadaanu nahay rag anaga. Lk ani ahaan waxaan aminsanahay insha Allah inayna ubadkagu dayac maridoonin intaan noolahay., gabadh caruur ii dhashayna inaan waligay furidoonin, waayo xalal badan ayaan ogahay.
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 5 жыл бұрын
Aayo arxanla illahow ilmahayga hadaad ilmo iiqortay aayo habadin caloosha iga xanuuntay😢😢😢 Aamin iidhaha
@umumuscabiid1955
@umumuscabiid1955 5 жыл бұрын
Ilaahow awlaad kaste hooyooyinkod udaaa aaamin cid hooyo uga naxariis badani ma jirto
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 5 жыл бұрын
Waa xaqiiqo jirta arinkaan anigaa arkay dulmi Iyo xanun baan dareemey hooyadeed Ayaan ushegey xasuus bardheere😭😭😭
@ayshmorelmi5664
@ayshmorelmi5664 5 жыл бұрын
Wan idin salaamay dhamaan asxaabta noo soo saarta riwaayadaha quruxda badan hodan igarre iyo Abdishukri
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Gabadha yar mnshallah si wacan bay ujishay 😗😍Eedoy arxankaagu Daranaa!😭👊
@seynab9297
@seynab9297 5 жыл бұрын
Ilmah Somaliyed marna niinki Hooyadod qabay Ha gumeysto marna tii aabohod qabay gaabdhow caruurtina ka fakara oo naftada ka hormari tooda tani wa riwayad lkn iyado ruun ah ayaa jirto ilahow no xifdi ilmah amiin
@leylonuur9935
@leylonuur9935 5 жыл бұрын
Walaahi gabadhaas yar dhibka dhinac kasta haysata anaa soo maray😭😭😭😭😭😭😭
@jamaaljaran5000
@jamaaljaran5000 5 жыл бұрын
mashaallah habo sahriinaa iyo igaare guul idin rajeynaya hor usocda riwayada shidan
@zainababukar2808
@zainababukar2808 5 жыл бұрын
Edo arxan daran inta dhibsatay farta ha taagto😥😥😥
@xuseencalas4045
@xuseencalas4045 5 жыл бұрын
waxladhibsado waaye eedo aabo qabo arxanbdaranaa intaan yaraay illahey imabadin hadana anaaba iskacelinkaro cml
@OM-ty3jw
@OM-ty3jw 5 жыл бұрын
Waa sax waan wax jiro arintaan somaalid Weyn u badan yihiin hadii uu ilaahay qof kubsoo bada ale oga baqa oo si wanaasan ola dhaqma inta hada kubjirta nolashaan rabiyo ugu badan nolal wanaagsan
@qalbinuura7874
@qalbinuura7874 5 жыл бұрын
Kala taga walidka ilmaha ku dhiban o mustaqbalkoda ayaa ku dhuma ilahow inta dhibkan hesto ka dulqad qosaska nabad warta kala dhexdhig yaaarabi🤲🤲
@dhamenabdi6814
@dhamenabdi6814 5 жыл бұрын
Qalbi nuura Amiin wllo qali
@umuayuub969
@umuayuub969 5 жыл бұрын
Amiiin yaa rabi
@maryanhassan289
@maryanhassan289 5 жыл бұрын
Allaaahumma aamiin
@khaalidmohamedindhoskhaali766
@khaalidmohamedindhoskhaali766 5 жыл бұрын
qaabi nuura amiiin yarabi
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 жыл бұрын
Bismilaah war igarre naagtan qumayo cadhaa iga qabatay wllhi ilmaha yar say uladhaqmaysaa lkn way qurux badantahay calankayagiina gacantay kuxidhantahay
@engdhubow3929
@engdhubow3929 5 жыл бұрын
Wallee igarre Jilaa buuxa waa keep going
@aishacuud92
@aishacuud92 5 жыл бұрын
wlh wan calol xumoday inkasto riwayadtahay lakin dhabtii sameyn ayey leday ilaahow nasiibyadena inowanaji aamin mahadsanidiin jilayasha laactv
@hassanyasinali6183
@hassanyasinali6183 5 жыл бұрын
Gabadha Yar siday u AF gobaad santay manshaa allaah allaha xafido
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
riwayaadan waay nagu socota👈👈 Part:4 waa xagiina igaare iyo cabdi shugri👈❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍 4🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@jhussain1507
@jhussain1507 5 жыл бұрын
Masha Allah gabadhaan Yaar walahi waa jilaay fiican seetahay u jileesa murugada
@hellogoodbye4613
@hellogoodbye4613 5 жыл бұрын
Inankayari caqli badan mansha allah isaga dhaama hooyo kusheegta baas
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 5 жыл бұрын
Naaguhu Waa Cadow Runtii Riwaayadan Waa Mid Qalpiyda Saamayn Wayn Ku Leh Balse Tan Waaba Rune Gabadha Yar Arintan Ma Ku Faraxzan Tahay Qalpigeeda Hala Ilaaliyo Riwaayad Lahayninee Qalpigeeda Hala Ilaaaliyo Waxaaan Ku Mamnuucay Inaan Labo Dumara Guurzado Ama Caruur Mid Ii Dhashay Aan Mid Kale U Geeyo Ama Bado Ilahayna Ima Bado😰😰😰😭😭
@amiromarali3770
@amiromarali3770 5 жыл бұрын
Aadban uga cadhooday filmkan. Please mardanbe waxaan oo kale hasojilina waa dhikar caadiya aadban uga xanaaqay 😭😭😭
@keifkinja6689
@keifkinja6689 5 жыл бұрын
New viewer...wen is de next episode? It's so sad dat dis story is true...tnx fr making it
@nali7504
@nali7504 5 жыл бұрын
dadku mawada xuma waa inyar dadka xun koley markay muuqaalkan daawadan waxbay kabaranayaan insha allah unaxariista caruurta waad liibanaysan aakhiro iyo aduun
@tayotayo5716
@tayotayo5716 5 жыл бұрын
Hada,shaqo Ayanku jira lkn waanso dagsaday caawo dawana insha allh
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 5 жыл бұрын
Naaguhu waa iska caynkaa ey sanaa ilahy ima mudin naag ama edo ahow ama aayo ahow ama hbo ahow ama ayeeyo aho hoyaday macaan ayaan baalkeeda kuso kory alx hadana way ika dhimatay hoyady sanado aniga oo wayn oo 17 sano jira ilaahay hooyaday haunaxroisto jandii boos wayn allaha kasiiyo cadaabkina allaha ka xoreeyo dhamaan hoyoyibka somaliyed inta dhimatay alla yaa raxma inta noolna allaja cimri iyo caafimad siiyo ninowna naagta furto ilmaheeda haka reban nagay adna ilmahaaga haka tagin
@dekadagan4596
@dekadagan4596 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Wlhi naxdin maanta Ruwayadan madax xanun ka qaada allow Awlaadena Habadin sidaa carurta saas ku jirtana kasaar
@gabahanwacadanemaxalaisugu4207
@gabahanwacadanemaxalaisugu4207 5 жыл бұрын
Illahow owladayada ha badin ayo inkar ale kugu rid
@boqoradajaceylkachannel3459
@boqoradajaceylkachannel3459 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 somaliyey allaha Nala xifdiyo carurtena ya Allah nala xafid hah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muhudinadan9995
@muhudinadan9995 5 жыл бұрын
Qaar badan oo idinka mid ah waxay u arkaan uun sheeko lkn waa Xaqiiqo jirta qofkii soo arkay uun baa garankara. Aniga runtii aad buu ii saameeyay filimkaan. #inta yaraantoodii Hooyooyinkooda lasoo kortay alxd dhaha nasiib ayaad leedihiinee.
@khaalidmohamedindhoskhaali766
@khaalidmohamedindhoskhaali766 5 жыл бұрын
haaaaa wlh
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
Alx
@Xumaandiid2024
@Xumaandiid2024 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣 bisinka tan iyada iyo cabdi shukri aya iska ficnaa 😂😂😂
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Alla necbiyaa ragga damiirka xun gabadhiisii bay asagoo hor fadhiya waxay rabto ku dhahesaa
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Allaa inta yar ey wanaga sameynoyso qurux badanaa masha allaaaah
@rahiima_ruun46
@rahiima_ruun46 5 жыл бұрын
Alla maxay xasuus galey aniga rajjo nimay igu heeshay eddaa edaan idam alle
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Aaad iyo aad baan uga xumahay inaad dhib ookale soo martay pls subscribe iisaar wlll Allah dhibkaa kasaray ayaa mahadleh
@64yearsago59
@64yearsago59 5 жыл бұрын
Ilaahayoow awlaadayada naag kale ha badin
@msssmile896
@msssmile896 5 жыл бұрын
Ameen
@nouhsaid9423
@nouhsaid9423 5 жыл бұрын
Ruwayadan wa ruwaayad aad lo jecelhy so badiya shegoyinka laac tv horay usocda
@mosaleban7023
@mosaleban7023 4 жыл бұрын
🤩ninka laguu geeya 5buu kaadhalayaa
@abdiwelihassanahmed1233
@abdiwelihassanahmed1233 5 жыл бұрын
Koley Aniga waa xasas badan jeclahy lkim xaaji caruurtadu waa caruurteyda baan la,igu khaldi donin
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 5 жыл бұрын
please somaliyee jeceyl iskuu gursadaa , hadii kale waxaad dhashaay sidaas baa loo silcinayaa oo walahii ah Qisadaan waa sidoo dhab ah oo dacdaay😭
@khaalidmohamedindhoskhaali766
@khaalidmohamedindhoskhaali766 5 жыл бұрын
sas ha dhihin jaclka naceeb aya ka danbeyo ee alle guryha hanoo xafiido wll amiin
@farduussoomalilander7187
@farduussoomalilander7187 5 жыл бұрын
Illahayaw hooyaday ha iga qaadin yaa rabbi iii xifti. Dunyaa Wal akhira
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
Aamiin aaamiin aaamiin aaamiin yaa rabi
@dalmarfj7494
@dalmarfj7494 5 жыл бұрын
😥😥😥😥 alter 😥😣gabdha maskin
@msssmile896
@msssmile896 5 жыл бұрын
Eedo layaabeey arxankeedu daranaaa isheey kugu gobtaayoo afka kala dirirtaaa .abo kuma ogaadooow eedo kuma daryeeshooo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭team hodan like isaara
@safiyaabdi6530
@safiyaabdi6530 5 жыл бұрын
Illaahow aayo haigabadin ilmo aandhalay
@saaidprogaming8962
@saaidprogaming8962 5 жыл бұрын
Ilahey xifdiyo gabadha yar😘
@cakulemedia330
@cakulemedia330 5 жыл бұрын
Waa ruwaayad aad u qiiro badan oo wax jira ama dhaca ka waramaysa
@abdiganibulale2419
@abdiganibulale2419 5 жыл бұрын
😭😭😭that’s so very sad 😞
@ibrahimhadaame7286
@ibrahimhadaame7286 5 жыл бұрын
Edada iyo Aayaduba maaha kuwa naxariis leh ciddii kusoo ag kortay ayuunbaa dareemi
@iqroabdielmi6960
@iqroabdielmi6960 5 жыл бұрын
IBRAHIM HADAAME rüwaadiidhibdhalaan
@hibohusen2661
@hibohusen2661 5 жыл бұрын
Haa walhi eedo arxaan maleh
@hellogoodbye4613
@hellogoodbye4613 5 жыл бұрын
Igare aabe wacan buu ku metelaya, aabahay baan xasuustay sidu iila hadli jiray ilaah haw nazariisto uu iga dhintay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 жыл бұрын
Allaah dumoroow illaahay. Kabaqa Dumarka qaarbaa SaaS ula dhaqma caruurta ninku dhalay yaahuu
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 5 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba oo loobahnaa in la iftiimiyo hore usocda
@ladanabdi2995
@ladanabdi2995 5 жыл бұрын
Horta mabajirto jcl somali kali cucun Lee ubadki Rafaad iyo Silaac badhan subxannallh
@abdihakinelmi3552
@abdihakinelmi3552 5 жыл бұрын
Igarre waa ilmo daayac weyn😃😂 war Gabadha yar ha loo turo
@qaaliladanindho9639
@qaaliladanindho9639 5 жыл бұрын
Ilma aan dhalay iskadaye allow mid dhig Somali Ila wada aayo ha badin yaa rabii Abdi shurgi tan baa ka dartahay
@wilomohamed3572
@wilomohamed3572 5 жыл бұрын
Aamiin
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 5 жыл бұрын
Alla maxan aayaw ku nacay
@ahmedbusuri8236
@ahmedbusuri8236 5 жыл бұрын
Igare sxb ma waxaad kumatashaad garan wayday waan naxay wallahi naag khayr ma agyaal
@boqoradajaceylkachannel3459
@boqoradajaceylkachannel3459 5 жыл бұрын
sorry wlhi aadban uga xanunsada markan arko qisoyinkan o kale wayo anigaba hooyo ayan iilmana lagu furay wa laba carur ah waxan kabaqa markasta inu iga qato iilmaha odaygi dhalay hada wa sadax xaasle ilahow u San iga qadan aamiinta iraca walalayal sorry wlhi wan ilmeyay runti sida ey o dhibtotay gabadha yar sorry habo mcn allaha ku xifdiyo wa iska jiline
@fadxicadey1640
@fadxicadey1640 5 жыл бұрын
Al. Dhumrku. Dhamir. Xuum. Caaruruto. So. Caarurutoto. Kaale. Maah. Ax. Caaku. Edo
@umiamiira8579
@umiamiira8579 5 жыл бұрын
kkkk Allah naagtu film dhiig okaa
@salmaqurux1650
@salmaqurux1650 4 жыл бұрын
WAA WALASHEY ISKA DAA HOOYO
@abshirmukhtar3321
@abshirmukhtar3321 5 жыл бұрын
Alloow eedo arxan laay caruurteyda ha badin
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 жыл бұрын
Waa sıfıhıı ahelu naarka iyo waxyaabaha ay dumarku ugu badanyıın
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 5 жыл бұрын
Jilista kuwa yaryari waa 100%ok
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 жыл бұрын
Walaahi waan cadhooday markaan daawada Waa siday raga soomalıdu u badanyiin nacaltulaacaleeg
@abdulkadir.abdullahi
@abdulkadir.abdullahi 5 жыл бұрын
Runtii waa riwaayad Talo iyo tusaale ah Runtii waa riwaayad sameyn badan weliba saaid ~Eedaan la yaabee. ~Arxankeedu daranaa.
@salmahussein2594
@salmahussein2594 5 жыл бұрын
Riwaayad turjumaysa wacyiga teagan Ilahay ha fahansiyo xaqa naagaha aayooyinka ah
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Waa runtaa lkn ninka raga aya ah inuuna dayacin. Wll subscribe iisaarpls
@huyststs7142
@huyststs7142 5 жыл бұрын
Nimanka dhiiladii ilmihiisa ku taagan sadexdeeda ha siiyo....kuweeydhashana haka qaato...wasaqada hooyanimo wax Kama ogee.....
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 жыл бұрын
Allow aayo hanoo baahin
@fadumocabdulqadir4542
@fadumocabdulqadir4542 5 жыл бұрын
fadlan tii shanaad soo dhiga la soo dheereeya
@axmescabdi-te3nk
@axmescabdi-te3nk Жыл бұрын
Guulayso egare
@msssmile896
@msssmile896 5 жыл бұрын
Aayo waa habaryar abo walashiiis iyo xaaskiisa waaa eeedooyin
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 жыл бұрын
1:Aayo adeer 2:Aayo abti 3:Aayo aabo Sadexduba waa aayo mid waa gabadha adeerka midina waa gabadha abtiga mida 3aad na waa gabadha abaha qabo ee dhasha caruurta aad isku aabaha tihiin Eedo wa aabaha walashis,, inadeerti,, habarwadagti,, iyo inabtidi intaas ayunba edo kuu noqon kara 🙏
@msssmile896
@msssmile896 5 жыл бұрын
@@xaydarofficial aboowe masha allah mhd snd. Lkn aniga aayo habaryar lee u aqaanay.wana markiii igu horeysan aan maqlo aabo xaaskiisa in aayo layiraaah masha allah 😍😍mhd sne
@beautymam5732
@beautymam5732 5 жыл бұрын
somaliye son wanagsan yomul cashura waye pleas yomul cashura fadligega igu Sara subcrib i love you inta wanaga jacel❤
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Waankuusaray ee iisaaar adiguna wll
@beautymam5732
@beautymam5732 5 жыл бұрын
@@mohamedosman3368 ok wll thks
@user998-q3s
@user998-q3s 5 жыл бұрын
Sssss
@borowkabirow4796
@borowkabirow4796 5 жыл бұрын
.
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 жыл бұрын
Eedaan la yaabee Arxankeeda daranaa 😭😭😭
@khaalidmohamedindhoskhaali766
@khaalidmohamedindhoskhaali766 5 жыл бұрын
isheyku kubtaa afkey kala diirirtaa 😂😂😂😂😥😥
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
*Naagta inanta yar loo keenay cadha iga haysaba Hadaan igare ahaan lahaa naagta labada lugoodba waanka jabin lahaa*
@kilasm4994
@kilasm4994 5 жыл бұрын
Wadaadan inaan islii karaadiyo oon dilo ayaaban kayaabanahay 😭😭😭😭😭😭.
@hamdikiin5869
@hamdikiin5869 5 жыл бұрын
Walal ruwayad aya la jili ee maxad ku dili gabadha
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 5 жыл бұрын
Leaving alone I know inaad jilaa tahay lkn aad bay u xanuun badan tahay Ragoow ilmihiina hoos u Ogaada 😭😭😭😭
@khadijac9841
@khadijac9841 5 жыл бұрын
Soomaaliyeey ogaada riwaad maahee waa wacyigalin waana wax bushada aad iyo aad uga buuxa
@falisabdi3206
@falisabdi3206 5 жыл бұрын
Dulqad an ku dawdo ma lahi. Gabar Waan dhalay 😁
@rahmaali6988
@rahmaali6988 5 жыл бұрын
very painful,hasuus
@abdinasirbashiirahmed7716
@abdinasirbashiirahmed7716 5 жыл бұрын
Atarishadan Quruxda Badan wa ogaden ma iLa Jedan Calanka😂😂😂
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Shiinesta quruxi majirto😂😂
@sumadqaran
@sumadqaran 5 жыл бұрын
Ogaden hadeey tahayna ma dhibaa qof kasta qabiil buu leeyahayee.calankaasna qabiilo badanoo soomali ah ayuu ka dhaxeeyaa
@abdinasirbashiirahmed7716
@abdinasirbashiirahmed7716 5 жыл бұрын
@@sumadqaran Naga Qale Adi Somali Dhan ma Lahan unukaaa leh Calanke😂😂😂 i,m Joking💔
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 жыл бұрын
Miskiin cool xumo weynaa allow adaa cadaw gacanta noogalin
@sacdiyasiciid4762
@sacdiyasiciid4762 5 жыл бұрын
Ax wlhi wn oo yey Markan arkay gabadhayr dhibka haysta
@ayanahmed7160
@ayanahmed7160 5 жыл бұрын
Walaalhi waan oyaay alle ku ciqaab dheh ilmo aan dhalay alle ma bado qofkale
@luleymuxumed3726
@luleymuxumed3726 5 жыл бұрын
Odeyaasha qaar waa waxmatararayaal maxaakaagaley hadey yarthy iyo hadey weynthy xaasidadyahay
@kafiyasulaiman7685
@kafiyasulaiman7685 5 жыл бұрын
Igarre iyo inanta yar waaba isu eegyihiine tolow muxuu uyahay🤣😜
@farhiaaffi5435
@farhiaaffi5435 5 жыл бұрын
Illahey kubaan iyo kuba lamid ah naarta haakufogeeyo .....
@luleymuxumed3726
@luleymuxumed3726 5 жыл бұрын
Waa doqonimada kabuuxda naag soomaaliyeed alow ubadka hanaga badan
@saaidprogaming8962
@saaidprogaming8962 5 жыл бұрын
Jalin keda ayaba heer saro ah masha Allah lkn eedo arxan malahan
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 5 жыл бұрын
Tana cml aniga in ay edo ii noqto ayaa fcneyada Taariqa lama ilawan ayan u dhigi lahaaa
@yurubsheeq4446
@yurubsheeq4446 5 жыл бұрын
Hoyodaa caruurta hayasata hadii laa fuuro ilmehda haa haysaato
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
Akh necbiyaa aayo waran jini lagugo taag😁
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 5 жыл бұрын
Alla maxan aayaw ku nacay
@البشريةاسرةواحدة
@البشريةاسرةواحدة 5 жыл бұрын
Aaaaaaa.. ax..xanun badanaa.. maxaa masiibadaan xal u noqon kara!!!!!
@hibohusen2661
@hibohusen2661 5 жыл бұрын
Subxaanlah lkn dadku ma wada xuma waligay ani dhib marag axla
@juweeriyailkacas4178
@juweeriyailkacas4178 5 жыл бұрын
So daay walal qeybta 4
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta maasha alah walahi waa qatar naagaha soomaaliyed indhahiina fura ilmahiin naag kale yey gumeysan idinkoo nool ninkale ood guursataan asaga iyo ciyaalkaga asagaa fudud naagaha nimanka caabudaayow ilmahaga aduun iyo aaqiriba waa lagu ciqqabaa
@xaqdoonbmedia6013
@xaqdoonbmedia6013 5 жыл бұрын
aniga cunugtaaba iga yaabisay sidey u jileyso dayaca iyo darxumada
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 5 жыл бұрын
I feel pain walahi it touches me
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Maskiin kan hoyada la joogan abahaa buu ka maserayaa tana hoyada Bay ka maserayaa alaa run baan mooday waan oyey
@abdidakane95
@abdidakane95 5 жыл бұрын
Kxlk
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 жыл бұрын
Allow Hooyo MCN ha igaqaadin bisinka ninki baaba dhaamay
@ladanabdi2995
@ladanabdi2995 5 жыл бұрын
Ilahow inoxafidh carurtena, maogo miyaa iney kaajir badhan tahay carurtakale koriskoda ,illahow naxarista hanagaaqadin
@salada7222
@salada7222 5 жыл бұрын
Wacyigalin fiican weeye , tanaabo ka daran cabdi shukri
@engyahye4307
@engyahye4307 5 жыл бұрын
anigu waxan ka yaabay caruurtan yaryar say film ka u metalayaan marqudha wax ma qaldayaan masha allah
EEDO ARXAN LAAY QEEBTA 6
32:00
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 100 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Riwaayad Maxa Qurbaha Iga Qabsaday Waan qarsanayaaye Qosol Leh  2014
47:01
Murti Iyo Weedhsan Tube
Рет қаралды 748 М.
Filmkii | Dulmi Caashaq |
55:01
Diraac official
Рет қаралды 231 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,2 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 62
20:46
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 136 М.
Ruwayad cusub WAALI jeceyl part '1'
20:01
Somal media
Рет қаралды 595 М.
Igarre iyo shugri,iyo riwaayad aad u qosol badan video
49:57
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН