RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD

  Рет қаралды 1,461,630

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD iyo HOBOLADA WAABERI
RIWAAYADAN WAXAA HAL-ABUUREY AUN ABWAAN MAXAMOUD TUKAALE
LAXANKA IYO CODADKA HEESAHA WAXAA INTA BADAN U SAMEEYEY CABDIKARIIN FARAX QAAREY " CABDIKARIIN JIIR"
RIWAAYADAN WAXAA LAGU MATALEY WADAN DJIBOUTI WAXAANA MATALAYEEY MARKAN RIWAAYADA FANAANIINTA KALA AH.
- HIBO MAXAMED CUDOON( CAWO)
- CABDI CALI BAACALWAAN( CAAFI)
- AUN SAADO CALI WARSAME (ISMA HUBA)
- AUN CABDISALAAN ADAN ( BEERDILAACSHE)( HANSI-BEEN)
- QAMAR CABDILLAAHI HARAWO( CARAABA)
- FEYNUUS SHEEKH DAAHIR( CAGMA DHIGA)
- AUN SALAAD BARAKOW BUULOW( XAAJI BEEBLE)
- AUN FAADUMO MUUSE WANAAG( COLEY)
- AUN CABDILLAAHI AMIIR AWKUUKE
- DAAHIR CAJE( CIRA DABA)
- AXMED IFTIINSHE( ADEEGE)
- AUN ABWAAN MAXAMOUD TUKAALE( CARAALE)
MUUSIKADA WAXAA TUMAAYA FANAANIINTA KALA AH..
- AUN MAXAMED CIISE CABDI
- AWEYS ABOKER GOOBE
- KHALIIF AXMED CILMI
- AUN DAA,UUD CALI MASXAF
- AUN MACALIN MEYSARO
- BUSURI CALI CAWAD
- MUSLIMO QAASIM HILLOWLE
FARSAMADA GACANTA WAA WAASEEY IYO XOOGSADE
DAAWASHO WACAN IYO DHAGEEYSI HABOON
LIKE, SHARE AND COMMENT HADAAD KA HESHAY LA WADAAG ASXAABTA

Пікірлер: 695
@HusseinHC
@HusseinHC 9 ай бұрын
2024 nin ka daawanayow like 👍 saar bal
@qubaariomur7916
@qubaariomur7916 2 жыл бұрын
2022 qofka dawanyah like saar
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 4 жыл бұрын
1986-2020 =34 waa ruwayad qadiimi runtii 34,sano ayaa laga jooga inta comments ka soqoreyso halkan kujirto oo aniga kamid ahay ma aysan dhalan ayan filaa 😁😆
@rahmadhalole6716
@rahmadhalole6716 4 жыл бұрын
Aney ila egtahay Ruwayadan 1987 baan dhashay
@cawecawed7206
@cawecawed7206 3 жыл бұрын
Kkkk
@aysywankahilyayysys3801
@aysywankahilyayysys3801 3 жыл бұрын
Kkkk
@ubax_queen6248
@ubax_queen6248 2 жыл бұрын
😂🤭2022 lajooga hada
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 23 сағат бұрын
2 10 2024 ruwaayadiii ka daawanayaa mogdisho daarusalaam 1986 ❤❤38 sanno ka dib alx anigoo dhashay 1999kii 25 jir ah❤❤❤❤❤❤
@cabaasmaxamed8337
@cabaasmaxamed8337 6 ай бұрын
Daawashaday iyo 2024❤. Inta dhimatay Eebe ha,unaxariisto
@muxuyadiinodaysomaliyeed1466
@muxuyadiinodaysomaliyeed1466 3 жыл бұрын
Hadad dawanaysid 2021 like sar 1986 waxaa laga joga 35 7/2/2021
@cumaribrahimcali5868
@cumaribrahimcali5868 3 жыл бұрын
Ustaad in qortaan rabaa taariikh ahaan marka taariikhta xusty malahuba
@westiman
@westiman 3 жыл бұрын
!!!!
@westiman
@westiman 3 жыл бұрын
Layaab
@guduunismail2770
@guduunismail2770 3 жыл бұрын
Wn kula dawadaye
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Walaal originalkeeda waxaa la dhigey 1975 meelaha 1986 Waa celis. Tusaale Saado booskeeda waxaa mataleysay Maryan Mursal ,bacalwaan booskiisa waxaa matalayey aun C/naasir Macalin, Qamar booskeeda Faadumo Ali Nakuruuma
@monahawadle140
@monahawadle140 2 жыл бұрын
2022-1986=36. 36 sanno ka dib matalaadi riwaayada caawo ay bishu tahay 18 Jan 2022 saacaduna tahay 3:57am ayaan ku daawanayaa hargeysa,anuu ku sugaya salaada subax ,una diyaar garoobaya Final Exam ah Intermediate Accounting. Ilaahay haw naxaristo intodi dhimatay,godka haw waasiciyo,danbigoodana ha dhaafo,janadana hawgu bishaareeyoo "aamin yaa allah" Intooda noolna caafimad,cimri dheer,cibaad wanagsan ban ilahay u waydiinaynaa. "Lama helaan bay ahaayen waabari"
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
@MONA HAWADLE Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto intii dhimatey inta noolna illaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan illaahay uga rajeeynayaa, adna illaahey ha kuu fududeeyo imtixaankaa aad u diyaar garoobeeysey insha allah
@abdirizakabdilahi2674
@abdirizakabdilahi2674 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin Absolutely the way they present is amazing, look how well they organazed, very neat.
@monahawadle140
@monahawadle140 2 жыл бұрын
@@abdirizakabdilahi2674 fan sidaa u qurux badani somali so mari maayo bay ila tahay
@abdirizakabdilahi2674
@abdirizakabdilahi2674 2 жыл бұрын
@@monahawadle140 Haa, xataa dadkeenan imikunkartideedaba ma le oo uma diyaarsana in ay sidaa u jilaan, waxna u xifdiyaan. Heesihii ayay play back ku qaadayaan markaa riwaaydna hadalkeed daa
@monahawadle140
@monahawadle140 2 жыл бұрын
@@abdirizakabdilahi2674 absolutely
@sumayaaraweelo57
@sumayaaraweelo57 3 жыл бұрын
Waar show dadkii hore way inaga khatarsanaayeen😂😂😂😂
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 aad iyo aad wlhi
@fadumoayaan4771
@fadumoayaan4771 2 жыл бұрын
Zaa’id wlhi caqli maskax iyo fani nimo
@zainah_zy1468
@zainah_zy1468 2 жыл бұрын
dadki hore romantic la sheego way ka horeeyen Qatar... m.a✨✨✨
@haniqueen7523
@haniqueen7523 10 ай бұрын
😂😂😂 wlle benta maha
@munaamaanka7389
@munaamaanka7389 3 жыл бұрын
Mama feynus alahayow ku xafid hoyoyinken ayad ka qoslin jirtay hadane anaga ayad Naga qoslisaa mama qiimo badan alaha nolosha kuguma xumeyo
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
Abwaan Maxamuud Tukaale abwaan qaran .. ayaa curiyey riwaayadan isaga oo waliba lahaa heeso badan oo wadani ah ... sida 1.Dhulkayagu sabool maaha 2. Ducaysane wiilkayow 4. Alla weyn ninkii aamina awood leh 5. Dad isa raca oon kala raysan karin .. 6. culimada weyn aduunkaay caafimadka baardhay .. iyo qaar kaloo badan ... allow kuu naxariiso Abwaan Tukaale
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
rewayadan xaqiqdii waxaan dawadey 1976.weli kama dalo booska xaji beebleh waxaa ku jirey nin la yirahdo fanax suguleh. booska sado waxaa ku jirtey maryan mursal.abdinasir macalin. iyo nakruma wadadeydii qodxaha lahaa ayaa la hayaa.soto iskalaa loo soo dadanayaa waa majajileystihii weynaa DAHIR CAJE
@muntazmuktar
@muntazmuktar 7 ай бұрын
Hada imisa sanaaad jirtaaa hadaaad xiligaaas daawatey
@maryanahmed3841
@maryanahmed3841 3 жыл бұрын
Cidii 2021 dawan doonta👍
@sacdiyammuuse4289
@sacdiyammuuse4289 4 жыл бұрын
Hdaa dawaneeyso 2020 like dhac ku sii inta dhimty alle ha u naxariisto inta nool alle cimri dheer ha siiyo
@zakesdynamite5952
@zakesdynamite5952 4 жыл бұрын
ⁿhaatoo J
@farduuscali2104
@farduuscali2104 3 жыл бұрын
Ĺ
@goggleaccount3654
@goggleaccount3654 3 жыл бұрын
@@zakesdynamite5952 aaaaàaaàaaaaa
@hassanhalas286
@hassanhalas286 3 жыл бұрын
@@zakesdynamite5952 ì
@nimcoismael6177
@nimcoismael6177 3 жыл бұрын
@@zakesdynamite5952 1 + 1
@aziadayip2587
@aziadayip2587 4 жыл бұрын
Wow Dad Waa Dadkii Hore HadaLna Waa Kay Idhaahde😅♥️♥️♥️♥️
@kabaalowedward6062
@kabaalowedward6062 Жыл бұрын
2023 ilaahow dalkeyga nabadiisi iyo bilicdiisi qurxooneyd kusoo celi yaa rab❤
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Riwaayadda asalkeedii waxaa la sameeyey 1975-tii waxaana xidigyo ka ahaa Cabdinaasir Macallin (Booska Bacalwaan hadda ku jiro) iyo Hibo, waxaa kaloo ku jirtay Maryan Mursal (oo ay Saado hadda matalayso), sidoo kale waxaa asalkeedii ku jirtay Nakruuma (oo ay hadda matalayso Qamar). Inta kale dadku waa kuwii riwaayadda asalkeedii ku jiray. Maxammuud Tukaale wuxuu kaloo sameeyey riwaayad tan ku mataansansayd oo magaceedu ahaa Doob Qalanjadii Gabay taasoo la sameeyey 1981 iyadoo isla dadkii riwaayaddii hore matalayey badankood ku jireen. Cabdinaasir wax yar ka dib (1982) ayuu dhintay.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
Carraale aad baan kuu salaamayaa Waad mahadsan tahay, shaki aan qabay ayaad iga bixisey waayo dad baan arkaa leh riwaayadan waxaa la sameeyey 1986. Aniguna waxaan daawaday ka hor xiligaa ay sheegayaan, markaa wey isu kay qaban weydey. Marka faaladaada ayaa iga qancisey ee Shukran
@malabadanemusic2023
@malabadanemusic2023 4 жыл бұрын
Nasiib baan u yeeshay inaad cabdi cali bacalwaan kula kulmay germany dhiiri galina ka helay ✍🙏 Intii dhimatayna allah ha naxariisto
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 4 жыл бұрын
Wa nin iyo naag isku jira😂😂😂😂😂😂 Nooooh qofta kaliye xamarawi riwayada ku jirta😂
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Waa qof kaliyee riwaayadda kala wada.
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Sigaarkan ka dafsiyay dabi ma iga raacaya aniga Team khiilifo ayan ku hystaa😂 Allah haw naxariisto intii dhimantay qarniwalba wuu socon ilahow qaatumada noo Hagaaji😭
@Mohamed-ys2fc
@Mohamed-ys2fc 4 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto saado iyo dhamaan inti dhimatay😭
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Abwaan dukaale Saada cali, faadumo muuse wanag, awkuuku,beerdilaacshe, daa'ud cali masxaf,
@ifraaxahmed6477
@ifraaxahmed6477 3 жыл бұрын
EA @@SOMALIMUSICCULTURE lot
@ifraxabdimuhumed8674
@ifraxabdimuhumed8674 3 жыл бұрын
V
@sumayosusu
@sumayosusu Жыл бұрын
@@Mahuraan979 bacalwaan ku dar isna wu dhintay alle ha unxtisto
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajiib riwaayad cajiib ah old is gold memories alle yarxama intii dhimatay
@mila2069
@mila2069 9 ай бұрын
5/1/2024 😋🤗
@anisopilanbari170
@anisopilanbari170 8 ай бұрын
😅
@fartuunmahamed3648
@fartuunmahamed3648 8 ай бұрын
😅
@DeeqaKhuluud-zo2lr
@DeeqaKhuluud-zo2lr 7 ай бұрын
12/2/2024😂
@hodanali956
@hodanali956 7 ай бұрын
Cajiib
@CabiRisaaq-s9r
@CabiRisaaq-s9r 4 ай бұрын
15/5/2024
@aishacute3158
@aishacute3158 Жыл бұрын
Al sacudiyah 😂 wagi hore yurub iyo America lama jeclen sucudiyah shidna 😂
@suummuusow4108
@suummuusow4108 3 жыл бұрын
Maanta ayaan daawanayaa oo ay tahay taariikhdu 21 12 2020 oona jooga qurbe. Soomaaliya ha noolaato Qabiil qudhuna ha dhaco Inshallah. Cadaalad Qaranimo Soomaaliwayn Abtinimo Adeer nimo Inaabti nimo Habro wadaagnimo Gacal iyo Gayaan. Viva Soomaaliwayn InshaAllah.
@abdikaniosman2160
@abdikaniosman2160 4 жыл бұрын
8/5/2020 maalinta daawaday Riwaayadii ugu fcned mase video aan daawaday (((_sababta waxaa leh Corona 😂😂_))))))
@mohamedomaraden9470
@mohamedomaraden9470 3 жыл бұрын
1986 calosha hoyadey ban ku jiray wlhi wa iska sas aduun ayagana stayle 1986 bey tagan yihin😉😉🙌🏿
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Awkuuku "Hooyo haday saf isoo galan wan ka cabsan aniga"🤣😂 Allow kunaxariiso Wax badan waad naga qoslisay #Aabe💖💖
@abdulkadirmatan9314
@abdulkadirmatan9314 3 жыл бұрын
HADAN OGADAY WAXAY SOMALIYA UBURBR TAY ....................... ALLAH AYA CIQABA UMAD MUSLIMKA AH EE DIINTA ILOWDA ALLAH WUU CIQABA ,, LAKINSE ALLAH AYAA QAYRKA OG WALLAHI INTII LASOO QAXAY AYEYNU NOQONAY DAD MUSLIM RUN AH OO SHEEKHYO YESHA WANAGSAN SHEEKHD UGU CILMI BADAN DIINTII AD AYEYN UGU WANAGSA NANAY ,,,, KHAYRBAYBA NO AHAYD BAAD MODA BURBURKII WAYNU KSO MUSLIMNAY ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, WAYO BAL SIDAN FIIRI 1980 WEYAN KAWARAN SIDAN HADAYN KUSI SOCON LAHAYN MANTA WAD ARKI LAHAYN SOMALIYA OO MUSLIM IYO GAALO LAWADA DAGAN YAHAY DAD SOMALI AH ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,LKINSE ALHAMDULILAH DADKA MANTA UGU DIINTA FICAN AYEYNU NAHAY INKASTO HADA HAWENKII FACEBOOK KUWASHEEN HADANA DADKA DALKA SOMALIYEED LEDAHAY 5 SOMALIYEDBA MANTA KINI SAD GAL NIMO ADAN K ARKAYNINN ,,,,,,,,,,,,,,,,
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
Faynuus sheekh daahir flimka I furtaye maxaad faaiday inta kala socota wali farta taag💖💖💖😂
@sumayosusu
@sumayosusu Жыл бұрын
Wlle faynus wligeday shactiro badnayd😂
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 Жыл бұрын
@@sumayosusu hadaana maamadaas daawan waxba ma arkaba.😂😂😂
@sumayosusu
@sumayosusu Жыл бұрын
@@mahamedadel7999 mnsha allah wlh😂😂 cimiri dher alle ha siyo mamo faynus😍
@aishaahmed4428
@aishaahmed4428 Жыл бұрын
☝☝☝faynus waa gaanjibo wayn xaga jiliinka
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Xasuus intii dhimatay Allaha AUN .. inta nool cimri dheer & cfmd inshallah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@cabdiindho4204
@cabdiindho4204 Жыл бұрын
Cabdiindho 4204
@Ubaxcabdirxmaan
@Ubaxcabdirxmaan 3 ай бұрын
Best riwaayad still 2024 jun 28❤😂
@elyazheybe70
@elyazheybe70 2 жыл бұрын
Mamo Faynuus Sh, Daahir miyaah 26:43 codkaan manta dhan uu igu wareegayy Ilaa aan filmka Ifurtaye Maxaad faa iiday ku'garty. M. A Cajabo 🖤😆 Aloow cimari dheer io cibaado Sii Amiin 🤲🏽
@ameenhussein4779
@ameenhussein4779 3 жыл бұрын
13 feb 2021 riwaayad qiimo badan ayay ahayd runti 🖤🤍
@xogahaqarsoon266
@xogahaqarsoon266 3 жыл бұрын
2021 hadaad daawanayso like
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
faynuus umadeena maaheen wlh ilhy cimrigada hadheereeyo maamo
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
And today they can’t even open a theatre in Hargeisa because they say it is..... wait for it....... Haram. RIP Somali culture and folklore (in the North) and welcome Islamic Fundamentalism. I hope the South keeps it alive with the rebuilt Mogadishu theatre.
@deeqacabdi8811
@deeqacabdi8811 3 жыл бұрын
J .
@burco7626
@burco7626 3 жыл бұрын
I agree with you about this 👌💯
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Naftaada maad xur unoqotid Waaa ereygii dad badan naftooda lagu halaagay
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Haa wllhi xumaanta 2 kala ajbani ah sidaa isku ahaada waa waxuu wadanka caro alle ugu dhacdey of dhiig iyo kabtey ma aragtey ugu dhacdey
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Fanaanta intii dhimatay u duceeya allah yarxam kama daalo dawashada riwayadan 2020 Ayan dawanaya ayaa iga danbeeya👍
@ghboy2914
@ghboy2914 3 жыл бұрын
🇸 🇦 🇩 🇪 🇽  🇶 🇴 🇫 🇧 🇦 🇦  🇰 🇦  🇳 🇴 🇴 🇱
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
2023
@jinidiljooy9731
@jinidiljooy9731 4 жыл бұрын
Soomalidii hore dadaan midabkooda badalin ayey ahaayen kuwoo hada joogo quraan Saar ayey ubaahanyihiin
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
Waagaas malaha wax laysku cadeeyo lama aqoon..... Eemalaha iyagaaba naga horeeyay waagaas!!!! Bal eeg masraxu siduu uruxmayo!! Labiskana warkiisaba daa waa iyo waraq hhhhh
@xaajifaaraxxaaji3709
@xaajifaaraxxaaji3709 4 жыл бұрын
@@somalimanintheworld5090 0
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 жыл бұрын
@O Mar Hush maxay ka walax tahay!!! Sida raga uhadal, golo public ah ayaad joogtaaye. Bukaan socod...
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 4 жыл бұрын
wallahy wan ılmeyey markıı aan arkay ıllhey ha u naxaristee owkuku ıllhey janadıı fardoosa ka warabi
@Norwey000
@Norwey000 3 жыл бұрын
Saado aun
@jijojowhar3835
@jijojowhar3835 3 жыл бұрын
Cabdirisaq makusiyaa talefonka xaaska awkuku macawinkarta wej kajajabantahay
@sultaanomar
@sultaanomar 3 жыл бұрын
Alle haunaxaristo dhamaantod .. waxaa goor dhaweyd geeriyooday. Cabdi cali balcawan
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Masha Allah Riwaayadii iigu Macaaneyd ee Aan Daawado fan waa Fankii Hore Walee Xikmad iyo Heeso Macaan Ugu kaaley
@abdulazizsheikh9130
@abdulazizsheikh9130 4 жыл бұрын
Kuwa dislike Saaray waxaan u maleyna inaysan Somali dhalad aheyn. Sababta ha weydinina.
@BalkisaHassanfarah
@BalkisaHassanfarah 8 ай бұрын
13/04/2024 ❤
@AbdulkadirAli-hi2nr
@AbdulkadirAli-hi2nr 6 ай бұрын
ف6٥6٥غ٥
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 жыл бұрын
1986💙 35 sano kadib Baan daawanayaa Waana 2021 bishiisi 9aad
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 3 жыл бұрын
Barigaaz murti la daawan jiray hadeer socdaal miidhan la dhagyztaa
@samiira4581
@samiira4581 2 жыл бұрын
Ma nooshahay wlloy
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 2 жыл бұрын
@@samiira4581 Haa wll Al’Hamdulilah
@fardowsamohamed9133
@fardowsamohamed9133 2 жыл бұрын
@@Hamda_Aseyrrr anıga cawa dawanayaa 1/16/2022 😘😘
@deeqacali3138
@deeqacali3138 2 жыл бұрын
Fariintada waxaa arkey 18/3/2022 manoshahey huuuno
@xurmeyoxasan1546
@xurmeyoxasan1546 4 жыл бұрын
Allha dadki hoore illhay maxu aqli iyo. Xiigmo siiyay illlhow intii dhiimatay u naxariiso inta noolna cafimad daam ah siih
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@aBduL-ReHeM
@aBduL-ReHeM 7 ай бұрын
Labadii isla barbaaarta beerkana iska jeclahay inay soo bandhigaan kabaqaaya jacelka allow yaa isku beega way isku baahanyihiine
@NasroMohamett-wo8lm
@NasroMohamett-wo8lm 4 ай бұрын
15 may 2024 ❤😊 Yaa iga dambayn doono🙌
@dahirabdile9401
@dahirabdile9401 6 ай бұрын
Faunis Shiekh Dahir❤❤❤❤❤❤❤❤❤ member she is the madax weyne dir she cabdi maxamud Amin and my aunt edoo GUDUUDO Aarwo hajio baxsan xaaji Cali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iam families ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂no one can stop forever in horn east Africa / nor horn africa only Allah raabi calamiin Alhamdulilah Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawraredapzsn6495
@kawraredapzsn6495 4 жыл бұрын
Gbdhan iska dhigaysa reer mglka ma maamo faynuus baa
@nabilamanacnabilamanac8984
@nabilamanacnabilamanac8984 4 жыл бұрын
Haaaaa
@nastedave9842
@nastedave9842 9 ай бұрын
Haa
@DREAM-vt5ho
@DREAM-vt5ho 2 жыл бұрын
1:17 bacalwaan iyo hibo maxamed cudoon hiba nuura best song🥰
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Faynuus sheikh daahir & Awkuuku baa riwaayada ugu qosol badan wlhi😂😂Fan iyo Fananiin kama danbeyn dadkan walee Waaberi.❤️
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 5 ай бұрын
28/4/2024😂
@Mohamed.shoox.9
@Mohamed.shoox.9 10 ай бұрын
Legendary of Somalia 🇸🇴
@aasiaabdulkadir5568
@aasiaabdulkadir5568 4 жыл бұрын
Walee iska hadal uma hadlaan Bal eeg Hadalada murtida leh oo afkoda ka soo burqanayo Allow unaxariiso intii dhimatey inta nolna cafimad iyo cibado suban
@najma.ARMY.girl1995
@najma.ARMY.girl1995 8 ай бұрын
Yaa dawanayo 1/2/2024 waqti iyo wayo wadan iyo dad an laheen iyo manta halkan taganahay allow somalidii horay soceli 😢
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 4 жыл бұрын
Heesta furitaanka ayaan jeclahay walaalaha hanuunsanoow
@ThemuzeThemuze-jn3oc
@ThemuzeThemuze-jn3oc 7 ай бұрын
Kama daalo wlhi ruwaayadan 2024 baa daawanaya 4:13 habeenimo 13/February/2024 salaasa
@XX-wl6gk
@XX-wl6gk 4 жыл бұрын
Caadi maaha old Somalia was lit 🔥
@hamse3469
@hamse3469 Жыл бұрын
This fun I'm watching 2023 ❤
@theheba.0
@theheba.0 7 ай бұрын
06.02.2024 ❤
@nastehahassannasteha6792
@nastehahassannasteha6792 Жыл бұрын
Inta 2023 dawaneyso love saara🖤✊
@dunaaomar8926
@dunaaomar8926 Жыл бұрын
Isku mar aa daawanoonaa🖤
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Sanadku waa 2023/5/15 maalin isniin ah 🎉Yaa salaam maanta waa lagu xusayaa abwaankena😭🇸🇴❤ Somaliyy qabiilka naga daaya aan hormar gaarnee🇸🇴😭 maamo faynuus my love ❤
@Esrauptillahi
@Esrauptillahi Жыл бұрын
Aun
@mushtaqismail4112
@mushtaqismail4112 9 ай бұрын
Qabyalad haday jirin😢wllo badn Ayn lahaa lahyn
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 9 ай бұрын
@@mushtaqismail4112 taas aa beentaa eheen wlhi😭💔
@Zaakirali-r8i
@Zaakirali-r8i 11 ай бұрын
2024 iso raaca 😂
@siciidomursal2576
@siciidomursal2576 2 жыл бұрын
Allh faynus shiiq daahir oo yarhhhh codkeeda aqonsdy lkn wan ku frxy🥰❤😅
@fadumoayaan4771
@fadumoayaan4771 2 жыл бұрын
Haa Aniga xitaa codkeeda ku ogaaday
@drdalnuriso1450
@drdalnuriso1450 Жыл бұрын
Old is gold 2023 ban dawanayaa ❤🎉
@sharmaarkeshaxari8650
@sharmaarkeshaxari8650 Жыл бұрын
Same to me
@rudwaanmohamed3897
@rudwaanmohamed3897 Жыл бұрын
Some
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 3 жыл бұрын
riyaawada ugu daawashada badna aan malaa 10 jeer daawaday Allah ha naxariiso abwaan tukaale saado cali awkuuke cabdinaasir macalin daauud cali masxaf goobe qolaha music weeyee inta aan ka tegay dhimaty Allah ha naxariisto inta noolna cimriga ha barakeeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamin yaa rab
@mofosman4426
@mofosman4426 Жыл бұрын
walaahi ruwaayad wey dhaafsantahay waa daxal iyo dahab iyo dheyman ay indhihu iyo noftu ka daalin oo ay waaberi somali oo dhan u reebtey. ruwaan dan jilaayasha ku jiro aoo dhan waa in icon loo aqonsadaa. ragi alufey iyo kuwii isku soo habeeyey waa in museum magacyadooda iyo sawiradooda lagu sharfo.
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Kkkk dadki hore Dad So mahayn Allow intii dhimaty u naxaristo Dad Qali ah aya kujira !inta nool ee Ay Edo Faynuus Sheikh Dahir kujirto Cimriyo/Cibado suban sii way iga qoslisay Edo Faynus 😁😁
@AsdAsd-ye8jm
@AsdAsd-ye8jm 4 жыл бұрын
Waanaga saamax AlLaahna Dembi Dhaaf baanu u Weydiiney.
@qadarc1
@qadarc1 4 жыл бұрын
Soo raaci qeybta dhiman
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
1:28 wa lagu xusaya adeer markasta tariikhdada ilaa hada waan dawaneyna ruwayadan 🤍🤍🤍 allhuma yarham dadkii dhintey inta nool na cimri dheer iyo cibaado suuban 🦋
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@GuliedAbdalla-ti9qy
@GuliedAbdalla-ti9qy Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk xasan Kkkkkkkkkkkkkk vivv fgy kk sallm xasan kk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ibrahim kk kk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ibrahim kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk koofi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ibrahim kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jKsL kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ibrahim kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jKsL kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk vivv kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk koofi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@MaslaxNuur-yk1ss
@MaslaxNuur-yk1ss 10 ай бұрын
2022-1986-36. 37 sanno ka dib matalaadi riwaayada caawo ay bishu tahay 13:11:2023 saacaduna tahay 18:00 ayaan ku daawanayaa somli 13:11:2024 😊uk
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 жыл бұрын
Filmka ifurtaye mxad faidy ayan dawanayy fanus o yar so arag ba isdhahy riyadan ay kujirta iso baxday hhhhh faynus xarabo ayy waliged ahyd 🤣 ilahay cimriga hakubarakeeyo inta dhimatyna alle haunaxaristo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo insha allah intii dhimatey Aamiin Aamiin yaa rab
@maryanabdi7279
@maryanabdi7279 Жыл бұрын
2023 dawnoyah🤣
@adanjamac9394
@adanjamac9394 4 жыл бұрын
Well organized entertainment.
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
This riwaad is really funny ilahoow ha uu naxariisto mama sado cali fayroose cheik dahir is really funny x x
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdilahiibrahim8812
@abdilahiibrahim8812 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE in
@fadumoayaan4771
@fadumoayaan4771 2 жыл бұрын
Faynuus shiikh daahir Waxaan ku ogaaday oo ku aqoonsaday codkeeda maasha Allah waay waay 😂😂😂
@sumayosusu
@sumayosusu 2 жыл бұрын
Codkeda wali isma badalin wlh
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@sumayosusu haa kkk islaanta kale Qamar harawo Halkee kudanbaysay horta may dhimatay
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 4 жыл бұрын
Saado Cali warsame Faadumo muuse wanaag Allow idiin wada naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 3 жыл бұрын
Macaha malahn adigaba ceeriin aheed waa lagu jafjafay iyadana wa lajafjafaaa🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣beerka
@cabdiqanicade2241
@cabdiqanicade2241 9 ай бұрын
Waan iska maqli jiray uun aabahay baa igaga sheekeyn jiray alle hau naxariiste lkn 9/12/2023 10:10pm baan daawaday habeen jimca sii baxayso oo sabti soo galayo... Alle yaaraxma fanaanita dhamantood
@Magol
@Magol 20 күн бұрын
Ruwaydan waxay ka mid ahad Ruwaydahan ugu jecela wakhtigi Tvga qaranka laga sugi jiray jimaha Imkan markan ku soo daalo TikTko iyo Facebook halkanan ku yara nasta 2024❤
@fadumoladan
@fadumoladan 3 жыл бұрын
Mnsha Allah intii dhimaty Allaha uraxmado hobolada waaberi
@ladantakow1486
@ladantakow1486 3 жыл бұрын
I love this riwaayad!!!
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 7 ай бұрын
Allah unaxaristo berdilashe
@dekoali2923
@dekoali2923 4 жыл бұрын
Waxan dawanaya sanadka corona 2020 bishii 9 magalada Stockholm dalka sweden malin isnin eedadey saado cali ilahy ha u naxaristo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE dadkan Saado keliyi madhiman ale hawada naxariisto intii dhimatay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@@cabdicasiisgiire3089 Aamiin Aamiin yaa rab Illaahay ha u naxariisto intii dhimatey inta noolna illaahay cimriga iyo Caafimaadka ha u siyaadiyo ia
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE aamiin yaarabi balse manooshay mamo Qamar harawo halkee joogta iyo Daahir caaje
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@@cabdicasiisgiire3089 Qamar Cabdillaahi waxeey joogtaa London Daahir caje ma garanayo meel uu joogo
@aishaosman3768
@aishaosman3768 10 ай бұрын
1986-2023/11/13=37sano adun xalkisa Allow u naxariso intii dhimatay
@adarjama9560
@adarjama9560 3 жыл бұрын
Ninba haduu madowyahay badasa kagalaa
@ruweeydaabdirizak3201
@ruweeydaabdirizak3201 3 жыл бұрын
Wow wali manba dhaln 🤭 Mark ruwayadn lajily 35 San lag joga mant ayey noqty in dib u jaleco way wayihii hore 7/2/2021
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 4 жыл бұрын
Dhaman nimanka musiga tumaya weeywada dhinteen ee fataxada u mara
@IqraMahamuud-ve1gs
@IqraMahamuud-ve1gs 7 ай бұрын
7/2/2024 macalin ka school manta ishege ruwayadan Sas ban uso radiye 😂❤
@abdul4069
@abdul4069 2 ай бұрын
sabab buu ku keenayna?
@mumtascali7076
@mumtascali7076 9 ай бұрын
2024 bishi 5/1/2024 alx maanta nasiib uyeeshey 👆😘
@SumayoCabdiwali
@SumayoCabdiwali 4 ай бұрын
2024 daawanaayo loveta dhac kusiiya❤
@Hodanhurre
@Hodanhurre 9 ай бұрын
Ala ma nooli😅😂😂😂😂😂😂😂
@apdi-aziizhussein4358
@apdi-aziizhussein4358 4 жыл бұрын
alla qurucbaddanaaa inanta maryaha Isku eeg eeg xidhan
@tarsanckofficial9480
@tarsanckofficial9480 4 жыл бұрын
Maanta ayaan dawanayaa 7/04/2020
@hccha4412
@hccha4412 4 жыл бұрын
Corona time 🤣🤣🤣 #stayhome
@hibaaqmaxamed2860
@hibaaqmaxamed2860 3 жыл бұрын
Ana mnta ayan dawady🤣🤣
@mareexan
@mareexan 5 ай бұрын
I wasn't born at that time lkn rest peace since Siyad bare 💯 better than Shakespeare
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 жыл бұрын
2003 Anoo ilma ah dawaan jirey xasuus wllh
@aboumashci1693
@aboumashci1693 4 жыл бұрын
Riwaaydan waxaad moodaa in la gaga hadlyy wxa hadda socdaaaa ee ay dumarka hadda tagan sameeyaan ee qofka dhaqn ka kugan la layaabayo
@cabdiwaduudibraahim5046
@cabdiwaduudibraahim5046 3 ай бұрын
Riwaayadahan oo kalaa uma daawado in aan qoslo lkn wxn u daawada si aan u arko hab faneedka murida hab jiliinka barigaas heerka uu marayay si aan u ogaado soomaalidii barigaas aad bay ilbax u ahaayeen
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 45 МЛН
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 226 М.
Djibouti: Riwaayadii Hablayahow Hadmaad Guursan Doontaan
2:19:23
Assajog Studio
Рет қаралды 154 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 373 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 854 М.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,7 МЛН
Qabyo 2 Part 3
14:27
AbDiLaHi IbRaHiM
Рет қаралды 1,3 МЛН