RIWAAYADII || I FIIRSO|| QUMAYO QAALI IYO QOMBOB...?

  Рет қаралды 46,875

Asad Diaby

Asad Diaby

3 жыл бұрын

#Subscribe #like #Share
Special thanks.
libaax Kabeeye.
Moohaan.
Garaase.
Salman Farizi.
Bulo.
GaaxNuug.
Baapaa.
Camera and Editing.
JeeGo.
Soo saaristii.
Asad Diaby.
Director.
Asad Diaby.
Gaalkacyo.
Hadii aad soo booqatey Channelka Asad Diaby
Subscribe Noo saar channelku waa kiinii.
Mahadsanid.

Пікірлер: 217
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Waxaan Riwaayad lama oran karo🤣 Qumayo qaali Alle iimaanka kaa qaad kkk Dee subscribe waa khasab ee saara hadii aad ku cusub tahay channelku waa kiinii ee iimaansada hadii aad horey iila joogtay mahadsanidiin saxibayaal Qosolkiina ayan u noolahay one love legends
@apdurhmanapdullahisky7635
@apdurhmanapdullahisky7635 3 жыл бұрын
Ina gumeed jaanis helay bad tahay caaqoow
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 3 жыл бұрын
Asad diaby adiga iyo magacagu wad isku egtihin MANSHA'ALLAH TABARKA ALLAH nin qalbi ficaan aya tahay waligey somaliya ma argin adi darta ina somaliya uu barto si aan malin un ku Argo ee ma isdhawey lahad gabdh reer Djibouti ahay huno magacaygu wa Sarah asad 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 3 жыл бұрын
nio AbaHa qosolka Ad Tahaye lipaH galkacio nio joga xge kugu imadaH zxb wan ku Tageera ASAD DIABY🖐❤
@cabdifataaxdikaanioofficia9715
@cabdifataaxdikaanioofficia9715 3 жыл бұрын
Asad diaby waan kaa fuqay 😅
@cabdifataaxdikaanioofficia9715
@cabdifataaxdikaanioofficia9715 3 жыл бұрын
The one and only legend
@ahmedsaed2943
@ahmedsaed2943 3 жыл бұрын
Asad diaby galkio legend abti hormarkad grty wa gari dona i.a
@siinshiim1433
@siinshiim1433 3 жыл бұрын
ASAD DIABY LEGEND BAAD THY WAANKU WTAA
@ahmedjamacfarax8938
@ahmedjamacfarax8938 3 жыл бұрын
Hhhhh legend batahy 32 sano ma u shegtay inaaa ahyd jamhad reer xarfo ah One love asad diapy
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 3 жыл бұрын
Masha Allah legend baa tahay from Bursalax sxb qali haa dii aad taqaan magacaygu waa ilyaas ruuntii waa iga qoslisaa marka ku arko nio Legend baa tahee 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🙏🙏🙏❣❣❣💯💯💯
@munanatazhdhazhiimk6483
@munanatazhdhazhiimk6483 3 жыл бұрын
Walhi wàa qosla qumaya qaali qonbab qurucuud qurux uboy keep going adiyo tiimkaagaba
@mahameddeeganoodmahameddee2714
@mahameddeeganoodmahameddee2714 3 жыл бұрын
Asad diaby keep going Zxp Lagend of legend
@halimamohamed9148
@halimamohamed9148 3 жыл бұрын
9sano ayad kuqangarteey tisca siniina calamatul buluuq wallahi wanfuurey asad diaby walalkiis keep going talent iga dheh
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Legend Asad Diaby and keep going sir
@robgoal2990
@robgoal2990 3 жыл бұрын
Nio goos gooska iyo Riwaayada bilowgeeda dhextaal u yeela meel riwaayadu ka bilaabmatayba la garan maayee Million love sidiina kale Horey u socda
@Abdisalan22
@Abdisalan22 3 жыл бұрын
Asad diaby waad iga qoslisa sxb best Somali comedian
@groupterms344
@groupterms344 3 жыл бұрын
Asad madax ii saaran tahay wlhi keep going
@abukarahmed7055
@abukarahmed7055 3 жыл бұрын
Masha Allah Sifican Bad U Jisheen Hormar Wanagsan
@abdullahiabdi9571
@abdullahiabdi9571 3 жыл бұрын
Lajan sxb waalaahi waan kugu hsystaaa asad rageediii riwaayadaha waan xiiseeyaa funy aya tahy
@abdirisakomar1146
@abdirisakomar1146 3 жыл бұрын
Keep going my pro
@abdulomer4370
@abdulomer4370 3 жыл бұрын
Kkkk ninkad ii qarisay kulahaa horay usoco bro Legend
@nasteexoabdull1152
@nasteexoabdull1152 3 жыл бұрын
The one and only my pro asad i.a marka aan imaado carigaa iyo mudug waxan jeclandonaa in aan ku arko wllky noolow inbadan 🙏❤
@youngbaba899
@youngbaba899 3 жыл бұрын
Waa kuwataa ayuu dahey Asad diaby
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Asad diabi Taageran ku Ahey Wacdla belo kula Tagtay miyan ku idhaa😂😂😂😂From Berbera xaruntii Jcylka ❤️
@cjumer7431
@cjumer7431 3 жыл бұрын
Ana tageer ku ahay
@cadaadochanel6469
@cadaadochanel6469 3 жыл бұрын
Asad diaby niyohow waxan layaabay inta aadan hadlin ayaaba iska sii qoslaaba wlh legend somaliyed horay u soco wll
@NasserElmaaz
@NasserElmaaz 3 жыл бұрын
Naagtaada hdey kgu adkeyso Calaa taxti aqdaamihaa 🤣🤣 legend wlhi wa qosly
@blackking4657
@blackking4657 3 жыл бұрын
Asad 4 ta sano saad ku ogayd maahan legend Asad Diaby 👍👍👍
@cabdirahmanaadan7979
@cabdirahmanaadan7979 3 жыл бұрын
Keep going brother
@HassanAhmed-en4lx
@HassanAhmed-en4lx 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 asadow waan ku wataa sxb wlh qosol iguma harin.
@ismahaanfarah1821
@ismahaanfarah1821 3 жыл бұрын
keep going wll asad😍
@xamdixilkaz5800
@xamdixilkaz5800 3 жыл бұрын
Asad tageero buuxan u ahay walhi nolow.abow🙏❣️✨
@abdulkadirkalzoni1828
@abdulkadirkalzoni1828 3 жыл бұрын
First comment keep going 💟✅✅✅
@quule9155
@quule9155 3 жыл бұрын
Keep going bro thts so funny mo boy
@seniorsamircde1725
@seniorsamircde1725 3 жыл бұрын
Very Funny Indeed...,What a somalian Film...., Waiting Part2 bro...,Keep Going Sxb...,Hormar Wacan InshaAllah....,Waiting Part2 InshaAllah....,
@abshircaliabusowda5026
@abshircaliabusowda5026 3 жыл бұрын
Allah zxp asadow markan booq aan dareemo riwayadahaga ayan ku nafisa wlhy zxp mcn xld kwrn
@cabdimalekhassen4507
@cabdimalekhassen4507 3 жыл бұрын
Kkk wandaced qosley a sad thanks bro
@faisalalinur9855
@faisalalinur9855 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk diaby Keep going bro
@anshaxshxuseen496
@anshaxshxuseen496 3 жыл бұрын
4tii sano baa sidii aan ku aqaanay laga badalay kulahaa😂😂😂 asad ummadeena matihid sxbow keep going shaqo wacan 😁
@somalitruckdriver8980
@somalitruckdriver8980 3 жыл бұрын
Legend asad diabi
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
Bishaan küla joogay... Danbi dhaaf Allah ha iga dhigo.... Kuyeh..... 😂😂😂😂Asad diaby caadi ma aha
@shooodmohan6788
@shooodmohan6788 3 жыл бұрын
Wa waxkle riwaydan lovety istahisha ❤
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Gacan baan idiin taaage ✌️😂😂
@maxamedjiiraan4087
@maxamedjiiraan4087 3 жыл бұрын
qamar select home and legend
@ahmettsergiochannel3427
@ahmettsergiochannel3427 3 жыл бұрын
Tisca sininaa aa😂😂 asd diyabi fnunny adeer
@stayhappychennel7808
@stayhappychennel7808 3 жыл бұрын
QAMAR Hpo Wa Kugu Faana Keep Going 🔥✌
@hassanjokarhobaalciiraale4241
@hassanjokarhobaalciiraale4241 3 жыл бұрын
Keep going pro
@EfootballGame-nd8id
@EfootballGame-nd8id 3 жыл бұрын
Inta Muxaadirada Sheikha maqlasa like isku muujiya👍
@mohaawliyomidia5660
@mohaawliyomidia5660 3 жыл бұрын
Qamar inteee le egtahay hedheee asadow
@mahadsaidshabeel3283
@mahadsaidshabeel3283 3 жыл бұрын
Anaaba kayaabey
@masterofficial3696
@masterofficial3696 3 жыл бұрын
M.A legend the one and old men.
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 3 жыл бұрын
Horay usocda masha Allah
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 3 жыл бұрын
Qombob iyo Qumayo qaali waan ogaa ineysan caruur magcyo fiicn dhalyn 😂😂😂😂
@samaraabdulqadir4396
@samaraabdulqadir4396 3 жыл бұрын
riwayadaha reer muduga iyo reer burco ♥️
@faysalfaqay4376
@faysalfaqay4376 3 жыл бұрын
Qamar Burtinle horey usoco
@ahmedbashii4448
@ahmedbashii4448 3 жыл бұрын
Asad big fan Awle Mohamed awle😂😂😂👋
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 3 жыл бұрын
Asc wan idin salamy aqyarta filinka noo wada horey u socda vivi big fun👍👍👍
@faisalalinur9855
@faisalalinur9855 3 жыл бұрын
Idhunkana keen abwaan wlhi waad Naga qoslisay
@zakidybala6668
@zakidybala6668 3 жыл бұрын
Tan riwayd wa dhaftay 🤣🤣🤣🤣🤣
@cilmiyare4355
@cilmiyare4355 3 жыл бұрын
horumar wacan madaxay
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
Asad diaby Funny wye🤣🤣🤣
@saliimsir9950
@saliimsir9950 3 жыл бұрын
ilqeeyte iyo tabad yaasiin inay guryahoodu iska so horjeedaan aya ruwayada iiga baxay
@zahalmohajama2049
@zahalmohajama2049 3 жыл бұрын
Pro asaD wlhy wllka aadban kugu tagera malinta soo poogdey chanalkaga ayaa qosol igu horyey ina ader inoo soo badi so raby wlhy TeDa kleH 8 account ayaa subs ku saaray kula shaqeynaya poe zxp horey usuco liketa azxpy igu soo fiiriya ninyahw
@mastarcade9217
@mastarcade9217 3 жыл бұрын
Asad Waakutaa Anigu😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-qm7fc
@MohamedAhmed-qm7fc 3 жыл бұрын
Asad wallhi funny ba tahay 😭😂😂😂😂😂😂😂😂
@tara-K1725
@tara-K1725 3 жыл бұрын
Full tagero team diaby ❤❤
@HassanHassan-zz3ko
@HassanHassan-zz3ko 3 жыл бұрын
Ikaxeyso😂Idhageyso😂Ifiirso maxaa kuxiga😂😂😂
@mascudvlogs8688
@mascudvlogs8688 3 жыл бұрын
Asad diaby keep going bro waxan riwaayad lama odhan karo nex riwaayad ila lugee ka dhig 😂
@fiqiwalal6472
@fiqiwalal6472 3 жыл бұрын
Illahow garoobta hanaga qaadin😅😅🤲
@siinshiim1433
@siinshiim1433 3 жыл бұрын
WXN NAAGO LAMA ORANKRO SINGLE NIMADAA LAGU QATEY
@zupermario7784
@zupermario7784 3 жыл бұрын
qanjir &qrux uboy&qrucuud&qumayo qali😅😅mgacyadan xgee lga helayna😅
@kiaseveenlove3679
@kiaseveenlove3679 3 жыл бұрын
Kkkk 32 fiirsaday legend wa ku wataa
@calixaaji8758
@calixaaji8758 3 жыл бұрын
M.a keep
@mohhamettelawil9563
@mohhamettelawil9563 3 жыл бұрын
Wr nio anigu waxan aad ula yaabay riwaayadahan idhagayso ikaxayso ifiirso asad diaby xagee ka keentaa🤣🤣
@BBMNN21
@BBMNN21 3 жыл бұрын
I fiirso ay muqleeye filim ka socdo miyaa kulahaa lugooyo 😂🤣
@mahadsaidshabeel3283
@mahadsaidshabeel3283 3 жыл бұрын
iiraacna masoo wadaa abwaane
@maxamedkuuriya9732
@maxamedkuuriya9732 3 жыл бұрын
Asad from hargeisa legend
@mohan_farah
@mohan_farah 3 жыл бұрын
Qamar gabar burtinle ahaaaa😁
@fartuunadan1709
@fartuunadan1709 3 жыл бұрын
Plz khaladaad noso dhig
@PuntlandMedia
@PuntlandMedia 3 жыл бұрын
😄😄😄 war hadde waxaan riwaayad maahee magac ubixi. Kkkkkkkkk
@farahsiraad7843
@farahsiraad7843 3 жыл бұрын
4ta Sano Ma Intan Ku Aqana Laga Badaley😆 Guuleyso Brother
@mohaqays2146
@mohaqays2146 3 жыл бұрын
Wxn aad ugu qosly markii Aad usogashay wiilkaagii oo ladaldalayo😀😀😀
@ismailabdi1660
@ismailabdi1660 3 жыл бұрын
waxaada waa aano qabiil kulaha legend asad waku wata lph
@maxamedcabdi8894
@maxamedcabdi8894 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waa abahaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Hassan.Honest1
@Hassan.Honest1 3 жыл бұрын
Dad aan ka qaylyaya aa tihiin asadow sxb team owle maxamed owle waa idin wataa
@Hassan.Honest1
@Hassan.Honest1 3 жыл бұрын
Riwaayad kale aan inka sugaynaa insha allah sxbkey
@axmedkaraash8057
@axmedkaraash8057 3 жыл бұрын
KZbinr ka kaliya aan taageero tahay prother
@bileyare9943
@bileyare9943 3 жыл бұрын
Hhh😁😁😁 wn ku wata Asadow 2da gacan tee ka jabtey midig mise bidix iga cilmi bdn 😁😁😁
@cabdulaahimaxamed3953
@cabdulaahimaxamed3953 3 жыл бұрын
hahaha wllee naag wiil dhashay waa ka durug qumayo qaali belo ku qaadatay ninka magtiisii bee gashay
@kingo5954
@kingo5954 3 жыл бұрын
Diyaabow Ina adeer ilqayte iyo tabad yasiin ta aad marksta sheegto madad jira oo nool baa anigu wa yaabaye🙆‍♂️😂
@mirejr484
@mirejr484 3 жыл бұрын
Awle maxamed Awle Madan Ka yaabin??
@maxamedkuuriya9732
@maxamedkuuriya9732 3 жыл бұрын
Tabad yazin
@whizkid7813
@whizkid7813 3 жыл бұрын
qumaYo qaaLi😂 qamboy😂 qurux uboy 😂 qanjey😂 il qaYte 😂 TabaT Yaasin😂 Waxaan magac Lama oran karo dee nacaLa dhaLaYe😂🔥
@qalbiifiye3832
@qalbiifiye3832 2 жыл бұрын
Iyo qori-cuud
@happy-il2nr
@happy-il2nr 2 жыл бұрын
I fiirso😅😂😂
@Chen12347
@Chen12347 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣mgcyda iga gdan
@abdiwalidhago5851
@abdiwalidhago5851 3 жыл бұрын
Alla mxd bareefad shahaado ka qaadaty Asadow😄
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 3 жыл бұрын
20:05 تسعة السنين علامة البلوغ
@kadarjama7972
@kadarjama7972 3 жыл бұрын
Iikaalay soo sar
@official_zakamadhumaal7756
@official_zakamadhumaal7756 3 жыл бұрын
Ninka sheega xagu ka kenaay😂😂😂🤣😂😂😂😂😂💪💪
@cl1387
@cl1387 3 жыл бұрын
hhh Kulahaa pravate shahaado ka haystaa scor baa ii ixiran😄😄
@abdizametalihazzan9151
@abdizametalihazzan9151 3 жыл бұрын
😂waxaan riwaayad lama Oran Karo Dee 😂😂😂
@axmedvidal2023
@axmedvidal2023 3 жыл бұрын
First comant😂😂😂🍾🍾🍾
@huradahyeofficialtamash6616
@huradahyeofficialtamash6616 3 жыл бұрын
Waaaa kaaaa fuqay qonbobw
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 жыл бұрын
Asad qur'aanka ilaa halkee baad gaaraty?
@katrinaabdi8793
@katrinaabdi8793 3 жыл бұрын
Waa jabnaha waa jabnaha 😅😅🤣🤣🤣🤣
@abdiphatah1744
@abdiphatah1744 3 жыл бұрын
Warcaadi ma ahan riwaayadu
@amiirahusein538
@amiirahusein538 3 жыл бұрын
Qosol igu maharin
@amirabdi4525
@amirabdi4525 2 жыл бұрын
asad wankutageraa
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 3 жыл бұрын
Qumayo qaliyeey hhhhhhhhhhh 😅🤣🤣🤣🤣🤣
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 32 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 7 М.
Ololaha dabar goynta Geedka garan waaga ee degmada Sallaxley
5:14
Mawliid Maxamed Siciid
Рет қаралды 1,5 М.
Asad diabi || Sacad Marqaan || Aamina qaraami || Qosol Iyo maad.
18:03
Libaax k Channel
Рет қаралды 33 М.
DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY
17:40
Halmaal Media
Рет қаралды 63 М.
Riwaayad Cusub| Dhabar Ka Taabasho|2020 by Asad Diaby
32:32
Asad Diaby
Рет қаралды 117 М.
ASAD DIABY WAGU TAHRIIBAY 😂😂 || somali tiktok 2023 ||
7:16
Somali tiktok videos
Рет қаралды 4,1 М.
Riwaayad Qosol badan | alla kuba | libaax kabeeye o xaskisii shukansaday
12:33
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН