RIWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH:

  Рет қаралды 386,505

somalworld

somalworld

11 жыл бұрын

RIWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH: PART
Abdiqadir juba, Amina cabdilahi , Cadar axmed kaahin, faadumo Haldhaa, kinsi xaaji aadan, khadiija c/dulle waasuge (Hiiraan ) Riwaayadaan waxaa alifay Abwaanka ku caan bahay Curinta Riwaayadaha iyo Sameynta Suugaanta waa Hassan Xaaji c/laahi Hassan Ganey

Пікірлер: 105
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Riwaayad xusid mudan. Raxmaanku haw naxariisto Intii dhimatay inta noola alle sw Cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo.
@farxiyoabshir5207
@farxiyoabshir5207 10 жыл бұрын
mansh alaah abwaan xassan geney ilaahay haku xifdiyo waa riwaayad wada murti ah hadii wakhtigan qarankii somalia uu jiri lahaana kuwa kale ayuu soo saari lahaa abwaanku mansha alah
@nimcaanmaxamed7765
@nimcaanmaxamed7765 8 жыл бұрын
eesh qiyasak waa ruwayad aad u qaali ah oo ay jilayaan fanaanin aad u qaali ah alle ha u naxariisto inti dhimatay aamiin
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 10 ай бұрын
Xassan Ganey is the best producer of all time. Indeed “waa maadays adduunyadu dadkua acting up”
@ninbamaankiihakumeelmaro6037
@ninbamaankiihakumeelmaro6037 6 жыл бұрын
Intii dhimatay alow unaxariiso aaaamiiiiin
@abdishiremaalin7930
@abdishiremaalin7930 5 жыл бұрын
Mashallah ish calaa riwaayad
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Dhalaanyow cagta wayni Adigoo cawro ah baad Raga caayi taqaan Xasan ganey Noolow Adeer Qooqane is so hilarious
@pcdoctor4401
@pcdoctor4401 7 жыл бұрын
aduun lumaay waa irwaayadiihii murtida lahaa xiliigana wacyiigiigii jiiray baayii ka turjumayiisay waxa sameeyay abwaankii weeyiinaa ee xasan ganaay iintii dhimaatayina alle hawo naxariisto
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 8 жыл бұрын
ninka kinsi la heesaya alla haw wada naxariistee waa maxamed caraale waa ikraan caraale aabeheed
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
gabadha la heesayaa Kinsi Adan Xuseeen
@mursalhassan879
@mursalhassan879 6 жыл бұрын
Barnpogram TV sheekhdirir
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Amina abdulahi vs abwan hassan gani
@abdisitar9776
@abdisitar9776 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto kinsi xaaji iyo maxamed caraale
@ubahelmi2169
@ubahelmi2169 8 жыл бұрын
i
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
somalia waqooyi alifay murti Xasan 'Ganey' Cabdulahi 1984
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
I thing Abwaan xasan geneey ayaa ugu riwaayado badnaa
@ibraahimabdifarah4794
@ibraahimabdifarah4794 7 жыл бұрын
waaa riwaayadahiii umada soomaaliyeed ugu fiicnaa anaa Dib u soo noolayn doona insha Allah madaxweynaha umada soomaaliyeed Dr* Roobleh
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Ibraahim Cabdi amisom iska xoree horta
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Waaah waah top
@maxamedaxmed5446
@maxamedaxmed5446 4 жыл бұрын
Hamda. Cali. WAxaa. Halkan. Kaa. Soo salaamayaa. Maxamed. Axmed. 4117837111www.bbc.com/somali/news/story/2007/10/071009_xeebaha_somaliland.shtml BBCSomali.com | Wararka | Doonyo lagu qabtay xeebaha ...
@MullerOfficial
@MullerOfficial 6 жыл бұрын
Walee waa riwaayad aaad u qaaliya dhamaan hobaladii waaabari may kala dhicin intii dhimatay alle haw naxariisto inta noolna alle cimriga haw dheerewyo ameen
@mukhtarmahdi6495
@mukhtarmahdi6495 4 жыл бұрын
waa riwaayadii riwaayadaha xaqiiqdii
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
waa biydka cadar Axmed qaadayso esh calaa murti abwaan xasan x cabdulaahi ILAAHAY HAKU DHAWRO AAMIIN
@boqorkareerhargeisa1796
@boqorkareerhargeisa1796 7 жыл бұрын
yaasalaaam waxaasaa riwaayada
@laylasaahidsalman2752
@laylasaahidsalman2752 9 жыл бұрын
caadi ma ahan akhyaartan allla ha unaxariisto intii dhimaty
@gabiley-man5538
@gabiley-man5538 9 жыл бұрын
Waaaw edo dey AAMINA CABDILAAHI HALAFOO mu asal Gabiley caadi maahan respect maamo
@khaliifcirro
@khaliifcirro 5 жыл бұрын
waayo waayo
@cabdikariin882
@cabdikariin882 3 жыл бұрын
ok
@cabdixakiinxasan7559
@cabdixakiinxasan7559 6 жыл бұрын
Carro isaaq Hoyga suugaanta soomaalida imo dhaqankeenii wacnaa. VIVA HARGAYSA BURCO BERBERA CEERIGAABO XARSHIN DAROOR KAASHAAMO IYO GOBOLLO KALOO BADANN. Soomaalida katana macaayin guulbaan urajaynayaa soomaaloo Shan Somaliland Somalia Djibouti nfd IYO Somali galbeed ilaahaw quluubtayada is jeclaysii
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
WAA WAABARI HARGAYSA THAT WAS MY TIME TANAGER
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk, Waaberi waxay ahayd Koox Qaran ee taariikhda ha qaldin adigoo is leh Waqooyi wax u boob. Barta ay ku dhigayaan waa Dhuusamareeb Dadkaan Qaran baa lagu dhisay oo qabil laguma dhisin ee bal hadaba dadkii waad haysaaye bal soo dhis.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
@@cadeycali6723 waxa aad ka hadlayso kamabaan hadlin waa kooxdii waabari qaybtii hargaysa ee qabiilkan iyo caadifadan ku haysa waa mid adiga kugu kooban bro ee waxaa kuu wanaagsan in aad dib isu akhrido qarankan aad sheegaysana adigu deegaankaaga ka dhis oo qaran so.aliyeed oo is haysta degaankaaga ka dhis anagu qaranbaanu dhisanee
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
@@jamalskp7280 Waxa aad ka hadlayso fahmay walaal. Balse Hoboladii Waaberi ee Muqdisho joogay oo Qaran Dhisay ayaad tiri waa kuwii Hargeysa. Maad ku adkaysato Waa Hoboladdii Waaberi? Ma waxaad ka wadda waxaa u badan Riwaayadda dad ka soo jeeda Waqooyi? Dadku Qaran ayey Matalayeen ee Hargeysa ma mataleyn. Midda kale haddaad Qaran dhisatay dee soo saar Hobalo sidaas u dhisan oo xul ah. Wejiyaxun iyo Gabdho af guduudsaday oo masraxa soo gala iyagoo is ruxaya oo dirac tafadheer xiran oo wax nuxur leh ku heesayn ayaa Hobalo kuu ah. Dadkii waa joogaane soo hel Aamino Cabdullaahi oo kale, Maxamed Caraale, Ganey, jobba, Khadiijo Hiiraan, Cadar Kaahin, saado cali... bal soo hel oo hobalo dhisan oo kuwaas la mid ah noo keen 30 sano qabyaalad iyo dowlad baan nahay qabiil ku guuxaya ayaad tahaye.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
@@cadeycali6723 Fanka somaliyeed iyo suugaantii somaliyeed reer waqooyibay ahayeen iyaga ayaa hogaanka u hayey idinka iska daa wax aad tirisaane afsomaliga caadiga ah ayaa idinku adag takale qoraalkayga qoran been ha ka sheegin hargaysana waa la yaqaanaa in ay tahay howgii suugaanta qarankaa aad ka hadlaysana wakhtibuu ahaa lgabalkiisuna wuu dumay nabadeey bro
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
@@jamalskp7280 Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk Haye Fanku haddiu Waqooyi ku dhisnaa maad wejiyaxunta inaga bedeshaan oo noo keentaan dad mataaldii hore sii raaca? Waa adinka Xidigaha Geeska 🤣 Ay idiin yihiin Fanaaniin? Midda afsoomaaliga aniga waxaan ahay naag reer Mudug ah. Mudug waa meesha Soomaaliya lahjadeeda buugta lagu qoro. Marka bro Geelaaga iskaga raaco buurihii aan isla ogeyn riyadaadana iskaga jir.
@xasanmaano790
@xasanmaano790 2 жыл бұрын
Xasan
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 жыл бұрын
caadi maaha jilayaashu waa xul makala dhacaan RUNTII .....super star
@mareegmedia497
@mareegmedia497 6 жыл бұрын
sabnkan maanta iyo riwaayadan isu,eega
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk very funny dr qooqane
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 4 жыл бұрын
Wa ruwayadiiw idoorku kow kicinayeen dadkooda kuwa kujira ee an idoor ka Shayne ma garayaan waxa ku aasan macanaha riwayayadan way isaaq matalyaan Waayo dadka la lahadlaya wa idoorka oo la kiciniyo sidaasaw dowladii barakeysneed u johisay Juba ma yaqaano waxa uu u heesayo ila haldha cadar kahin kuli wa iska qadayan Rerkan yare ee idoor uurka hooyadood bey xanuunka qabyalada iyo somali neceebka kalso dhacan Wlaahi wan yara markan maqlay riwayadan wana is markii an ku maqley laascaanood hudheeladeeda wana laga mabnuucey in laga shido meheradaha Idoor iyo cuqdad walle god isla galeen
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Mar haday hadal sidaa dhalaaxda kuugu soo qaadeen noogu dhan. Hadafkeedii gaadhay sow maaha ? mar hadaad adoo daawanaya 36sanadood ka dib isku xaarayso majeerashada IIDOOR oo uf idin yidhi inaad la god galaysaa iyo Makhruuqnimo ayaa hubaal ah dawlada barakaysnayd ma tii afwaynihii suuliga Nigeria isagoo xaarkiisii dhex jiifa laga soo saaray baa ciilane
@mohamoudabdi4452
@mohamoudabdi4452 9 жыл бұрын
I presume many of those singers still alive such as xasan genay , I argued them to made similar dramas even though times is different I assumed this drama is about indirect Somalia's political situation under afweyne junta
@husseinali4766
@husseinali4766 10 жыл бұрын
Asxaabey caasi maaha riwaayadani
@ziizohahmed2047
@ziizohahmed2047 5 жыл бұрын
Riwaayad Uun Hamoodin murtidaa kadaran yaa iLaaHal caalamiin dHulka isaaqu dego sidanaa lagu yaqaanay Love you ISAAQ wllHi 💚☁️❤
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 4 жыл бұрын
Masinadu addunyada iyada u macalin ah
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
riwayadan walee gacantaa la qabtay tiyaatarka hargaysaa
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Beenta jooji waa Dhuusamareeb meeshu🤟🤟🤟
@qalanjolove7626
@qalanjolove7626 8 жыл бұрын
riwayadan wa riwayada ugu qalisan waa riiwayad jilaayaa fiican heshay alle unaxariiso intii dhimatay
@shuceyb2004
@shuceyb2004 10 жыл бұрын
waa ruwaayad lab
@worldwide9687
@worldwide9687 6 жыл бұрын
Fikirkii iyo ereyadii Abwaan Xassan Ganey
@Garad7
@Garad7 11 жыл бұрын
Riwayadii 'Masimada Adunyadu Ayada Macalim/Masul ka ah' 1984 erayadii & fikradii abwaankii caanka ahaa, geesigii, xasan cabdilahi gannay
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Garad7 hhhhh malahubaa abwan shube were liyo kooxdii horseed ee cidanka qalabka sida
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 жыл бұрын
@@maalinmaali8833 abwaan xassan ganey ayaa alife saxib
@yusufalimacalin2663
@yusufalimacalin2663 3 жыл бұрын
Asc sxbta wa idin salamay waxan dadkan ikalashega
@iimaanali1542
@iimaanali1542 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto Ahmed seydaka
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Goormuu dhintay sayidku?
@iimaanali1542
@iimaanali1542 4 жыл бұрын
5 bila wuu motana yahay allah unaxariisto qadar rabbi u timida xamar ku dhintay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@iimaanali1542 RABI swt janatul fardawsa ha ugu deeqo isaga iyo wixii muslim ahba Mahadsanid wllo maba maqal xitaa warbaahinta hada jirtaa malaha dadkii qiimaha labadaba ma yaqaaniin aqoon dari wayn baa jirta waan ka xumahay
@iimaanali1542
@iimaanali1542 4 жыл бұрын
Waa sax walalo aaamiin aamiin allah unaxariisto
@nimcoalihaybe8693
@nimcoalihaybe8693 6 жыл бұрын
Riwaayadan aad baan uga helaa
@becarefull7138
@becarefull7138 6 жыл бұрын
Waa riwayad ay ku duugnayd sarbeeb culusi Walee ragi waa isaq
@munamohamed4708
@munamohamed4708 5 жыл бұрын
waxa lagudhigay riwàayadn gueiga shaqaalah ee hargaysa intii dhimaray alla hu naxriisto wayo waayo xasuus waayo guriga shaqaalah jaara banu Hayn oo dabada nu ka dhagaysanaynay riwaayadan
@mohamoudabdi4452
@mohamoudabdi4452 9 жыл бұрын
waar maanta xageen goglana dr qooqani really hilarious kkkkkkkkkkkkk waxasa riwayad aheed wasn't even born when this drama made,however, one think is for sure no such riwayad will ever be made ,,golden times for somalis
@ceelowahmed2845
@ceelowahmed2845 4 жыл бұрын
Very good eeshcalaa
@mohamoudabdi4452
@mohamoudabdi4452 9 жыл бұрын
I hope those guys still alive
@ahmedsaedciroowe5187
@ahmedsaedciroowe5187 10 жыл бұрын
Riwaayada u fican weeye riwaayadaha somaliyeed
@rarxaancumarcabdilaahi1182
@rarxaancumarcabdilaahi1182 7 жыл бұрын
abwaanku wuxuutilmaamay waxa imika dhacaaya laa luushka iyo eexda dhacaya lakiin somaali waxkumay qaadan
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Xasan Ganey waxuu nin ku fiican dhaqanka iyo hidaha somaalida siduu wax usameeyoh way adagtahay inuu keenoh qofkale waa layaabay dhamaan heesaha iyo sarbeebta ka buuxdah.
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Zero ODF clts horn of Africa igad Africa
@thefiber100
@thefiber100 6 жыл бұрын
Maxaad taws iyo hoog Tafantoof iyo baahi Dadka aad u tustaa? Taakulayn jeclidaa? Yaa Salaam!
@leilahamoud6922
@leilahamoud6922 5 жыл бұрын
hun e
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Naayaa hee sawir nool😂😂😂😂 ninkaas magciisa ha la iisheego
@hassana.mohamed8810
@hassana.mohamed8810 Жыл бұрын
Seyid Shiikh Cumar. Aala Warsangeli.
@yusufalimacalin2663
@yusufalimacalin2663 3 жыл бұрын
Labadan nin ninka xisabiyaha matalaya iyo ninka kle oo lajogahi ishega
@user-mt8ed6vq1y
@user-mt8ed6vq1y 10 жыл бұрын
روعه بس التصوير سئ... ياليت حد يجدده
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
عائشة الهاشمى مفهوم
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
عائشة الهاشمى التصوير كان ايّام السبعينات
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
bilif waxaan ku haystaa bari inuu waraabuhu dameeraha ka biqi jiray. bedgo,a sirtedii bushaaray tidhi hoo isaguna yidhi bil khayr. bal dhadhami dhagtaydaa bisinkaba umuu qaban.
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 5 жыл бұрын
daadkan wada xanuunsan ee qabyaaladu dheex martay ,waakhtii qbyaaladu quuyay sataay bad madaxaa lawada kacdeen lakiin waxaad ilawsantihiin inaa riwayadaan layskugu wada tagaay somalina miid aaheyd wakhtigas . waxii lo midoobo unba quruux badnadaa.
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Yaa iskugu tagay ee baas eed ka hadlaysaa yaa la sameeyay xasan ganey ku qabso ku qadi mayside Allah Wuxu kas xumaa HANTAA LAYSKA DHACAAYE HIBO EEBE KU SIIYAY HABEEN LAYSKAMA QAADO BAKAR BAKAR BAA ALLAH KU BADAY FANKAYAGII IYO MURTIDAYADII REER SOMALILAND KOONFUR NURTI LA' AAYAR ISKA DAAWO OO HUS
@kayseduale1771
@kayseduale1771 4 жыл бұрын
Biyd uu nin lihi gubay(guri uu nin lihi gubau) isna baro laaantii
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Kaw berigaa maxaan luuq luuqa ku dhabi jiray hablaha hhh qof oo rabshoole ah aa ahaa aniga waagaa
@ubahelmi2169
@ubahelmi2169 8 жыл бұрын
i
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
bada yaa marti qaaday. nin biyaha sonkoreeyey. ma beeruu is lahaa. bartiisaa alla dhaadashay
@MullerOfficial
@MullerOfficial 6 жыл бұрын
Ali Ismail nice
@siciidmuuse5580
@siciidmuuse5580 8 жыл бұрын
hablahana ninkii guursan karoow galiya laabtiina
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
War hawadaadaa lagu jiraaye is xoreeeeey kkkkkkkkkk cajiib
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 7 жыл бұрын
riwayad qiimo badan ayay aheyd
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 5 жыл бұрын
Wallee waa riwaayad murti iyo sarbeeb hodan ku ah Viva duriyada isaaq
@dacwadaiyodiintachannel6376
@dacwadaiyodiintachannel6376 7 жыл бұрын
wllhy waa riwaayad aad u mcaan mana kala dhacaan dhalinyarada matalaysay riwaayadaasi inkastoo aan garanwaayay laba nin ee tirinaya ereyada ah nafta wa lagubaya sidii geeda xaba ahe girgiruhuu rag wada saarayaa gooriyo ayyne intaad googo .a haysataa geerash uugu nuursha hablahana ninkii helikaraw hhhhhh hhhhh 27/3/2017 isnin
@abdullahialle7682
@abdullahialle7682 7 жыл бұрын
mubarik xasan muuse nink shaadhka madaw leh waa hobolkii codka baxsanee maxamed caraale RIPwaa ikran carale aabaheed shadh caduhuna waa jilaagii soomLiyeed.ee sayid sheekh omar noogu war dambaysay isoo ceerigaaba ilaa boosaso dhulk jooga inkadtuu wadada tabliiqiinta ahaa
@fatimadeakh181
@fatimadeakh181 6 жыл бұрын
mubarik abu mustafe ninka gabadha LA socda sida ay ila tahy waaa abdi qadir juba oo yar
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
Maskaxdii ABWAN XASAN X.CLHI XASAN GANAY MUSIGA RIWAYADA AXMED CALI CIGAL aya saaray Hobaladi wabari Waxay ka hadlaysa Marki hore dadku anay dhar gashanayn Kadib ilbaxen Musuq maasuqa Naaska caanaha o an lasin carurta Waxay ka hadlaysa Furinka fasaqa Waxay ka hadlaysa habli hore kuwa danbe Waxay ka hadlaysa dhaqan miyi iyo magalo Miyan tirin karaya Waxay kobsatay wax kasta
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
dhalmujahid Berberawi m.a wlle Ruwaayada magaceed plz igu caawi
@osmaan000
@osmaan000 10 жыл бұрын
Bal somalaayeey tan eega kulaa kkkk
@nasraqaasim4499
@nasraqaasim4499 8 жыл бұрын
kkkkk mansha allaah lkn riwaayda ujeedo ayuun bay ahyd isaaq waa dad nool
@omaryare404
@omaryare404 7 жыл бұрын
Nasra qaasim isaaq maxaa ka galay hal shaqsi oo ruwaayad alifay qabiil dhan oo dadka kale lamid ah. qabiil iyo xumaan jeclidaa
@muhammadg2913
@muhammadg2913 7 жыл бұрын
Nasra qaasim kkkkk abaayo xaqiiq isaaq fani
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Omar Yare halkee ku cuncuntay
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
Nasra qaasim meel fogbay wax ka eegaan reerku sawmaaha hhhhhhh abwwaniintuba waa iyaga wllo qaali thanks
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Riwaayadan isaaq oo kle ma jilin lkn habarjeclo baa ubadan
Qaybta Lixaad ee masiibada ok 01
20:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 333 М.
PART 2: RIWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH:
34:17
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 18 МЛН
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 330 М.
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 130 М.
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
RIWAAYADII SHABEEL NAAGOOD
1:00:29
Suhaib Shuib Hassan
Рет қаралды 34 М.
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Bartamaha
Рет қаралды 693 М.
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:36
Как меняются люди
Рет қаралды 3,3 МЛН
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 2,9 МЛН
#Kritikachannel#Shorts video 🙏🙏🙏
1:00
Kritika Channel
Рет қаралды 68 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 24 МЛН