Riwaaydii Caanka Ahayd 🔥"JACAYL BOOB UMA BAAHNA" Iyo Iidhehdii Loo Sameeyey

  Рет қаралды 19,128

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Riwaayadan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cabdiqaadir Cali Cigaal AHN 1975
F.G : riwaayaddan waxay soo baxdey 1975-kii oo la ga dhigey golayaasha murtida iyo madaadalada hasa ahaatee markan wa ku celis dambe oo la ga dhigey muqdisho
(el teatro nazionale) 1984-kii

Пікірлер: 22
@cqaadirmaxamad2390
@cqaadirmaxamad2390 3 жыл бұрын
Sxb heesaheedi so geli nin aan mar walba la socdo hore usoco sxb qaraamiga wan ku dhinta
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore allow Inta dhimatay u naxriis
@xasanadanismacil9824
@xasanadanismacil9824 3 жыл бұрын
Maandeeq sawirkeda mad soo saartid hees ta soraan iyo iydu ay wadaqaadeen waan kahelay sawirkee
@aliosman8418
@aliosman8418 3 жыл бұрын
Maandeeq waa gabadha bidix sare ee sooraan ka sarraysa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Mamdeeq sawir keeda mesha ayuu ku jiraa waq gabadha shaashka xiran
@hassanali4184
@hassanali4184 3 жыл бұрын
Riwaayadan waxa alifay Cabdiqadir cali cigaal oo ah Ahmed Cali cigaal walalkii
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Allehawnaxariisto intii dhimatay
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Saaxiiiib heesta caawaad naga heleysaan furfurka toyaatarka iiisoo gali
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 24 күн бұрын
ma heli karnaa heesaha oo dhan cigaal iyo maandeeq iyo cabdkhadar iyo beerdilaacsho iyo khadiija hiiraan
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 жыл бұрын
Soo dhamaystir
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 3 жыл бұрын
Rabi ha u naxaristo intii dhimatay Aderkay abdulkadir ali egal aymo(abwaan cirro) abtigay abdikhadar hassan laari Sidaas waxan ku ahay dhal jceyle ogaada Waa cigal bashir ali cigal aymo
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 2 жыл бұрын
Ina adeerkay baa thy ❤
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 Жыл бұрын
@@fahad_cigaal dabcan walal
@abshirjamac6065
@abshirjamac6065 3 жыл бұрын
Waxan kaacodsaneynaa ininka iskaleh KZbin kan in uu nodhameystiro ruwayadihii uu sheegay cowke alaha unaxariisto heesihii lagusoqaday ruwayadas oo dhameystiran ayan kaa rabnaa sxb
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 3 жыл бұрын
Waxa cajiib ah horay uma ogeyn in Sahra Dawo iyo Khadiija Hiiraan ku jireen sidoo kale in heesta neyruus ay original-ka leeyihiin maandeeq iyo Cigaal.
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heesta neyruuska magool iyo tubeec ayaa ku fiican
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
Asalkii waa magool iyo Tubeec Tani waxay aheyd Ku celin
@dalmarmedia5615
@dalmarmedia5615 7 ай бұрын
Magool xitaa waa copy of maandeeq baa ruwaayadda Ka asal ah iyo Cabdikhaxar Xasan Laari​@@banadirchannel8187
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 12 күн бұрын
original waa maandeeq iyo tubeec iyo shankaroon iyo cabdikhadr xasan
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 2 жыл бұрын
CaJiiP 🤍
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 24 күн бұрын
magool waxay matashay hal mar tubeecna 2 mar uu la metelay maandeeq iyo magool oo ay weheliyeen shankaroon iyo cabdikahadar,cigaalna waxuu metelay 2 mar marka hore khadra oo ay jireen cabdikhadr iyo shankaroon iyo marka 2aad uu la metelay maandeeq iyo cabdikahadar iyo khadiija hiiraan iyo beerdilaacshe
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
QAYBTAAN WAXAA KA MAQAN Maxamed SALEEBAAN AUN OO MARKII KOOWAAD KU JIREY RIWAAYDDA
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 11 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 33 МЛН
Proff Ingiriis : Sodon sano kadib burburkii dowladdii kacaanka
23:13
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 514 М.
ABWAAN  ABDILLAHI HASSAN GANEY
11:47
RadioMaqal
Рет қаралды 14 М.
qeybta kowaad taarikhda maama caasha cabdow
29:08
MACLOW MEDIA
Рет қаралды 12 М.
Qaddar yar oo iidheh ah - Cabdalla Nuuradiin iyo Waaberi 1974
5:09
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 23 М.
SHEEKO XIISO LEH TARTANKII  AWKUUKU IYO AWDAANGO
15:22
Zakariye Barre
Рет қаралды 99 М.
Riwaayadii Caanka ahayd "GAR CADAAWE IYO CAASHAQ" 🔥iyo heesahedii
23:02
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 68 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН