Riwaayadii Caanka Ahayd🔥 "GALBEED WA LA XOREEYEY WAARSA GAGIXISEY" Iyo Iidhehdii Loo Sameeyey

  Рет қаралды 46,933

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Axmed xasan cawke naxariistii Janno Allah ha ka waraabiyo
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 6 ай бұрын
Allow unaxariiso wariyaheeni Qaaligii aha axmed xasan cawke
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Iidheh. Taariikh. Eebbe ha u naxariisto Cawke, wariye iyo halyay.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Galnay dagaalkii Gubney Axmaarkii Guushii haleelnay Galbeed waa la xoreeyey (3) Waarse gaagixisee Walee se laguma gam'o Gulufku waa halkii Geyigga Soomaali Baa leh Gayiga Waan qiirooday, Allow Soomaali khayr ugu gargaar. Aamiin
@Rooxaanta
@Rooxaanta 4 жыл бұрын
Waayo waayo rageedii
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Aun Axmed xassan Cawke wallee Qalbigaygu waligii kuma Ilaabo.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌🙌 Waah!! Waah!! Waxasa advert ah leyskama qalaade!!👏👏👏👏👏
@abdiramanyusuf9545
@abdiramanyusuf9545 7 ай бұрын
Jiilkeena soo socdaa xorayn. Maanta wa magac u yaal mamuladan maryaha wata . Marka laga taqaluso somali waa hal
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Wallee Kuma illoowno taariikhda,, Axmed axmed xassan xasan cawke caawke,, Alloow kuu naxariiso adiga iyo in badan oo kaleba,, for ever Somaliland rep,,
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Waad mahadsantiniin waayo wayihii
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Waar waa iidhadii qaybtii dabe Waxaad soo baadhaan markii u horaysay ee hargasa laga dhigo waa kuma xassan Aadan samo samo iyo sahrooyin iskuma jiraan waa tuma Sahra axmed jaamac
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Idhadii cawkke
@Rooxaanta
@Rooxaanta 4 жыл бұрын
Ruwaayada kale sxb mahaysaa oo ah IIDHEH
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Wa theatre hargaysa weeye
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Waxa ciil qaba dadka aan soo gaadhin murtidan iyo riwaayadahan hargeysa iyo xamar waan ku galay maxaanu gaboobney alxamdulillaa
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Ex national theater of hargeisa,, for ever Somaliland rep,,
@martaindaherabdi230
@martaindaherabdi230 4 жыл бұрын
très bien pour ....
@hajiahmedisse0475
@hajiahmedisse0475 4 жыл бұрын
xasuus hore waayo waayihii wacnaa iidheh Aun axmed xasan cawke fadlan hees ku jirtey ruwaayadan oo sahro axmed ku luuqaynaysay ereyadeeda waxaa ka mid ahaa SACABKEENU TIMO MA LEH BIYONA SAAB MA CELIN KARO waan waayey hadaanan magaca khaldin
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Codsi. Waall waxaad noo raadisaa iidhehdii iyo riwaayadii "Caashaq iyo Cadaalad 1974."hadaad heyso. .Mahadsanid 100%
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 4 жыл бұрын
Wll plzz heesta saylo ee xasan aadan iyo sahra oo imika muusikadan qaabkeeda u dhacysa noso gali plzz wll qali waa codsi🙏🙏🙏
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Way buuxdaaye youtube ka kuqoro...
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Original saylo kzbin.info/www/bejne/rHLHmXmLfsRnqdk
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Aniga waxaan xusayaa akhyaartii muusiga ee Cawke ka xusay dhamaadka video-ha ee Waaberi; oo kale ah Tifow, Morgon, Andree, Aamito, Goobe, Cabdulkadir Muuse Lugeey, Maxamed Saleebaan iyo Ismaaciil Cabdi Giir " Ismaaciil Yare" waa legends-kii dhamaan heesa macaan ee Waaberi ee ummadda Soomaaliyeed ay ka daba dhaceen tumi jirey, raggaas oo kale Soomaali dib ugama dhalan doonaan, waxaa mudan in taatiikhdooda la xuso oo la baro faca Soomaaliyeed:
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
I agree 100%.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Жыл бұрын
1 Axmed tiifow khamiis 2 cismaan xuseen moorgan 3 maxamed cali andrea 4 Cabdi axmed aamito 5 aways abukar goobe 6 cabdiqaadir muuse lugay 7 maxamed selebaan Almahdi 8 ismaaciil yare Dhamaan Allah haw naxariisto
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Ай бұрын
Waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol. Waliba raggaasi qaybta Hargeysa ayay ahaayeen oo qaybi Muqdisho ayaa maqan. Xirfadleyaashi miyuusigga ee fankeenna quruxdiisa ahaa taariikhdoodi waa luntay.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
Ku XARRIIQEY GOLEYAASHA DHAQANKA DOWLIGA GEYIGA SOMALI BAA LEHE GOONI GOOSTE MALEH!!
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
waarimeyside geyiga somaliland baa leh laxeey kaalay adigu qaado nacas.
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
Waarimeyside Tuulooyinka Beesha Isaaq Hargeysa iyo Burco Ma Rabno hala Goostaan Dhibkooday nala dhaafayaan Sool iyo sanasg baa khayrasdku ku jiraa waana Ka goosanaynaa
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ AKHYAAREY BUUGA SUUGAANTA XASAN GANAY LAGA QOREY??????
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Waan idin paryaa subcribe isaara ple chanalkeyga
@cabdifatax1
@cabdifatax1 4 жыл бұрын
H
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Nimankii Faqash markii aya Xamar ka yaacayeen waxay sii bililiqaysteen kaydkii taariikhda ummadda. Waxaa gaar u qaatay qoyskii Afweyne. Hadda markii inan yaroo uu adeer u yahay xilkii qabtay ayay Hawiyaha marba hees u soo saarayaan iyo video.
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Meesha qabyaaladda kala tag
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
@Ahmed Mohamed Sxb laangaabnimadu waa cudure ka ducayso.
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Laangaab ceeb maaha waa nin laga tol badan yahay. Runtii haddaan sidaada u qiimeeyo, afar gobol buu geelaygu daaqaa iyo saddex dal. Balse laangaabnimo nin raga wax ma yeesho. Haddii badnaan wax lagu hogaaminayo xoolahaa dunida talin lahaa. Qof kasta oo bini'aadam ah Allah baa Karaamo siiyay. Adiguna ha iska qaadin. Maangaabnimo adigu ka ducayso.
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tv6kr Qof Iidoora Oo Sidaa u hadlaya Waa cajiib Laba Gobol buu Deganyahay oo waliba isu muuqda Hal jifi oo MJ kamidaa kaa dhul badan Oo kuu diiday inaad ilaa maanta Goosato oo Meel gaarto inagumedyohow
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545. majeerteenka ii diiday inaan goosto waa kee xaaraanoow? ma nimanka copy land aanu u bixiney ee tallaabo kasta oo soomaliland qaaddo copy and past odhanaya orod xaaroow meesha dacaa qudhunka kala tag.
Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥 "DAB JACAYL KARI WAA" Iyo Iidhehdii Loo Sameeyey
6:30
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
HEESTII GALBEED GEEDIGAN U RARAY CODADKII SAMATAR IYO SAHRO
4:34
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 116 М.
Riwaayaddii Galbeed waa la xoreeyee  Waarsaa gaagixisay 1978
28:17
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 29 М.
ORGINAL GENIYEY FAADUMO QAASIN IYO AXMED NAAJI RIWADII SOCDAAL IYO SIR JECEEL
13:51
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 3 М.
Riwaayadii galbeed waa la xoreeyey
40:14
Foore channel
Рет қаралды 23 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН