RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD FULL

  Рет қаралды 359,669

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 358
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
waaaw caadi maha wax dhacay ay kahadlosa riwaayada mahadsanid abukar mahdi all qooto qooto family thank you so much waa riwaayad dhamestiran oo lagu farayarestay waxan rajena waqti dher inay nosocoto 👌👌👌👏👏👍👍
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Jazallh khair aboowe ruwaayad wey dhaaftay tan wan ku heystaa really caruurtiyaaba jeclaatay baby 2 years jiro gooto gooto loo dhahaa illeyn gurigaa laga jecelyahayee kkkk thank you so much brother 😂😂😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍❤️
@cadegaloob384
@cadegaloob384 7 жыл бұрын
Asma Abuukar kkkkkk hhhhhj
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
Asma Curada cida kkkkk www ilmaha yar sanadgaan waxwaa ugyaheen marga halayaabin qurux anbo waan argay
@jimcaaleibraahim2676
@jimcaaleibraahim2676 7 жыл бұрын
waa riwaad somaliyed aan arko midi ugu wacneed. hambaalyo abukar mahdi. dhamaan fananinta haybada jilista miijiyayna hambalyo. waxan filayaa in xalaqadan ugu dambayso madama dbamaad "end" soo qortay. kuwa kale ayaan ka sugayna abukar. mahadsanud markale
@TheBlueEmpire-20
@TheBlueEmpire-20 7 жыл бұрын
Hey! I can't wait Nestexo indho and I also like Laki Hajji keep it up swrteee
@princessindhaqurux8944
@princessindhaqurux8944 7 жыл бұрын
mahadsanid kun iyo kow jeer abukar mahdi alla yaa cizig yaqey shukran
@onkoodchannel8667
@onkoodchannel8667 7 жыл бұрын
wow MashAllah Ruwayadan halagu so daro Dikriyow, dalmar iyi Altoo happy khaliif ii Abdi Good markas ayey Ajiib noqoneysaa ee
@faisashariff9297
@faisashariff9297 7 жыл бұрын
Ruwaayada qeebta hore beelo waaye lkin qeebta dambe wax jiro ma aha 14 wax halaga badalo plz
@hasanabdisalamibrahim8354
@hasanabdisalamibrahim8354 7 жыл бұрын
waa waa Riwaayad shidan lkn jilayaal jabuutiyaan ahna halagu soo daro
@Beelosaajin143
@Beelosaajin143 7 жыл бұрын
abukar mahdi allah ku xafiido wllkey il xuun iyo cadow alle ku maa tuuso inta xumaaahaga jeceyl allah kaa xiijabo qibradaadi allah ku siyaadsho fikradaan qooto qooto cadi maa ahaan wan laa dhacaay maarisa iyo maserkeda odaay cabdulow caloosha haa ku xanuunto maa ilmaheeeda ilmaheyga kaa badaan wlhi wan laa dhacaay abukar mahdi xafiidulaah caleeyk
@idmanidmankaahiye1844
@idmanidmankaahiye1844 7 жыл бұрын
riwayada waxaa shideso fadamiina haloo soo badiyo ciidka reer xamarta
@idmanidmankaahiye1844
@idmanidmankaahiye1844 7 жыл бұрын
coodka reer xamarta
@FatimaZahra-sw2vd
@FatimaZahra-sw2vd 7 жыл бұрын
Idman Idman Kaahiye
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
ilove fadumina wlhi wa ku hestaa
@xamdiganey6352
@xamdiganey6352 6 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseeni
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 жыл бұрын
À À@@xamdiganey6352 à
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
fadumina your the top in this group I love you
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
Mariiso ma garanayso sida loo hadlo may ahaato fadumiina laki nasteexo sedexdaa qof may ahaadaan way casharin lahayeen amiina macaw
@muhiyadinabdisamad3067
@muhiyadinabdisamad3067 7 жыл бұрын
faadumiina waa reer magaalad waynaatay waana the best actress.....I am really one her fans
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
kkkkkkk hhhhh amazing keep up do not give up
@ashraf9958
@ashraf9958 7 жыл бұрын
part 13 marax waye part 14 wax ha laga bedelo pls
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
Fadumiina naftayda ayaa ka raali ah
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
thank you very much dear Abukar
@nasireey1485
@nasireey1485 7 жыл бұрын
ali dhaanto halagu soo daro iyo farxiyo kabayare
@macantoqurux341
@macantoqurux341 7 жыл бұрын
Hodan Abdirahman iyo Alta Dalmar yare kuso dara please
@qumanqaali768
@qumanqaali768 7 жыл бұрын
Farxiya kabayare iyo Dalmar Yare ha Lagu sodaro please 😍😍😍😍😘😘😘
@amiiraomar1805
@amiiraomar1805 7 жыл бұрын
viiiiiiva faadumiina la'aanteda Qooto Qooto eber waaye wllhi darteeda u fiirsadaa
@Nuuramin143
@Nuuramin143 7 жыл бұрын
sooraan iyo jawaaan ha lagu soo daro riwaayada marka bey isku fadhisanysaaaye bahashu
@aminaaden2461
@aminaaden2461 7 жыл бұрын
Please Mr Abukar I would like to know if you can share the full song played during the wedding party (qooto part 13). She has a very lovely voice tho it's a old song.Thanks.
@realmadrid4938
@realmadrid4938 7 жыл бұрын
Amina ADEN 3techno ze
@mohammedsheikhassen8956
@mohammedsheikhassen8956 7 жыл бұрын
Amina ADEN 8
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
I love riwada tani qooto qooto layiraahdo
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
Ruwaayadda ha'lagu soo daro Maxamed Paracetamol oo loo yaqaano Caasho libaax ku boodo waa hilarious aan caadi aheyn, thanks guys keep it up. 😂😂😂😂
@cadegaloob384
@cadegaloob384 7 жыл бұрын
Ayan Hashi sax waaye. Mohamed. barsh tamool. Iyo jiijo jeceel ka. halagu soo daro
@sabrinasalad7539
@sabrinasalad7539 7 жыл бұрын
Ayan Hashi v. jujy
@seynabcabdullexasan8291
@seynabcabdullexasan8291 7 жыл бұрын
seynab cabdulle
@ayanahmedd5137
@ayanahmedd5137 7 жыл бұрын
ayan hashi yu r absolutely correct
@sayidsomali1460
@sayidsomali1460 7 жыл бұрын
Ayaan axmad
@maryamsheikh386
@maryamsheikh386 7 жыл бұрын
dhabarkeyga caruurti baa yaw yaw ka leh kuye 😂😂😂😂😂
@ameraabdi406
@ameraabdi406 7 жыл бұрын
Qooto qooto la,aanted abaar waye 👏👏👏👏👏
@princessindhaqurux8944
@princessindhaqurux8944 7 жыл бұрын
jeeri khan intaan aaba nacnaciina ah waa lagaraa ku was hadeyba ku jiraan faadumaniina laki amino dhoof ma u jeedid miyaa waxey qasoyaan nolowada yaqey inta jileyso thank u so much qooto qooto adi maa lagu ooyin hhhhh
@jaabircusmaan3566
@jaabircusmaan3566 7 жыл бұрын
walhi marax marax marax iga dheh bahdilada halaga dhafo raga wa ka darten qooto qooto wax macquul shega💎💎💎
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 10 ай бұрын
Riwaayadi aan anigu sameeyey ayaan iin aad matadhin aan raba Insha ALLAHA
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
maanta wa madhax riwayda
@asmoaadan2250
@asmoaadan2250 7 жыл бұрын
Zosi Habi ha zosi wayo waxay kusoodareen 2dhag iyo 2nin oo eber ah ragalagu tumanayo alaab dhaq iyo baac dheh kulahaa habraha waalan wrkadaya qooto qooto waxyaalahaas uf waxjira maaha
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
هههههه
@hilowlemohamed649
@hilowlemohamed649 7 жыл бұрын
Zosi Habi
@blackyellow9128
@blackyellow9128 7 жыл бұрын
Zosi Habi
@duraantv6004
@duraantv6004 7 жыл бұрын
the best acctor Amina Muude Wehliye
@xayatmohamed9009
@xayatmohamed9009 7 жыл бұрын
abahaa & happy qaliif kusodar walal
@Happyugas2024
@Happyugas2024 7 жыл бұрын
abukar mahdi brother full respect
@queenbacayro4553
@queenbacayro4553 7 жыл бұрын
mahadsanid abokor
@hshjsj9808
@hshjsj9808 7 жыл бұрын
qeebtaan gadaal ay kaxunthy
@kibirleydareermuqdisho560
@kibirleydareermuqdisho560 7 жыл бұрын
tnx abowe
@hajjiyuusufmohamed789
@hajjiyuusufmohamed789 7 жыл бұрын
qeebtaan waxay u soo daahday ayeyba qabtaa wax jirto ma ahn wlhi
@nalkann5425
@nalkann5425 7 жыл бұрын
fadumina love aanba ku ahy kk
@abdifitahaliguulwade8538
@abdifitahaliguulwade8538 7 жыл бұрын
abuukar mahdi walal salan sare waxan kaa codsaneynaa inaa kusoo dartaan cabdikarim Br iyo happy khalif
@liibanboojo5374
@liibanboojo5374 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wllhi waan qosalaya
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 7 жыл бұрын
cabdule caloosha ka keen kkkkk
@duniyacadey8368
@duniyacadey8368 7 жыл бұрын
mahadsanid abuukar mahdi
@tarigahassan7396
@tarigahassan7396 7 жыл бұрын
walaahi waa wax dhaco
@flower-vu6lp
@flower-vu6lp 7 жыл бұрын
faadumiina iyo laki haloo badiyo
@hajjiyuusufmohamed789
@hajjiyuusufmohamed789 7 жыл бұрын
abuukar mahdi shukran aqii
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 7 жыл бұрын
Say My name aa ka dhacday wlhi qosolka aduunka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mrabdikarim371
@mrabdikarim371 7 жыл бұрын
Faaska Dahir hhh very funny
@yahyemohomad6392
@yahyemohomad6392 7 жыл бұрын
Kkkkkk aamino macow caadi ma ahan
@cudooncali73
@cudooncali73 7 жыл бұрын
Ma shidno qeybtaan waxaan islahaa wey shidananeysaa waayo xayeysiskedaa khtr buu ahaa Farax murtiile iyo faadumiiina hhhh funny bay ahaayeen iyo arooskii aawey hee kuwaasi xayesiintii khtr by aheyd no soo daaya plz
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
duqa kulahaa hadii qankari wayso ana qankarinayo😂😂 dhulka
@babymushka7803
@babymushka7803 7 жыл бұрын
qeybtaan fashil waaye qeybta kale fadumiina iyo amina dhol halo badiyo
@FxG93
@FxG93 7 жыл бұрын
hhhh anaa qaangaar siinaayo hadeey qaangaari weydo kulaha
@pleasesubscriberoadto1k780
@pleasesubscriberoadto1k780 7 жыл бұрын
so amazing lol
@faizanboy7959
@faizanboy7959 7 жыл бұрын
abuukarow Ruwaayada Queen tasha la.aan marax waaye qeeb walba haka qeeb qaadato cml
@zakihajji4024
@zakihajji4024 7 жыл бұрын
Sheekadaan kama daalo runtii Horumar Wanaagsan Bahda Qooto qooto Eng Abukar Mahdi Hore u soco sxp
@maxamedabshir567
@maxamedabshir567 7 жыл бұрын
qooto qooto waa riwaayad aad u wanaagsan
@daadircismannuux4326
@daadircismannuux4326 2 жыл бұрын
Somalida oo dhan telka miyas laga qataaa
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
#kuwaan_Ugu_Dambeya_Ka_Saara_Plz
@jannatabdi4835
@jannatabdi4835 7 жыл бұрын
riwayads halaha dambe ka xumeyseen😎
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 7 жыл бұрын
khofkii meel xanuunta asaa soo kheylindoono
@xasanalihesmen4603
@xasanalihesmen4603 7 жыл бұрын
maser walan oday Haa ugu rumen
@mohamedadanmohamud1483
@mohamedadanmohamud1483 7 жыл бұрын
riwaayada caawa ma dhax sxb waa la isku batay jilayaashii hore udaaya
@ordayeeali6897
@ordayeeali6897 7 жыл бұрын
walee faarax murtile wuu shiday goobta
@sacdiyomiyir5596
@sacdiyomiyir5596 5 жыл бұрын
Walee riwayadan kama xiiso dhigo
@sahroahmed438
@sahroahmed438 7 жыл бұрын
plz kuwa markanka joga majili yaqanan kabixi abuukar walal laki iyo fadumiina cadi mahan
@khadrahcuty8952
@khadrahcuty8952 7 жыл бұрын
Qeeebtaan marax.com waaaayeee prt14 halashido #Abukar
@suldanhesebe3521
@suldanhesebe3521 7 жыл бұрын
hhhh faarax murtiile aamino macow marisa shaxshaxley hhhh waan ka helay
@macantoqurux341
@macantoqurux341 7 жыл бұрын
Maki xaji Abe rufiyan ah dheh
@hodanali5163
@hodanali5163 7 жыл бұрын
plz nasteexo indho kusoo dara
@abdirahimosmanahmed5869
@abdirahimosmanahmed5869 7 жыл бұрын
waaa fikrad ficn wlh
@jujuhuu2815
@jujuhuu2815 7 жыл бұрын
farxiya fiska, hodan cabdiraxman, raxmo rose, dalmar yare halagusodaro pliz
@MaryanCalidheereChannel
@MaryanCalidheereChannel 7 жыл бұрын
kkkkkkkk kamaal caadi maahan anaa qaangaarsiinaayo kulahaa laki maa cimri uharay
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 7 жыл бұрын
ķkkkkkkk ragu ayagaaba isku cadaynaaya inay naaga wax ukariyaan yurubta joga wale way ba een
@dhoolcali7849
@dhoolcali7849 7 жыл бұрын
ifraax Mohamed waxaas yaa kuyiri nin yurub joogo aa wax kariya waa sheeko lee
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 7 жыл бұрын
Maxan ka ogahy halkan ayaanba ka arkade inay ragu waxba ka ahayn yurubta kkkkk
@waaisagii2928
@waaisagii2928 7 жыл бұрын
ifraax Mohamed yurub kali ah mà ahan qurbaha Oo dhan weeye Ani xitaa wan karsadaa Wlhey Qorqode weyn baa ahay 😂😂😂
@ihatekenyailovesomalia6
@ihatekenyailovesomalia6 7 жыл бұрын
raga lamaa bahdi laayo dumarka aya wax logu sheega sii ay wax ugu qatan
@farhaaannuurbille1969
@farhaaannuurbille1969 7 жыл бұрын
ifraax Mohamed
@kimjognun7268
@kimjognun7268 7 жыл бұрын
ar mAnta wax jira maaha ruwaayada marax waaye wlhi
@samiraabdi840
@samiraabdi840 7 жыл бұрын
run bdnidaa ina adeer
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 7 жыл бұрын
fadumiina iyo laki xaaji😂😂😃😃aadbaa uguheesta wlhi qosoleeba igu dilaan
@fardawsaqaali8992
@fardawsaqaali8992 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk qooto qooto walee waa riwaayad
@ashaa9815
@ashaa9815 7 жыл бұрын
what happened to part 14? its still not uploaded 😫🙁
@ashakurali4848
@ashakurali4848 7 жыл бұрын
Asha Ali because people keep stealing the videos
@hamdih1241
@hamdih1241 7 жыл бұрын
jecliyaa faadumamiini iyo laki labadaas gabdhood leeba iigu baxdaa laakiin markay ka dhex tafataa war yaalaa
@ubahmoham3d762
@ubahmoham3d762 7 жыл бұрын
Maarisa iyo Amiina Macoow caadi ma tihiin sida aad isku haruufeysan Shaxshaxley kkkkk nambarka iga hubi naag maseersan waan aqaanakkk
@MuhammadMuhammad-ez8sw
@MuhammadMuhammad-ez8sw 7 жыл бұрын
kiskis tan mxaa waye
@garaadyare8980
@garaadyare8980 7 жыл бұрын
Anaaba roon ku lahaa
@sumeyaahmed1533
@sumeyaahmed1533 7 жыл бұрын
😀😀😀😀
@fufuxubifufuxubi9262
@fufuxubifufuxubi9262 7 жыл бұрын
aduunka nin naag adeeji ney so aa ugu nac banahay
@nabilanahil3972
@nabilanahil3972 7 жыл бұрын
abukar mahdi ruwaayada kusoo dar maxamed parcetamool iyo jiijo jaceel please
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 7 жыл бұрын
Tan miyaa ugu danbeeyso qooto qooto? xalay maba so galin saan u sugaaye😂😂😂Please guys keep it up
@oompaloompa1052
@oompaloompa1052 7 жыл бұрын
ninka saas iyo sika dar ayaa lugumeestaa 😂😂😂😂bakhtiyaasha
@issackalli8096
@issackalli8096 7 жыл бұрын
asma abuukar adigana meeqo jir ayaa tahay
@mahomedabdi4163
@mahomedabdi4163 7 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
sidii loa dii boow dheh kkkkkkk
@qayrabahmedqayran2535
@qayrabahmedqayran2535 7 жыл бұрын
faaadumiina nooolow waaaaan ku heeesanaaa
@kahiataamir3194
@kahiataamir3194 7 жыл бұрын
yadawanaya waqtigaan
@farxiyamaxamuud7519
@farxiyamaxamuud7519 7 жыл бұрын
abuukar mahdi maxaa loojoojiye filimkii hindiga ee samaaraa ?
@nadifo105abdi9
@nadifo105abdi9 7 жыл бұрын
hambalyo habendatsacid iyo hiwabadan
@mohamedadanmohamud1483
@mohamedadanmohamud1483 7 жыл бұрын
daawadaayaash cidsigooda in lafuliyo dan way inoogu jirtaa dhamaanteenba commontigana in laga oo jawaabo waa muhiim abuukar mahdi
@canabmuktar102
@canabmuktar102 7 жыл бұрын
kkkkkk best ruwayad
@saciidsilver2817
@saciidsilver2817 7 жыл бұрын
add happy khaliif
@towboiitowfiiqalahanawaafi9171
@towboiitowfiiqalahanawaafi9171 7 жыл бұрын
bahdilka raga lagusameynaya wax halga bedeli qof sihaam until majority dada somali joogan waxey moodaan iney raha sedan unoolyihin abukar mahsnd
@amaalarahmaan4394
@amaalarahmaan4394 6 жыл бұрын
towbo ii towfiiq alaha nawaafijiyo
@camardrogheda562
@camardrogheda562 7 жыл бұрын
qeebta 14 tobnaad aan sugoonaa maxaa ku dhacay
@salahcaliadan7160
@salahcaliadan7160 7 жыл бұрын
walee waa riwayad iyo badh maskaxbaa ka danbaysa
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi col saan Maxaa waaye tv keyga lee miyaa qeybti hore soo celiseen san ujeclhy lee KZbin ka xitaa qabyo inuu ka yahay lee moodaa hadaan tv ga ka daawanin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😔😔😔😳😳😳😳😳🙄🙄🙄🙄
@umuaman6656
@umuaman6656 7 жыл бұрын
Asma Abuukar wlhi anba kula mid an ahay xali Chan an soojeday xanaq kaliih abukar mahdi gurigiisa hadan aqana xali ayan utagi lahaa kkkk
@xamdikoofi
@xamdikoofi 7 жыл бұрын
Shukri Abdulle hhhhhh I was thinking I'm only person waiting part 14 because I don't have tv so I always wait until it uploaded on KZbin 😱😱😱😱😱😱😂😂😂😂😂😂😁😁😁
@sumeyaahmed1533
@sumeyaahmed1533 7 жыл бұрын
anaba roon hunguri lee kariyaa
@queendagan2197
@queendagan2197 7 жыл бұрын
cadi mha qoto qoto
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 14 HD
51:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 299 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD OK
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 99 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
Stand up comedy Mataan Ohio 2018
21:36
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 774 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 473 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 16 HD
1:01:56
Abukar Mahdi
Рет қаралды 690 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 10 HD
51:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 431 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,9 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 457 М.