RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 23 HD

  Рет қаралды 354,127

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 787
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
👏👏QOOTO QOOTO anagaba qooto qooto teysan aad bad u mahadsantihem walalahey👍
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta slma wllkey
@duraan126aliyare4
@duraan126aliyare4 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta ahaa fanaan qaran waanu kusalaanay
@anitayasin809
@anitayasin809 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta INA aderow so gaal
@ibtisaanmohammed7949
@ibtisaanmohammed7949 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta waan ku salaamay fanankena
@dahiribrahin828
@dahiribrahin828 7 жыл бұрын
Ahmed Rasta poopoot
@ayanahmedd5137
@ayanahmedd5137 7 жыл бұрын
riwaayadaan reer hargeysa sifican bay u shidaaan walahi qosolkiii bay iga dhameeeyeeen lkn bishiii hal mar un bay soo galiyan . I hope they will give more chances to them. They are really talented people i love them
@sumeyaabdullahi6310
@sumeyaabdullahi6310 4 жыл бұрын
ĺ g
@cabdicasiismire4009
@cabdicasiismire4009 7 жыл бұрын
inta hargysa lagu dhigo ayaa ugu xikmad badan . hargaysi waa meel murti taalo. waxa kale waa maalayacni
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 7 жыл бұрын
Abdi Aziz Ahmed waan kula qabaa bro
@oompaloompa1052
@oompaloompa1052 7 жыл бұрын
Abdi Aziz Ahmed reer hargeysa anagaa so magalo barnay viva xamar wala imaadaa ee lagama cararo hakugu macanato☝
@OneState_277
@OneState_277 7 жыл бұрын
Disliked Waligey Wax Ma Dhihin Lakn Qooto Qooto Inta Qeybod Ee QowdhanYasha Ha Disliked👎 Qofka Dooqisa Iyo Commentigisa Waa U Xur 😂😂😂😂
@gabadhahabeenkstaiskukadis4280
@gabadhahabeenkstaiskukadis4280 7 жыл бұрын
Burjiko Girl adiga horta yay meel u buxisa like ad tidhahda uff uff qawdhan kula war is urso horta uff uff
@hodoahmed109
@hodoahmed109 7 жыл бұрын
Burjiko Girl waaba inta ugu bac qooto qooto 😛😛😜
@mohamedahmedomarrooble342
@mohamedahmedomarrooble342 7 жыл бұрын
Burjiko Girl f*ck you
@nimchassan5010
@nimchassan5010 7 жыл бұрын
Burjiko Girl bro waan Ku taganhey qowdhan dislike cuz weynoga ciyaren uff
@hodoahmed109
@hodoahmed109 7 жыл бұрын
Burjiko Girl hhhhh burjiko micnaheedu foolxumo miyay ka wadaan
@Agent-Predator
@Agent-Predator 7 жыл бұрын
in kastoo aan ahay muwaadin kasoo jeedo wadanka jubaland waxaan aad iyo aad u xiiseya ruwaayada qooto qooto siiba qeybta laga soo daayo jamhuuriyada Somaliland viva qooto qooto
@mastourihernandez5929
@mastourihernandez5929 7 жыл бұрын
Kibir waa lagu kufaa bro adookale aaa wadanka qabyalad Iyo qas kuhayo. Gormay jubaland wadan noqotay? Tankale waxan udhashay halkas balse waxaan ku arkaa jahil golaha la'imanaya jubaland waa inaad kufantaa somalinimada siqaldana haiifahmin
@waagacusub8364
@waagacusub8364 7 жыл бұрын
Mastouri Hernandez
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 7 жыл бұрын
Dacwad Waxan Ka'ahay Dadkan Marka Hargysa Laga Sodayo Cayaya Hadanay Kucajabin Haba Dawan Ee Amu Lkn Cayda Naga Jojiya Anaguba Habenadina Hadanay Nacajabin Wax Kama Shegno Marka Qabyalada Iyo Cuqdada Mel Walba Latagan Tihin Iskadaya
@najmacadey9068
@najmacadey9068 7 жыл бұрын
Asiya Diamond si fiican Asiya hadeyisan ku cajibin lama cayitamo abayal rali noqda
@engabdirahmaanahmed7695
@engabdirahmaanahmed7695 7 жыл бұрын
Asiya Diamond good idea
@Nasirmuridi
@Nasirmuridi 7 жыл бұрын
Habeenadii kulahaa bal i tuiösi hal qeyb oo kaliya reer koonfur ama muqdisho kaliya ku kooban maba jirto qeybta miqdisho waxee ku xiran tahay ta ingariiska oo isku dhaf ah. Marka caadi iska dhig.
@safiyanuux9394
@safiyanuux9394 7 жыл бұрын
Asiya Diamond hhhhhhhhh waa runtaa dad maaha kani reer xamar dadkina dhinac ka raaca dheh reero niiko
@cabdiqorane4795
@cabdiqorane4795 7 жыл бұрын
hhhh
@askanyscene2144
@askanyscene2144 7 жыл бұрын
aboo reeer Nairobi iyo fanasniitoodii maa lagu soo daray. fiska iyo indho waa ii muuqdaane
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Mahadsanidiiin qooto qooto Group Pls ajakis iyo oday abdulle noo soo celiya 😘😘😘😘😘😘😘
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Asia Abdirahman kkkkkkkk😅😅😅😅😅😅
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar hhh waa wiigii somaliland hbbti oday abdule wuu inoso noqon ensha alhh
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Eng Nabiila Layan wan ogahay cute lkn mudooyinkaan ma arkin noh oday abdulle and ajakis wa lafihi hore ayagaa marka inaa ku dhax arko ruwayada wan jeclahy thank you so much qaali qurux😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar haa waynu sugynaa wakhtigoda ok thnkz
@maryangeyre1153
@maryangeyre1153 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh
@saneegbardhere9841
@saneegbardhere9841 7 жыл бұрын
cawa way shidan tahay qoladii naasaha isa saari jirtey ka raysanay
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Abukar sxb thanks ma kala dhacaan riwaayada qooto qooto sxb aad ayaad u mahadsantahay ,anigu dhamaan fanaaninta ku jirta riwaayadan runtii waan wada jecelahay meelkasta at kala joogaan sxb thanks again
@shaniina17maryanrun48
@shaniina17maryanrun48 7 жыл бұрын
qofki tan kahelin maxuu kaheli ama ku qosli maxay rabaan naagihi nimankaa naasaha saa rayaa i am not somalilander lkn wlhi qybtaan qosal lee waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
O. m. G. new Stars i can't wait to see them thanks
@queenbacayro4553
@queenbacayro4553 7 жыл бұрын
Dadka hadle miyey kaga dhagtey riwayad dawad haney ku qancina iska dhaf qooto qooto wa riwayad somali weyn kul misey cuqdada iska sara
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
wale qooto qooto laa isku arag KZbin wana dhex jifaa Number one ma ihi kwrn Dahir ya shamis
@hodanyusuf7347
@hodanyusuf7347 7 жыл бұрын
walahi this is by far the best so funny and well acted
@hibaaqosman4882
@hibaaqosman4882 7 жыл бұрын
burco wxay ku taala xididada tin iyo cidhib tabinaaya dhiige. meeye sooran iyo jawan kuwan wxba islamahayane. From where i come from burco city may god keep blessing u
@kiinqaaliamalxalane2885
@kiinqaaliamalxalane2885 7 жыл бұрын
Hibaaq Osman Viva reer burco wlh waan jeclahay burco❤
@sagaldauudnuura8150
@sagaldauudnuura8150 7 жыл бұрын
alle qosol badanaa ruwaayadu maanta baantuugii iyo jareertii wan ka REYSaney
@kamaliejorgi6772
@kamaliejorgi6772 7 жыл бұрын
waa fariin Muhiim ah ku socota dadka somalida ah ee gudaha dalki ku nool. Nin adunka ku wareray ama isaga dhiban yanan gabdhaha lagu qasbin amaba yanan lagu qaldin onan lagu dhihin qurbuhu ka yimid wuna ku ka xeyne ogolow. hadaba wa dhacen dhacdoyin badn oo la mid ah midan oo kale. mahadsanid.
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
kuwa Xabsiga ku jira xabsigi Bangaani ee islii Nairobi iso Xasuusiyeen lolz
@ayanahmed8992
@ayanahmed8992 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo hhhhhh miyaa lagu rixey iilen muryaan eheed😅😅😅 ina aderkey
@nimchassan5010
@nimchassan5010 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo Mel walba joog
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
ayan ahmed kkkkk askarta kenya e isli inay I yaqanan aaba.moodi jiray bishi.mar ayay Xabsiga Bangani I jifin.jireen..kkkk.my queen
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
Nimc Hassan hhhh soo dhawoow ileen adba wa.ila joogta hhhhh
@nimchassan5010
@nimchassan5010 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo hhhhhhhh
@zuleadan867
@zuleadan867 7 жыл бұрын
Maanaha Allah afsomaali aan fahmi karo oo kala dhigdhigan waah waah .Ilaahayaw Hargeisa ii daa Maansha Allah.
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 7 жыл бұрын
Waale reer hargeisa waa top jiliida waan fuuraye👌🏼👌🏼
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 жыл бұрын
Hibaaq waa qof masuuliyad qaadi karta!!!!
@adnabarqadle651
@adnabarqadle651 7 жыл бұрын
qoote qoote hargesa waa kuwa jilaa ah si fiican bey u jileen
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
qooto qoot caadi mahan 10 daqiiqo iyo intan oo qof cid aa kahorayso ismalahayn Abukat mahdi thanks
@shako7423
@shako7423 7 жыл бұрын
Fahmi maysaan xikmada laga leeyahay hooyo hadii ay mid waalan iyo mid fayow dhashy waa hooyo love you mom 💜
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 7 жыл бұрын
kuwan reer xamarka ah iyagaaba qooto qooto ah edo hadaydan rabin qawdhanka is dhaafiya dee ma cidbaa qori idnku haysa naguba fadumina ma fahanee qaybtayada noo daaya khayr helee
@marymahamoud4906
@marymahamoud4906 7 жыл бұрын
it made my day. thanks
@7up797
@7up797 7 жыл бұрын
Nice one Qooto qooto hargeisa 👏🏻👏🏻👏🏻
@hindadawlaad1462
@hindadawlaad1462 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh walhy nadhankan cadi mahaa nosuu dadaaji qeebtaa kalee wll Abukar mahdi wll😘😘😘😘😘
@inahazhi3261
@inahazhi3261 7 жыл бұрын
hhhh kan doqonka ku matalaya Aya Qosolki iga Dhameeyay 😂😂
@inalibaaxsankataabte1080
@inalibaaxsankataabte1080 7 жыл бұрын
kkk cidaaz wan Ku heystaa I love qooto qooto
@hanaindho6224
@hanaindho6224 7 жыл бұрын
waar dadkaan cuqdada badana malinka qaybta hargaysa laso daayo cay ayay wadan inder ragani xikmad hayaan idinkana niiko ayad haysaan labadas ma la is barbardhiga waa maya allah haydin caafiyo inta bukta cuqdadlayaasha
@dhiblydainareal3
@dhiblydainareal3 7 жыл бұрын
Allah beerka mnsha Allah Somalia qosol qosol waa
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 7 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw koxdan hal qof xagisa ayay ka socota Halawasho so funny
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
runtii qooto qooto hatgaysa aad baan uga helay ruun xadi ubax fahmo 😘😘😘😘
@amishkunbil1582
@amishkunbil1582 7 жыл бұрын
hhhh aniga kan doqon nimada Ku jilayan Ku haystaa cadi maahan
@kids3819
@kids3819 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhh madaxyaraha Frances
@hodayousuf57
@hodayousuf57 7 жыл бұрын
Amish Kunbil
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
Kkkkkkk Kkkkkk sidana u qosalayaya ayu beraki Icasadaya
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
Amish Kunbil hhh haaa qof funny ah waaloo baahanyahay si ay xalad uyeelato ruwaayadu
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
Soraan iyo jawaan Kuso dara PLEASE Qooto Qooto
@caashoceyni3872
@caashoceyni3872 7 жыл бұрын
abuukar mahdiyoy waxan kaa codsanaaya qeebta hargeysa iyo qeybaha kale isku dar jimco walbo hal qeyb ma rabno waxaad kalo kusoo darta boqor qaaq habbi qaliif iyo jaceelow waa cunuga yar ee habbi qaliif saaxiib kiis ah jclow fadlan abti mcn codsiga ii tix gali mahadsanid
@zuleadan867
@zuleadan867 7 жыл бұрын
oof waad mahadsanyihiin waan ku qoslay.jilayaasha jeelka.
@shaadiyaomar3820
@shaadiyaomar3820 7 жыл бұрын
Qooto tooto reer hargeysa inaba caadi maaha👌🏻👏🏻👏🏻
@abdirahmanisse499
@abdirahmanisse499 7 жыл бұрын
habeenkaygii waaye viva rer waqooyi
@princeshaafici5731
@princeshaafici5731 7 жыл бұрын
dhaman jilayasha qooto wad salmn tihin aniga waxn ku hesta qebta lagu jilo London qeybtane wan iska firsana wayo waxn tagero uu ahy jilayasha qooto iyo director abukar mahdi gull iyo gubanimo ayan idin rajena
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
Ninkan haduu fayoowyahay ma nolal addun ayuu sidan u yeelaaya Inuu sidaa kadhigo Rabi miyuuna ka baqeeynin
@hamseyusuf2511
@hamseyusuf2511 7 жыл бұрын
Miss Bujuu Bajaa waxani waa ruwaayad hadaba ee iskadaa jahlinamada
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
Hamse Yusuf labadena adi amaad jahilnimada u dhowdahay haday riwayad tahay ogow Allah SWT waxkaste wa awooda addunka yuuna been kuu sheegin Aflagadadana waa laga fiicanyahay
@hamseyusuf2511
@hamseyusuf2511 7 жыл бұрын
Ok kaba soo qaad anaaba jahliya wll blse waxad noo shegta sheekhnimadadan halkay ka shaqayso wayo shekhu, waa ka masaajidkisa ku cibadaysa blse maaha ka intuu riwaayad soo doonto hadana kaga dhexfiishto commenti siloo, qaadaba lahayn midkale aayadee alle swt uu ku xaraantimeyey riwayadaha heesaha garanee mise ninkan maraanimada ku matalayad haystaa haday jawabtadu thy adaa daali ee raaxaysto negetive comment will never be posotive comment
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
Hamse Yusuf Somali baa tahay kula yaabi maayo muran ayaad ka sameesantihiin fahanka yaa shay qaali ah lakin qofka aad maageyso eray qalad ah ayaad kudhahdaa ani sheek ban ahay kuma dhihin erayga jaahilna adaa meesha keenay ani ma oranin ani ninkan caranka ku jilaayo ayaan aragtideyda ka dhiibtay ee sheekh ban ahay iyo waxba xaaran ah toona masoo qorin daliilna ma sheegin aqri oo fahan qofka wuxu qoro palse hau rogan wax kale oo jeebkaada ah mida kale adi xageebad ka kululaatay ani cayba maso qorin ileen adigaa jaahil ani igu yiri wiilyahoow tartiibso dadka afka lagumaso laaco mana la aflaadeeyo ayagoon adi ku maagine hadii kale Somali baa tahay xurma malihide saqiir iyo kabiirba ma.xurmeysaane iso caay afkana iguso ani
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
Hamse Yusuf Ani makula murmaayo mana kula caytaamayo intaad cay karaankaada iso cay kartid xor baad u tahay
@anisomohammed4403
@anisomohammed4403 7 жыл бұрын
qeybta London iyo qeybta hargaysaba ma kala dhacaan
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
hhhhh asal sxpayal waaloo bahanyahy qof funny ku metela doqon wayo fariid uunloma baahna doqonkaa xalad uyeelaya bahasha hhhh mahadsanid abuukar mahdi abuukor
@yaasmiinmahamed6410
@yaasmiinmahamed6410 7 жыл бұрын
best reer waqooyi
@nomac8666
@nomac8666 7 жыл бұрын
dawadayasha fikirkena rabitanankena ayu abukar mahdi iyo koxda qoto qoto ku shaqeyaaan marka fadlan niyada yaan laga jabini mel walba like hala saaro wa fikirkeyga
@subeydayuusuf9757
@subeydayuusuf9757 7 жыл бұрын
maansha allaaaaaaaah gabadhaa dhiimatay walkeed quurux badanaa
@somaliweyn6864
@somaliweyn6864 7 жыл бұрын
kkkkkkkk waa la shiishayaa lahjadan ban jeclahay
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Somali Weyn kkkkkkkkkkkkkk😊😊
@xamdamaxamedaxmed5874
@xamdamaxamedaxmed5874 7 жыл бұрын
woooooooow qooto iyo dadkayygii Ii noolada Yuusuf halawaaasho intii aan fahmayn hooyadiin uaheega reer xamar ciyaarta ka daaya masaajidka
@fadumocusman1113
@fadumocusman1113 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hoyo kiciiii dee kulaaah shekadan run waye
@ifraaxsaciid9132
@ifraaxsaciid9132 7 жыл бұрын
waa qeybii ugu qosolka badneyd intaan qoto qoto firsanayay sofiican ayey u jileen reer hargeysa
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
wiilka doqonka jilaayo Cabdiwali Gaas ayuu u egyahay
@maryanalialasow6972
@maryanalialasow6972 7 жыл бұрын
woooooooooow Asxabey KZbin ka wad BA dhex jiif ten miya
@ridwandfdf3591
@ridwandfdf3591 7 жыл бұрын
salamaad kuli aafaad war caawa weyba qosol badantahay reer somland
@hawobashir4421
@hawobashir4421 7 жыл бұрын
waqooyi ayaaa ku fiican waaa abwaaano wlh somali asala
@saedhassan8281
@saedhassan8281 7 жыл бұрын
adooon waxba qoreenin qalin iyo book aadan qaadan aqoon heer saraa lahayn khipradaadu ay tahay qaybta fadhi ku dirirkiyo qaybta indha adeega QOOQYEEYOOOW QOOOTO MQQNTQ MIYQQ great riwaayad wlllhi dookhaygi alle hadaaayo fikrad lawga sannadan abukar mahdi
@boqorzizu4517
@boqorzizu4517 7 жыл бұрын
Dadkaan Meesha May Seexdaan Lkn 10Minites 216 Views Shaqo Waa in Laydinka Siiya Uni TV
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
maranka Alh hogayey kuye odey majeerten baad moda hhhhhh
@hassanjama1986
@hassanjama1986 7 жыл бұрын
Sahra Sheila inad qabilka mesha kento sokugu ceeb mahan adoo dumar ah wali
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkqeybtaa jeelkaa ayaaaa ugu qosol badaan i like it
@suheyrmohamed1434
@suheyrmohamed1434 7 жыл бұрын
kkkkkll
@shiinexajiali3129
@shiinexajiali3129 7 жыл бұрын
Waa riwaayadi kobad qooto qooto ee aan daawado xikmad Bay yeelatey iminka
@fali2695
@fali2695 7 жыл бұрын
waawwww Thanks
@askanyscene2144
@askanyscene2144 7 жыл бұрын
caawa waa shidantahay. dabaalkii iyo qoftii loo guuriyay
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 7 жыл бұрын
waw dadkaan caadi ma aha waaba dhexyaalaan KZbin ka
@Johnnydontleaveme0999
@Johnnydontleaveme0999 7 жыл бұрын
Ahmed Dahir duqa camal kalaba Dee miyaad taqaan qooto qootada ma'adigaaba fahmay
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 7 жыл бұрын
Ifrah abdul hhhhh soo tiii aniga iyo adiga aan QOOTO QOOTO isku baranay oo isku dhex qaadnay misane aan isku guursan rabno sxp
@Johnnydontleaveme0999
@Johnnydontleaveme0999 7 жыл бұрын
Ahmed Dahir hhhh saaas miii qooto qooto part 123 iga fiirso
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 7 жыл бұрын
Ifrah abdul haa waa sax waa maalinta aan QOOTO QOOTO arooskeena lagu jili doonaba
@ubaxcooking8143
@ubaxcooking8143 7 жыл бұрын
A
@ashabella8422
@ashabella8422 7 жыл бұрын
Abukarow waqtiga hanaga dhuminin please, teeda kale anaga wax fun aan rabnaa ee dhimasho hakusoo darin. hadii kale wixii la saadsado waa soo baxaan
@omara9881
@omara9881 7 жыл бұрын
al fanaan halawasho caadi maha meesha isaga shiday
@bobbobby-eg5uw
@bobbobby-eg5uw 7 жыл бұрын
you should go buy your dirac from stratford and east london...
@salmaqodoowsalmaqodoow916
@salmaqodoowsalmaqodoow916 7 жыл бұрын
qoto qoto caadi mahan waa film xiisa leh
@istaahilyareey8688
@istaahilyareey8688 7 жыл бұрын
cawo qooto qooto waa shidan tahay caadi mahan
@hanadyare1925
@hanadyare1925 7 жыл бұрын
QOTO QOTO intee socoday waa qeebtii uku qosolka badneed waa dhalinta xabsiga kujiro
@caddeynuur3036
@caddeynuur3036 7 жыл бұрын
mahadsanid abukar mahdi
@rahmahussein2410
@rahmahussein2410 7 жыл бұрын
wlhi qaybta hargeisa iga qoslisa aniga😍😋 hooyo midan dhiman iso iibi iyo ma jinki bada tahay😂
@Kaaba904
@Kaaba904 7 жыл бұрын
this part waa qosol walahi
@filsanxaji9180
@filsanxaji9180 7 жыл бұрын
abukar mahdi mahadsanid lkn waxa codsi iga ah qooto qooto aad nuucyo kala duwan ka dhigtan madama an sugeyno isbuuca oo dhan plz ka dhig qeybo kala duwan iyo hadba fananiinta halka ay jogan mahadsanid
@ahzaabdiirie9591
@ahzaabdiirie9591 7 жыл бұрын
waad ku mahadsantahay abuukar mahdi
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
Qooto Qooto 2019 majiraa??
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 7 жыл бұрын
inta soo dhakhsatay welcome inta soo socatana welcome
@rsffh1388
@rsffh1388 7 жыл бұрын
wwwww waan Ko hestaa viva hargeso
@Bosskaofficial3218
@Bosskaofficial3218 7 жыл бұрын
Waaa wax aaad looga xumaado riwaayada qoto qoto, waxay dulminayaan dadka uuna illahay xiskoodo dhamaystiran siinin, meel bay uga dhaceeen wllhi 😡. Allaha kacabsada qaabkaloo wax ujishaaan mA wayseewn
@xaragosiciid6416
@xaragosiciid6416 7 жыл бұрын
qoto qoto nice l like really
@estherisgone
@estherisgone 7 жыл бұрын
👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@mssjia7731
@mssjia7731 7 жыл бұрын
qooto qooto waa ruwayad in badan laga so shaqeyay Thnks all
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂funny waye lkn asxabta London an tageera mahadsanid abukar mahdi all qooto qooto family 👐
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
Qosolka reer konfurka baan ku jeclahay Indha adayga reer Mudug (Galkacyo) Dagaal iyo af dheeri reer waqooyi baan kujeclahay
@ridwaanfarxaanaxmed608
@ridwaanfarxaanaxmed608 7 жыл бұрын
wooow kkkkkk waa ruwaaayad mcn
@naimaabdullahi1580
@naimaabdullahi1580 7 жыл бұрын
faduumina gob waye wlh... I miss her
@imanabyan2384
@imanabyan2384 7 жыл бұрын
First view 😂 😂 😂 😂
@halathabit3517
@halathabit3517 7 жыл бұрын
Anigaa jecel s Länder ALLAH AMARKIIS
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 7 жыл бұрын
kkkk wa riwayadihii layaqiin walh abwaan lama aqon wayo
@sihamsomali5802
@sihamsomali5802 7 жыл бұрын
Hargeysa qeebtan inaba cadi ma eheyn 😁😁😁
@dj.rockets
@dj.rockets 7 жыл бұрын
ragii raga ahaa nolada wad naga qosliseen wlee
@sagaljama7996
@sagaljama7996 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@kaltunabdimahamud1093
@kaltunabdimahamud1093 7 жыл бұрын
Qoto qoto waa Lo bana wlhi ruwayada sanadka ❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munaomar6137
@munaomar6137 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk waay beerka islantuu dhabarka ka qaniinay waaaaay beerka
@fatimaaskhkir1416
@fatimaaskhkir1416 7 жыл бұрын
waan idiot salaam reer qoot qooto
@mmkk9964
@mmkk9964 7 жыл бұрын
thnks abuķar
@imsaaldhaantoimsaaldhaanto4128
@imsaaldhaantoimsaaldhaanto4128 7 жыл бұрын
mashalah way macantayd cawa
@zuhrahaji3256
@zuhrahaji3256 7 жыл бұрын
qooto Qooto qeybta xamar wlhi qeybtan aya ka shidan si hufan aya lo so agasimay oo ismaqal iyo kala dambeyn leh
@maryanqanciye74
@maryanqanciye74 7 жыл бұрын
comment iyo like maxan kaso bixiyaa aduunyada oo dhan ayaba IGA so horeeyso yahu kkkk wan iska fir sana Lee
@fartunbasto9385
@fartunbasto9385 7 жыл бұрын
fadumino iyo laki aamino muse iyo feynuus kusoo dar wll marwalbo fadumiina haba kailoobin mahadsanid
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD
57:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 22.07.2024
20:31
VTV Somali
Рет қаралды 3,1 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 52 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Somalia justice
11:35
Channel 4 News
Рет қаралды 150 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO PART 11  OK HD
49:45
Abukar Mahdi
Рет қаралды 260 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 HD
49:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 302 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 28 HD
1:17:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 999 М.
sidaan miyaa U dambeysey ciidankii Qawaarijta ka xoreeyey galmudug
31:52
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
QOOTO QOOTO Qaybta 36aad
40:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 158 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
"Waar Deg Deg Ah!!!
40:04
somalia media News
Рет қаралды 1 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 749 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 593 М.