RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 28 HD

  Рет қаралды 999,069

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 400
@hamzerambo9122
@hamzerambo9122 7 жыл бұрын
Imisa qof aya nasteexo indho darteed u yimid meesha. ... nastexo pure acting talent
@slmbrsis9318
@slmbrsis9318 7 жыл бұрын
Hamze Rambo me lmao
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
Hamze Rambo aniga 1
@jihaanqrx9511
@jihaanqrx9511 7 жыл бұрын
Hamze Rambo 1
@najibyusuf6771
@najibyusuf6771 7 жыл бұрын
Hamze Rambo no.1 nasteexo indho la'aanteed abaar waaye
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90 7 жыл бұрын
Hamze Rambo war ani walahi iyada soo eegtay ba kkkk way noshahaydee bro indho
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
ASXAABTEYDA QAALIGA AH SALAAN IGA GUDOOMA..WAXAAN IDIN OGEYSIINAYAA LABADA JIMCO EE SOO SOCOTA RIWAAYADA QEYBTA LONDON BAAN SIINAY MAADAAMA AY GABO GABO TAHAY RIWAYADA WAXEY KU DHAMAANEYSAA PART 30 THANKS ALL NOOLAADA
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi abukar mahdi se camal waa dhamaatay aaaa se camal
@mustafebarkad1713
@mustafebarkad1713 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wxas ma dhici karto sxpow 40no gaarsiiya
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi nasteexo indho salaan iga gaadhsi wll
@amaliemohed8292
@amaliemohed8292 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi heesta magaceed hobalaw yaa qaada
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi saan caadi mahan sxb dadka qaar waad u digtey umalena thanks br
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Anigne qofkii ugu danbeeyey inaa noqdo waan ku farxsanahay Like ta lee igu dhiira galiya
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sax thanks my sis nooloow
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi u welcome bro Qooto qooto waaa ku heystaaa wlhi inaba caadi maaaha guul ayaan kuu rajeynaaa bro
@fartunibrahim1653
@fartunibrahim1653 7 жыл бұрын
Abu kara Mahdi
@hoodohassan8748
@hoodohassan8748 6 жыл бұрын
Fartun Ibrahimp0oL
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
11 aa iga horeyysaa walhi cawa waa dadalaayyy💖❤like izara sii laydareemo.❤💖
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare hhhhhh cawa shaqo fican qabatey akhi 👍
@imanahajji9116
@imanahajji9116 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare cawa dhan baad ilaalinaysey ka haysey hhh
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare kkkkkk kusarnay lkn 1 kama dhigi karno 😂😂😂😂😂
@fartunahmedabdulaahi2743
@fartunahmedabdulaahi2743 7 жыл бұрын
Woow
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Queen Of Hiraan manta dhan xata kama biixiin youtobe.....xalay san modayay inay zoo galayzo maba seexanbaa hhhhhhh😄
@munamohamed2566
@munamohamed2566 7 жыл бұрын
Subxanak ya cadiim alle wuxuu yidhi kuwiina baratamaayooo jano ku baratama inaguna first comment allahu akbar anyway reer qooto qooto waad salaaman tihiin
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
waan kaa qaadnay walaal
@shaafinuur8205
@shaafinuur8205 7 жыл бұрын
hhh like ku siyy
@rahaachannal102
@rahaachannal102 6 жыл бұрын
Manush Mohammed hoi
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
dadku like jecelaa miyaa lagu naaxaa bal Anna liketa igu soo daaya aan ka wardoonee
@FadumoYasin7019
@FadumoYasin7019 7 жыл бұрын
Geel Jire waaa naxaysaa iska dhaaf
@shaniina17maryanrun48
@shaniina17maryanrun48 7 жыл бұрын
waraada faadumiina nasteexo indho aaba ku ilaawnay wallahi gacanta taag hadaa ilaawday faadumiiina✋lkn waa u xiisay wallhi fadumiina nooooo celiya fadumiina xabsiga mau ku jirtaa ilaa intaa😍😍😂😂
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 7 жыл бұрын
after 15 person notification come to me 😂😍
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
niyada iidhiza asxpta like izaara madama hada aan arkay illah amarkiiza😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
mohamed nuur 😁😁😁😁😁✌
@ayaanisaaq6768
@ayaanisaaq6768 7 жыл бұрын
Kkkj
@Nafiso-et4lq
@Nafiso-et4lq 7 жыл бұрын
mohamed nuur hhh wan ku ogolahay
@miskilove6618
@miskilove6618 7 жыл бұрын
hhhhhh
@asmaahmed2592
@asmaahmed2592 7 жыл бұрын
hhhhhhhh
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
viva Nasteexo indho😍😘😘😍😍😍
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
sww walaal abuukar waad mahadsan tahay riwayada qooto qooto aad nooso sameystay dadka oo dhan ayaa jeclaatay , nasiib humo gawagawadii ayaanu jognaa, anyway we wish you good luck and we always remember you and you will remain in our hearts, thank you so much abuukar Mahdi.
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
you well come walaal nooloow
@kaafiakaftan4597
@kaafiakaftan4597 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂ala nasteexo indhooy beerka wllhi burcan soo xasuustay I love you somali wayn❤
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 7 жыл бұрын
ani waxaan ahay qofka ugu danbeeyo . fadlan dadka iga horeyay like waan u saaray ee kuwa iga danbeeyo like haila dhaafina. please.
@abdirahmanwaaberi5243
@abdirahmanwaaberi5243 7 жыл бұрын
abdifatah bakar zxp waab ku saarnay zxp qali
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
abdifatah Alfa qofka ugu danbeeyay ka kasii danbeeyay waa ani walee
@raaxoali7420
@raaxoali7420 7 жыл бұрын
dayuuba abdirahman dayukkkkkuba
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 жыл бұрын
Xnxxbigbornwwwcom
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 жыл бұрын
Xxnxcom
@hilwacadey7532
@hilwacadey7532 7 жыл бұрын
yess am last comment yaaba iga fiican score aan hele
@idmanabdi6830
@idmanabdi6830 7 жыл бұрын
hahaha nasteexo indho's part is the best part 😂😂😂😂😂😂😁 thank for somali drama Abukar
@aliahmedamina
@aliahmedamina 7 жыл бұрын
cawa waan soo daahay 😂😂😂 Qooto Qooto Love it❤
@hodanali485
@hodanali485 7 жыл бұрын
looolz GOD nasteexo indo made my night.i love her 😂
@asiyadahir1361
@asiyadahir1361 7 жыл бұрын
aduunka inta aan joogno waa malmo kheyr ka utartama walaalo yaal
@zakicade7147
@zakicade7147 6 жыл бұрын
asiya dahir
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Somaldu , waxaay Cagayan reer miyigga oo waxaay is ka dhiggaan in aay yihiin dad ilbax oo . Useless
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
@@adansantur4677 I agree with U. You know, there's really nothing wrong with them. They're even more intelligent than us, and they're also our great grand mom and dad so, we should be proud of that. I really love reer miyi!!
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
qalbi nabar juyaalaan qaboobin qufac iyo jacaylbaan qarsoomin sheejadii jacayl ayay ku gaba gabowday maanta waxaan ku qoslay war hadalka badin maaye na guurso yaah naguurso aa waxbaa khldan dhaqankan lama lahaan jirin walaahay waa runtii faarax murtiile god bless you thanks abukar mahdi
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 7 жыл бұрын
Inaa cadi ma'ahan nasteexo nice episode 💙💙💙✌
@naimoabukar5268
@naimoabukar5268 7 жыл бұрын
walahi Nasteexo indho cadi maaaahan
@kaderismail4151
@kaderismail4151 7 жыл бұрын
Naimo Abukar ikraan caraale 😍😍😍😍😍😍 habeenkeda igusocda
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
khadar arteta ikran carale kuma arag qooto qooto . adiga. qooto qooto qayb adi ku gar eh ma jirto. oo ikran ku jirto. inan arko wan jeclan lahaye. iyado wax jilayso.
@ubahmohamed9156
@ubahmohamed9156 7 жыл бұрын
Xuriyo Mire isma hurto musalsal layirahdo ayy Ku jirtaaa
@ayaancabdirisaaqk3769
@ayaancabdirisaaqk3769 7 жыл бұрын
indho cadi maaaahan
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Ubah Mohamed haa thnx quruxeey 😇😇😎
@hananhassan1590
@hananhassan1590 7 жыл бұрын
I can't never be first because of the time difference.
@dreamgirlchannel967
@dreamgirlchannel967 7 жыл бұрын
saaaa usugayey Lee tnx abubakar mahdi
@sumeyamohamed1752
@sumeyamohamed1752 7 жыл бұрын
best director Abukar Mahdi wlhi i appreciate ur talent
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Sumeya thanks walaal nooloow
@nawaalmahir2981
@nawaalmahir2981 7 жыл бұрын
ma anaa walan mise si kalay wax u jiraan oo dadka soomalia joogaa ma dad wada reee badiya ah oo dhaqan xunbaa sheeko benaa lagu hayaa mesha shafarta ha naga qaadine
@queenanuu
@queenanuu 7 жыл бұрын
alla caawa nastexo kilyihii wa i casaadeen sidan u qoslaye
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Lazy , walfeen
@mohamedali9455
@mohamedali9455 7 жыл бұрын
i admire this gentleman yousuf halawasho!!! he is a great acter.
@xawobeloali3078
@xawobeloali3078 7 жыл бұрын
abwaan abukar mahdi iyo qooxda qooto qooto salaan sare comtiga aniga ugu horeeyo la soco 691 .
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
Nateexo Indho waa funny 😂😂😂
@princessmaariaqandacleey1774
@princessmaariaqandacleey1774 7 жыл бұрын
OK wllky midkalan kaa sugeynaa insha Allah ma iloowi doono qooto qooto axsan riwayada wllh farxad Ku noolaw abuukar mahid adi iyo inta jilinka lehne cimri dheer iyo cfmd taam eh insha allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
aamiin sxb princess nooloow
@zamzamahmed9377
@zamzamahmed9377 7 жыл бұрын
nolow walalkey abukar
@aaminabdi5362
@aaminabdi5362 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@xaashoowcumar299
@xaashoowcumar299 7 жыл бұрын
ajakisawa kasii daran
@ibrahimadan1696
@ibrahimadan1696 6 жыл бұрын
Hello
@daganiitamcniita4136
@daganiitamcniita4136 7 жыл бұрын
wlhi caadi maaha nasteexo aad baan u jclhy I really love you cadeey nasteexo dheeman 😘😘😘
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkm alla nasteexa indha umadena ma aham walahi wanka yabayi masha allah wa heyibad runti sey isku dagalayan ayanba ka helayi
@umucaliabdullaahi3062
@umucaliabdullaahi3062 7 жыл бұрын
waba shidan tihiin aniga cawa Lee furay like ii saara an arkaa dad dhahaye faidada aay ka helayan aan la qabsade adinka dhan like isaara maca abukar mandi
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
umucali Abdullaahi kkkkkkkkkkkkkkkkkk wakaa kuu saarnay lol
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 7 жыл бұрын
waaan kaaagudooney wll qaaliyah saasaaan rabnaa landon noogu soodaaa
@xalimashekh8089
@xalimashekh8089 7 жыл бұрын
maasha allaaah weey shintahay. Qooto qooto waaan ku salaamay Abuukar mahdi iyo Asxaabta lik. kuda daala cml
@muhanadsmartman6027
@muhanadsmartman6027 7 жыл бұрын
first comment maanta dadkii dhex seexan jiray iyagoo hurdaan ka soo hor kacay kkkkkk
@ahmedxujaale7473
@ahmedxujaale7473 7 жыл бұрын
waxan ka xumahay wiilsha somaliyeed ee ku hungoobay Raadinta abaal marinta, ABaalmarintu wa Dirac lagu buufiyey Mgaca QOOTO QOOTO u malayn mayo in raga ugu hor daawaday ku qanci doonaan abaal marintaas. Balse waxan oran lahaa dumarka Fursad hala siiyo , Maadaama ay ayaga anfeceyso.
@mustafahmed5305
@mustafahmed5305 7 жыл бұрын
Ahmed Xujaale
@raqad4642
@raqad4642 7 жыл бұрын
Ahmed Xujaale raga dumar bay qabaan walaal bay qabaan hooyo ba dhashay waxay abaalmarinta uhelaan inay siiyaan maxa udiidaya lol yaan laga dareemin intii heshay abaalmarinta hambalyo dheh
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 жыл бұрын
Ahmed Xujaale waa wada Asma codey nimanka somalidu intaan jikada ku jiray meeshii buuxiyen duruucdaasu way anfacayaan iyagaba
@munaaweys6892
@munaaweys6892 7 жыл бұрын
Ansam Qurux
@jawahirqali8967
@jawahirqali8967 7 жыл бұрын
Ayeeyo soomaaliyeed
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
like isaar wa so dahe waa u dharsana in kow noqdo😂😂😂4 saac iyo 851 coments waay oo waay alaa ciil waynaa maanta dhan saan u sugayey waxaa iga xumaday khadka 😂😂😂😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*ENG Abukar Mahdi* iska qosol walaal ana geeri baan u fadhiya no more 😂😂😂😂😂qooto qooto way😂😂way.
@shaakiraadan4905
@shaakiraadan4905 7 жыл бұрын
lol lool
@jawahirqali8967
@jawahirqali8967 7 жыл бұрын
lol lool
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
Jawahir Qali waa codsi😂😂😂😂pls
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
Nasteeexo iyo lakii😍😍walee waad jirtan wa igu socotaaan
@aniitaayasin4218
@aniitaayasin4218 7 жыл бұрын
mahadsanid Abukar mahdi qooto LA anta abar
@ikranibrahim5270
@ikranibrahim5270 7 жыл бұрын
koxda qooto qooto waxa dhihi laha ruwayado wadani ah sida qaarkoda ine uu hurayan naftoda somali ine kenan se shacabka somaliyed wadankoda aad ugu jcladan.
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
ar saka igagadh siya xalay wan ka dhacay inta saka sokacday ayan u horeya ar sidan no dhan miya qoto qoto loyahay comments
@mssjia7731
@mssjia7731 7 жыл бұрын
firs comment inta radineysin hurdo LA.aan yeey idinku dhicin
@rahmamohamed2287
@rahmamohamed2287 7 жыл бұрын
I love Nasteeho amazing jilaa iyada iyo deeq
@sabrinam3436
@sabrinam3436 7 жыл бұрын
Dadkaan riwaayad ba uma imaan, comment lee lagu kalaordaa! war appreciate the beautiful actors and directors. comment laidinka raacye
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
thanks walaal nooloow
@fadumoabdihassan2659
@fadumoabdihassan2659 6 жыл бұрын
Sabrina M did
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
421 aa dislike dhahay maxaa xabashi miyaa xabashi 😂😂😂😂 xasidsanaa
@khadraqali8296
@khadraqali8296 7 жыл бұрын
anaa ugu horeeyo kkkkkkkkk ar abuukar iiigeeeeya
@inalibaaxsankataabte1080
@inalibaaxsankataabte1080 7 жыл бұрын
abukar mahdi runti qooto qooto wey hirgasheyna heer ey gaartey in lagu xizaabtamo wlhi waa guul soo hoyateyna in Somali film muzalzal ah sameyso hdana caan baxdey taasi wxy cadeyn u tahyna hormarka somalida qaasatan fananinta wxan idin leeyahyna halkiina ka sii wada dadaalka wana mahadzantiihin dhamantiin reer qooto qooto
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
thanks walaal caasho taageeradaas iyo niyad dhiskaas ayaan ku shaqeeynaa wan ku farxay taageeradaada nooloow sis
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi k
@nimcomuhumed49
@nimcomuhumed49 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wllo hanaga jarine sii wada plse
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
Way dibad gaaloowday wlhy qosol darteed am dead😂😂😂😂
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 7 жыл бұрын
nasteexo aaya meesha uu so fadhiista qoftan wa qosol qooto qooto iiyada uu shiidan
@abaayohindasiisto4556
@abaayohindasiisto4556 7 жыл бұрын
waaba ii kow qooto qooto xili hore aan ku beegmo thanks bahda qooto qooto
@youngeboyroblox696
@youngeboyroblox696 7 жыл бұрын
asc walal abukaro markauguhoreyso tnxxx riwayada dhaan oo qoto qotoo qeybtani haka ahato masekale hakasaqirto hadana waxaan kaxumahay inaad tiri waa gabo gabo waxaanu jeclani lahaa waligeyd inujiro cz wa vere funnys wana mahadsantahay aad iyo aad banoga farahsisey tnxxx hadanaa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Mariam cadeey my sis adigaa mudan ..... waxaan bilaabeynaa qeyb cusub
@khadraahmed5043
@khadraahmed5043 7 жыл бұрын
last comment ga lee idhafa first maba rabee
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
lol
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Khadra Ahmed hh
@falisheyle1840
@falisheyle1840 7 жыл бұрын
Khadra Ahmed kkkkkkk
@deqadeqa7952
@deqadeqa7952 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh ani lee ugu danbeeya
@ayaancabdirisaaqk3769
@ayaancabdirisaaqk3769 7 жыл бұрын
Falis Heyle kjj
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
nasteexo saaxiibay heesaha iska daa oo majaajileyste noqo you are so funny
@abdikabeahmed6742
@abdikabeahmed6742 7 жыл бұрын
Illahow anoo Nasteexo Indho lugaha isugu marin ha'i qaadin😢😢😢
@qaaliclaahi2129
@qaaliclaahi2129 7 жыл бұрын
kkkkk qosol miiran waaye nasteexa indho wlhi waa cajib jilinkeda wey ka baxsatay weyna ku amaananthy abukar Mahdi iyo bahda qoto qoto mahadsanidiin shaqo horumar leh
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
Hhhh Ruwaayada Iskadaawada Waxay Miranka Yahuu
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 7 жыл бұрын
Caawa qooto qooto miyeey raagtay mise anna mooday bisinka 1mint 90 qof baa iga soo horeeyey walaalayaaloow meesha miyaad dhex seexateen waa yaabe
@yanaalihoussein316
@yanaalihoussein316 7 жыл бұрын
subxanallah nin somaali qabitan iyo furitan la fududaa. Wacdaro aduun walahi sharaf iyo diini waa baaday Allow sahal amuuraha. Thanks Abukar Mahdi nolosha runta ah iyo dhibatohin keeda.
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
adigaa mudan walaal nooloow ayaan
@xalilovesomlixalilovesomal4647
@xalilovesomlixalilovesomal4647 7 жыл бұрын
tol iyo qaraabo hadaa nahay lasty comment I daya coz subaxii Lee dawadaaa habeenkii love hurdo ahay
@ilyaasgubta4741
@ilyaasgubta4741 7 жыл бұрын
masha allaah guul abukar mahdi
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
insha allaah aamiin thanks walaal
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 7 жыл бұрын
Alla Calankaas Katiinada Qoorta wan ubaahanhy Xagee laku iibiiyaa. wn jeclahy calankeyga blue
@ruksana578
@ruksana578 7 жыл бұрын
SUNDUS Hair Daryeelka Timaha xage jogtaa calanka waad heleysa
@najatarrale793
@najatarrale793 7 жыл бұрын
qooto qooto la'aan waa nolol la'aan please hanaga soo dhamaynina qooto qooto for life noo wada
@ahmatomohamed2522
@ahmatomohamed2522 5 жыл бұрын
kkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💕💕💕💕💕💕💕💖💖💖💖💖💖💖💖💖💗💗💗💗💗💗💘💘💘💘💘💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💞💞💞💞💞💟💟💟💟👍☝☝☝☝👍👍👍👍👍👍👍👍✌✌✌✌✌
@zamzammukhtar2786
@zamzammukhtar2786 7 жыл бұрын
ala cawa Ciil badabaa qofka ugu horeeyo inaa naqano an rabnay aniyo gabar kale
@abdirahmanmohmoud5632
@abdirahmanmohmoud5632 7 жыл бұрын
:D dadka qaar ayagoo firsanin ayeey dhahayaan intaaaas iga soo horeysay hhhh ANI 105 ayaa iga hor dawatay
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
kkkkl nastexo indho caadi ma ahan
@marwoxiilojaano8895
@marwoxiilojaano8895 7 жыл бұрын
ahhhhhhh cadimaha nesteexoindho💖💖💖💖waba qofka kaliye ee ka muuqda meesha
@maxamedcigalle5582
@maxamedcigalle5582 7 жыл бұрын
mahdsanid abukar mahdi adig iyo bahad qooto qooto
@shahrazaadtv8821
@shahrazaadtv8821 7 жыл бұрын
sidaa usugaaye waaba hurdi riyaa qootoqooto ah qoraalkan kusoo qorayaa😝😝😝
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
7 soconds aa qof 3aad ku noqday qof 1 waa noqon waayay
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 7 жыл бұрын
mahadsanid wll abuukar Mahdi
@nalkamohamoud1279
@nalkamohamoud1279 7 жыл бұрын
Sidaan xaq mahan de qooto qooto markii saas lasoo dhiga firsade saan xaay aheed qofka 1 noqo is lahaaye laaillaaah ilaaaaah 😂😂😂 nasteexo indho 😂❤❤❤❤ kill it ❤❤ she is very funny ❤❤❤
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 7 жыл бұрын
waaaw 5 Qof iga hormartay cwa
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 7 жыл бұрын
next Week will be 1 or 2 oo
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
Amal Nuura insha alaah dheh akiga haben kasto 148 aa noqdaa
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 7 жыл бұрын
hhh
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 7 жыл бұрын
Faatima Abdow Wlhi wax kale waaye hhh
@zakihajji4024
@zakihajji4024 7 жыл бұрын
Maxaa la isku daalin sida aniga oo kale Subaxdii la iska daawada Hurdo la,aan la iskuma rido
@jihaan6728
@jihaan6728 7 жыл бұрын
Zack mohamu Haa Wallky Xiligan aya la iska Fiirsada
@nasroahmed513
@nasroahmed513 7 жыл бұрын
Zack mohamud wll wlhi benta mahan maba la iska walo
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Zack mohamud kkkkkkkkk sxp lilaahi sidaasaa noo qayr roon intanada qooto ku xidhan hadana hapsentga ah waa caynkaa war waa kugu dhnyahy
@fartuunabshir2117
@fartuunabshir2117 5 жыл бұрын
📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻📻
@samsamiinainaxaji5711
@samsamiinainaxaji5711 7 жыл бұрын
Tvga wn ka daawanayaa Comment asxaabtana waan iska jclhy inaa indhaha soo mariyo wlee funny tihiin
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 7 жыл бұрын
Masha Allah walhi si dacd ah ayan uqoslay Nasteexo indho Wale fadumina boskeda LA dhigay fadumina waba naga dhuntaye Nasteexo indho yaysan naga bixin Qooto Qooto Waligeeda hainogu jirto Halo sheego Nasteexo yaysan kaxbin ilove u so very funny Walhi sifican bey ujilaysa waxa iga yabiyay Sey ula dhiigtay jilida 😘😘😘😍😍😍
@aniizadhuux341
@aniizadhuux341 7 жыл бұрын
sorry xalay ma dawan wa ka xumahay in layga hor dawaday 😂😂😂😂
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
waa musasal aan la qabzanay ma yeeleyno waa gabo gabo #mudaharaad_aniga_iyo_inta_igula_taxan_qooto_qooto
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 жыл бұрын
Kamil Cali hhh ani lee kugula racsan wan muda haradayna wlhi dhiga aya nala gabsaday yeli mayno abukar mahdi
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
Bareqa Duale soo ma ahn ina adeerey 😂😂
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 жыл бұрын
Kamil Cali haa ad iyo ad inkasto xajigaygu ku faraxsanyahay hadana ani ma dayn karo alla ile
@kamilcali9953
@kamilcali9953 7 жыл бұрын
Bareqa Duale ilmo qooto qooto ma yaro waaba xiisada kaliya ee aan daacada u ahaa youtube ee xaajiga na nagala hadal ina adeerey
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 жыл бұрын
Kamil Cali hhhh so maha wuxu idhi ani qoto qoto aya ila qabte bagay dhabatay ana wan oyi gadhay ba marka sa idhi abukar mahdi
@fahimayousof5701
@fahimayousof5701 7 жыл бұрын
mahadsanid wll waanba sugayey
@aliahmedamina
@aliahmedamina 7 жыл бұрын
aar cawa mel fican ay ku dhamatay plz next week taan lee noo soo dhameystir. Thanks Abukar Mahdi
@mahdialihersi1233
@mahdialihersi1233 7 жыл бұрын
Bro Abukar Mahdi intaada soogalin asxaab badan ma Qoot Qooto ugu shegtaaaaa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maya walaahi sxb mahdi.. asxaab aan usheego iskaba daayee anigaa leygaga horeeyaaa walaahi maasha allaah
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi hhhhhhh beenmaha riwayada iyo comtigna isku mar bay nazo gadhanbaa😂😂😂
@amiinadan5446
@amiinadan5446 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi of 77yu0 fb. 6jjkkp00000p0000
@mahdialihersi1233
@mahdialihersi1233 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi kkkkkkkl Abawane anaaa Qooto Qooto usoo dahay ee melan ku mar marsiyodaa radayay kkkkkk waan helay qooto qooto lee ehed
@mahdialihersi1233
@mahdialihersi1233 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare yaanalaga daremin inan soo dhaqsanay
@miskidahir2707
@miskidahir2707 7 жыл бұрын
anoo fiirsan xitaa hada comment ka bixiyo waa iga horeyeen ... anaga yaab aragnay ciyaal youtube shaqo yesha walalayallow
@shaafinuur8205
@shaafinuur8205 7 жыл бұрын
hhhh
@zahraabdi6376
@zahraabdi6376 7 жыл бұрын
Miski Dahir t6gy
@zahraabdi6376
@zahraabdi6376 7 жыл бұрын
Miski Dahir htbu
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 7 жыл бұрын
11min 186 comments heheh walee aniga danka universal tv an uguri qeybta qararka daah danka tv haliga radhiyo youtube wan kaqursadhi ee somali mohamed badnan badhana manshallah hadas danka universal t.v like saar
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
alaa waan u xiisay *hasan shiikh* 😚😙😙
@deeqofficial8771
@deeqofficial8771 7 жыл бұрын
caadi maha nasteexi indho walahi actarad waye siwanag san u jilee abukar nasteexo cadi maha sida u jileeso ala siisan garin
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
6 minit iyo 180 comments duf ku baxa kuligiin kkkkkkkkk
@nimcaanabdi4643
@nimcaanabdi4643 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq hhhhhhh
@aaliyaamaahir8296
@aaliyaamaahir8296 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq hhhhhh adi xitaaa xaa ku keenay
@aishaxaaji8759
@aishaxaaji8759 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq kkkkkk
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Cabdiqaadir Maxamed Taraq hhhhh
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
Ikram Adam anigu xalay baan dhex seexdayba kkkkkkkkk
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
woow wey shidantahay caawa qooto qooto nolaada dhamaan reee qooto qooto
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 жыл бұрын
I love nastexo indho yada un baba mesha shida
@barbiahmed7598
@barbiahmed7598 7 жыл бұрын
mamo maryan mursal runtay ka hadashay naguhu may radsadan kunka nine suqayacaya 😂😂😂
@kikkahiye
@kikkahiye 7 жыл бұрын
*WAR DAAWADA KA DIB COMMENT BIXIYA*.😂😂😂 *SUBXAANAKA YAA CADIIM*
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Kik Kahiye ma ila Aragtay😆
@youngshafi1762
@youngshafi1762 7 жыл бұрын
346 subxana Allaaah Caawa waan Mashqulay wllhi
@DiirharoOnline
@DiirharoOnline 7 жыл бұрын
Caawa ayay ugu xiiso badantahay reer #QootoQooto mahadsanidiin
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
hhhhh. allaa aamina dhool qooto qooto nimo lagu sasabay. 😳😳😩😩 waaba la furay kulahaa xafiska gararkeygana waxa tagan Rag waana keligiis. tollaaayeey nimanku ma saan baa😭😭😢😢 ar aamino dhool garbasarka way ku qurxontahay. e ha saarato 😎😎
@maxamedcabddi8053
@maxamedcabddi8053 7 жыл бұрын
aniga ugu hordaawaday lakiin comment ka bixin
@nimchassan5010
@nimchassan5010 7 жыл бұрын
Maxamed Cabddi kkkjk
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Maxamed Cabddi 😆
@saidoilyas5891
@saidoilyas5891 7 жыл бұрын
waa riwaayad fanny ah allow hanaga dhamayn abubakar mahdi wll adigana waa mahadsan thy sida wngsan aad noola socodsiinaysid wanaaga iyo qiimaha mahadsanid
@haaleiskadeh3333
@haaleiskadeh3333 7 жыл бұрын
I love Nastexo
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Cawa yaa iga fican 4 noqday kkkkk lkn xayeysinti 1 noqday waso socda mardhow Halayska kay jiro 😂😂😂😂😂
@sacdiyoaxmed3222
@sacdiyoaxmed3222 7 жыл бұрын
ajakis asigaa firooma laga weynin meeqo.malin.ku arkay
@xidigtadoollomahiri6950
@xidigtadoollomahiri6950 7 жыл бұрын
waaw reer qooto qooto billlow illaa hada waan lasocday lkn say nasteexo indho ugu soo biidhay waan malin tirsadaa kkkkk abuukar wallee fikradaada waan taager sanahay ee plz hadaad dhamaysaan sheeko kalle noo qor waana mahad san tihiin dhamaan guruubka qooto qooto 💯👏👏👏👏💗 wana filin abuukar in aad comment gayga arki doonto oo aad iiga soo jawaabi doonto
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 7 жыл бұрын
may dheex seexdan yutubka 433😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 nice wale wa.very funny kkkkkkkkkkkk nasteho indho
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 15 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 57 МЛН
QOOTO QOOTO 57
35:43
Universal TV
Рет қаралды 67 М.
New Film Somaali Fadeexadii Facebook  Dubia HD 20
42:12
Shabcaan Show
Рет қаралды 964 М.
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 181 М.
ISMAHURTO  PART 9
39:18
Kooxda isbaheysiga fanaaniinta
Рет қаралды 218 М.
QOOTO QOOTO 56
32:05
Universal TV
Рет қаралды 45 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 12 HD
58:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 717 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 58 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 HD
49:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 302 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 13 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,9 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН