RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 6 HD

  Рет қаралды 442,690

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 468
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Dadkeygoow Walaalayaal Dhamaantiin Waad Ku Mahadsan Tihiin Sidaad iigu Mahad Noqdeen & Sidaad ii dhiiri giliseen Waan idiin Shaqeeyneynaa Har & Habeen.. Sidoo Kale Waxaaa Mahad Mudan Fanaaniinta Matashay & Tvga Universal...
@unkadyare4055
@unkadyare4055 7 жыл бұрын
abukar mahdi anaaba qooto ku guursanaya sxp from belghium
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Tack sä mycket brur
@unkadyare4055
@unkadyare4055 7 жыл бұрын
wat zeg je
@abdullahiadan5806
@abdullahiadan5806 7 жыл бұрын
ilahaa mahada leh
@kabz8895
@kabz8895 7 жыл бұрын
waxaad qabataa wax aan hore loo qaban
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 7 жыл бұрын
Waan Ka helay Q😍😍T😍 Q😍😍T😍 Oo Dhan .. Cadi Mahan I really liked !! 😂😂😂😂😂 4️⃣0️⃣ Birthday-ga Part Thanks all abukar, actors , universal tv
@suedegen
@suedegen 7 жыл бұрын
thank you so much for uploading abowe and I like qooto qooto so much because is the realty of somalis
@hanad211
@hanad211 7 жыл бұрын
gabadha yar ee dhahaysa aabbe ayaan rabnaa wallaahi dhiiga ayey i dhaqaajisay cajiib!!!
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
Thank you so much for the qooto qooto Mr Abukar Mahdi and everyone in qooto qooto's family long life and great living guys again thank you we always waiting
@mohamedibrahim9485
@mohamedibrahim9485 7 жыл бұрын
waa qybta ugu wanaagsan ilaa iyo hadda thanks Macalin Abukar Mahdi for the upload.
@amransaciid4076
@amransaciid4076 7 жыл бұрын
abuukar thnks wallakey allaha noo ka daayo waxa tahay figrada Somalida iyo waxgaradka mustqbalka somalida
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
riwayadaan Hollywood ineey ka mid noqoto ayaan jeclaan lahaa waligey tanoo kale ma arag
@user-ik9ze3ms5i
@user-ik9ze3ms5i 5 жыл бұрын
0564617523
@shaymasharaf1797
@shaymasharaf1797 7 жыл бұрын
mash Allah aadbaan uuga helay runtii riwaayadaan abukar Mahdi aadbaan umahad santahay adiga iyo dhamaan fananinta iyo intii ka qayb qaataday soosarida riwayadaan kuwo kalana waan Idina sugaynaa inshallah
@salmanabdy
@salmanabdy 7 жыл бұрын
woooow oooow woow best wllhi Eng.Abukar Thnks alla hku xifdiyo
@bintuahmedosman7761
@bintuahmedosman7761 7 жыл бұрын
Jhhhhhh Garda Yurup Inay zero Tahy Waaa Lagu Cadeey America Ay Ka. Shidanty hhhhh cool filim Tnx faninta galiga iyo Abwanka Alfay Gisadan
@hindaomar3223
@hindaomar3223 7 жыл бұрын
First one like and comment ii Saar
@ilhamcadey5440
@ilhamcadey5440 7 жыл бұрын
abukar mahadi thanky my bro aad baan ugu helnay mar kale mahadsanid wllky
@gullet5212
@gullet5212 7 жыл бұрын
waaw! i really like it. thanks mr mahdi
@cajmaanabdiahmed1105
@cajmaanabdiahmed1105 7 жыл бұрын
abuukar mahdi thanks broo really aad bn u sugayy part 6 aad bd u mhdsanthy
@aliyaomar8178
@aliyaomar8178 7 жыл бұрын
Mashamalah waa riwaayad fican💯 and all the actors of this riwaayad are very talented especially hussein shire and AJ they are too hot and too good 😍😍😍😍
@deqodagan6400
@deqodagan6400 7 жыл бұрын
kkkk faynuus sheeqa dahir markuu abdiqadir aj la jogo waxay iso xasusisay ruwayadii hablayahow hadmaad gursan dontaan waliba markay sado cali u sharxeyso siduu u egyahy beer dilacsho qosolka iyo jilitanka waa isku mid da unbaa ku korodhahy i like faynuus tnxs mamoo
@KabtanJeey
@KabtanJeey 7 жыл бұрын
waw Caadi maaha Ruwaayadaa good job Abukarmahdi
@ismaelciiltire7724
@ismaelciiltire7724 7 жыл бұрын
ruwaayadan waba ku xiranhy waa ku heestaa thanx abuukar mahdi
@ijaboaxmar8168
@ijaboaxmar8168 7 жыл бұрын
Mansha Allah wlh waan ku farxay riwayafa gooto gooto waan masadsan tihin dhaman diiin
@cabdirisaaqsheekeeye9147
@cabdirisaaqsheekeeye9147 7 жыл бұрын
maasha allaah aad baan uga helay wallaahi waan ugu mahadcilinayaa dhammaan intii ka qeybqaadatey
@mohamedqoslaaye6756
@mohamedqoslaaye6756 7 жыл бұрын
Good jobing bro👌👌👌👌👌😍
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
waad mahadsntahay thank you very very much
@abdiraxman4810
@abdiraxman4810 7 жыл бұрын
waaaa riwaayad taabanaysa runta soo dadajiya part 7ka plz and plz abukar Mahdi thanks bro
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
hooyadet ayeey xiinkutahay subxaanallaah
@nafisohaagi2292
@nafisohaagi2292 7 жыл бұрын
hahahahaah wlhi waka helaa feynusa sheekh daahir ilahaye haku dhafo mamma qali ❤❤❤❤❤
@nasribukur7623
@nasribukur7623 7 жыл бұрын
mahadsanid yaaqay waan sugaynay pro
@roblehsaid7688
@roblehsaid7688 7 жыл бұрын
Thanks inbadan al ustaad Aboukar mahdi Very inelegant
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 7 жыл бұрын
waaaaaaw wan kuhaystaa riwayadan. wale wa dad shidan dhamntiin wada kumahadsqntiin fananinta iyo jilayaasha iyo dhaman intakale matalaysba allah yacisakum
@maryanibrahim647
@maryanibrahim647 7 жыл бұрын
g
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 7 жыл бұрын
Faynuus Laki Ku haystaa.❤️❤️👌🏽
@kunkaychannel8106
@kunkaychannel8106 7 жыл бұрын
Grazie abukar mahdi qooto qooto caadi Mahan 😃😃😃
@sihamsomali5802
@sihamsomali5802 7 жыл бұрын
Kkkkk Amino muse gawarteda guur doona ahay le mekujire 😁
@abdifataax8563
@abdifataax8563 7 жыл бұрын
thanks engineer abubakar waxaad tahay abwaan wayn halkaasi ka sii wad maskaxda fayaw mashaa Allah
@abdullahiblack6261
@abdullahiblack6261 7 жыл бұрын
aamino muso waan taageersannahay
@queensuuzaanahussein3393
@queensuuzaanahussein3393 7 жыл бұрын
meeel shiishaa sxbty u racay kulahaa queen tasha walee waaa cabtoy
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 7 жыл бұрын
waali cas 1 day iyo 102 kun views hayaay maasha Allah walle soomaalay ma yarin
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
abukar mahi thnks dad aan jeclahay ayaaa kusooo dartay sida ajakis iyo maki xaaaji waaaaw
@abdihakiimali2013
@abdihakiimali2013 7 жыл бұрын
amina dhool meesha iyada ugu liidata way ka badisaa inta kale thnks
@wiilyare5011
@wiilyare5011 7 жыл бұрын
asc wll abukar mahdi aad iyo aad aya u mahad san tahay cawa dhan ayaan sugaye dr qooto qooto 6 grazie di cuore fratello
@manaaliftiin5121
@manaaliftiin5121 7 жыл бұрын
masha allah abukar Mahdi ad ayaaa u mahdsntah
@hanigacal1863
@hanigacal1863 7 жыл бұрын
alaa manta qota miyaa qotoo Qotoo adhi maku arostee I like this part thank you director
@keyseismailismail1968
@keyseismailismail1968 7 жыл бұрын
Amina Muse caafimaad dheer iyo nabadgelyo ku noolow insha´´alah
@sadiyoahmedomar5288
@sadiyoahmedomar5288 7 жыл бұрын
kuuska kasoqad kulahaaa cadi mah
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 7 жыл бұрын
this is the best part walhi
@aminaadam7053
@aminaadam7053 7 жыл бұрын
This part is very good and funny
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 7 жыл бұрын
laki xaaji amina dhool feynuus shaxshaxley walahi waa agtarado jiro allow dhowr abukar mahdi thnks wlkyn qali ah maskax dada alle ha kuu dhowro
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
abukar mahdi walaal waxyaabaha cabsida ah inaaa naga dhaaftaaa kaa codsanaaa masaska sideeeda kale ruwaayada waa hit
@zainaabdirahman502
@zainaabdirahman502 7 жыл бұрын
hhhhhhhh ruwaayad iga dheh thnks abukar mahdi
@aaliyadhagacade5495
@aaliyadhagacade5495 7 жыл бұрын
wow best episode👌👌
@bilaadhirsi7063
@bilaadhirsi7063 2 жыл бұрын
Kawaii Selma
@abiimohamud402
@abiimohamud402 7 жыл бұрын
waaaw bro abukar mahdi somali ween melkasto jogan waad qancisay ruwayada cusub 2016 qooto qooto wey ladheceen wiilal iyo gabdhaba duqowda kuli
@fartunibrahim5628
@fartunibrahim5628 7 жыл бұрын
kkkkkkk iga gadan riwayadaan aad ban u jeclahay thanks abuukar mahdi
@ceynicuud5668
@ceynicuud5668 7 жыл бұрын
masha allah ilaheey ha ku xafido aboowe abuker mahdi caadi maahan meshada ka sii wad
@yearss4567
@yearss4567 7 жыл бұрын
Ceyni Cuud
@bbenashbabenash1299
@bbenashbabenash1299 7 жыл бұрын
mashaAllah inaba Cadi maahan abukar wad mahadsantahay walal
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Fadlan Waxaan idinka Codsanayaa Hadii Aad Ka Hesheen Riwaayadan subscribers Dheh SUBSCRIBERS Riix . Waad Ku Mahadsantihiin Sidaad Noo Dhiiri Giliseen ...Mar Walbo Waxaan Diyaar u Nahay Inaan idin Qancino Howsha Ha Socoto Thanks All
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 7 жыл бұрын
Haye Huuno waanba kahelaa riwaayadaan ilaa meeqo bey soconeysa
@idrsgureycade8533
@idrsgureycade8533 7 жыл бұрын
masha allh waaye qoto qoto
@barkaabubakarbrk1762
@barkaabubakarbrk1762 7 жыл бұрын
adigana aad umahad santhy walal abukar mahdi
@mohamoudabdiweli7947
@mohamoudabdiweli7947 7 жыл бұрын
Waan SUBSCRIBE-kareeyey
@muhiyadinabdisamad3067
@muhiyadinabdisamad3067 7 жыл бұрын
I subscribed it
@fatumashukri6837
@fatumashukri6837 6 жыл бұрын
Amina dhool Illaahey caafimad maku siiyey mise filimka mar hore ahaaa
@afifaabdirahman4195
@afifaabdirahman4195 7 жыл бұрын
wll abukar iyo jilayashena dhamaantiin aada umahadsantihin wlhi big respect idin hayaa
@sadaamabdi9135
@sadaamabdi9135 7 жыл бұрын
wuuuuw
@mylove-ke7re
@mylove-ke7re 7 жыл бұрын
abukar Mahdi alla yacizak ilaahay aqlika haku dayo my bro
@khaalidabdullahikhilaadi7112
@khaalidabdullahikhilaadi7112 7 жыл бұрын
thanks inbadan abukar mahdi
@muhidinjeylani3650
@muhidinjeylani3650 7 жыл бұрын
waa kumahadsantahay wll, nosobadiya sii aad baa ukahelay runtii, dankje.
@shakircadehdualle1708
@shakircadehdualle1708 5 жыл бұрын
Walahy laki xaji wacays wan iska tageera nolow qli
@macantoqurux7029
@macantoqurux7029 7 жыл бұрын
Ms abukar mahdi waku mahadsan tahay sidaad inogu guubabiso had iyo jeer dhaqanka waxanba ka nasanay musalsal arapic ❤️😍 shugran markale
@banaadirstate4335
@banaadirstate4335 7 жыл бұрын
Ms Abukar miya mise Mr Abukar
@nimoaden7762
@nimoaden7762 6 жыл бұрын
hi
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
qooto qooto waaad mahadsantihiin abukar mahdi thank u
@xamdiganey6352
@xamdiganey6352 6 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar
@sawdatashat4156
@sawdatashat4156 7 жыл бұрын
aad ayan oga heeley cadi maahan riwayada qoto qoto I love my fananita iyo jilaysha guul
@ayanitaidriisdanfeh7978
@ayanitaidriisdanfeh7978 7 жыл бұрын
abo abo wllhi wansugayay cawa sidan youtubka ubadhanayay siidi qoto qoto cml waniga hellay shukran dadihi yasha barna mishkaa
@wardabintabdirahman4155
@wardabintabdirahman4155 7 жыл бұрын
wwwwww aamina muuse ka helay ciyaarteda
@dagan1483
@dagan1483 7 жыл бұрын
Hooyo ilaah hadayo Qoto Qoto cadimahan thanks abukar mahadi
@nadirqasim8885
@nadirqasim8885 7 жыл бұрын
maasha allah horay usoco mahdi
@walaaleynte8332
@walaaleynte8332 7 жыл бұрын
aad iyo aaad thanks abuukar Mahdi abuukar
@abubakarabdirahman548
@abubakarabdirahman548 7 жыл бұрын
Thank U abukar Mahdi
@abdimalikodowa1552
@abdimalikodowa1552 7 жыл бұрын
mansha allah good one guys
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 7 жыл бұрын
qooto qooto kaladaran iinaba caadi mahan amina ku leh 👍💕👍💕❤💋
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
abukar waad mahadsantahay walaalkay walaaloow maad ku soo dartid wariyayaash QOOTO QOOTO sida herari iyo cagmadige iyo mulkiilaha TV mahadsanid
@mohamedabdihariir6563
@mohamedabdihariir6563 7 жыл бұрын
abuukar waa dadashay walaahi kalkaas kaga wad waxaad gaadhi doontaa hadafkaaaga waana gulaysanaysaaa wana jeclaystay qooto qooto iyo dhamaan fanaaniinta iyo jilayaasha
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
Masha Allah abukar Mahdi thx inbadan wlhi wabo sugi laay
@mahadsanidwllwardajamac1927
@mahadsanidwllwardajamac1927 7 жыл бұрын
ashcalaa ruwayad wlhi ilove it
@zakariamohamed1943
@zakariamohamed1943 7 жыл бұрын
mahadsanid wllWarda jamac
@hindasaciidharti463
@hindasaciidharti463 7 жыл бұрын
mama feynus sheikh dahir caadi ma ahan kkkkkk i really like her
@najwamaxamed279
@najwamaxamed279 7 жыл бұрын
maska maad ka daysan walaalo walhi waa ruwayda aad u shiidan dadalka halka kasii waad ilahay hakul garab galo wllo
@iimaanlovesomaliweyn9660
@iimaanlovesomaliweyn9660 7 жыл бұрын
wallkey mahadsanid lkn allaha ku cafiyee waad iga cabsiisay hhhhhh abukar mahdi
@abdirahmanisse499
@abdirahmanisse499 7 жыл бұрын
waaw waa ruwaayad aan caadi ahayn
@farduuusdeeeqadeen6978
@farduuusdeeeqadeen6978 7 жыл бұрын
abukar mahdi thnx wallo
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 7 жыл бұрын
Amino muse masha alaha I love wlhi jila marna wariye amino muse
@yuuyu114
@yuuyu114 7 жыл бұрын
aniga waanka helay laakiin reer istaqfurulah iyo subxaanallaah ineeysan arkin sidii hoboladdii waaberi u mateli jireen ka wanaagsan yaad u matasheen nlaakiin wagaas ma jiro reer subaxanalah iyo reer istaqfurullah
@anabhoussein1337
@anabhoussein1337 7 жыл бұрын
waa riwaayad aad u macan Qooto Qooto wan ka helay
@ismaelciiltire7724
@ismaelciiltire7724 7 жыл бұрын
abukar mahdi plz aamina dhool qeybta ee ku jirto naga hagaaji ruwaayada waa bahdileee qalalaadkeda aa badan
@hauwaa5799
@hauwaa5799 7 жыл бұрын
dhamad qooto Qooto cawa ilmo i iga keentay wlh wàa dhib na heysto wayhan
@sahrujasahruja2089
@sahrujasahruja2089 7 жыл бұрын
waxaba iqancisay sida ay u ilalinayan carurta mahadsanid abukar mahdi
@khalidcaydiidmadaxay1942
@khalidcaydiidmadaxay1942 7 жыл бұрын
hmmm nice wleH
@amardiid305
@amardiid305 7 жыл бұрын
Feynus sheikh dahir shashaxley laki haaji Amina Dhool AminA MusE QueN TaasHa AbuuKaR MaHdi dhamaNtiiiin SaLaaaN SaRe SomaLi IdIn ma IlooweeYsO InTA WaX GaRadKa Ah TaaRikhda IdIn XuseeYsO ............................................. QoooTo QoooTo #OneLoooVe #LaKi HaaaJi FaNs QaaaS Ah WaLaaasHeeeY RumAaad#
@ceynacadde4350
@ceynacadde4350 7 жыл бұрын
Mama Amina muse wehliye wad ka baxsatey qoto qoto ha jirto midkale kasi fcn keena abukar mahdi
@ramlaabdinourhersi1431
@ramlaabdinourhersi1431 7 жыл бұрын
Hhhhhh qooto qooto waan xisayah runtiih
@naiimasabrie7615
@naiimasabrie7615 7 жыл бұрын
waxan aad ugu faraxsanahay hadan somaali nahay inan ka nasanay musasalada carabta oon helnay ruwaayad af somaali ah micno iyo qiimo agteena ku leh oon la dhacnay waxana fanaaniintayna leyahay mabruuk alfa mara, waxaana sii codsanayaa in noola badiyo ruwayadaha si afkeyna iyo hidahayna u bartaa caruurta iyo dhalinta soo koreyso.
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Mama Feynuus & shiikhu caadi ma ahan hhhhhh Riwaayadda iyagaa Noo shiday Runtii
@niciimacumaar4690
@niciimacumaar4690 7 жыл бұрын
plz iyaado full ah ayaan rabnaa
@mohamedabdulkadir3279
@mohamedabdulkadir3279 7 жыл бұрын
waw caadi maahan
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 7 жыл бұрын
qaybta aabaha waay iga ohisiisay ax aniga dhan waan badalmay
@nadirqasim8885
@nadirqasim8885 7 жыл бұрын
inta tvga kadaawataa naga badan sidaan qiyaasayo sxb mahdi
@hassanyusuf5970
@hassanyusuf5970 7 жыл бұрын
masha,Allah Abukar mahdi
@ubahabdullahimohamoud7918
@ubahabdullahimohamoud7918 7 жыл бұрын
thanks my bro abuur mahadi aad ayan uga helay
@fatumashukri6837
@fatumashukri6837 6 жыл бұрын
Acuudu billahi mina sheydhaani rajiim caawana qurafaad iyo wax bahalo ordaaya.
@muhamedhirs1465
@muhamedhirs1465 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maahan waan la socda qooto qooto
@adnabarqadle651
@adnabarqadle651 7 жыл бұрын
Qooto Qooto waa sheeko xaqiiqo ah nolashii baa qooto Qooto ku soo dhamaatey shaqsigii soo alifey waa shaqsi mudo nolasha u soo fiirsadey
@mushtaaqhaji9243
@mushtaaqhaji9243 7 жыл бұрын
Raxmo Haweya
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 7 HD
54:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 460 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
Nure Yare Heestii Halimo iyo Abdullahi
5:53
Boosie DaOg
Рет қаралды 10 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD FULL
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 359 М.
QOOTO QOOTO 39
36:26
Universal Somali TV
Рет қаралды 185 М.
QORSHAHA QATAR KASOCDA & XASAN SHEEKH OO QAADAY TALAABO CULUS.
13:23
Abdiaziz Barrow
Рет қаралды 13 М.
QOOTO QOOTO Qaybta 36aad
40:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 158 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 447 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН