Riyada dhagaxa weyn maxaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko dhagax

  Рет қаралды 1,376

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

3 ай бұрын

Riyada dhagaxa weyn maxaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko dhagax, dhagaxa ama dhagxaanta wax badan ayaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko, qofkii ku riyoodo dhagaxa wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ka mid ah dumar sabar leh, dhagaxa boqor waa lagu fasiraa sabar awood iyo cimri dheer,
#riyada #fasirka #riyooyinka #dhagax

Пікірлер: 15
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
Mashaa Allah sheekh lambar maledahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
facebook facebook.com/fasirka.riyada.56
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
Asc wll riyadan weyiku soonoqotaa marwalbo waxan ku riyoda walalahey oo an la jogo ama ayakoo ii imaday oo baris ukarinayo ama suqa isku raceyno 4 sano mais arken wan kala dernahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa riyo tilmaamayso farxad iyo nimco inshaa Allaah waa khayr
@Ubax114
@Ubax114 2 ай бұрын
Asc Macalin gabar walashey oo laqabo ayaa ku riyotay ninkeda oo guriga yimid kadib meel roog ayuu dhinaca dhigtay Wax yar ayuu lahadlay kadib wuxu yiri kuleel ayaa i haayo Banaanka ayaa u baxa qof dumar ayaa soogashay oo lala qabo mesha aye fadhiisatay malaay aye kentay oo duban ilmihina aya banka kusoarkay aye tiri hadana inta baxdo ayee keyntay cunto saxankujirto kadib cuntada cun markemagtay ee qandada galiso meshii ayaa madobaaneyso kadibne qof ey arkeyn aya lahadlayo oo dhahaayo sixir waaye hacunin cuntada. Hadana mar 2 aye mage intey cunto qandada marka ey ku mudo meshi aya madobaneyso sidi cml aya lola hadlaa oo la leyahay ha isku cunin kadibna hurdada aye ka kacee. Ii weydi ey tiri. 2 doodno iskumel majogaan ayada qurbaha aye jogta gabadha cusubne Africa.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada guud ahaan digniin ayay xambaarsan tahay ha ku dadaasho quraanka iyo adkaarta inshaa Allaah wax dhib lama kulmayso
@Ubax114
@Ubax114 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta kheer Allah ku siiyo waa mahad san tahay.
@Umusamsam24
@Umusamsam24 2 ай бұрын
Asc walal plz iso jawab laba riya iku so noqoto riyo biya daad ah oo ani iyo dad kale na qadeen oo cabsanayo oo an leyahy geed an qabsano hadi kale wabika bu nagu shubaa riyada labaad gabar an saxib aheyn yarentena oo dhagaxan yar yar iku so tureso si xanun leh iney iku dhufato rabto oo an leyahy na maxan ka samey iso fasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada koowaad ee daadka waa masiibo weyn oo meesha aad joogto ka dhacayso waxay noqon kartaa masiibada baadinimo iyo hanuun la'aan. riyada labaad iyadana kama foga midda hore waa cadaawad iyo nacayb aad qof kala kulmi doonto oo aadan ka filanaynin www.daruur.com/tag/riyada-daadka/
@Umusamsam24
@Umusamsam24 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta wan cabsaday bismilah ilhey ha ika qabto sharta sheydanka iyo muslimka
@Dhaxal-Reeb
@Dhaxal-Reeb 2 ай бұрын
Asc Waxaan ku riyooday aan maalin is dagalnay oo ii mayday ka dib ii keenay cunug yar oo wiil ah waliba xanuunsan bey igu dhaceen sidoo ku tuf bey dhaceen hdane aan is casino bey raaciyeen ka dib waan toos ay oo sagaal sac habenimo bey aheed waxaa yaab igu noqotay cidaas wiiil yar uma joogo kali gabar baa u yar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
yaa kuu keenay wiilka?
@Dhaxal-Reeb
@Dhaxal-Reeb 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta wll waxaa ii keenay ninka iyo xaakiisa
@Dhaxal-Reeb
@Dhaxal-Reeb 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta please jawaab wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa ciddaas duco u baahan yihiin, u duceey markaad salaadda tukato waxaa dhici karto ilmo inay u baahan yihiin ama wax kale noloshooda ku caawiya
Barnaamijka Kobcinta Aqoonta Xanuunada Nafsiga
28:33
SAAB TV
Рет қаралды 8 М.
Waxaan Ku Riyooday Anigoo Xabaal la I galinaayo anigoo Nool!
37:41
MM Somali TV
Рет қаралды 37 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Baro Sidee Loo Tijaabiyaa Dhagaxa Macdanta ah Ee Loo Yaqaano ( Dheeman )  How To Test Diamond Stone
15:32
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 32 AAD
24:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 757 М.
Fasirka Riyada Lagu Riyoodo Fardaha Wax Ka Ogoow Waayo Waa Muhiim
5:51
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 12 М.
Riyada usha qofkii ku riyoodo asoo ul haysto ama ul wax ku garaacayo
8:31
TUKASHADA ama SALAADAHA oo LAGU RIYOODO WAX KA OGOOW
11:49
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 43 М.
Riyooyinkaan Hadii Aad Aragto waad Dhoofeysaa | Safar Ayaad Galeysaa.
9:54
Tolmoone Production
Рет қаралды 12 М.
Fasirka riyada qubeyska ama meyrashada oo faahfaahsan halkan ka daawo
11:20
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42