Riyada dhiiga qofkii arko asoo dhiig cabayo ama dhiig ka daadanayo ama dhaawac ah

  Рет қаралды 13,362

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada dhiiga qofkii arko asoo dhiig cabayo ama dhiig ka daadanayo ama dhaawac ah, ama sankiisa dhiigayo ama indhaha ama afka ama dabada ama xubnaha taranka riyadaas oo faahfaahsan ayaad ka daawan kartaa muuqaalkan, riyada dhiigga wax badan ayaa lagu fasiraa, culimada fasirka riyooyinka tafaasiir kala duwan ayay u yeeleen riyada dhiga, qofkii arko asoo dhiig ku dhex dabaalanayo ama dhiig ku qubeysanayo ama dhiig badan kasoo baxayo jirkiisa riyadaas waxay noqon kartaa arrimo badan oo aad ka heli doonto faahfaahintooda muuqaalkan, riyada marka ay dhab tahay calaamooyin badan ayay yeelanaysaa riyada si sax ah loo fasirayo, riyada malaxda jirka kasoo baxayso dhiiga oo kale ayaa loo fasiri karaa, gabar hadday aragto iyadoo dhiig kasoo baxayo ama indhaha ay dhiig ka keenayso riyadaas waa riyo tilmaanto arrin weyn oo la xiriirta xaalkeeda iyo nolosheeda, noocyada dhiiga qofka banii aadanka. #riyooyinka #riyada #soomaali

Пікірлер: 98
@aminajama2989
@aminajama2989 3 күн бұрын
Sheekh Khayr allle haku siiye riyadan ii fasir walwal bay igu haysaa xalay ku riyooday naasahayga oo dhiig ibta ka socdo inta naaska ku beegan uu qooyay macnaha inta naaska ku fadhiyo ama cabirkiisa waxan ahay xaas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inaadan ku qanacsanayn waliba xiriirka gogosha ninkaaga
@Ephrah_upthullahi11
@Ephrah_upthullahi11 8 ай бұрын
SHEIKH ANI WAXAAN HABEENA BADAN KU RIYOODAY ANOO JIN IGA KOR HADLAAYO😢WALIBA MEELAHA KU SUUXAAYO
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
waa riyo tilmaamayso arrimo ku wareerin doono rafaad ayaad kala kulmaysaa arrimahaas faahfaahin riyada jiniga www.daruur.com/tag/riyada-jinka/
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 2 ай бұрын
Asc sheekh gabadheyda yar oo saqiir ah wexey ku riyootay dhagaheeda oo dhiigaayo mexey tilmameysaa qeyr ale haku siiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada ma aha riyo xun waa farxad weyn gabadha ay heli doonto inshaa Allaah
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta jizakalahu qeyr sheekh
@Ileystv1
@Ileystv1 2 ай бұрын
Waxaad ii fasirtaa anigoo wadada iska socdo ayaa gacmaheyga qeybta calaacasha iga dilaceyso dhiig ayaana iga imaanayo qof wadada maraayo ayaa ku dhahay quraan iga saar kadib dhiiga wu joogsaday
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waxaad heli doontaa lacag inshaa Allaah waxaadna ka helaysaa qof qaraabada ah
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 13 күн бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoodey ano ley leyahy nabi maxamed scw xaskiisa inu uheesi jiry ma ogthy wxn ahy gabar iso fasir sheeq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 күн бұрын
ws riyada soo faahfaahi qaabka aad ku aragtay dhamaan
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 11 күн бұрын
Sidii qof ii shekeynaya cml bey ahyd saa wxu idhahaya nabi maxamed scw xaskisa inuu uheesi jiry ma ogthy saa aniga layab bey igu noqoty
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 күн бұрын
adiga xaas maa tahay ama gabar?
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 10 күн бұрын
@@barta-aqoonta gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 күн бұрын
waxaad arkaysaa qof hadal been kuu sheegayo oo wax badan aan sax ahayn kugu akhrinayo waa nin shukaansi kaa rabo oo diiinta ku been abuuranayo si uu wax kaaga helo riyada waa digniin
@IbrahimcumarMohamed
@IbrahimcumarMohamed Ай бұрын
Sheeq waxaad ee fisirta aniga meel mugdi joogo qof midig tayda istaagan weel cad dhiig kasoo baxaya dhankayga usoo socdo aniga cab sanayo fadlan sheeqow ee fisir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
dood maa tahay ama nin reer leh?
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran Ай бұрын
Shikh qof kii ku riyoda nagba dhig iga qaaday ka Dib waxay itiri waxba ma qabtid dhiigi ay iga qaday bay leef leftay Ana waxan iri dhiiga nabi maxamed Lee dhigiisa cabi laha hadaba dhig cabayo iiso fasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
adiga maa ku riyootay? gabar maa tahay maa xaas?
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran Ай бұрын
Ha shikh xas ban ahay
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran Ай бұрын
Hello shikh mad iso fasirto
@_SOMALI_
@_SOMALI_ 9 ай бұрын
Sheikh waxaan ku riyooday aayada quraanka ah ee odhanaysa ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُم بِذِكْرِ ٱللَّهِ أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئِنُّ ٱلْقُلُوبُ Iisoo fasir sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
waa imaanka oo kuu siyaadayo waxaad ku dadaashaa quraanka iyo adkaarta
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 3 ай бұрын
Sheikh wxan ku riyoodey laba qof oo dhagax isla dhacaya ano dhexda ugu jira marba meel u ordayo dhagaxa gesahayga ku dhac dhacayan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa riyo tilmaamayso dad is haysta inaad ku dhex dhici doonto hadal ama dagaal ka dhexeeyo
@AzizaMuse
@AzizaMuse Ай бұрын
Sheekh plz ma ii fasiri karta waxaan ku riyooday maradayda oo wada dhiiga
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ma hooyaa tahay mise gabar?
@AzizaMuse
@AzizaMuse Ай бұрын
Gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa isbadal muhiim ah oo noloshaada ku saabsan oo dadaal culus kaaga baahan inaad ka gaarto meesha aad wax ka raadinayso shaqo ama nolol wanaagsan ee mustaqbalka la xiriirta
@IqrujaInadaahir
@IqrujaInadaahir Ай бұрын
Please Please waxa ku riyaday anigo xubinta taranka dhiig iga socdo waa maxay shiiqoow Please 🙏 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
gabar maa tahay mise hooyo?
@rahmomohamud2773
@rahmomohamud2773 7 ай бұрын
Shiikh adigoo raaliya waxaad iisoo sheegta aniga waxaanku riyooday ayadoo inta xabad laigu dhuftay dhiigbadan iska xaaqaya uu hareeraha iga yaalo🙏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
Waa mashaakil iyo dhibaato aad la kumi doonto, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso meelaha dhibka kaaga imaan karo.
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 29 күн бұрын
Asc sheeq waxan ku riyoodey ayeeyadey oo gabar ay eedo uthy sun siisey oo aay ugu dartay lin macaan io qudaar suntii ay siisey bey udhimantay Waxn ahy gabr
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
ws ayeeyadaada ma nooshahay?
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 29 күн бұрын
@@barta-aqoonta haa wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa inay wax u tari doonto waliba ay wax siin doonto ama ay u duceyn doonto cagsi baa lagu fasiraa sunta hadda
@SuuratIbrahim
@SuuratIbrahim 2 ай бұрын
Shiiq waxaa kuriyooday xubinteyda taranka oo dhiig farabadan kada aayo isoo sheeg😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
gabar maa tahay mise hooyo??
@SuuratIbrahim
@SuuratIbrahim 2 ай бұрын
​@@barta-aqoonta gabar ayaa ahay oo guur soomartay isheeg riyadaas
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f Ай бұрын
Asc wll waxn ku riyodey wiilyar oo qurux badn said waliba ano ciyarsinaya lkn isagu waa iga oynaya hoyadeyna wu la qoslaya la ciyaraya wiilka yar hooyadina wey nala jogtay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws gabar maa tahay ama hooyo la qabo?
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f Ай бұрын
@@barta-aqoonta gabar wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa farxad noloshaada soo gali doonto
@user-pp4rz5vf9z
@user-pp4rz5vf9z 10 ай бұрын
Shekh riyaadan markan kuriyooday aad ayan ucabsanaya fadlan ila sodaqso cabsi ihaysa Riyadan wamarki labad waxan kuriyooday wiil idahi sawir ila gal jidka dexdisa ani haaya dahi kadib santi jidka uistakni wiilki gari socdo aya maray saxarir dhiigisa jidka kuhalawi ani cabsi argagax kadib ruuxantisa aya wiil ila jogi gashay ani dhiiga qortA kamari wuna ficnadi kadib cabsi ruuxanta anka cabsaneyno ayan ugureyni anago barashud kugureyno
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
Ilaahay khayr haka dhigo riyada ma fiicna dhibaato weyn ayay tilmaamaysaa iyo murugo
@Epic1010
@Epic1010 9 ай бұрын
Sheeq waxanku riyoday ano foolanayo dhiigna iga socdo mana lai qabo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
waxaad maraysaa murugo iyo rafaad Ilaahay hakaa badbaadiyo faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/riyada-foosha/
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 17 күн бұрын
Asc sheikh wxan ku riyodey ano ka imi meel dagaal ka dhcayo abahy baa iga horyimi intu iqaday Buu gariga kursigisa saa iifarisiyey abahyna waa dhintay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 15 күн бұрын
gabar maa tahay mise hooyo?
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 15 күн бұрын
Hooyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 15 күн бұрын
dhib ayaa ilaaly kaa badbaadin doono
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 17 күн бұрын
Asc wll wxan ku riyoodey habaryarty oo dagaal ku jirta naag bey is dagalayen nagta ma garanayo balse habrtay wa garanaya markay dhulka is dhigeen baan habryaty cag maxa kga dhufanaya ano dhumanaya hoyadeyna wey Ila dilaysa habryartay baan iskgu tagayna saaa wxan niyada iska dhahaya ma habartay baa dilaysa hooyady baa heshisinaysa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 15 күн бұрын
gabar maa tahay mise hooyo?
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 15 күн бұрын
Gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 15 күн бұрын
riyada cadaawad ayay tilmaamaysaa oo familka soo dhex gali doonto
@asmamuhumed129
@asmamuhumed129 11 ай бұрын
Asc waxaa u istiqaareystay guur kadibna waxaan ku riyooday hooyadeey oo dhiigeyga cabeysa ii soo fasir 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
ws walaal riyadaada aad ayay u fiican tahay waxaad guursan doontaa nin lacag leh hooyadaada ayaad wax badan siin doontaa faa'ido badan ayay kaa helaysaa waa khayr inshaa Allaah www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 2 ай бұрын
Shekh wxan ku riyoodey nin habryarty qaba oo nin dilay ninka caloshey xabdu kga dhacdy meel yar oo goda buu dhiigu kaga dadanaya caloshisa ku began tahy gaari baan ku qaadnay marba meel ban istagna Hadan wu sakarady ninki iney naftu ka dhacday ban moodaynay oohin habaryarty baa dhabta loosaraya sey qaylo hadane wuuso cafimadaya marka hore gabar walashay ah buu amanaya waa naxaris badn thy bu dhahy waa gabar ficn saa ana firinaya markasu dhahaya labaduba waa gabdho fiic fican
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Waa arrin qalqal oo ninkaas uu sabab u noqonaya
@user-lj9pe6gy7f
@user-lj9pe6gy7f 2 ай бұрын
Asc shekh wxn ahy gabr waxn ku riyoday dagaal labo gabdhod oo habar yarahy ah oo naag dilayso kadib wala kala qabtay hdane Ana aday wajiga meel ah ban ka goostay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws iska ilaali doodda aad gali doonto si aysan dagaal isu baddalin waa digniin
@jamalabdulrahman2663
@jamalabdulrahman2663 2 ай бұрын
Ilahay dartis ika so jawab waxa ku riyoday ano dhiik badaan ika socdo o wadada xata ku qul qulay anina an nadifinayo on xishonayo ninkeyga u i dhahayo dhibmalahan ha xishonin wa cadi nadifi u ileyhay waxan ahay hoyo xas ah 2cunug hesato ninka an riyada ku argayo wa ninkeyga runta ah urna malihi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
dhiiga dhaawac miyaa mise waa caado?
@najmaabdullahi4208
@najmaabdullahi4208 11 ай бұрын
Asc sheekh wax ku riyood landaadyad naas midna caan ka daayo midan qof I dhoow ay igu dhuftay markaa dhiig baa ka daay waxaan ahya hooyo la qabo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
ws riyadaada soo caddeey lama fahmayo
@LegendAhmed1997
@LegendAhmed1997 3 ай бұрын
Shiikh waxaan kuriyooday anoo dhiig tufaaya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
riyada faahfaahin ayay u baahan tahay????
@Faraxsan12
@Faraxsan12 5 ай бұрын
Wallo waxan ahay qof uur leh waxan ku riyooday anoo sankayga dhiig yar kasoconaayo marka tirana hada ika imanaayo mid kle blz ii fasir qeyr helee
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
Dhalmadaada ayaad ka walwalsan tahay waadna ka fikiraysaa si nabad ayaad ku dhali doontaa oo fudud inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-dhiiga/
@Faraxsan12
@Faraxsan12 5 ай бұрын
@@barta-aqoontashukrn wallo waxa ii fasirtaa xalay waxa ku riyoday anoo qabriga nabiga scw joogo Oo rabo inan galo wala nadiifinaaye cabaar sug lii dhahay gadibna wan iska so baxay
@hibaaqmohamed7299
@hibaaqmohamed7299 8 ай бұрын
Asc sheikh waxa ku riyodey anigoo dhiig baxayo waliba dhiig sa’id sida hooyo ilmo kaso dilmeen oo kle uurna malihi leymana qabo maxa wye shiqow riyadaas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
ws Waxaa laga raabaa inaad ka towbadkeento dambiyada aad ku jirto riyada dambi ayay tilmaamaysaa www.daruur.com/tag/riyada-dhiiga/
@user-do4vy4pz7z
@user-do4vy4pz7z 11 ай бұрын
Wxn ku riyoday ani iyo walashay marodi na cersanayo mel mugdi ayada lama qabo ana grob ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa arrin weyn inay ku mashquulinayso oo aad ka fikirayso inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibka ay arrintaas kugu ridday riyada maroodiga halkan ka daawo: kzbin.info/www/bejne/ioiaq3ubgtCMb6M
@allahismylife1206
@allahismylife1206 5 ай бұрын
Aabo mindi hoyo ku qabtay kadin aniga kala booday mindida farahayga ku dhuftay dhiig badan aya iga imiday markii danbana wa la i xidhay wu istaaga dhigii
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
riyada waxay timaamaysaa noloshaada inaysan deganayn oo aad u baahan tahay inaad is hagaajiso oo aad ka fogaato wixii dambi ah waxaa kaloo lagaa rabaa inaad ka fogaato dadka xunxun oo aad saaxiibka la tahay
@Boqoradda
@Boqoradda 10 ай бұрын
Wll macan ii fasir ilahay dartii wxanku riyooday anigoo qurarad cunaha iga gashay oo i xanuujisay markii danbena igaso baxday iyadoo wada dhiig iga yaacisay iskasoo dhacday uun
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
Waxaa kaa hari doono dhib weyn ku haysto oo kugu reebi doono dhaawac iyo murugo Ilaahay sharta hakaa badbaadiyo
@Boqoradda
@Boqoradda 10 ай бұрын
@@barta-aqoonta waa runtaayoo horta dhibaato badan dhexda waaban kaga jiraa ilahay ha iga saaro iiso duceya isha allah
@Amaal-dx1ug
@Amaal-dx1ug 13 күн бұрын
Waxn ku riyoday ano Kafka dhiig iga imid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 13 күн бұрын
hooyo maa tahay ? riyada soo faahfaahi
@Amaal-dx1ug
@Amaal-dx1ug 8 күн бұрын
@@barta-aqoonta haa hooyo ahy afka ayu dhiig iga imid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 күн бұрын
lacag ayaa kusoo gali doonto aad si dhib leh ku heli doonto
@user-yu5ir3vb6r
@user-yu5ir3vb6r 9 ай бұрын
Sheik away sanki dhiga kaso baxay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
halkan ka raadi www.daruur.com/tag/riyada-dhiiga/
@ishwaaqcabdi789
@ishwaaqcabdi789 10 ай бұрын
Waxan ku riyoday anoo matagaya dhiig😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad ka towbadkeenayso dambiyada sidoo kale inaad helayso caafimaad haddii aad xanuunsan tahay
@New_Gadgets877
@New_Gadgets877 3 ай бұрын
Walhi 2 habeen ku riyooday alx
@Ruman127
@Ruman127 5 ай бұрын
Sheikh waxan ku riyooday saxibtey oo dhiig kaso dadanayo mana celin kari wayeh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
habka soo faahfaahi www.daruur.com/tag/riyada-dhiiga/
@zaaamahmed6398
@zaaamahmed6398 8 ай бұрын
Sheekh ilaahey dartiis igu fasir sheekh waxan ku riyooday anigoo guriga igu yimadeen reer dhan oo wada saaxirin ah ka dibna dhiig lugta iga keenen qolkayga jiifka igu so galeen aniga aqrinayo labo aayadood (وقل جاء الحق وزهق الباطل إنّ الباطل كان زهوقا) iyo افسحر هدا ام أنتم لا تبصرون markas ka dibna quranka dhibay lugaha iyo gacmheena i qabteen
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
Waa badbaado inshaa Allaah waxaad ka badbaadaysaa dadka xunxun oo cadowga ah waxaadna kaga badbaadaysaa quraanka kariimka markaad akhrisanayso
@zaaamahmed6398
@zaaamahmed6398 8 ай бұрын
❤​@@barta-aqoonta
@amranito25
@amranito25 2 ай бұрын
Madaxa oo liga daqre diig igadana kuriyode ifasir sheq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa murugo iyo rafaad aad qof kala kulmayso
@amranito25
@amranito25 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Bismillah qofkee
@SuuratIbrahim
@SuuratIbrahim 2 ай бұрын
Qufka kudaqray😂
Waxaan ku Riyooda Anigoo dhiig kaajaya Ii Fasir Sheekh?
25:19
MM Somali TV
Рет қаралды 14 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1000 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
riyada xeydka iyo micnoyin  xambaarsan🤔
8:15
Sabrina Media
Рет қаралды 26 М.
WAAR DAG DAG Ah oh !?
16:32
WAARDONE MEDIA
Рет қаралды 356
Sheekh Saciid Fasiraada Riyada Part 04
23:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 14 М.
Kubishaareyso kheer oo dhan hadii aad kuriyooto riyooyinkaan
4:44
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 14 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН