Riyada digsiga ama dheriga ama surfiyada qofkii arko asoo digsi wax ku karinayo

  Рет қаралды 476

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Riyada digsiga ama dheriga ama surfiyada qofkii arko asoo digsi wax ku karinayo
Riyada dheriga ama digsiga ama surfiyo qofkii riyo ku arko halkan ayuu ka daawan karaa waxa lagu fasiro riyadaas
#riyada #digsiga

Пікірлер: 33
@khadija-hi3nr
@khadija-hi3nr Ай бұрын
Mashallah ❤️ ❤️ ❤️
@hodanmohamed6942
@hodanmohamed6942 Ай бұрын
Salam Alaikum sheikh Riyo dan ii fasir Aabo oo mar hore dhintay Allaha u naxariistee ayaa codsanayaa Ukun organic ah riyada dhexdeeda inuu nool yahay ayey u egtahay kadib suuqa ayan uga raadiyaa si aan ugu soo gado Ukunta. Marka maxay noqon kartaa fasir keeda Jazaaka Allah kheyr.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
duco ayuu idin kagaga baahan yahay u duceeya
@hibaqomar5710
@hibaqomar5710 Ай бұрын
Asc sheikh waxan ku riyode wilkega oo xafayad ku xaray oo goryan kuwa yar iyo kuwa dhareer madow iyo cadan iyo dahabi uu eeg oo fara bdn aniganah wn layabanhy ilaa dhulka ayuu ku socde fadlan iso fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa badbaado inshaa Allaah dhib ama rafaad haystay ayaa ilaahay ka qaadayo
@FaadumoFatuush-od3so
@FaadumoFatuush-od3so Ай бұрын
Sh waxan ku riyoday anigo wax ku karinayo digsiga basto qurux badan gurigena dhan qurux ayuu ahaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waa farxad iyo nolol aad ku raaxaysanayso inshaa Allaah
@adaaaajerateyudulqaado2341
@adaaaajerateyudulqaado2341 Ай бұрын
Asc wll waxaad halmar ii fasirtaa Aniga oo jiifo ayaa maqlay adanka salada subax riyada ku maqley adanka waa soo kacay masajidka soo adey wuuba xeran yahy masajidka wasoo labtey guruga imaadey waa seexdey hadana sidii ku riyooday Adanka salada subax hada waa soo baxay masajid soo adey wuu xernaa waa soo labtey sacada fiiriya waaba 2:00 iyo wax la jiro hadana waa seexday hadana adanka salada subax kusoo toosey waaba xiliga salada wll iifiisir wll mahad sanid
@adaaaajerateyudulqaado2341
@adaaaajerateyudulqaado2341 Ай бұрын
@bartaaqoonta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dadaali doontid cibaadada
@caaishaluula3542
@caaishaluula3542 Ай бұрын
Hbn hore baan ku riyooday anoo wax madoobada matagaayo sidii qaxwo cmla kow dhiig bee ila eheed gadaalne qaxwo cmlee ila noqotay lkn ma cadeen kro waxee ahaayeen Hooyadey iyo sxbkey baana 2da grb iga taagnaa 2da dhinac biyo caadi uga shubaayn waxaan matagaayo mesha ku matagee nadiifinayan maxa wye plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa dhibaato ku haysatay kaa foqi doonto
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Ай бұрын
Waxan ku riyodi qof hawar yar i ah o ilah digsidan mel sames ige anig na qof kale ayan util mami maxa waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
digsiga yaa iska lahaa? adiga hooyo maa tahay?
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Ай бұрын
Wn ku barya midan iso fasir malinta ciida waxn ku riyodey ari yar qorta ka jaran anig iyo gawar daris nahey aya wet ney ariga iyada wey oy neesi gawadh mx waya lkin ariga wa mid cadan ah o yar ayu aha
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
gabar maa tahay mise hooyo?
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Ай бұрын
Asc walalo Riyo inta maka weydiin karaa?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws haa
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Waxan ku riyodey anoo naag ey wadata igu so direyso naagta waa muslimad ban leyahey weyna xijaabneed eygii waan iska celiyey ka dib anoo eygii ka cararaayo waxan arkey nin gadashisaa ka galey eygiina ninkii buu qaniiney la ima qabo waxan ahey Garoob I fasir Mahadsanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa nin lagugu soo dirayo taxdar ka qab dumarka qaar oo laga yaabo nin inay kuu soo adeegsadaan
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Ilaahey wixii shar ah ha iga ilaaliyo mahadsanid walalo
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Ай бұрын
Dig siga jadid ayu aha lkin mel ayu ka bus na wxna idhahdi mel lagu sameyo igey anigna qof ayn util mamey o xafada dagan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
digsiga yaa iska lahaa? adiga hooyo maa tahay?
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Ай бұрын
@@barta-aqoonta my gawar
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Ай бұрын
@@barta-aqoonta hawaryar teyda aya leh digsiga
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa duruufo dhaqaale Ilaahay khayrka hana waafajiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa duruufo dhaqaale Ilaahay khayrka hana waafajiyo
Fasirka riyada guurka iyo arooska marka lagu riyoodo
12:40
Barta Aqoonta
Рет қаралды 8 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН
ALI ZAKI 💍 JUWEERIYA WEDDING
13:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 12 М.
riyada dhaqitaanka macuunta
8:20
Sabrina Media
Рет қаралды 11 М.
riyada  Make up ka
8:12
Sabrina Media
Рет қаралды 4,3 М.
LEARN OPENCV in 3 HOURS with Python | Including 3xProjects | Computer Vision
3:09:08
Murtaza's Workshop - Robotics and AI
Рет қаралды 3,3 МЛН
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.